Xarunta Daryeelka Indhaha Ee Naruuro .

Nuruuro waxad ka helaysaa dhammaan qalabka cabiraadaha, murayadaha indhaha oo casri ah, daaweynta xanuunada indhaha iyo talooyin caafimaad oo indhaha ah.

Dhakhtarku waxaa uu ka hawl galaa gelinka denbe sabtida ilaa khamiista.

07/05/2024

Xarunta naruuro waxaad ka helaysaa daaweynta xanuunada ku dhaca indhaha iyo qaliimo heer sare leh.
________________________________________________________________________________
Soo booqo xarunta Naruuro Eye Clinic
📞 63 4414064
📧 Naruuroeyeclinic
📌 Goolada total ee Dumbuluq (Shimbirta) dhanka bari, Hargeisa.
________________________________________________________________________________

28/04/2024
27/04/2024

Barnaamijka Adeeg Bulsho
Waxaanu Baadhis Bilaasha ah U Sameynay Ardey ka mida Kuwa Barta Farsamada Gacanta Sida dawaarka IWM
Waa muhiim In La cabiro Arag iyo Guud ahaanba Caafimaadka Indhaha Xiliyada Barashada Xirfadaha.

Doorkayaga Bulsho Diyaar baan u nahay .
Xarunta Daryeelka Indhaha Ee Naruuro .

30/03/2024
06/03/2024

Waalid ilmahaaga inta uu yaryahay lasoco caafimaad qabka indhahiisa
________________________________________________________________________________
Soo booqo xarunta Naruuro Eye Clinic
📞 63 4414064
📧 Naruuroeyeclinic
📌 Goolada total ee Dumbuluq (Shimbirta) dhanka bari, Hargeisa.
________________________________________________________________________________

22/02/2024

Ka warqab indhahaaga!
________________________________________________________________________________
Soo booqo xarunta Naruuro Eye Clinic
📞 63 4414064
📧 Naruuroeyeclinic
📌 Goolada total ee Dumbuluq (Shimbirta) dhanka bari, Hargeisa.
________________________________________________________________________________

17/02/2024

Ma ogtahay macaanku inuu indhaha waxyeelo gaadhsiiyo ilaa indho la'aan, fadlan iska baadh.
________________________________________________________________________________
Soo booqo xarunta Naruuro Eye Clinic
📞 63 4414064
📧 Naruuroeyeclinic
📌 Goolada total ee Dumbuluq (Shimbirta) dhanka bari, Hargeisa.
________________________________________________________________________________

13/02/2024

Xarunta Daryeelka Indhaha Ee Naruuro . Waxaa kuugu Diyaara ah Dr Hassan Abdi yare oo ah Dhakhtar Daaweynta iyo Qaliinka indhaha .
Xarunta cusub Ee Isgoyska Dumbuluq(shimbirta ).
Saacadaha 4:00 Galabnimo ilaa 8:30 Habeenimo .

11/02/2024

Baadhista Indhahaagu Waa Badbaadada Aragaaga .

01/02/2024

Xarunta cusub Ee Xarunta Daryeelka Indhaha Ee Naruuro u soo guurta6 Ka soo horjeedka shimbirta Ama Isgoyska Dumbluq.

La xidhiidh Tell.0634837347/0634414064.

15/01/2024

FARIIN CAAFIMAAD
Indhahah oo la Marmaraa (Eye Rubbing).
Waxay keeni kartaa :
1.Indhaha oo Hareeraha ku yeesha madaw gaar Maqaarka ka ku hareeraysan Indhaha (Dark Circles around the Eyes).
2.Waxay keeni Kartaa Caabuqa Indhaha ku dhaca (Eye Infection ).
3.Waxay Dhaawac ku keeni kartaa Bu'da Indhaha(Corneal Damage ).
4.Waxay isbdel ku sameeyaan Bu'da indhahah (Keratoconus).
Waxay keeni kartaa Waxyaabo badan intani waa qayb kamid .

14/01/2024

Fariin Caafimaad :
Allergicl Conjuctivitis (Xasaasiyada Xaydhka Isha ),Daawada Xasaasiyada oo la joogteeyaa waxay keeni kartaa ,Qaleylka Indhaha( Dry Eyes ) ,Biyaha indhaha ku Furma (Steroid -Induced Glaucoma ),Caadka Ay Sababto daawada Xasaasiyadu (Steroid- Induced Cataract ).
Ka Taxadir joogteynta Daawada Xasaasiyada Indhaha.

Photos from Xarunta Daryeelka  Indhaha Ee Naruuro .'s post 07/01/2024
Photos from Xarunta Daryeelka  Indhaha Ee Naruuro .'s post 07/01/2024

Naruuro Waxaa kuugu Diyaara Frames Cusub .

25/12/2023

Muraayadaha waxaa loo Adeegsadaa
1.Arag .
2.Ilaalinta Indhaha.

Waa Muhiim Inaad Ogaata Xaalada Indhahaaga ,Waa Muhiim Inaad la socoto Cabirkaaga iyo Caafimaadka Indhahaaga .

14/11/2023

𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢 𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧!
Macaanku Waxaa uu Saameyn ku yeeshaa Indhaha, Waxaa uu keenaa indho la'aan Fadlan ka baadh indhahaaga macaanku inuu sameeyey.
________________________________________________________________________________
Soo booqo xarunta Naruuro Eye Clinic
📞 63 4414064
📧 Naruuroeyeclinic
📌 Waxa aannu ku naala, biriishka dhankiisa koofureed,
ka soo horjeedka Nugaal Hotel., Hargeisa, Somaliland.
________________________________________________________________________________

09/11/2023

Baadhista Indhahaagu Waa Badbaadada Aragaaga.
Saxar Ku jira Xirribta sare (Foreign Body )

06/11/2023

Naruuro Eye Clinic waxaad ka helaysaa frame-yo cusub oo qurux badan & tayo leh kana kooban kuwii raga, dumarka iyo caruurta.
________________________________________________________________________________
Soo booqo xarunta Naruuro Eye Clinic
📞 63 4414064
📧 Naruuroeyeclinic
📌 Waxa aannu ku naala, biriishka dhankiisa koofureed,
ka soo horjeedka Nugaal Hotel., Hargeisa, Somaliland.
________________________________________________________________________________

30/10/2023

Wali ma ka baadhey indhahaaga calaamadahan xaga hoose ka muuqda?

________________________________________________________________________________
Soo booqo xarunta Naruuro Eye Clinic
📞 63 4414064
📧 Naruuroeyeclinic
📌 Waxa aannu ku naala, biriishka dhankiisa koofureed,
ka soo horjeedka Nugaal Hotel., Hargeisa, Somaliland.
________________________________________________________________________________

Photos from Xarunta Daryeelka  Indhaha Ee Naruuro .'s post 28/10/2023

Macmiil mala socotaa inaan keenay nashqado cusub (Frames) oo farameyo ah.
________________________________________________________________________________
Soo booqo xarunta Naruuro Eye Clinic
📞 63 4414064
📧 Naruuroeyeclinic
📌 Waxa aannu ku naala, biriishka dhankiisa koofureed,
ka soo horjeedka Nugaal Hotel., Hargeisa, Somaliland.
________________________________________________________________________________

21/10/2023

Naruuro Eye Clinic waxay kuula diyaartahay dhamaystirka iyo xal u helida indho xanuunka joogtada ah.
________________________________________________________________________________
Soo booqo xarunta Naruuro Eye Clinic
📞 63 4414064
📧 Naruuroeyeclinic
📌 Waxa aannu ku naala, biriishka dhankiisa koofureed,
ka soo horjeedka Nugaal Hotel., Hargeisa, Somaliland.
________________________________________________________________________________

Want your practice to be the top-listed Clinic in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Xarunta naruuro waxaad ka helaysaa daaweynta xanuunada ku dhaca indhaha iyo qaliimo heer sare leh.______________________...
Barnaamijka Adeeg Bulsho Waxaanu Baadhis Bilaasha ah U Sameynay Ardey ka mida Kuwa Barta Farsamada Gacanta Sida dawaarka...
Ku soo Dhawoow Xarunta Daryeelka  Indhaha Ee Naruuro . .
Ramadaan Kareem
Xarunta Daryeelka Indhaha Ee Naruuro .
Traumatic Cataract,lens subluxated,Phacodonesis  ,Exotropia ,Nystigmus .

Category

Telephone

Website

Address


Goolada Total Ee Dumbuluq (Shimbirta) Dhanka Bari
Hargeisa
450000

Opening Hours

Monday 08:00 - 22:00
Tuesday 08:00 - 22:00
Wednesday 08:00 - 22:00
Thursday 08:00 - 22:00
Friday 16:00 - 22:00
Saturday 08:00 - 22:00
Sunday 08:00 - 22:00
Other Ophthalmologists in Hargeisa (show all)
Aisha Optical Aisha Optical
Somaliland Hargeisa Jig Jiga Yar
Hargeisa, JIGJIGAYAR

NEAR TO NEW GENERATION UNIVERSITY, JIG JIGA YAR,HARGEISA,SOMALILAND. CONTACT NUMBER -572944, 0634702888 [email protected]