Saki podcast

Saki podcast

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Saki podcast, Business service, Hargeisa.

03/08/2023

Wait for tonight 8:00 PM 🕗

26/07/2023

Sidii geeli hawd jiray
Inanyahay garaadkii
Mar hadii lagaa gubay
Naftu kaa gal galatoo
Waxa jira geyaan kale
Ay gacalo moode
Kaa guuray aniguye
Mar hadaan laygakaa gadan
Maxaad iga raad guraysa

27/06/2023

Eid munarik caalamul islaam.
كل عام وانتم بخير 🥳

23/04/2023

Abuurtaadu alle micno ayeey u samaynaysa lakin dorkaaga hadii lagaa waayo khasaaro dhamaad kahayn baad ku dhex sugantahay. 📚💻📝

23/04/2023

Dhowaan filo sheekadan iyo shekooyin kaloo ku xiisa gesha. Kana dhawr sug adeega Podcast saki abdi

17/04/2023

Yeelo qorshooyin kuugara iyo nolol kuu gaara taasi waxay cawinaad kagaysanysa habkaad usamaynayso. Planska kaaga aadan maalmahaaga cusub.

16/04/2023

Nolosha wax qurxiya waa qanaacada ruuxba ruuxkale uu ku yahay xaqiida dhabta ana wataas runtii.

16/04/2023
16/04/2023

Yeelo aragto foog oo ka durugsan. Afkaarta kula midka ah

04/04/2023
11/09/2021
25/02/2021

Dulqaadku waa dabci qofka dadnimadiisa, kudadan
Balse badin dadkoo dhami
Malaha sifadaa iyada ah
Xiiso yeesan kuu qaban waxaadan
Jaleecada ishaadu aysan qaabili karin

I'aM NOT HAPPY and I'aM NOT. Satisfied WITH his
DECISION

Want your business to be the top-listed Business in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Abuurtaadu alle micno ayeey u samaynaysa lakin dorkaaga hadii lagaa waayo khasaaro dhamaad kahayn baad ku dhex sugantaha...
Yeelo qorshooyin kuugara iyo nolol kuu gaara taasi waxay cawinaad kagaysanysa habkaad usamaynayso. Planska kaaga aadan m...
Nolosha wax qurxiya waa qanaacada ruuxba ruuxkale uu ku yahay xaqiida dhabta ana wataas runtii.
Yeelo aragto foog oo ka durugsan. Afkaarta kula midka ah
Is waaga xiriirada
Horumarinta naftaada maxamed cumar 👨‍🎓

Telephone

Website

Address


Hargeisa