Darwiish Media1
Nearby public figures
Togdher Street, Hargesa
Hargeisa 143
Hargeisa
Warancade, Hargeisa
Hargeisa
Road Number, Hargeisa
Hargeisa
Hargeisa JOURNALIST
Maamus Area, Hargeisa
Hargeisa
Hargeisa
Hargeisa
Hargeisa
Hargeisa
Hargeisa
Follow like share my page
Waxaa hadda garoonka diyaaradaha Garowe ku duulay qaar kamid ah isimada dhaqan SSC oo u socda magaalada muqdisho. Isimadan ayaa ka ah:
1-Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil
2-Garaad Abdirisaaq Garaad Soofe
3-Garaad Abdisalaan Xasan
4-Ugaas Maxamuud Ugaas Abdilahi
Iyo Suldaan Mustafe Awseed oo magaalada Xamar ku sugaya.
Dagaalkii Shalay Waa ku Daayay👈
Fallow dheh Pageka Oo Nagusoo Biir👈
Bulshooy Nadaafada Ku Dadaala👈
CEERIGABO IYO CAWA
Hala Fallow Gareeyo.
https://www.facebook.com/profile.php?id=100091484765029&mibextid=ZbWKwL
Garad Jama Garad Ismail Madax Banaanida SSC Waa Muqadas
Xil. Magacaabis.
SSC military 💟♥️
MarkaLe🙏
Gabdhaha Hartiyow Guurkina Ka Fiirsada Fahiima Yuusuf Quuje
"Waa inoo Laascaanood, Muuse Biixiyoow ama Goojacade ku jir ama Boorama xabbad ka rid Soomaali waa mid.." Hoggaamiye Asad Osman.
Ciidan Cusub Oo Dhalinyara Ayaa Tobobar Looguso Xiray Laascaanood Kuwaso Si Toosa Ciidamada SSC Uga Midnoqday.
Just now qaniimo
Gaarigan Jamahiirta warrsnageli ee bah-ogayslab aYaa Gacanta Ku dhigtay hadda Iyo Maxaabis..Gaarigan Jamahiirta warrsnageli ee bah-ogayslab aYaa Gacanta Ku dhigtay hadda Iyo Maxaabis..
Laascaanood: Faahfaahin dagaalka caawa .
FALLOW DHEH.
Idoorkii Caawa kabahaygii ma aragtaa ku dhacay 😂😂😂😂😂😂
Follow me Darwiish Media1
Daraawiish baan is qabanay laascaanoodna k**a bus kicin been dheh 😂.. Adeer gumaystihii ingiriiska ee aad tiri dhul buu isiiyey ka wareyso wixii dhex maray iyaga, sayidka daraawiishta.
Wallaahi waa runtaa waad is dhiibteen oo aad fashilanteen.!
War Murtiyeed dhalinyarada SSC 6 may 2023 laascaanood.
1. Caawa oo taariikhdu tahay 6 may 2023 dhalinyarada SSC Khaatumo waxay iskugu yimaadeen kulan weyne ay kaga arin sanayeen dardargelinta iyo dhamaystirka halganka.
2. Maadaama aynu ku jirno xaalad dagaal waxay aqoonyahanka iyo dhalinyaradu isla garteen inay lagama maarmaan tahay inay yeeshaan hogaan sidaa darteed waxay doorteen 15 xubnood oo hugaanka iska dhex dooran doona.
3. Aqoonyahanka iyo dhalinyaradu waxay isla garteen in ay muhim tahay in la fuliyo heshiiskii beelaha SSC Ku galeen degmada Laascaanood taariikdu markay ahayd 6/2/2023 lana sii daayo xubnihii 45 ahaa si loo helo hogaan siyaasadeed oo ka wakiila bulshada.
4. In la xoojiyo midnimada iyo wada jirka bulshada SSC.
5. In aan waxba laga reeban halganka naf, maal iyo fekerba.
6.dhalin yaradu waxay taageersan yihiin lana dareen yihiin kacdoonka reer Awdal.
7. Dhalin yaradu waxay faraysaa dhammaan masuuliyiinta ay kamidka yihiin golaha dhaqanka, Saraakiisha ciidanka iyo gudiduba inay ka dhabeeyaan rabitaanka shacabka.
8. Bulshadu waa inay ka gacansiisaa laamaha amaanka sugida amniga deegaamada SSC.
9. Dhalinyaradu waxay u mahad celinaysaa tolweynaha Harti iyo cidkasta is garab taagtay halganka SSC.
10: ugu danbayn madaama dhalinyaradu tahay mulkiilayaasha halganka waxay awamiir iyo qodobbo xassaasi ah oo aan ku haboonayn media u gudbinaysaa hoggaanka dhaqanka' guddiga 33 iyo sarakiisha ciidanka.
Dhalinyarada Jamaahiirta SSC-Khaatumo Laascaanood.
Hubaal Media.
❤️💪👈
DAAWO: Gen. Asad Osman Abdullahi iyo Socdaalka Isbedel Doonka - Buurtinle.
>>> https://twitter.com/alidholayare
Garaad kii Reer Saalax ee warsangeli oo Maanta furtay Warsangeli gii suldaankoodii iyo isimadoodii la baafinaayay oo laascaaood si wayn loogu soo dhaweeyay.🐎👏
Fogeeya.
Reer Burtinle waxay dheheen "Waa geesigii oon godob lahayn..." Hoggaamiye Asad & maanta.
Garaad Maxamed Garaad Cabdilaahi Caaqil Cali-Ciid oo ay Laascanood kuso dhoweyeen qaar kamida isimada SSC-Khaatumo.
Jihada bariga magaalada Laascanood xabbad xooggan ayaa ka bilaabatay.
.
Subxaanaka war Maamadu Codkarsanaa!!
Fiqishinni si tolnimo leh ayay u habarwacdeen maanta.
Mardhow Aricadeeye ayaa noo wada ballan ah.
Wuxuu hibo u leeyahay samaynta codadka xayawaanka qaar !
Masjidkii Nabiga Scw iyo Qabrigiisii iyo abibakorsadiiq iyo cumar ibnu khadab iyo caasha waana Afar qabri oo jaar ah.
MUCJISO Taliye Cabdi Madoobe Fariin Kulul udiray Iidoor,Macawiisleey dhulbhanate Dagaalka Kubiirtay.
Jawaabta aabihis waxyar shaki k**a galin guuleso wiilow 😍😍 kasoni waa midan
TAARIIKH: In aadanka laga Daaray Stamford Bridge,Taraawiix lagu tukado laguna qabto afur wadareed gudaha garoonka.
Chelsea oo sameeyay ficil aanu horay koox kale u sameen kuna heshay bogaadin.
Laas caanood.
Ramadaan Mubaarak
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Laascaanood
00000
Laascaanood
I created this page, in order to connect people from ssc, who are willing to give their advice on ho
Laascaanood
Social activist, Advocate for vulnerable people. Somali Wadani.
Huda Street
Laascaanood
This is Official page Aden Diinwade Health professional and Social Activist.
Laascaanood
Kolka aan jilbaabtee naftani Eebbe jaro ruuxda Jannadii inaan galo ducada ii jamciya laylka. @Bineeye
Laascaanood
University Lecturer || Lab Technician || A Motivator || Entrepreneur || and Social Worker|| CEO LDC