Bukaan GarGaar Medical Centre

Waxa aanu kula diyaar Nahay shaqaale cafimaad oo xirfad leh iyo Adeegyo iyo Daawoyin Tayo Leh

31/03/2023

DHIIG KARKA (HYPERTENSION)

Waa xaalad caafimaad oo saamayn balaaran leh, cadaadiska uu dhiigu ku marayo xididada uqaada xubnaha jirka si ay usiiyaan oxygen iyo nafaqo ayaa siyaada, waxaana yaraada dhumucda xididka ,taasoo keenta inuu siyaado awoodu uu wadnuhu usoo ururo si uu dhiig ugu diro xididka. Dhiig karka waxaa saamayn ku leh laba qodob, mida koowaad waa cadadka dhiiga ee u wadnuhu u dirayo xididada, mida labaadna waa cadaadiska ka jira xididada. Tusaale hadii uu badanyahay dhiiga wadnahaagu udirayo xididada, dhumucda xididkuna ay yartahay waxaa siyaadaya cadaadiska uu dhiigu ku marayo xididka taasoo keenta dhiigkar. Cabirka cadaadiska dhiiga ee caadiga ah waa 120-130/80-90mmHg, hadii uu intaas ka badnaado waqtiyo kala duwan oo isku xigxiga waxaa jira dhiigkar.

Maxaa Sababa Dhiig Karka

Dhiigkarka waxaa loo qaybiyaa laba qaybood, midka koowaad
(essential hypertension) malahan sabab gaar ah oo la fahansanyahay, waxaase lala xiriiriyaa dhaxal, midka labaad waxaa uu leeyahay sabab gaarka sida xanuunada kelyahan ama sokorta oo kale. Waxaa kale oo lala xiriiraya cusbada, sigaarka, jimicsi la aanta, walwalka (stress) iyo hormoonada kelyaha oo sareeya.

Astaamaha Dhiig Karka

Waxaa ka mid ah, madax-xanuun, wadna garaac, araga oo daciifa, kulayl ama dhaxan, dhidid. Inta badan dhiigkarku wax calaamad ah maleh waxaana laga yaabaa in adoo caadi ah oo aan waxba dareemayn uu dhiigaagu kacsanyahay. Waxaa haboon in marwalba aad lasocoto cadadka dhiigaaga.

Mala Daawayn Karaa

Malahan daawo rasmi ah oo lagu daweeyo laakiin waxaa lagu kontorooli karaa qaab aan daawo ahayn, sida iyadoo la iska ilaliya cuno cusbadu ku badantahay iyadoo jimicsi lasameeyo iyo in la iska yareeyo walwalka, waxaa kaloo jira daawooyin lagu xakameeyo heerka dhiigkar, kuwaaso faa’ido weyn u leh dadka qaba dhiig karka.

30/03/2023

Bukaan Gargaar medical
Hargiesa Somaliland

17/01/2017

Shaqo wacan iyo Dr khibrad leh oo kugu diyaar Bukaan Gargaar medical centre

Photos from Bukaan GarGaar Medical Centre's post 04/01/2017

Waxa diyaar kuu ah Doctors iyo laboratory casriya Iyo emergency 24 hours Bukaan GarGaar medical

Photos from Bukaan GarGaar Medical Centre's post 24/12/2016

NSAID

Photos from Bukaan GarGaar Medical Centre's post 18/12/2016

OUR BRARIN

Photos from Bukaan GarGaar Medical Centre's post 18/12/2016

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacabka kunool Magaalada Hargiesa Gar Ahaan Xaafada sheekh nour Ama ( ) In layinka furaya xarun caafimaad oo dhamystiran Xaafada. Adaba
DHAWAAN WAXA SHAQADA KAAGA BILAABI DOONA DHAKHAATRI TAKHAKHUSA Ah

1. Dr Caruurta
2. Dr's Xanuunada Dumarka qaabilsan
3.Dr computerad macdanta iyo uur ku Jirta
4. Dr cudurada Guud
5. Dr Emergency yada u Diyaara

Dhamaank dhakhaatiirtaasi waxay shaqada bilabayaan maalmaha fooda inagu soo Haya

Faahfaain ka soo horjeedka saldhiga xaafada sheekh nuur Ama agaarka sariibada

Tell 252634087926
252634413970

Want your practice to be the top-listed Clinic in Hargeysa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Shaqo wacan iyo Dr khibrad leh oo kugu diyaar Bukaan Gargaar medical centre

Category

Telephone

Website

Address


Hargeysa
00252
Other Hospitals in Hargeysa (show all)
Nageeye Medical Centre Nageeye Medical Centre
Hargeisa Mohamed Mooge Village
Hargeysa

Hargeisa care clinic Hargeisa care clinic
Hargeysa, < cafimaadka bulshadeenu kor u qaad buu u bahanyahay ,waxaanu u taganahay in aan bulshada wacyi galino , kuna boorino qaabka cudurada layskaga ilaaliyo .

Qudus Clinic & Pharma Qudus Clinic & Pharma
Hargeysa

Dr Abdullah A (Specialist in Ultrasound).COA and Director of Qudus Hospital.

Atu-Daryeel Hospital Atu-Daryeel Hospital
150 Ka, Dab-la-taagay
Hargeysa, 252

ATU-Daryeel Hospital is the teaching hospital for Abaarso Tech University and currently is designated COVID-19 treatment facility.

DJibouti Pharmacy & Clinic DJibouti Pharmacy & Clinic
Hargeysa

Kala soco Page kan wararka DJIBOUTI PHARMACY AND CLINIC

Al-Rahma Clinic Hargeisa Al-Rahma Clinic Hargeisa
Jidka Idacada
Hargeysa

Xarunta Caafimaadka ee Al-Rahma Clinic, oo laga furay magalada Hargeisa, Deg. 26 june, Waxaad ka helaysaa Dhamaan adeegyada daawaynta iyo Qalliinka indhaha

Edna & Rejo Diagnostic  Center Edna & Rejo Diagnostic Center
Opposite Of Deero Mall
Hargeysa, 2522