Marso tv

Marso tv

kusoo dhawoow pageka waxaad ka helaysaa
newskii sportska udan beeyey
follow dheh nagu soo biir

26/02/2024

Subxanalaa

01/02/2024

Muuqaal cajiiba nolosha dhabta

Hala share gareeyo
Marso tv

31/01/2024

Xaliimo cunnada iska yaree hadaad tahriib maagantahay sidaan ayaa kugu dhacaysa darbi k**a boodi kartid

24/01/2024

Saadaali Kulanka Weyn ee u dheeya Banaadir iyo Galmudug Tartanka Maamul Goboleedyada.
oo Ku guuleyso $40 Abaal marin ah oo ay Maalgalisay ama bisay Shirkadda Sarifka ee 1XBET Somali Football.

Si aad lacagta u heshid Buuxi dhamaan SHURUUDAHA 4 ah :๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘€

1๏ธโƒฃ. Follow Soo dheh Page-ka
2๏ธโƒฃ. Postiga 5 Group ku Shere Garey
3๏ธโƒฃ. Magacada Iyo Nambarkaada
4๏ธโƒฃ. Saadaasha Kulanka Waa Inta Eysan Bilawan Kulanka Nasiib Wacan

.
.
.

24/01/2024

๐Ÿ’™๐Ÿค

27/09/2023

๐™Ž๐˜พ๐™’

18/09/2023

Halkan aynu kusaaxiipo
Walaalayaal follow na ugu caafiya

13/08/2023

Asc dhalin yaroโฃ๏ธ๐Ÿคš

30/04/2023

Vanduunte

24/03/2023
10/03/2023

Geelรนba

17/02/2023

MANCHESTER UNITED IS Back

Visit TikTok to discover videos! 12/02/2023

Visit TikTok to discover videos! Watch, follow, and discover more trending content.

11/02/2023

Caawiyo kulan ka koobka kaaxa aduunka
REALMADRID VS AL HILAAL

10:00

14/11/2022

Ninka waayeelka ah (funaanadda cadd) magaciisu waa Patrick. Wuxuu jiraa 84 sannadood, kuna noolyahay dalka Canada.

Nin saaxiibkiis ah (82 sano jir ah) oo Talyaani ah ayaa 3 sano ka hor soo islaamay. Wuxuu marba uga sheekeeya ba, Patrick afar maalmood ka hor ayuu isagiina wadada saaxiibkiis raacay oo shahadaada loo qabtay.

Allaha cimrigaas ku badbaadiyay ayaa Mahad iska leh. Sidoo kale, walaal saaxiibkay ah oo Sadat Anwar la yiraahdo oo waqti badan galiyay in uu labadaba dhaqanka islaamka ee suuban tuso.

~Brother Diini.

26/09/2022

Hala madrid
Follow me my page

24/09/2022

Love saar ๐Ÿ˜โค๏ธ

Photos from Marso tv's post 28/08/2022

Dhacdo cajiib ah oo cusub

Nin Hindi ah ayaa rabay inuu galo Imtixaan dhanka Tareemada ah, waxaa kusoo dhacday fikrad ah in imtixaanka loo maro.

Wuxuu soo dirsaday nin u gala imtixaanka, wuxuuna soo siiyay kaar Imtixaanka lagu galayay iyo maqaar uu ka fiiqay suulka gacantiisa bidix (Sawirka hoose eeg), maadaama ninka kale ay hadhoow qasab ku noqon doonto inuu suulka xataa meel saaro, si loo aqoonsado.

Ninkii lasoo diray goobta imtixaanka ayuu yimid, qeybtii kaarka la saarayay wuu kasoo gudbay, qeybtii suulka la saarayay oo 2 qeyb ahayd ayuu tii koowaad kasoo gudbay, tii labaad marka uu marayo ayuu suulkii shaqeyn waayay, wuu ku celiyay, way socon waysay, waxaa gacanta looga buufiyay biyaha ama daawada jeermiska disha ee gacmaha la marsado, kedibna maqaarkii suulka ayaa soo dhacay.

Ninkii waa la qabtay, kii imtixaanka loo marayay asigana waa lasoo xiray, arrintoodana Maxk**ad ayaa loo gudbiyay.

Sawirka hoose waa labada nin iyo maqaarkii ay suulka ka fiiqeen.

Waa sheeko dheer ๐Ÿ˜‚ bal kawaran khasaarada intaas la eg.

W/Q Ahmed kadiye

27/08/2022

Hattrick Haaland ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ

26/08/2022

Astaanta saxda Ah Ee Laga Rabo Qofka Muslimka !

Kalama Jeedo Micno ka baxsan Sawirkan, Ufiirso Benzema Waxa Uu aad Ugu Faraxsanyahay Guulaha Saaxiibadiis ๐Ÿฅ‡

Ugu Yaraan K**a Uusan Baqiilin Dhoola Cadeynta Iyo Sacabka , Hadii Sidaas Sameyso Oo ad Ku Faraxdo Guulaha Walaalka Adna Gushada Ma dheera .

Kaream Xiddiga Ugu Fiicna Tartanka Uclka Xili ciyareedkii H**e Lona Sadaalinaayo Hanashada Bilada Kubadda Dahabka

25/08/2022

Macalinlka sanadka

23/08/2022

Ciyaaryahankii Xulka Gobolka Sool ee Bashiir Bashka ayaa kamida dhaliyarada tahriibay ee ku godoonsan buuraha u dhaxeeya Greece iyo Turkey halkaasoo ay gaajo iyo haraad ku helay

Muwaadiniiin Somaliyeed oo tiradooda lagu qiyaasay 30 qof ayaa halkaasi lagu sheegay.

Photos from Marso tv's post 23/08/2022

Man United oo guul caqiibo leh ka gaadhay Liverpool xilli United ay soo bandhigtay kubad awood sare leh weliba qeybta h**e ee ciyaarta.

19/08/2022

XAASIDKA IYO XAASIDNIMADA

Xaasidnimadu waa cudur ka mid ah cudurrada ugu xumaanta badan.
Waa cudur inuu qofku Allaah u toobad keeno mooyee uu qofka xaasidka ahi halaagsamayo adduun iyo aakharaba.
Xaasidku wuxuu ku xanuunsadaa khayr uu ku arka walaalkii ama walaashii, wuxuuna nafsad ahaan dawoobaa keliya marka uu khayrkaasi dhaafo walaalkii/walaashii
Malaa'iktii oo dhami waxay aqbaleen Amarkii Allaah , oo waxay u sujuudeen Aadam, balse Ibliis waa diiday. Kolkaas ayaa lagasoo saaray Nimcadii uu ku jiray, taas oo ay ugu waynayd u dhawaanshihii uu Rabbigiis u dhawaa, waxaana loo ballan qaaday inuu aakharana ku waari doono Jahannama.
Waxaas oo dhan waxaa sabab ugu ahaa xaasidnimadii uu Aadam xaasiday.

Allaah, Subxaanah, wuxuu ina faray inaan Isaga magan galno kana magan galno xaasidka iyo sharkiisa sharkiisa.
ูˆูŽู…ูู†ู’ ุดูŽุฑู‘ู ุญูŽุงุณูุฏู ุฅูุฐูŽุง ุญูŽุณูŽุฏูŽ ๏ดพ [ุงู„ูู„ู‚: 5]

Mucaawiye, wuxuu yidhi: "Qof kasta waan raalli gelin karaa marka laga reebo qofka xaasidka ah, maxaa yeelay qofka xaasidka ahi kuma qancayo wax aan ahayn inaad waydo nimcadaa uu kugu arkay"
Rasuulkeenna, sallaa Allaahu calayhi wa sallam waxaa ka sugnaaday inuu yidhi:
ใ€ŠDadku khayr ayey ku sugan yihiin haddii ayna is xasdayninใ€‹
Waxaa halkaa ka cad inay xaasidnimadu tahay shar wayn oo bulshada ku dhex jira, kaas oo khayrkii u imaan lahaa ka maanacaya.

Labadii wiil ee ilmo-Aadam kolkii midkood laga Aqblay qurbaankiisii, kii laga Aqbali waayey meeshii uu camalkiisa hagaajin lahaa oo uu Allaah u noqon lahaa wuxuu xaasiday walaalkii wuxuuna ugu hanjabay inuu dilayo illaa uu ka dilay.
Rasuulkeennu, sallaa Allaahu calayhi wa sallam wuxuu inoo sheegay inuu Qaabiil qayb ku leeyahay qof kasta oo xaq darro lagu dilo.
Waxaas oo dhanna waxaa ugu wacnaa oo sabab u ah xaasidnimada.oo walaalkii ka xaasiday qurbaankii laga Aqbalay.

ูˆูŽุงุชู’ู„ู ุนูŽู„ูŽูŠู’ู‡ูู…ู’ ู†ูŽุจูŽุฃูŽ ุงุจู’ู†ูŽูŠู’ ุขุฏูŽู…ูŽ ุจูุงู„ู’ุญูŽู‚ู‘ู ุฅูุฐู’ ู‚ูŽุฑู‘ูŽุจูŽุง ู‚ูุฑู’ุจูŽุงู†ู‹ุง ููŽุชูู‚ูุจู‘ูู„ูŽ ู…ูู†ู’ ุฃูŽุญูŽุฏูู‡ูู…ูŽุง ูˆูŽู„ูŽู…ู’ ูŠูุชูŽู‚ูŽุจู‘ูŽู„ู’ ู…ูู†ูŽ ุงู„ู’ุขุฎูŽุฑู ู‚ูŽุงู„ูŽ ู„ูŽุฃูŽู‚ู’ุชูู„ูŽู†ู‘ูŽูƒูŽ ู‚ูŽุงู„ูŽ ุฅูู†ู‘ูŽู…ูŽุง ูŠูŽุชูŽู‚ูŽุจู‘ูŽู„ู ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ู…ูู†ูŽ ุง

19/08/2022

ALLE QABRIGA HAWNUURO ABWAAN HADRAAWI

19/08/2022

Aynu udacaynno waa Galab Jimce ahe.
5398 Number ka guriga rasmiga ah ee Hadraawi๐Ÿ’”
Allah naxariistii janno haka waraabiyo.๐Ÿ˜ญ

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Subxanalaa
Muuqaal cajiiba nolosha dhabtaHala share gareeyo@followers Marso tv
Xaliimo cunnada iska yaree hadaad tahriib maagantahay sidaan ayaa kugu dhacaysa darbi kama boodi kartid
Geeluba
MANCHESTER UNITED IS Back
Real madrid
Moyir moogeAlle haku sharfo

Category

Website

Address


Hargeisa