Kaafi Designs

Kaafi Designs

Graphic Designing

13/11/2022

*دبلوم علم النفس الاجتماعي*

*محاور الدبلوم*
ـ سيكولوجية الجماهير وإدارة الحشود
ـ سيكولوجية الجماعات والحركات الاجتماعية
ـ سيكولوجية اللاجئين والمهاجرين
ـ سيكولوجية العنف والإرهاب والتعصب
ـ بناء القيم الاجتماعية
ـ بناء القيادات الاجتماعية
ـ استراتيجيات بناء التوافق الوطني
ـ استراتيجيات بناء السلام والتربية على المواطنة

*نظام الدراسة*
ـ 120 ساعة (80 محاضرات تفاعلية + 40 ساعة مشروع تخرج)
ـ يُقدم البرنامج عن بعد، عبر تطبيق زووم.
ـ يومان أسبوعياً، 4 ساعات يومياً
ـ قيمة الاشتراك 500 دولار أميركي
ـ خصم 20% لطلاب الجامعات 20% للمجموعات
ـ لا تشمل رسوم التسجيل رسوم الشهادة الجامعية
*المعلومات
الاستفسارات:
00905466654441
00905466654449
00905528852245
+252 61 1567749
https://wa.me/77719397
للخدمات الاجتماعية
ً_لمـواكبــة_التـطــور
#تعليم #تدريب #دبلوم #بكالوريوس #ماجستير #دكتوراة #السياسية #العلاقات والدولية #الاقتصادية #الامنية #الاجتماعيه #الاسلامية #القانونيه #الدراسات #الاستشارات #المجلات #تعليم عن بعد #البحوث #اتفاقيات
https://www.facebook.com/jowharinstitute/.

23/10/2022

من الشركات الافضل عربيا فى مجالها والتى ومن خلال تميز ادائها خلال آخر تقرير سنوى
فقد تم منحها جائزة التميز الادارى من الطبقة الأولى
#معهد جوهر للخدمات التعليميه والاجتماعية بالصومال - مقديشيو
وافرعها بتركيا

Machadka Jowhar oo ka qaybgalay Shirweynaha la dagaalanka dembiyada Maaliyadda oo lagu qabtay dalka Qatar. - Radio Risaala: Somali News Online 05/09/2022

Machadka Jowhar oo ka qaybgalay Shirweynaha la dagaalanka dembiyada Maaliyadda oo lagu qabtay dalka Qatar. - Radio Risaala: Somali News Online Agaasimaha xiriirka caalamiga ee Machadka Deraasaadka iyo Arrimaha Bulshada Jowhar Ust.Hassan Ali Ahmed ayaa ka qaybgalay Shirweynaha la dagaallanka dembiyada

Photos from ‎Jowhar Institute for Social Services,  معهد جوهر للخدمات الاجتماعية‎'s post 04/09/2022
26/07/2022

امتلك بطاقة وشهادة عضوية في *الاتحاد العالمي للصحفيين والإعلاميين ، المرخص في المملكة المتحدة ( ومارس العمل الصحفي في جميع دول العالم بحرية وبدون قيود عبر منصات الاتحاد الاعلامية والصحفية )

التكاليف :
- "عضوية الإفراد" بطاقة صحافة دولية مع شهادة العضوية 175$ + اجور الشحن.
- "عضويات المؤسسات" شهادة عضوية للصحف والوكالات الاعلامية بدون مقابل.
• *الاتحاد الدولي للصحفيين والإعلاميين*: هو ملتقى دولي للصحفيين والإعلاميين يسعى لتطوير العمل الصحافي والإعلامي بمستواه العلمي والعملي، والمشاركة مع سائر النقابات الصحفية والمؤسسات الإعلامية للارتقاء بمهنة الصحافة والإعلام.

• *الاتحاد*: هو مؤسسة غير حكومية، مسجلة في المملكة المتحدة برقم ترخيص: 13448680 هدفه الأساسي الجمع بين إمكانيات الصحفيين والإعلاميين في مختلف الدول والعمل على تدريبهم وتأهليهم لتطوير العمل الإعلامي.
الرجاء إرسال رقم " الواتس أب WhatsApp " مع رمز الدولة ليتم مساعدتكم من قبل أحد الإستشاريين في المعهد.
الاستفسارات والتسجيل
https://wa.me/77719397
https://wa.me/ 1567749
للخدمات الاجتماعية
ً_لمـواكبــة_التـطــور
#تعليم #تدريب #دبلوم #بكالوريوس #ماجستير #دكتوراة #السياسية #العلاقات والدولية #الاقتصادية #الامنية #الاجتماعيه #الاسلامية #القانونيه #الدراسات #الاستشارات #المجلات #تعليم عن بعد #البحوث #اتفاقيات
https://www.facebook.com/jowharinstitute/.

25/07/2022

OGEYSIIS
Waxaa la ogeysiinayaa Weriyayaasha Soomaaliyeed iyo Xarumaha Warbaahinta dalka in Machadka Jowhar ee Adeegga Bulshada oo wakiil ka ah Ururka Saxafiyiinta Adduunka in uu idiin qabanayo adeegyada:
1. Qiimaynta xirfadeed ee la xiriirta hawlaha warbaahinta.
2. La talinta iyo suuqgeynta.
3. Xiriirka guud.
4. Qiimeynta dhammaan arrimaha la xiriira sharciga iyo maaliyadda.
5- Bixinta rukhso xubinnimo iyo kaarar aqoonsi
الاستفسارات والتسجيل
https://wa.me/77719397
https://wa.me/ 1567749
للخدمات الاجتماعية
ً_لمـواكبــة_التـطــور
#تعليم #تدريب #دبلوم #بكالوريوس #ماجستير #دكتوراة #السياسية #العلاقات والدولية #الاقتصادية #الامنية #الاجتماعيه #الاسلامية #القانونيه #الدراسات #الاستشارات #المجلات #تعليم عن بعد #البحوث #اتفاقيات
https://www.facebook.com/jowharinstitute/.

24/07/2022

تشكر ادارة معهد جوهر للخدمات الاجتماعية الأخ الاستاذ: حسن علي احمد ، مدير العلاقات الخارجية لمعهد جوهر ، لمشاركته الملتقى الدولي الثاني حول المجتمع المدني في الحوض الافريقي وتحديات التجزئة والاندماج ، النا طق باسم المجتمع المدني الصومالي ، وتشكر كذلك للإخوة القائمين والمشاركين وفي مقدمتهم شبكة جمعيات وادنون ، وجمبع الاخوة المهتمين الأفارقة..والمتابعين جميعا
لخدمات الاجتماعية #تعليم #تدريب #دبلوم #بكالوريوس #ماجستير #دكتوراة #السياسية #العلاقات والدولية #الاقتصادية #الامنية #الاجتماعيه #الاسلامية #القانونيه #الدراسات #الاستشارات #المجلات #تعليم عن بعد #البحوث #اتفاقيات
https://www.facebook.com/jowharinstitute/

22/07/2022

Bishaaro.معهد جوهر للخدمات الاجتماعية
Jowhar Institute For Social Services waxaa uu dhawaan heshiisyo caalami ah la saxiixan doonaa hay'ado caalami ah, kuwo carbeed iyo qaar ka hawlgala qaaradda Afrika.
Heshiisyadaan ayaa la rajaynayaa inay noqon doonaan kuwo wax weyn ku soo kordhin doona dalka iyo dadkaba, sidoo kale ayuu Machadka Jowhar magaca Soomaaliyeed ugu meteli doonaa fagaarayaasha Caalamiga.
Waxaad filataanba waa Machadka Jowhar oo heshiisyo waxtar leh la gala hay'ado kala duwan.📚🍃🌤️✨
لخدمات الاجتماعية #تعليم #تدريب #دبلوم #بكالوريوس #ماجستير #دكتوراة #السياسية #العلاقات والدولية #الاقتصادية #الامنية #الاجتماعيه #الاسلامية #القانونيه #الدراسات #الاستشارات #المجلات #تعليم عن بعد #البحوث #اتفاقيات
https://www.facebook.com/jowharinstitute/

19/07/2022

يسرمعهد جوهر للخدمات الاجتماعية بمشاركة فعاليات الملتقى الدولي الثاني حول موضوع المجتمع المدني في الحوض الإفريقي وتحديات التجزئة والاندماج..الذي تقوده شبكة جمعيات وادنون، وسيقوم معهد جوهر لخدمات الاجتماعية بدوره كمؤسسة صومالية ينوب عن المجتمع المدني في الصومال ونشكر جميع الإ خوة المشاركين والمستفيدين جميعا ونتمنى لهم السداد والتوفيق كمانشكر الاخوة القائمين بهذا العمل الجليل وشكرا
لخدمات الاجتماعية #تعليم #تدريب #دبلوم #بكالوريوس #ماجستير #دكتوراة #السياسية #العلاقات والدولية #الاقتصادية #الامنية #الاجتماعيه #الاسلامية #القانونيه #الدراسات #الاستشارات #المجلات #تعليم عن بعد #البحوث #اتفاقيات
https://www.facebook.com/jowharinstitute/

15/07/2022

جمعتكم مباركة 🌾🍂
(إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آَمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا ).
لخدمات الاجتماعية #تعليم #تدريب #دبلوم #بكالوريوس #ماجستير #دكتوراة #السياسية #العلاقات والدولية #الاقتصادية #الامنية #الاجتماعيه #الاسلامية #القانونيه #الدراسات #الاستشارات #المجلات #تعليم عن بعد #البحوث
https://www.facebook.com/jowharinstitute/

08/07/2022

خير يوم طلعت عليه الشمس ⛅️🕋


_للخدمات_الاجتماعية
#المجلات #الدراسات #الاستشارات #النشر
#البحوث

30/07/2021

Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Soomaalilaand ayaa u soo jeediyey xukuukamadda in ay qorshe cad ka yeelato "Qoomuluudka" iyo xaruumaha keena, waxaanu yidhi :

" qawmu luud waa qorshe qariban oo caalami ah ".

Barnaajka qawmu luudka oo ah denbi xun laf- jab iyo dhaawac na ku ah diinta ,dadnimadda iyo jiritaanka binu' aadmigu waa mid si xawli ah dunidda ugu faafaya 3 sababood dartood .

1- waa barnaamij si ula kac ah loogu burburinayo qabka iyo qofnimada si loogu sanduleeyo dadka gumaysigga casriga ah , waxaana qorshahaas laggu gumeeyey yurub iyo marayksn oo xadaaradoodu kusoo uruurtay fashil iyo fawaaxish .

2 - barnaamij kan oo 10 sanno hortood aduunka mamnuuc ka ahaa waxaa laggu wadaa dhaqaale , siyaasada iyo xoog , waxaana jirtay dhawaan in wadamo diidey cunaqabatayn loogu hanjabay sidda Uganda .

3- barnaamij kan fiditaankiisa waxaa qayb ka ah , warbaahinta casrigga ah iyo isu furfuranka aduunka , waxaana la inoo sheegey in uu aakhiro sabanka aduunka ku fidayo .

Sidee ayaynu uga hortagi karaa .

Soomaaliddu waxay ku maahmaahdaa bidaari sibiq bay kugu gashaaye kol hadii barnaamij kan hadal hayntiisu Soo noqnoqotay waxaa loo baahan yahey in si cadaana looga gilgisho maxaa yeeley 20 sanno ka hor aduunka Sidan ayuu ku ahaa afaadan fiditaankeeduna Sidan uun bay ku faaftay sidaa darteed waxaa loo baahan yahey .

1- in xukuumadu wadanka ka mamnuucdo dadka ku caanka ah aafadan lagguna Soo saaro baahinta rasmiga ah .

2 in laggu wargeliyo haayadaha , jaamacadaha , xarumaha iyo cid kasta in aaney dadkaas wadanka keeni Karin .

3 in ciqaab adag la mariyo cid kasta oo aafadaas ku kacda noocey tahayba .

Ugu danbayn cid waliba ha ogaato in aafadani tahey barnaajka ugu wayn ee aduunka laggu fidinayo leeyahayna xisbiyo u dagaalama ,ururo iyo dawlado fidinaya , loona baahan yahey in si dhaba looga feejignaaddo looguna diyaar garoobo sidii la isaga moosi lahaa iyadoo qaaradda afrika tahey meelaha diiradu saaran tahey in laggu fidiyo aafadan .

23/07/2021

USTAAD C/RISAAQ XUSUL
XILKA ADIGAA MUDAN

Dhallinyarada oo ah Xoogga bulsho kasta, waxa ay mudan yihiin taageero iyo dhiirrigelin, waayo waxaa ku kaydsan awoodo dahsoon oo dhinaca fikirka, hal-abuurka, waxqabadka iyo xamaasadda dhallinyaro oo horseed u noqon karta waxyaabo badan oo waxqabad ah kana guuxaya Maskaxdooda.
Md.Ust. C/risaaq Aadan Warsame “Xusul” oo u sharraxan Mudane Xildhibaan ee Baarlamaanka 11aad gaar ahaan Kursiga summaddiisu tahay 137, waa aqoonyahan dhallinyaro ah muddooyinkii dambena ka shaqaynayey shaqooyinka dawladeed, waxaa uu aqoon u leeyahay waajibaadka shaqo ee xilka uu u sharraxan yahay, waxaa halkudheg u ah “Siyaasad deggan oo ku dhisan dano is weydaarsi” waxaa uu leeyahay han hoggaamineed iyo hannaan uu ku hirgeliyo himilooyinka uu hiigsanaayo.
Waa dhab inuu xaqiijinayo yididiilooyinkiisa haddii uu ku guuleysto kursiga u suntan ee uu diyaarka u yahay inuu u galo loollan isaga adeegsanaya aragtiyadiisa togan ee ku qotoma tiirarka aqooneed iyo tabantaabada bulshadiisa. Ust. C/risaaq Xusul waxaa uu maanka ku hayaa u adeegidda danaha shacabkiisa oo uu ku kalsoon yahay inuu u horseedi doono horumarka ay ku taamayeen xilliyo fog, barbarjoogga bulshadiisa iyo dheehiddoodaba waxa ay ka mid myihiin qorshayaashiisa uga degsan bulsho kalsoonidu ay midayso, kuna taamaya u banbixidda baraaraha guusha iyo barwaaqada dooggaa.
Guusha Md. C/risaaq Aadan Warsame waxa ay dan iyo maslaxo aan gurayn u tahay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan dadka iyo deegaanka uu Kursiga ku metelo, waa hubaal in la mahdin doono oggolaanshaha Allaah SW ka dib waxqabadka Mudanaha aan rajaynayno in uu ku soo baxo kurisga ku suntan 137 oo ah Md. C/risaaq Aadan Warsame.
Waaya aragnimada ay shacabka Soomaaliyeed u leeyihiin doorashada xubnaha ay kalsoonida siinayaan waa waxa dhiirrigelinaya dhallinyarada aqoonyahannada ah ee uu ka mid yahay Md. C/risaaq “Xusul”, waayo waxa ay dadku ka daaleen xubno heeryo cunayaal ah oo u nool danahooda gaarka ah marna aan isku hawlin danta guud ee dadkooda.
Waxa aan xusuusinaynaa Ergada xurmada mudan oo ah indheergaradka bulshada, kala yaqaannana haldoorka iyo heeryacunka inay garwaaqsan doonaan aqoonta xeesha dheer ee ay u leeyihiin shakhsiyadda wiilkooda Md. C/risaaq “Xusul” iyo waxqabadkiisaba codkoodana ugu hiillin doonaan qofka waxtarka u ah dadka iyo dalkaba.

Codku waa ammaanee
Cidda mudanood siisaan
Waa calaamad guuloo
Nolol ceysh wanaagsani
Cid walbaa helaysee
C/risaaq Ina Aadan
Ugu hiilli codkaaga

20/07/2021

Ciid Mubarak

31/05/2021

Waxa laga hubinayaa madaxweynaha kaadhkiisa codeynta, hannaan wax ku ool ah oo dimuqraadi ah.

Photos from ‎يوميات صومالية Somali Diary‎'s post 31/05/2021
12/05/2021

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.

عيد مبارك.

Eid Mubaarak.

10/05/2021

*دبلوم الحركات الإسلامية في الشرق الأوسط 2021*
دبلوم مهني معتمد من جامعة إسطنبول صباح الدين زعيم التركية، وأكاديمية العلاقات الدولية، يقوم على بناء القدرات وتعزيز الخبرات والمعارف حول الحركات الإسلامية في منطقة الشرق الأوسط، من حيث النشأة والتطور والجذور الفكرية، وخرائط الانتشار والتأثير، والتوجهات والسياسات، ومحددات الفاعلية والتأثير، وطبيعة التحديات التي تواجهها، وكيف تتعاطي معها، وكذلك بيان أنماط تفاعلاتها الداخلية والإقليمية والدولية.

*مقررات الدبلوم*
1: التيارات السلفية
2: الجماعات الجهادية
3: الحركات الصوفية
4: الإخوان المسلمون
5: مشروع التخرج

*نظام الدراسة*
1ـ يدرس الطالب 5 مقررات دراسية كل مقرر 10 محاضرات، 100 ساعة
2ـ المحاضرات يومان أسبوعياً، محاضرتان يوميا
3ـ تُقدم المحاضرات عن بُعد عبر تطبيق زووم

*الاشتراك والتسجيل*
1ـ قيمة الاشتراك 400 دولار
2ـ لا يشمل الاشتراك رسوم استخراج شهادة الجامعة التركية

*الاستفسارات*

Wixii faahfaahin ah kala xiriir cinwaanka https://wa.me/+97477719397 https://wa.me/+252619333377 https://wa.me/+252615560483

25/04/2021

*دبلوم حقوق الإنسان*

انطلاق الفصل الأول
*الجمعة 30 أبريل 2021*

*مقررات الفصل الأول*
1: مدخل دراسة حقوق الإنسان
2: مصادر حقوق الإنسان
3: حقوق الإنسان المدنية والسياسية
4: حقوق الإنسان الاقتصادية والاجتماعية والثقافية

*جدول المحاضرات*
ـ تكون المحاضرات يومي الجمعة والسبت أسبوعياً
ـ من 2 إلى 6 مساء بتوقيت إسطنبول (خلال شهر رمضان)
ـ من 4 إلى 8 مساء بتوقيت إسطنبول (بعد شهر رمضان)

Wixii faahfaahin ah kala xiriir cinwaanka https://wa.me/+97477719397 https://wa.me/+252619333377 https://wa.me/+252615560483

Xarumaha Waxbarashada ee kala ah Sombridge University (Somalia) iyo Jowhar Institute For Social Service Sawiiro:- | Radion Halgan 13/04/2021

Xarumaha Waxbarashada ee kala ah Sombridge University (Somalia) iyo Jowhar Institute For Social Service Sawiiro:- | Radion Halgan Xarumaha Waxbarashada ee kala ah Sombridge University (Somalia) iyo Jowhar Institute For Social Service (Somalia) ayaa maanta heshiis wada shaqayn iyo wax wada qabsi ku saxiixday Magaalada Muqdisho. Qodobbada heshiiska ayaa qeexaya horumarinta iyo tayeynta waxbarashada taas oo dan u ah guud ahaan ba...

13/04/2021

Xarumaha Waxbarashada ee kala ah Sombridge University (Somalia) iyo Jowhar Institute For Social Service (Somalia) ayaa maanta heshiis wada shaqayn iyo wax wada qabsi ku saxiixday Magaalada Muqdisho.
Qodobbada heshiiska ayaa qeexaya horumarinta iyo tayeynta waxbarashada taas oo dan u ah guud ahaan bahda waxbarashada ee dalka
لخدمات الاجتماعية #تعليم #تدريب #دبلوم #بكالوريوس #ماجستير #دكتوراة #السياسية #العلاقات والدولية #الاقتصادية #الامنية #الاجتماعيه #الاسلامية #القانونيه #الدراسات #الاستشارات #المجلات #تعليم عن بعد #التعاون #الاتفاقية

12/04/2021

RAMADAN KAREEM

11/04/2021

fursad tababar Maamulka Dugsiyada oo muddo saddex bilood ah soconaysa. Tababarka waxaa qaab Online ah ku bixinaya Akadeemiyada Xiriirka Caalamiga oo fadhigeedu yahay dalka Turkiga, shahaadadana waxaa bixinaya Jaamacadda Sabaaxudiin Zaciim oo xarunteedu tahay dalka Turkiga.
FG: Luuqadaha Koorsadu kubaxayso waa Carabi iyo Ingiriis hadba qofku midda uu danaynayo.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir cinwaanka [email protected]. https://wa.me/+97477719397 https://wa.me/+252619333377 https://wa.me/+252615560483

10/04/2021
09/04/2021

برنامج مدخل إلى علوم الشُرطة
12 ـ 14 أبريل 2021
رابط التسجيل:
https://forms.gle/hN3AfXwS1SR9fbTG7

تعريف البرنامج
برنامج تعريفي تأسيسي بالعلوم الشرطية، يقوم على بيان أهمية العمل الشرطي، وأهم التخصصات والمقررات العلمية والخبرات العملية التي يتم توفيرها للمنتسبين للكليات والمعاهد الشرطية والمؤسسات الأمنية المتخصصة في ذلك، ومجالات عملهم المختلفة، وأهم الخصائص والمهارات التي يجب توافرها في العاملين بالقطاعات والمجالات الشرطية.
المحاضر: عميد/ دكتور هاني ذياب المجالي / الأردن
دكتوراه في الإدارة بعنوان "أثر نظام بطاقة الاداء المتوازن على كفاءة اداء القرارات الاستراتيجية" وماجستير الاستراتيجيات الادارية والامنية، جامعة مؤته.
عميد متقاعد من مديرية الامن العام، المملكة الأردنية
الخبرات الوظيفية
1ـ قائد أمن اقليم الوسط (الأردن)
2ـ مدير ادارة الاقامة والحدود
3ـ مدير ادارة السير المركزية
4ـ مدير شرطة محافظة معان
5ـ مدير ادارة مراكز الاصلاح والتأهيل
6ـ مدير شرطة شمال العاصمة عمان
7ـ مدير مركز اصلاح وتأهيل الموقر
8ـ مدير مركز اصلاح وتأهيل سواقة
9ـ نائب مدير الشرطة السياحية
ضوابط البرنامج
1ـ يقدم البرنامج في 4 ساعات، من خلال محاضرتين على يومين، ساعتان يومياً
2ـ تكون المحاضرات يومي الاثنين 12 أبريل والأربعاء 14 أبريل 2021
3ـ تكون المحاضرات من الساعة 3.00 إلى 5.00 عصراً بتوقيت مكة المكرمة
4ـ يتم بث المحاضرات عبر تطبيق زووم
5ـ يتم بث المحاضرات عبر الصفحة الرسمية للأكاديمية على #فيسبوك
6ـ يتم تسجيل المحاضرات ورفعها بعد انتهائها على القناة الرسمية للأكاديمية على #يوتيوب

الاستفسارات:
00905466654449

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa
0000