Abdullahi mohamed

Abdullahi mohamed

Personal experience

19/05/2022

prank lagu sameeye lamahanaha qarniga๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
Like ๐Ÿ‘ share

17/05/2022

Ax ciil looma dhinto

15/05/2022

Gaariga waxaa leh Cabdiraxmaan Cabdishakuur, gurigiisa Hoobiye ayaa ku dhacay.

15/05/2022

DEGDEG: Hoobiyaal ayaa ku dhacay aagga Doorashadda Afisyooni.

15/05/2022

wiilka ku magacaaban gadoomiye ku xigeenka gobolka oo maanta ilaalo u noqday madaxwaynaha waqtigiisu dhamaaday ee farmaajo.

15/05/2022

Saciid dani oo talaasulay.

15/05/2022

Hadda ma waxad ileedihiin reer bashuuqsi 12 saac kaliya ayaa u hartay cajiib.

14/05/2022

Kaligiis Ayaa La Dooran Doonaa Usii Hambalyey Isaga ! 5 Shuruud Ee Xildhibaanada Ku Dooran Doonaan Madaxweynaha Dooran.

13/05/2022

Murashaxa Madaxtinimo Ee Aan rabno si uu usoo baxo Ayaan lacagtan u qaybinay Dadka waana loogu duceeyay || Wiil Caan Ah ( A.Realy ) Oo Mucjiso Ah Sameeyay !

Abdi Asiz Realy Aragtidii Ugu Fiicneyd Ee Qof Caan Ah Ee Siyaasada Ku Saleysan.

13/05/2022

Toos u daawo Dagalka ka socda Dhuusamareeb.

09/05/2022

Musharax madaxweyne cali khayrre waa Hugaamiyaha dhaawaca Qarankeena ku yaal dhayi kara.

08/05/2022

Mr 17 September ma neefsan karo. ๐Ÿ˜…

07/05/2022

Xarfaankaan garbahaareey lagu soo doortay ileen Team Farxiyo Oodkac ayuu ku jiray!!

05/05/2022

Aniga Iyo Manaal Yaa Qurxoon Suaashaas Ayaa La Weediyay Ck Muxudiin Ku Jawaabay!

05/05/2022

Gabadhaan hadaad taqaan soo mention gareey si timaha kadhacay ay u qaadato ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

01/05/2022

Heesaha wad Share Garaysa Quraanka Eebe Wa Adiga Iyo Garadkaga๐Ÿ˜ญ
Masha Allah

Haddaad Awoodo illaahay Dartiis u faafi.

30/04/2022

Fartuun 'Sheekh shantaay xirir Jaceyl ayaa naga dhaxeyo . Balse Maanta ayuu ka dhuuntay ..

30/04/2022

Shukansi live ah iyo reer burco๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

30/04/2022

DEG-DEG ' Buuq ka tagan xarunta Golaha kani 'Xildhibaanada Xaqa ah waa anaga sidaa waxa yiri Isaaq Boorow oo laga soo doortay Garbahareey ..

29/04/2022

Afhayeenka Booliska Soomaaliya ''Atooraha Badda waxaa dilay saxiibkiis Leeleefow, kadib markii ay isku qabsadeen lacag $60,000 dollar''.

29/04/2022

YAA ALLAAH: Saaxiiib Dhaw ayuu ka dhigtay wuu soo dhawaystay balse markii dambe isgaa dilay๐Ÿ˜ญ.

Muuqaalka hoose waa mar wada duubeen muuqaal ay ku wada farxsanaayeen.

28/04/2022

Waa Jig-Jiga Waana AFurka Kadib Waa Mudaharaad looga so horjeeda Amxarada Gubtay Kitaabka Quraanka Kareemka & Masaajidada .

Muqaal mudan inuu meel dheer garo 'Sii Gudbi Share Taabo ..

28/04/2022

Allah unaxariiste Waa Cusamaan Salaad 'Atooraha Badda Liido ee Caawa lgu dilay Taleex Masakiinta ayuu Caawin jiray ..

28/04/2022

Xildhibaano iyo Siyaasiyiin caan ah oo olale xoogan ka dhex wada Hoolka Afisyooni.

28/04/2022

Xildhibaan Dhuxuloow: "Xildhibaan waxay noqdeen geesiyaan oo meeshii danta dalka ku jirto kaliya aadayo"

28/04/2022

Bal nagu salaan Lafta gareen iyo Sodoggiis, wixii aad aragto oo dhan xitaa Farmaajaha weyn.

27/04/2022

Sii gudbi oo nagu soo biir si aad mar waliba u heshid xog dhab ah.

27/04/2022

Xildhibaan khadiijo Maxamed diiriye"sadex jeer ayaa meel la iga Celiyay,laakin waajibka ayaa ka weyne wax walba"

27/04/2022

Xaadooke & Khadiija Oo Bus u sii Saaran Teendhada

27/04/2022

Ciddii na celin karta haddaan u joognaa "Jacfar"

Laandheeranimadii oo teendhada dhex taagan๐Ÿ‘Œ๐Ÿผ

22/04/2022

Dhamayso adigaa qosli doonee๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

22/04/2022

Jawiga Mail-ka maanta waa sidaan ..

21/04/2022

Sheekh Salaad 'Primo & Suguntee Cuneysaa Ee 'Gabadha Halaga Warqabo Hadii kale Shahweey u Baahaneysaa ..

dheh oo la sii wadaag asxbtaada kale.

21/04/2022

Daamanaa iheleen iyo Xaasid addduun!!

dheh oo la sii wadaag asxbtaada kale.

12/04/2022

Musica uma baahna codkooda ayaa ku filan.

12/04/2022

Muqaal u Bahan in uu Gaaro meel Dheer Waa Ciidan Xooga oo Farxad ka Muuqata .

la sii wadaag asxbtaada.

08/04/2022

Xaaska catoosh yare oo mar kale ka hadashay dhibaatada uu u geystay Catoosh yare.

07/04/2022

Madaxweyne Laftagareen oo ku hadlay luuqadii ugu adkeyd ee arrimaha Doorashooyinka Soomaaliya, diidayna in xildhibanaadiisa u diro Muqdisho.

07/04/2022

la sii wadaag asxbtaada kale

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Mogadisho
Mogadisho
Other Public Figures in Mogadisho (show all)
Iguwaaalo2022 Iguwaaalo2022
Mogadisho

https://www.facebook.com/profile.php?id=100079444967615

NABAD IYO NOLOL PAGE NABAD IYO NOLOL PAGE
Barwaqo
Mogadisho, 0613458503

Siinnan

Ifka Media Ifka Media
Banadir
Mogadisho

Warar xiiso leh

Aadam Moallim Tukade Aadam Moallim Tukade
Wadnaha Street Mogadishu Banaadir
Mogadisho

ู‚ุงู„ ๏ทบ :โ€ ูŠู‚ุงู„ ู„ุตุงุญุจ ุงู„ู‚ุฑุขู† ุงู‚ุฑุฃ ูˆุงุฑุชู‚ ูˆุฑุชู„ ูƒู…ุง ูƒู†ุช ุชุฑุชู„. ู‚ุงู„ ุงู„ู„ู‡ (ุงู†ู‡ ู„ุฐูƒุฑ ู„ูƒ ูˆู„ู‚ูˆู…ูƒ ูˆุณูˆู ุชุณุงู„ูˆู†.

Ahmed Abdullahi Ahmed Abdullahi
Via Mosco
Mogadisho

ู…ูŽู†ู’ ุฏูŽู„ูŽู‘ ุนูŽู„ูŽู‰ ุฎูŽูŠู’ุฑู ููŽู„ูŽู‡ู ู…ูุซู’ู„ู ุฃูŽุฌู’ุฑู ููŽุงุนูู„ูู‡.

DUCO QABE MEDIA DUCO QABE MEDIA
30
Mogadisho

Bogaan waxa loo sameeyey ayaa ah in dhamaan walaalaha soomaaliyeed lagu soo dhaweeyo

Ali-nuur cabdi page Ali-nuur cabdi page
Mogadisho

kusoo dhowow pegkan oo follow dheh

Beeciye Center Beeciye Center
Mogadisho
Mogadisho

Iska beeci ama ka iibso halkan

ุฑูˆุถุฉ ุงู„ุนุงู„ูŠู‡ ู„ู„ุฃุทูุงู„ ุฑูˆุถุฉ ุงู„ุนุงู„ูŠู‡ ู„ู„ุฃุทูุงู„
Howlwadaag
Mogadisho

ู„ุชุญููŠุธ ุงู„ู‚ุฑุขู† ุงู„ูƒุฑูŠู… ูˆุชุฑุจูŠุฉุงู„ุฃูˆู„ุงุฏ ู…ุน ุงู„ุญุถุงู†ุฉ

Bakal Bakal
Mogadisho

Just like me

Mohamed Dahir Mohamed Dahir
Mogadisho

An ORDINARY PERSON with his OWN OPINION.