Saki podcast, Hargeisa Videos

Videos by Saki podcast in Hargeisa.

Abuurtaadu alle micno ayeey u samaynaysa lakin dorkaaga hadii lagaa waayo khasaaro dhamaad kahayn baad ku dhex sugantahay. 📚💻📝

Click to enable sound Next

Other Saki podcast videos

Abuurtaadu alle micno ayeey u samaynaysa lakin dorkaaga hadii lagaa waayo khasaaro dhamaad kahayn baad ku dhex sugantahay. 📚💻📝

Yeelo qorshooyin kuugara iyo nolol kuu gaara taasi waxay cawinaad kagaysanysa habkaad usamaynayso. Planska kaaga aadan maalmahaaga cusub.

Nolosha wax qurxiya waa qanaacada ruuxba ruuxkale uu ku yahay xaqiida dhabta ana wataas runtii.

Yeelo aragto foog oo ka durugsan. Afkaarta kula midka ah

Is waaga xiriirada

Horumarinta naftaada maxamed cumar 👨‍🎓