Cabdiraxmaan Maxamed Warsame Page

Cabdiraxmaan Maxamed Warsame Page

You may also like

SonZiv GOorum
SonZiv GOorum

ku soo dhawoow page Abdirahman Mohamed welcome to page Abdirahman Mohamed Warsame

10/08/2023

Fursad Dahabiya dhamaan Arday Dugsiyada Hoose iyo Sare ku dhameeyay iyo dhamaynaya Ku baro Computer ka bilaash
fursadan waxay socotaa isbuucan hadaba h**e usoo gaadh arday college wuxuu ku yaalaa magalada hargaysa gaar ahaan galbeedka hotel hadhwanaaga fooqa ina afdiinle dabaqa 3 aad ama kala soo xidhiidhi 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗽𝗵𝗼𝗻𝗲 𝗻𝘂𝗺𝗯𝗲𝗿𝗮𝗱𝗮 𝟬𝟲𝟯-𝟰𝟰𝟰𝟬𝟬𝟵𝟯
/ 𝟲𝟯 𝟰𝟭𝟵𝟴𝟱𝟰𝟬 / 𝟬𝟲𝟯-𝟯𝟮𝟬𝟯𝟯𝟬𝟱

10/08/2023

Ma Jeceshahay 𝗕𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗖𝗼𝗺𝗽𝘂𝘁𝗲𝗿𝗸𝗮, ma ka 𝐦𝐚𝐚𝐫𝐦𝐢 𝐰𝐚𝐲𝐝𝐚𝐲 𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐦𝐚𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧𝐚𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐦𝐚𝐚𝐥 oo 𝗸𝘂𝗴𝘂 𝘆𝗮𝗿 hadaba 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐮 𝐡𝐚𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐝𝐚𝐡𝐚𝐛𝐢𝐲𝐚.
𝗞𝘂 𝗕𝗮𝗿𝗼 𝗖𝗼𝗺𝗽𝘂𝘁𝗲𝗿 𝗕𝗮𝘀𝗶𝗰 𝗕𝗶𝗹𝗮𝗮𝘀𝗵 Oo 𝗦𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗼 𝗸𝘂 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗼 hadaba 𝗧𝗔𝗖𝗔𝗕 𝗖𝗢𝗠𝗣𝗨𝗧𝗘𝗥 𝗦𝗖𝗜𝗘𝗡𝗖𝗘 𝗖𝗢𝗟𝗟𝗘𝗚𝗘 wuxuu qaadanayaa fasalo cusub oo computer basic application ah
hadaba wxiii faah faahina kala soo xidhiidh.
𝟬𝟲𝟯-𝟰𝟰𝟰𝟬𝟬𝟵𝟯 / 𝟬𝟲𝟯-𝟰𝟭𝟵𝟴𝟱𝟰𝟬 / 𝟬𝟲𝟯-𝟯𝟮𝟬𝟯𝟯𝟬𝟱

Photos from Cabdiraxmaan Maxamed Warsame Page's post 03/08/2023
18/07/2023

𝗦𝗔𝗡𝗔𝗗 𝗪𝗔𝗖𝗔𝗡 𝗢𝗢 𝗪𝗔𝗡𝗔𝗔𝗚𝗦𝗔𝗡

27/06/2023

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐠 𝐊𝐮𝐥𝐢 𝐂𝐚𝐚𝐦 𝐖𝐚𝐧𝐭𝐮𝐦 𝐁𝐢𝐥 𝐤𝐡𝐚𝐲𝐫

22/06/2023
21/04/2023

Eid Mubaarik

Photos from Cabdiraxmaan Maxamed Warsame Page's post 17/04/2023

Ka Faa'idayso Fursadan Waxa ka hadhay mudo yar oo Kooban
Goobtu waa hargaysa wixii faah faahin kala soo xidhiidh whatsapp ka 063-4844746

24/03/2023

Tacab Online College wuxuu idiin soo kordhisay farquxinta Carabiga hadaba hada waxaad ka heli kartaa labo buug oo farqurxinta Farta Carabiga kasoo dalbo Oo Durbadiiba hel 𝐰𝐡𝐚𝐭𝐬𝐚𝐩𝐩𝐤𝐚 +𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟑-𝟕𝟖𝟒𝟓𝟔𝟗𝟑 /+𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟓-𝟕𝟐𝟐𝟎𝟎𝟎𝟏

24/03/2023

Tacab Online College 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚 𝐋𝐚𝐲𝐝𝐡𝐤𝐚 𝐊𝐮 𝐁𝐚𝐫𝐨 𝐇𝐚𝐛 𝐎𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞 Tacab Online College 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐇𝐚𝐝𝐚𝐛𝐚 𝐈𝐬 𝐪𝐨𝐫𝐢𝐬𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐭𝐚𝐚 𝐞𝐞 𝐡𝐨𝐫𝐞 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐝𝐡 𝐰𝐢𝐱𝐢𝐢 𝐟𝐚𝐚𝐡 𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡 𝐭𝐞𝐥𝐞𝐩𝐡𝐨𝐧𝐞 𝐧𝐮𝐦𝐛𝐞𝐫 𝐤𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐰𝐡𝐚𝐭𝐬𝐚𝐩𝐩𝐤𝐚 +𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟑-𝟕𝟖𝟒𝟓𝟔𝟗𝟑 /+𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟓-𝟕𝟐𝟐𝟎𝟎𝟎𝟏

24/03/2023

𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦.
Tacab Online College 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐁𝐈𝐒𝐇𝐀 𝐑𝐀𝐌𝐀𝐃𝐀𝐀𝐍 𝐱𝐢𝐟𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐪𝐮𝐫𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐤𝐚𝐫𝐢𝐢𝐦𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐛𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐤𝐮𝐮𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐭𝐚𝐚 𝐡𝐢𝐠𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡 𝐚𝐡 𝐤𝐚 𝐟𝐚𝐚𝐢𝐝𝐚𝐲𝐬𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐚.
𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐥𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐑𝐚𝐠 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐮𝐦𝐚𝐫 , 𝐂𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫 𝐲𝐚𝐫 𝐲𝐚𝐫 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐛𝐚 𝐲𝐚𝐚𝐧𝐚𝐲 𝐤𝐚𝐚 𝐛𝐮𝐮𝐱𝐬𝐚𝐦𝐢𝐧 𝐡𝐨𝐫𝐞 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐝𝐡.
𝐰𝐱𝐢𝐢 𝐟𝐚𝐚𝐡 𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡 𝐰𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩 𝐧𝐮𝐦𝐛𝐞𝐫𝐚𝐝𝐚𝐧.
+𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟑-𝟕𝟖𝟒𝟓𝟔𝟗𝟑 /+𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟓-𝟕𝟐𝟐𝟎𝟎𝟎𝟏

24/03/2023

Tacab Online College 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚 𝐋𝐚𝐲𝐝𝐡𝐤𝐚 𝐊𝐮 𝐁𝐚𝐫𝐨 𝐇𝐚𝐛 𝐎𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞 Tacab Online College 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐇𝐚𝐝𝐚𝐛𝐚 𝐈𝐬 𝐪𝐨𝐫𝐢𝐬𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐭𝐚𝐚 𝐞𝐞 𝐡𝐨𝐫𝐞 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐝𝐡 𝐰𝐢𝐱𝐢𝐢 𝐟𝐚𝐚𝐡 𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡 𝐭𝐞𝐥𝐞𝐩𝐡𝐨𝐧𝐞 𝐧𝐮𝐦𝐛𝐞𝐫 𝐤𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐰𝐡𝐚𝐭𝐬𝐚𝐩𝐩𝐤𝐚 +𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟑-𝟕𝟖𝟒𝟓𝟔𝟗𝟑 /+𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟓-𝟕𝟐𝟐𝟎𝟎𝟎𝟏

23/03/2023

RAMADAAN KAREEM

Photos from Cabdiraxmaan Maxamed Warsame Page's post 01/11/2022

Shacabkaa idinkala saari.

29/10/2022

Ugud Danabay Gacanta Muu ku Dhigay shirkadii twitter is bedel baa ka dhici doona bartaas aan kawar hayno.

27/10/2022

Tacab Online College wuxu 𝗯𝗶𝘀𝗵𝗮𝗻 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 oo 𝗫𝗶𝗳𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗾𝘂𝗿𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗮𝗵 hadaba𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂𝘂𝗴𝘂 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗮𝘆 𝗾𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗺𝗶𝘀 𝘅𝗶𝗳𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗾𝘂𝗿𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮𝗿𝗶𝗶𝗺𝗸𝗮 wixii 𝗳𝗮𝗮𝗵 𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻 kala soo xidhiidh 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽 numberkan 63 7845693

27/10/2022

Tacab Online College 𝘄𝘂𝘅𝘂 𝗯𝗶𝘀𝗵𝗮𝗻 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 𝗼𝗼 𝗫𝗶𝗳𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗾𝘂𝗿𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗮𝗵 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗯𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂𝘂𝗴𝘂 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗮𝘆 𝗾𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗺𝗶𝘀 𝗾𝘂𝗿𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮𝗿𝗶𝗶𝗺𝗸𝗮 𝘄𝗶𝘅𝗶𝗶 𝗳𝗮𝗮𝗵 𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗱𝗵𝗶𝗶𝗱𝗵 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽 𝗻𝘂𝗺𝗯𝗲𝗿𝗸𝗮𝗻 63 7845693

25/10/2022

WhatsApp maxaa ku Cilad Hada soo wajahday dhanka application WhatsApp.

22/10/2022

Website lagu magacaabi unitcell education ayaa waxuu bishaan gudaheedu daabacay maqaal uu ku sheegay xirfadaha ugu faai'dada badan 2022 inay yihiin kuwa hoos idinka muuqda

15/10/2022

08/10/2022

Majiro qalab(tool), uu qof hacker ah isticmaali karo oo lagu jabsan karo cinwaankaaga facebookga qaasatan Pageska, cilada ugu weyn waxay ka timaadaa in qofka lagu sameeyo Social engineering ama beenbeen looga qaato micnaha la sasabto.

Qaladka ugu weyn ee la sameeyo waxaa ugu badan waliba shirkadaha Soomaalida pageska si caadi ayay u maamulaan, Tusaale qof ayaa page leh, kadib qofkale ayuu editor ama admin ka dhigayaa.

hadii aad page leedahay waxaad samaysataa business manager account, kadib akoonkaaga verification kusameey, oo waxaa lagu weydiinayaa Sharciga ganacsigaaga, emailskiisa, iyo telifoono ku diiwaangasha, taas micnaheeda waxaa weeye xitaa hadii la jabsado cinwaankaaga, oo magaca laga badalo oo sidii doono laga yeelo businesskaas waxaa ku qoran licence ganacsigaaga iyo addresskaaga iyo telifoonkaaga, nearly imposible.

sidoo kale Business managerku wuxuu leeyahay features ka duwan kuwa caadiga, xitaa ma ogolaado dadka manage-gareynaya inaysan lahayd 2FA authentication.

Marka hadii aad ganacsadde tahay waxaad barataa waxa la yidhaahdo Facebook Business Management Tool.

Faaiidooyinka uu leeyahay waxaa kamid ah.

1. inaad samaysan karto amaan fiican.
2. inaad siin karto awoodo hoosaad shaqaalaha ka shaqeeya ganacsigaaga.
3. inaad xitaa xayaysiinta ukala qoondeyn karto shaqaalaha.
4. inaad reporting ku sameyn karto teamka
5. inaad akoonkaaga ka ilaalin karto xatooyo.
Xigasho
Cabdiraxmaan Caseer

07/10/2022

𝗫𝗨𝗦 𝗢𝗢 𝗫𝗔𝗦𝗨𝗨𝗦𝗡𝗢𝗪

05/10/2022

Universal Dental Clinic 2 wuxuu kuugu sameeyay 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 𝐈𝐥𝐤𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐨𝐫 𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐨𝐨𝐬 𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐨 𝟖𝟎$ oo 𝐡𝐞𝐥 𝐦𝐚𝐲𝐝𝐡𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐢𝐥𝐤𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚.
𝐤𝐮 𝐗𝐢𝐝𝐡𝐨 𝐡𝐚𝐥 𝐝𝐡𝐢𝐧𝐚𝐜 𝟒𝟎$ 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐥 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐌𝐚𝐲𝐝𝐡𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐢𝐥𝐤𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚.
𝐟𝐚𝐚𝐡 𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡 𝟎𝟔𝟑-𝟕𝟕𝟎𝟗𝟐𝟐𝟐

Universal Dental Clinic 2 wuxuu kuugu sameeyay 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 𝐈𝐥𝐤𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐨𝐫 𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐨𝐨𝐬 𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐨 𝟖𝟎$ oo 𝐡𝐞𝐥 𝐦𝐚𝐲𝐝𝐡𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐢𝐥𝐤𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚.
𝐤𝐮 𝐗𝐢𝐝𝐡𝐨 𝐡𝐚𝐥 𝐝𝐡𝐢𝐧𝐚𝐜 𝟒𝟎$ 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐥 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐌𝐚𝐲𝐝𝐡𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐢𝐥𝐤𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚.
15 qof ee ugu h**eeya waxa lasiini adeeg dheeriya.
𝐟𝐚𝐚𝐡 𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡 𝟎𝟔𝟑-𝟕𝟕𝟎𝟗𝟐𝟐𝟐

07/09/2022

Waa iib
IPHONE X
256GB
Batter level 100💯
WhatsApp number
063-4844746 / 063-3203305

24/08/2022

Your Future Has No Limits

19/08/2022

Alle Hawnaxariisto
Maxamed Ibraahim Warsame (HADRAAWI)

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Somali
Hargeisa
Other Hargeisa computer & electronics services (show all)
Taam Taam
26 June
Hargeisa, NONE

Taam is a company that produces motion graphics such as promotional videos and more beautiful graphic designs. The features we create are 99% sure to make a big difference in your ...

Dallaf Graphic Designer Dallaf Graphic Designer
Xero Awr
Hargeisa, 252

Dhamman waxad naga helaysa wixii ku saabsan Graphic design ka

Elite Creative Agency Elite Creative Agency
Hargeisa

Elite Creative Agency

ZAAKO ZAAKO
Burco Xafada Kiniyadda
Hargeisa, 123

Kuso dhawaw page kan ku xayaysii ganacsi gaaga waxa diyaar kula nahay graphic designer aan caadi ahayn

Somali awareness Somali awareness
Hargeisa

kuso dhawoow Somali Awareness welcome to Somali Awareness

SunSing SunSing
Hargeisa, 2

this page you will get any new design that you want and the time you want

Aslam graphics Aslam graphics
Hargeisa

Graphic designer with over 4 years of experience specialinzing in IT Department management

Jamal Creativity Jamal Creativity
Hargeisa

we produce important information like motivational vidoes and designing lessons

Caweer Graphics Caweer Graphics
Hargeisa

HAMIGENU WAA GUUL

SAHAN Designs and Photography SAHAN Designs and Photography
150
Hargeisa, 1100

we are giving to you the best designs and photos , only join to us.

Kaabe   Digital online Kaabe Digital online
Area Kaaraha
Hargeisa, 252

Kusoo dhawoow page ka rasmiga ah ee shirkada kaabe kaas oo aad ka helinkarto xayaysiino nooc walba shaqale diyaarsan iyo adeegyo ku raaligalin doona

Aqoonkaal Colloge Aqoonkaal Colloge
Hargeisa

Aqoonkaal colloge ku soo dhawow hoyga xirfada graphic desingerka