Khayr Al Qur'aan online

Khayr Al Qur'aan online

Asalaamu calaykum Ku soo dhowow markiska khayr Al quraan online Ee barashada quraanka iyo culunta shareecada ku baro hab online ah

Waa good loogu talagalay barashada Qur'aan ka iyo culunta shareecada halkan kabaro qur'aanka iyo culunta shareecada adigoo gurigaaga jooga hab fudud online kala soo xidhiidh hoyga barashada Qur'aanka iyo culunta shareecada WhatsApp numberkan +252633416835

15/04/2024

Asalaamu calaykum

14/04/2024

Wehelkaagu ha noqdo qur'aanka
Qalbigana ku noolee

13/04/2024

Ķhayr Quran Online Wuxuu qaadanayaa fasalo cusub oo Online ah bisha April 2024.
✅ Maadooyinka lagu baranayo waxa kamid ah;
1⃣Qur'aanka kariimka ah.
2⃣Higaada Carabiga.
3⃣Barashada Tajwiidka,Ducooyinka iyo Siirada Nabiga C.s.w.
4⃣ Barashada Akhriska iyo qoraalka Af-Soomaalig.
✏✏✏✏✏✏✏✏📙📙📙📙📙📙📙📙
Tirada ardayda la qaadanayaa way kooban tahay
fadlan yayna kaa buuxsamin.
📞💬Faah-faahin dheeri ah la xidhiidh Number:-
+252 633416835

13/04/2024

Jacayl ka quraanku qalbiga ayuu dajiyaa

13/04/2024

Asalaamu calaykum

ciid mabaarak

Alle haynaga aqbalo acmaashii saalaxa ahayd

Intaas kadib insha allah waxa aynu dib u bilaabi doona quraanka iyo duruusti kale ee ay madrasadu bixin jirtay faraxii bisha barakaysan kadib

Sabtida ayaynu bilaabaynaa April/ 13 / 2024

30/01/2024

Alxmdulilah

Photos from Khayr Al Qur'aan online's post 17/11/2023

KU SOO DHOWAADA KHAYR AL QURAAN ONLINE

WAXAA UU KUGU BUSHAARAYNAYAA MARKISU KHAYR IN UU QAADANAYO
SANADKAN ARDAY CUSUB ,

MA TAHAY QOF UBAAHAN AMA UBADKIISA ULA BAAHDAY BARASHADA QURAANKA IYO CULUNTA SHAREECADA ?

MAADOOYINKA UU MARKISKU BIXIYO

1- QURAANKA
2- HIGADA
3 CARABIGA
4- SIIRADA
5- XADIISKA
HADABA KU SOO DHOWOW KHAYR AL QURAAN ONLINE

Kala soo xidhiidh whatsap numberkan
252633416835

17/11/2023

waa maalin khayr weyn jumce hala badiyo saliga nabigeena suuban scw
Scw scw

13/11/2023

Ku soo dhowaada khayr Al Quraan Online ee barashada quraanka iyo culumta islaamka oo hab online ah iyo Macalin quraan guri

13/11/2023

Ku soo dhowow macalin quraan guri ee barashada quraanka iyo culumta islaamka oo lagugu baraayo hab online ah

Waxa aad ka halaysaa
quraan guri
# Quraan Online oo lagugu baraayo hab online ah

13/11/2023

Ma rabtaa quraan online ah iyo macalin guri ku baraya quraanka iyo culumta islaamka ku soo dhowow al quraan

13/11/2023

Home teacher Quraan Ee barashada quraanka iyo culumta islaamka hab online ah

26/10/2023

_Ma jeceshahay barashada quraanka iyo culumta islaamka oo lagugu baraayo hab online_
♦️Ku baro hab Online ah
✔️ Quraan
✔️tarbiyada ubadka
✔️ Hingada
✔️ Xadiis rasuulka (csw)
✔️ siirada rasuulka
✔️Af-somali
♦️ Tell: 252633416835
♦️ Tell: 252634328341
🔹️Whatasp:https://wa.me/252633416835

13/07/2023

BARASHADA QURAANKA IYO CULUNTA SHAREECADA W AA IN LAGU FARO ADAYGO

15/04/2023

Ku soo dhowow khayr al quraan online ee barashada quraanka iyo culumta islaamka oo Ku baro hab online ah

27/12/2022

Fadlan dhagayso quraanka alle

27/12/2022

Say mansha allah
Sheekh yar

23/12/2022

* *
*KU BARO QURAANKA IYO CULUUMTA ISLAAMKA HAB ONLINE AH*
*MA TAHAY QOF UBAAHAN BARASHADA QURAANKA IYO* *CULUNTA SHAREECADA IN LAGU BARO HAB FUDUD OO ONLINE*
*KALA SOO XIDHIIDH WHATSAP:252633416835

22/12/2022

Qur'aan Online

22/12/2022
18/12/2022

'aan-online
Ku baro khayr al quraan online Ee barashada quraanka iyo culunta shareecada Hadaba ku baro hab online ah

18/12/2022

HANPALYO HANPALYO
Alle hakugugu anfaco cilmiga aad baratay

27/11/2022

Ku baro hab online ah quraanka iyo culumta islaamka adigoo jooga gurigaaga mahadsanid

27/11/2022

BARO HAB ONLINE AH QURAANKA IYO CULUUMTA ISLAAMKA ADIGOO GURIGAAGA JOOGA
KALA WHATSAP : https://wa.me/252634328341

24/11/2022

Ku Baro Quraanka Kariimka iyo Culuumtiisa Si Online ah adiga iyo Ubadkaaguba

22/11/2022

Maalintaadu waa fursada aad hsysatid

01/06/2022

Ku soo dhowow khayr al quraan online Ee barashada quraanka iyo culunta shareecada Hadaba ku baro hab online ah

01/06/2022

Ku soo dhowaada khayr Al Quraan Online Ee barashada quraanka iyo culunta shareecada Hadaba ku baro hab online ah

muuse cali on TikTok 28/05/2022

Ku soo dhowaada muxaadarooyinka qalbiga taabanaya

muuse cali on TikTok

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Say mansha allah Sheekh yar
*#QURAAN_ONLINE* *KU BARO QURAANKA  IYO CULUUMTA ISLAAMKA  HAB ONLINE AH*  *MA TAHAY QOF UBAAHAN BARASHADA  QURAANKA IYO...
Qur'aan Online
#Qur'aan-online Ku baro khayr al quraan online Ee barashada quraanka iyo culunta shareecada Hadaba ku baro hab online ah
#KU BARO HAB ONLINE AH  QURAANKA IYO CULUUMTA ISLAAMKA  ADIGOO GURIGAAGA JOOGA KALA WHATSAP : https://wa.me/252634328341
KU SALI XABIIBKEENA MUXAMED SCW♥️♥️#KU #BARO #QURAANKA #HAB #ONLINE AHKU SOO DHOWOW Khayr Al Qur'aan online  EE BARASHAD...
#QURAAN #ONLINE QURAAN QALBIGA QABOOJINAYA KU SOO DHOWAADA MARKISKA KHAYR AL QURAAN ONLINE
Quraan qalbiga qaboojinayaKu soo dhowaada khayr al quraan online Ee barashada quraanka iyo culunta shareecada oo lagugu ...
Ku baro quraanka hab #online ah
Ku soo dhowow khayr al quraan online Ee barashada quraanka iyo culunta shareecada Hadaba ku baro hab online ah
Ma jeceshahay barashada quraanka iyo culunta islaamka  in aad ku barato  hab  online  ah
Ma doonaysaa barashada quraanka iyo culunta shareecada In aad ku barato hab online ah ,Adiga oo gurigaaga jooga /goobtad...

Category

Telephone

Website

Address


Suuqa
Hargeisa