SomSite

SomSite

Nearby computer & electronics services

Hamze Zadiq
Hamze Zadiq

Our Designs Are:
1. Unique, strong and stylish
2. Fresh, clear and user-friendly
3. Always on time, brief and budget

SomSite is an award-winning web hosting, domain registration, web design, Software Development, SEO, digital marketing and branding agency based in Somaliland and Somalia. We are a creative web and graphic agency providing strategic and creative thinking to help our clients achieve the best results possible, Known for combining creativity and innovation, with functional and user-friendly design, we understand that talented designers create design solutions, not just attractive artwork.

31/12/2021

"Sannad Waliba Hoodiyo Hawl iyo Dhibaatiyo - Wuxu Hadimo Leeyahay Waa Helaayoo Hadhow Lagu Xusuustaa ......Kii Noo Hagaagee Noqo Loo Han Weyn Yahay"
Sanad wacan oo Wanaaagan Dhamaan Macaamiisha Shirkadda Somsite
Happy new year
#2022

Photos from SomSite's post 26/11/2021

Waxaanu aad ugu Faraxsanhay in aanu Sanadkii Sadexaad oo xidhiidh ah la shaqeyno Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda JSL iyadoo aanu u sameynay dhameystiran Shirwaynaha Somaliland ICT Conference 2021.

Hadii aad u Baahantahay in laguu Sameeyo oo Si Xirfad leh laguugu Nashqadeeyo, Nagala Soo Xidhiidh:
E-mail:[email protected] | 0654256000 | 0634256000

19/07/2021

عيدكم مبارك، وكل عام وأنتم بخير. تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال💚💚
EID Mubarak dhamaan Macaamiisha Shirkadda SomSite iyo guud ahaan Umadda Muslim ka ahba.

07/07/2021

Macmiil ka qayb qaado Olollaha Nadiifinta Caasimadda, gaar ahaan Dooxa weyn ee Hargeisa!
Goobta: Dooxaweyn ee Hargeisa,
Qakhtiga: 06:00 AM

Photos from SomSite's post 30/06/2021

Shirwaynaha Caymiska Qaranka ee 2021
Khudbadaha iyo Doodaha lagaga hadli doono horumarinta, wacyigalinta Caymiska iyo jeexista jidka helitaanka caymis loo dhan yahay.
Shirkan waxa soo qaban qaabisay Hay'adda Caymiska Qaranka Somaliland.

13/06/2021

We are looking for a talented Creative Designer to join our team. You will be designing a wide variety of things across digital and offline media. To be successful in this position, you’ll be a self-starter, capable of delivering brilliant creative ideas, and show amazing attention to detail.
If you think you are the one?
send us your CV and Portfolio to [email protected]

06/06/2021

UPDATED: The battle of the Somaliland Local Councils Elections.
GRADE A Districts Preliminary Election Results.

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL Somaliland Non-State Actors Forum Nagaad Dooro Xildhibaanad

06/06/2021

UPDATED: The battle of the Somaliland Local Councils Elections.
Final Preliminary Election Results.

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL Somaliland Non-State Actors Forum Nagaad Dooro Xildhibaanad EU Somalia

06/06/2021

UPDATED: Still, NO WOMEN in the list,
The battle of the Somaliland House of Representatives Elections.
Final Preliminary Election Results.

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL Somaliland Non-State Actors Forum Nagaad Dooro Xildhibaanad SOLJA - Somaliland Journalists Association

05/06/2021

The battle of the Somaliland Local Councils Elections.
GRADE A Districts Preliminary Election Results.

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL Somaliland Non-State Actors Forum Nagaad Dooro Xildhibaanad Khaalid Foodhaadhi

04/06/2021

UPDATED: The battle of the Somaliland Local Councils Elections.
Preliminary Election Results.

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL Somaliland Non-State Actors Forum Nagaad

04/06/2021

UPDATED: Still, NO WOMEN in the list,
The battle of the Somaliland House of Representatives Elections.
Preliminary Election Results.

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL Somaliland Non-State Actors Forum Khaalid Foodhaadhi

04/06/2021

The battle of the Somaliland Local Councils Elections.
Preliminary Election Results.

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL Somaliland Non-State Actors Forum

04/06/2021

The battle of the Somaliland House of Representatives Elections.
Preliminary Election Results.
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL Somaliland Non-State Actors Forum

04/06/2021

Somaliland House of Representatives Preliminary Election Results.
Awdal Region
Somaliland Non-State Actors Forum Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL

04/06/2021

Somaliland House of Representatives Preliminary Election Results.
Sanaag Region
Somaliland Non-State Actors Forum Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL

04/06/2021

Somaliland House of Representatives Preliminary Election Results.
Togdheer Region
Somaliland Non-State Actors Forum Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL

03/06/2021

Somaliland House of Representatives Preliminary Election Results.
Sool Region
Somaliland Non-State Actors Forum Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL

17/05/2021

Happy 18 May!
Dhamaan Maamulka Iyo Shaqaalaha Shirkada SomSite Waxay u Hambalyaynayaan dhamaan macaamiisha iyo guud ahaan reer Soomaaliland 30 Guurada Kasoo Wareegtay Maalinta Qaranimadda Somaliland.
Happy

12/05/2021

عيدكم مبارك، وكل عام وأنتم بخير. تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال💚💚

12/04/2021

Dhamaan Macaamiisha Shirkadda SomSite iyo Umadda Islaamka ahba.
(من صام رمضان إيماناً واحتسابأىغفر له ماتقدم من ذنبه) متفق عليه.

22/03/2021

𝐌𝐚 𝐨𝐠𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐦𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞/𝐦𝐚𝐫𝐰𝐨 𝐢𝐧 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 𝐂𝐨𝐯𝐢𝐝𝟏𝟗 𝐮𝐮 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐥𝐢𝐬 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐬𝐢𝐝𝐢𝐢 𝐡𝐨𝐫𝐞? 🤒😷

𝐌𝐚 𝐨𝐠𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐭𝐢𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐮𝐮 𝐬𝐨 𝐫𝐢𝐝𝐚𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧𝐤𝐮 𝐚𝐲 #𝟏𝟎𝟎 𝐣𝐢𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐧𝐭𝐚𝐲?😰

Halista caabuqa Coronavirus (Covid19) ayaa beryahi danbe aad looga dayrinayaa dhamaan gobolladda kala duwan ee wadanka, tiradda dadka laga helayo xanuunka oo 10 jeer jibaarantahay. xanuunka oo gabi ahaanba ku faafay gobolladda wadankoo dhan.

ka taxadir oo ka digtoonow mudane iyo murwo halista xanuunka. badbaadi naftaada iyo nafaha qoyskaagaaba. joog gurigaaga, haddii aad u baxayso fadlan xidho afsaar hana dhex galin meelaha samxadda dadku ku badantahay.

qaado talaabooyinka dhakhaatiirta oo fadlan raac talaabooyinka hoose

1. si joogta ah ugu faraxalo biyo iyo saabun
2. ha taaban meelaha biraha iyo ogooyinka jeermiska leh
3. ha taaban afkaaga, indhahaaga, ama sankaaga
4.xidho afxidh ama masarka afka mar kastaa oo aad bulsho dhex-joogto.
5. haddii aad dareento xummad ama qufac fadlan wargali wasaaradda caafimaadka.
6. joog gurigaaga si aad u badbaadiso bulshadda inteeda kale.

Fadlan u dig bulshadda kugu xeeraan, waxaa musuuliyaddi kaa saarantahay bulshaddaada, naftaada iyo qoyskaagaba.

Somsite waxaa ay tacsi u diraysaa eheladda iyo qaarabadda cid walba oo xanuunka u dhimatay, anagoo og in xaaladda xanuunkan qofka u geeriyooda ka duwantahay xanuunadda kale.

Alle haw naxariisto cid walba oo u geeriyootay xanuunka iyo dhamaan muslimiinta kale ee geeriyootay. Amin.

16/03/2021

Hosting fududaynaya xawaaraha iyo isticmaalka -kaaga, ka caawiya in aad dhigan karto xog kasta si kastay u culustahay oo ay u badan tahay. waxaad helaysaa caawimaad joogta ah oo la xidhiidha baahi kasta oo aad qabto.

ku dooro -kayaga

1.degdesiimo
2.fudayd
3. awood
4. amaano
5. isku halayn
6. caawimaad 24 sacadood ah

Wixii Faahdaahin ah Nagala soo xidhiidh:
+252 63 4256000 | +252 65 4256000
booqo www.somsite.com
email us on: [email protected]

11/03/2021

اللهم صلي على نبينا محمد وعلى الي محمد كما صلت على ابراهيم

11/03/2021

Ma u baahantahay website -learning ah oo aad ku gaadho arday badan?

Ka faaidayso qiima dhimis 15%

Samayso maanta, nala soo xidhiidh

WhatsApp +252634256000
Email: [email protected]
Www.somsite.com free chat
Call us on: +252634256000 | +252654256000

13/02/2021

start your online presence today!

order now and get these services for free

1. 5hrs training
2.documents and videos about how to use website confidently
3. 1 year 24/7/365 support

Nagala Soo Xidhiidh: E-mail:[email protected] | 0654256000 | 0634256000

12/01/2021

Ganacsigaaga u samee !
oo kasoo Dalbo Halkan https://bit.ly/2Xhif8g

13/12/2020

We are looking for a talented Web Designer to create amazing user experiences and great websites for our clients. Primary duties include conceptualizing and implementing creative ideas for client websites, as well as creating visual elements that are in line with our clients' branding. You will be working closely with our web development team to ensure a proper and hassle-free implementation.
To be successful in this role, you will be able to translate high-level requirements into interaction flows and artifacts. They will be able to transform them into beautiful, intuitive, and functional designs.
Also, you will need to have excellent visual design skills and be proficient in graphic design software such as Adobe Photoshop and Adobe Illustrator.

Job Opportunity: Web Designer : SomSite 13/12/2020

SomSite Waxay Qaadanaysaa Hal Qof oo Shaqaale ah.
- Web Design & Developer.
- Waa inaad leedahay ugu yaraan 3 Sanno oo Khibrad ah!
- Deadline 23, December 2020

Hadii aad Tahay Qofk aanu Raadinayno, nagu soo biir oo ka Mid noqo Horomarkayaga..!
[email protected]

https://bit.ly/3gEZnJe

Job Opportunity: Web Designer : SomSite SomSite is an award-winning web hosting, domain registration, and web design agency based in Somaliland. We are a team of highly skilled web design professionals. We love what we do, and it shows in our work.

Photos from Wadaag Communications Consultancy's post 15/11/2020
Photos from SomSite's post 15/11/2020

Waxaanu aad ugu Faraxsanhay in aanu Somaliland ICT Conference 2021 u Sameyno , Sanadkii Labaad oo Xidhiidh ah, Waxaanu uga Mahadnaqaynaa Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda JSL xidhiidhka Wadashaqeyneed ee ay la leedahay shirkadda
Hadii aad u Baahantahay in laguu Sameeyo oo Si Xirfad leh loo Nashqadeeyay, Nagala Soo Xidhiidh: E-mail:[email protected] | 0654256000 | 0634256000

15/11/2020

Saadaali Ciyaarta Final ka ah Oo Ku Guuleyso $20
Tartanka Ciyaaraha Goboladda Somaliland.
Kulankan ayaa dhex mari Doona Labada Gobol ee kala ah Vs
Shuruudaha Saadaasha:
1- Like Saar Page-ka SomSite
2- Dheh Postigan.
3- Love & like Saar Postigan.
3- Inaad Ku Sugan Tahay Somaliland.
4- Si Sax ah u Sheeg Natiijada Ciyaartu Ku Dhamaan Doonto.
5- Saadaashu Waxay Ku Eeg Tahay Markay Ciyaartu Bilaabanto.
F.G: Waxa ku Guulaysanaya Qofka ugu Horeeya ee Saxa Natiijadda sidoo kale ka soo baxa Shuruudaha Sarre, Qofka Dib u Edit gareeya Postiga, VAR baa loo Daawanayaa 🙂.
Nasiib Wacan!

05/11/2020

Saadaali Oo Ku Guuleyso $10

04/11/2020

Saadaali Oo Ku Guuleyso 10 $
Tartanka Ciyaaraha Goboladda Somaliland.
Kulankan ayaa dhex mari Doona Labada Gobol ee kala ah Vs
Shuruudaha Saadaasha:
1- Like Saar Page-ka

Hambalyo Hambalyo Ismael oo Ku Guuleysay Ciyaartii Hawd & Maroodijeex.

03/11/2020

Hambalyo Hambalyo M Adam oo Ku Guuleysay Ciyaartii Daadmadheedh & Xaysimo.

03/11/2020

Saadaali Oo Ku Guuleyso 10 $
Tartanka Ciyaaraha Goboladda Somaliland.
Kulankan ayaa dhex mari Doona Labada Gobol ee kala ah Vs
Shuruudaha Saadaasha:
1- Like Saar Page-ka
2- Dheh Postigan.
3- Love & like Saar Postigan.
3- Inaad Ku Sugan Tahay Somaliland.
4- Si Sax ah u Sheeg Natiijada Ciyaartu Ku Dhamaan Doonto.
5- Saadaashu Waxay Ku Eeg Tahay Markay Ciyaartu Bilaabanto.
F.G: Waxa ku Guulaysanaya Qofka ugu Horeeya ee Saxa Natiijadda sidoo kale ka soo baxa Shuruudaha Sarre, Qofka Dib u Edit gareeya Postiga, VAR baa loo Daawanayaa 🙂.
Nasiib Wacan!

01/11/2020

31/10/2020

F.G: Waxa ku Guulaysanaya Qofka ugu Horeeya ee Saxa Natiijadda sidoo kale ka soo baxa Shuruudaha Sarre, Qofka Dib u Edit gareeya Postiga, VAR baa loo Daawanayaa (:.
Nasiib Wacan!

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Our Story

SomSite is the Leading Web Hosting, Domain registration, Web Design, SEO, Digital Marketing and Branding Agency In Somaliland and Somalia. We are powering your profits through innovative web solutions.

SomSite is a team of highly-skilled web design professionals. We love what we do, and it shows in our work. We design and develop responsive websites that look universally great on a smart phone, tablet and desktop computer.

When it comes to designing a website comprising all the needed features yet looks creative, SomSite is counted as one of the top web designing company in Somaliland and Region. We have earned our position by providing our clients with creative and unique designs that suit well with their business needs.

We are a creative agency providing strategic and creative thinking to help our clients achieve the best results possible, We don’t just build websites, we get results. Be it planning, designing or marketing your brand online – we do it all with an edge.

Videos (show all)

JUMA' MUBARAK #SomSite
Vote For SomSite
SomSite @Somaliland Business Fair

Telephone

Address

102 Madar Building, Togdheer Street
Hargeisa
002522

Opening Hours

Monday 08:00 - 00:00
Tuesday 08:00 - 00:00
Wednesday 08:00 - 00:00
Thursday 08:00 - 00:00
Saturday 08:00 - 00:00
Sunday 08:00 - 00:00

Other Hargeisa computer & electronics services (show all)
Daruuri Tech Solutions Daruuri Tech Solutions
1st Floor, Captain Building, Road 1
Hargeisa

Daruuri Tech waxaad ka helaysaa agabka dayactirka moobilada oo dhan. Farsamada barnaamijyada moobila

Abdirahman Bashe Abdirahman Bashe
Downtown
Hargeisa

Ubah collection and cosmetics Ubah collection and cosmetics
Hargeisa

Hadda dalbo isla markaba hel , adeeg hufan , amaano iyo degdegsiimo .

Iqra Computer Iqra Computer
Hargeisa Area Saldhiga Dhaxe
Hargeisa

macamil kusooo dhawow shirkada Iqra Computer waxa diyar kugu ah laptops noocyadii udanbeyey lana janqadayah technology gii udanbeyey wixi fahfahin nagala soo xidhiidh lanbarada hoo...

Taam Taam
26 June
Hargeisa, NONE

Taam is a company that produces motion graphics such as promotional videos and more beautiful graphic designs. The features we create are 99% sure to make a big difference in your ...

Dallaf Graphic Designer Dallaf Graphic Designer
Xero Awr
Hargeisa, 252

Dhamman waxad naga helaysa wixii ku saabsan Graphic design ka

Elite Creative Agency Elite Creative Agency
Hargeisa

Elite Creative Agency

ZAAKO ZAAKO
Burco Xafada Kiniyadda
Hargeisa, 123

Kuso dhawaw page kan ku xayaysii ganacsi gaaga waxa diyaar kula nahay graphic designer aan caadi ahayn

Somali awareness Somali awareness
Hargeisa

kuso dhawoow Somali Awareness welcome to Somali Awareness

SunSing SunSing
Hargeisa, 2

this page you will get any new design that you want and the time you want

Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019 Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019
Warancade Street
Hargeisa

Kusoo dhawoow Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019