NABAD IYO NOLOL PAGE

Siinnan

Photos from Radio Mogadishu's post 30/10/2023
30/10/2023

Somalinimo 👉❤️

30/10/2023

Approaching new life

Photos from Aqalka Sare's post 13/09/2023
12/09/2023

Waxaa lagu balamay in Raysal Wasaaraha iyo ciidanka kulankooda dambe ka dhaco Galhareeri todobaad gudihiis insha Allaah.

Soomaaliya ma jirto maalin ay maanta kaga rajo fiican tahay in amnigeeda hagaago, waana dhici doontaa insha Allaah.

Mobile uploads 12/09/2023
11/09/2023

Waxaan murugada la qaybsanayaa, si weyna u garab taaganahay walaalaha reer Jigjiga ee xilligan adag ku jira. Waxaan Allaah beddel khayr qaba iyo caafimaad degdeg ah u weydiinayaa ganacsatada ku hanti beeshay iyo shacabka ay waxyeelladu ka soo gaartay dabka ka kacay suuqa ganacsiga ee magaalada Jigjiga.

Guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee caanka ku ah is caawinta iyo isu damqashada xilliyada adag waxaan ugu baaqayaa in ay si weyn ugu gurmadaan oo ay gacan walaalnimo u fidiyaan ganacsatada iyo shacabka ay waxyeellada hantiyeed iyo midda nafeed ka soo gaartey masiibadaas.

11/09/2023

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Waxaan murugada geerida la qaybsanayaa qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay, Alle ha u naxariistee, Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Cumar oo ku geeriyooday magaalada Nayroobi.

Waxaan si gaar ah tacsida ula wadaagayaa dhammaan xildhibaannadii ay shaqo wadaagta ahaayeen ee Golaha Shacabka oo uu Marxuumku xubin ka ahaa. Waxaan Allaah uga baryayaa in u Jannatul Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna uu ka siiyo ehelkii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuumku.

22/03/2023
22/03/2023

Somali culture

22/03/2023

Bilashada bishan barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo dhammaan muslimiinta adduunka oo idil.

Alle waxaan ka baryayaa in uu ina waafajiyo khayrka Bishani ay wadato ee cibaadada, daryeelka masaakiinta, garab istaagga danyarta iyo agoonta iyo guud ahaan acmaasha wanaagsan ee mar walba laga rabo in ay ku tilmaamnaadaan dadka Islaamka ah.

Ilaahay, fadliga bishan awgeed, hanooga yeelo dalkeenna mid barwaaqo ah oo nabad iyo horumar ku tallaabsaday.

Ramadaan Mubaarak.

14/01/2023

Mxu Ka mudan yahye sawirkan ❤️🇸🇴

13/05/2022
24/03/2022
07/03/2022
Photos from H.E Said Abdullahi Deni's post 07/03/2022
05/03/2022

Love bas saar

05/03/2022

Wanagiiy oo qof ah 10k in love mu adinka haa lasaaro

05/03/2022

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO SAFAR SHAQO UGU AMBABAXAY DALKA QATAR

Muqdisho, Maarso 05, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhowayd safar shaqo oo labo maalmood qaadanaya ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Amiirka Dowladda Qadar Mudane Tamim bin Hamad Al Thani ayaa halkaas ku yeelan doona wada hadallo lagu gorfaynayo xoojinta xiriirka soojireenka ah iyo horumarinta iskaashiga ku qotoma is-ixtiraamka, wax wada qabsiga iyo horumarinta danaha qaran ee labada dowladood iyo labada shacab ee walaalaha ah.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;

Cabdirashiid Maxamed Xaashi,
Agaasimaha Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

E-mail: [email protected]
Facebook: https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/
Twitter:

05/03/2022

Dalka IYO dadka adiga ayeey Ku bahanyahin
Jiro jooga magacaga haa Jira
Guul ismuujiya somalinimo

03/03/2022
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Sancamaal yaa sameenkara

Category

Telephone

Address

Barwaqo
Mogadisho
0613458503
Other Public Figures in Mogadisho (show all)
Abdullahi mohamed Abdullahi mohamed
Mogadisho
Mogadisho

Personal experience

Ifka Media Ifka Media
Banadir
Mogadisho

Warar xiiso leh

Aadam Moallim Tukade Aadam Moallim Tukade
Wadnaha Street Mogadishu Banaadir
Mogadisho

قال ﷺ :‏ يقال لصاحب القرآن اقرأ وارتق ورتل كما كنت ترتل. قال الله (انه لذكر لك ولقومك وسوف تسالون.

Ahmed Abdullahi Ahmed Abdullahi
Via Mosco
Mogadisho

مَنْ دَلَّ عَلَى خَيْرٍ فَلَهُ مِثْلُ أَجْرِ فَاعِلِه.

DUCO QABE MEDIA DUCO QABE MEDIA
30
Mogadisho

Bogaan waxa loo sameeyey ayaa ah in dhamaan walaalaha soomaaliyeed lagu soo dhaweeyo

Beeciye Center Beeciye Center
Mogadisho
Mogadisho

Iska beeci ama ka iibso halkan

روضة العاليه للأطفال روضة العاليه للأطفال
Howlwadaag
Mogadisho

لتحفيظ القرآن الكريم وتربيةالأولاد مع الحضانة

Bakal Bakal
Mogadisho

Just like me

Abdullahi Abdi Abdullahi Abdi
Mogadisho

page rasmi Abdullahi Abdi

Mascuud DoYow Hassan Mascuud DoYow Hassan
Mogadisho

^....WaxaN ahay ....^ ..muwadin SomaLiÝeÐ..Oo JeceL dalkiiSa .. ^...iÝo daskiisa alxamdulilah😃

IFIYE MEDIA GROB IFIYE MEDIA GROB
Mogadisho