MyShaqo

SMGT design specialises in tech and everything to do with enticing customers through digital means. We are known for our award winning development and design.

For more information, contact us today.

Want your business to be the top-listed Recruitment Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

About us and the founder

Nagu Saabsan

Sanadku marku ahaa 2016-kii, aasaasaha myShaqo ayaa raadinayay inu buuxiyo boos ka banana shirkad uu ku leeyahay Hargeysa. Kadib markay la kulmeen kharash badan iyo nidaam xun, wuxuu go'aansaday ​​inu aasaaso myShaqo si u gacan ka geysto ​​isbeddel wanaagsan.

Waxuu si daacada u aaminsanyahay in dhibaatada horseeda shaqo la’aanta in ay ka timaado jawiga ganacsi, dareenka ama fikirka laga qabo in la shaqaysto, maclumaad xumo, aqoon xumo, is-afgarad la’aan iyo dhibaatooyin ka iminaya aragti dhaqaneed oo duug ah.

Ku saabsan Aasaasaha

Category

Address


Deero Mall
Hargeisa
SL

General information

Agaasimaha myShaqo waa Mustafe.

Waa kuma Mustafe?

15 sano Buu Ka Soo Shaqeeyay suuqa Malgashiga Bangiyadda iyo Hantida ee UK.

Wakhtigii ugu dambeeyay wuxu ahaa agaasime, waxaanu u shaqaynayey mid ka mid ah shirkadaha ugu sareeya maalgalinta hantida ee UK.

Wakhtigu ahaa agaasime, isaga iyo kooxdiisu waxay heleen 8 abaalmarin ooo ay ka mid aheed "Top market share winner UK".

Wuxu ku takhasusay Waxqabadka Sare (High Performance), Maaraynta Dadka, Hogaaminta, Istaraatiijiga iyo Xeeladaha.

Sanadku marku ahaa 2017-kii, Mustafe wuxu iska casilay xilkiisa, waxaanu debeedna ku soo laabtay dalkiisi hooyo si u dadkiisa wax u taro



Facebook: Mustafa Myshaqo
LinkedIn: Mustafa Madar
Other Recruiters in Hargeisa (show all)
Gaari Talent Gaari Talent
Hargeisa

Somali Women In Tech👩‍💻

Bulshojobs.com Bulshojobs.com
Hargeisa

isku xidhaha shaqaalaha iyo loo shaqeeyaha.........

Shaqo Tilmaan Shaqo Tilmaan
Hargeisa

SHAQO DOON WAXAAD KA HELI KARTAA SHAQAALE NOOC KASTA OO AAD RABTO WAXANA NAHAY ISKU XIDHAHA LOO SHAQEEYAHA IYO SHAQAALAHA

SHAQO SHAQO
Shacbka, Pepsi Area, Near UNDP Compound
Hargeisa, 002522

Shaqo.com waa website isku xidha shaqo-bixiyaha iyo shaqodoonka guud ahaan ku sugan geeska Africa.

SYG Jobs SYG Jobs
Hargeisa, 00252

SYG Jobs waxaad ka helaysaa shaqooyinka dhulka Somalida, daily Somali Jobs. SYG Jobs will share with you daily job vacancies.

Amin Recruitment Agency Amin Recruitment Agency
W. Mujahid Maxamed Gadiid Street
Hargeisa

Amin Recruitment Agency helps Somali Professionals and Labourers . Seeking Job in The Gulf.

Shaqo Tilmaan Shaqo Tilmaan
Sawahili Supermarket Building
Hargeisa, JIGJIGAYAR

'waxaanu nahay furaha guusha shaqaalaha iyo loo shaqeeyaha' -We are the keys to success for employ

HYJ-Recruitment & HR Consulting HYJ-Recruitment & HR Consulting
Hargeisa

HYJ is a leading provider of professional recruitment, talent management, hr consulting, and recruit