Saleban seed
Nearby public figures
, Hargeisa
Hargaisa Main Way, Hargeisa
Cabdimaalikaadan760@gmail. com, Hargeisa
Maroodi Jeex, Hargeisa
Berbera Saaxil, Berbera
Sadaamilkacase2@gmail. com, Hargeisa
Streer, Hargeisa
Hargeisa 4885
Hargiesa, Hargeisa
Hargeisa
Hargeisa
Hargeisa CLOGAINTHEWORDS
Burco, Hargeisa
Hargeisa
waxaad ka helaysaa warar sugan iyo sheekoyin xiiso leh
Siciid cabdi Karin Alle hawnaxariisto janatul fardowsa hageeyo ,aabaha dhalay Alle cawil khayrqaba hasiiyo.
Suldaan Caddagude.
Waa fikirka dhabta ah well Somaliland Ku hagaagayso . Jookarku maanta halkii ay udhimanaysay ayuu taabtay.
Xasuus h**e iyo waayo waayo
Shirkada Dahabshiil ayaa Ganacsato yaryar u qaybiyay Lacago bisha barakaysan ee Ramadan Awgeedl
Waa markaad shaqada qarankaaga ku qanacsantahay.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xilkii ka qaadey Mukhtaar Cabdi Cabdillaahi, guddoomiyihii Gobolka Daad-madheedh iyo Maxamed Nuur Cabdi guddoomiye ku-xigeenkii gobolka Togdheer.
Geesta kale madaxweyne Biixi ayaa u magacaabey Cabdiraxiim Maxamed Axmed guddoomiyaha gobolka Daad-madheedh, halka uu Cabdi Xiis Yuusuf u magacaabey guddoomiye ku-xigeenka gobolka Togdheer.
Gabayga lukaansi.
Wasiir Caateeye oo dhawaan icasilay iyo wasiirk Cabdi Siciid Faahiye, ayaa kulan la qaatay musharraxa madaxweyne ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro.
Waxa suurto gal ah in masβuuliyiintani ay dhawaan ku biiraan Xisbiga Waddani.
Suxuur wanaagsan dhaman Somali maxamd.
Dhacdo Naxdin leh .
Afar isbuuc kahor Ayuu Arooskeedu Ka Dhacay Magaalada Dooloow ee Gobolka Gedo , isla Maalinkaas Waxaa Geeriyootay ayeeydeed Hooyo oo Hambalyadii Tacsi Ayaa Dabooshay , isbuuc Kadib ayaa Saygeedii oo Nairobi Kusugan Loo Kaxeeyey, Waxaana sii Galbisay Habaryarteed Hooyadeed La Dhalatay oo u wadday Nairobi.
Qadarta Alle , Duleedka Magaalada Gaarisa Ayey Shil Baabuur Ku Galeen Waxaana Halkaas Ku Geeriyooday Dhowr Qof oo ay Kamid Tahay Habaryarteed oo ahayd Qoftii u waday Guriga ay ku Aqal Gali Lahayd oo Ku Diyaarsanaa Magaalada Nairobi , iyadana Dhaawac Halis ah ayaa soo Gaaray oo Waxaa Dhiig Kaga Furmay Madaxa Koomo Ayeyna Gashay , Qaliin ay Gashay Kadib Waa Lagu Guuleystay Balse isbuuc Kadib Shilka Saaka ayaa ilaahay oofsaday oo ay Geeriyootay.
Alle ha naxariisto.
Quruxda Dhulkeenna hooyo
Waa magaalo xeebeedka berbera &Dawga shiikh
Saaxiibka Aad Dugsiga Hoose wada dhigan jirteen Mention Soo Dheh
Xasuus
" Waar orda oo Badda cagaha soo geliya oo soo qaboojista ..." Golihii Guurtida oo 2 Bilood oo fasax ah la galiyey.
PAGE ASXAABAY
Goorma kugu Danbeysay Aroos Reer Miyi Ah "
Waa kuma Saxiibkaga sidan u Heesi Kar Halkan Uga Yeedh ,
Casimada gobolka Sool lascaanod.
Kumuu Ahaa Maalqabeenkii Ka Soo Jeeday Degmada Maydh Ee Maamuli Jiray Magaalooyinka Berbera , Saylac Iyo Tajoora ?
Dahabshiil ayaa nus Milyan ugu deeqay dadkii ku waxyeeloobay weerarkii shalay ee Isgoyska Soobe. Waa lacagtii ugu badnayd ee loogu deeqo gurmadka qaraxii Soobe 2.
Dahabshiil
Gobalka sool oo roob iyo nimco ah
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Telephone
Website
Address
Hargesa
Hargesa
Kani waa page rasmiga ah ee πππ¬π‘π’π’π« πππ‘ππ.hadafkeyguna waa bixinta maclumad ku qanciya
Hargesa
UGU IMOWARAR LA HUBO SUGAN SIDA GABAYO HESO DHANTOYIN IYO WAXKASTO HIDI YO DHAQAN SOMALIYEED FADLAN LASOCO SONA FALOWGARE Peg
Hargesa
Yaxye maxamed dable waxad kala socon kartaa wararka xaqiiqo ku salaysan barnamijyada
Hargesa
Hel Warar La hubo, Dhacdooyin, Sheekooyin Xiiso Leh. Halkaan Kusoo Bandhigo fikirkaaga, xor ayaad ta