Global Pharma-Somali, Hargeisa Videos

Videos by Global Pharma-Somali in Hargeisa. Global Pharma waa shirkad soo horumarisa, soo saarta, suuq geysa oo qaybisa dawooyinka.

Shirkada Global, ayaa madal si heersarre loo soo agaasimay kusoo bandhigtay qaar kamid ah dawooyinka ay shirkadu soo saarto, keentana dalka.

Madasha oo ka qabsoontay magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa waxa kasoo qayb galay bah-weynta caafimaadka ee gobolka taasoo kusoo dhamaatay jawi qurux badan.

#GlobalPharmaSomali

Click to enable sound

Other Global Pharma-Somali videos

Shirkada Global, ayaa madal si heersarre loo soo agaasimay kusoo bandhigtay qaar kamid ah dawooyinka ay shirkadu soo saarto, keentana dalka. Madasha oo ka qabsoontay magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa waxa kasoo qayb galay bah-weynta caafimaadka ee gobolka taasoo kusoo dhamaatay jawi qurux badan. #GlobalPharmaSomali