Qoral ku dhiigle
Murtiiluhu kaalinta maadeeyaha waa uu gali karaa, balse maadeeyuhu kaalinta murtiilaha ma geli karo.
Intaan ummada soomaaliyeed haloo sheego!
Waa talooyin muhiim ah!
Hadii aad tahay dhalinyaro oo aad rajo ka leedahay in mar uun dalkeena noo hagaago talo walaalnimo ayaan ku siinayaa qodobadaan ku dadaal:
1- Qalbigaaga waxaad bartaa in ummada aadan waxba dheereen, ka xoroow fikirka ah ”laandheeraa ahay”
2- U cadaalad fal dadka, qofkaan ayaa i xiga dartiis ha uga eexan qof la dulmiyay.
3- Ha aaminin in qabiilkaaga wax kuu tari karaan, aamin naftaada, kartidaada iyo aqoontaada.
4- Qof aad ogtahay inuu ummada dambi ka galay qabiil dartii haku difaacin, qof aan wax galabsanna qabiil dartii ha u dhibaateen.
5- Qarash yuusan kaaga bixin xoolo dhiig lagu daadinayo, qaaraan-qabiil intaad dhiibi laheyd haku gubane masaakiinta sii.
6- Ha aaminin, hana sii faafin dacaayada iyo xumaanta laga abuuro qabiilada. Ogow cid kasta ayaa shiikh iyo shariif leh.
7- isaga dheeroow meelaha qabyaalada looga sheekeeyo, ama la isku aflagaadeeyo.
8- ilaa ay dan kuu geyso, intaad ka dheeraan kartid qabiil iyo qurunkiisa isaga dheeroow.
9- Haku kaftamin magac qabiil, eray agtaada ka fudud ayaa dad hor leh kicin kara.
10- Alle swt kuwa adoo adoomadiisa amaan-galiya ayuu jecel yahaye aakhiradaada u shaqeyso.
Talooyinkaas waxaan la jeclaaday dhalinyarada soomaaliyeed.
Ila wadaag qodobkee ka heshay?
قد يضيع كل شيء تحبه
ولكنه سيعود اليك بطريقة مختلفة
كافكا والفتاة !
"Waxaa lumi wax kasta oo aad jeceshahay! Laakiin waxa laga yaaba in uu kugu soo laabto wado kale!
Kaafaka iyo gabadhii!"
Maxad doonaysaa?
Maxamuud darwiish:
Waxba majecli, waxaan rabaa inan ooyo!
:
Waxan rabaa inan seexdo, waxyar waxyar. ..... ilbiriqsiyo ama qarniyo.
: الماعوظ
Waxba ma rabo, noloshayda oo dhan waan ordayay waxna Maan gaadhin, duqnimo mooyaane! Harqaanleyda: Waxaan riyadeyda u rabaa kafan ballaaran!
:
Waxa kaliya ee aan rabo waa inan sariirta aado, indhahayga xiro, waligayna hurdo!
: Waxaan rabaa in uu jiro ugu yaraan hal qof, oo aan ula hadli karo saan naftayda ula hadlo.
Maqeexi kartaa waxa aad doonayso?
Qof kasta oo bini'aadam ah wuxuu lakulmay ama lakulmayaa ama lakulmi doonaa mustaqbalka qaababka ugu daran ee Rabaayadeenta( xoolaynta). Falsafad ahaan, ma nihin kuwa hanuunsan, xorna uma nihin inaan wax dooranno, laakiin waxan u dhexeennaa dubbe iyo dabin dhaxal dhaqameed oo khasab ah. Si kale haddii loo dhigo, arrintu waxay la xidhiidhaa dabinka loo dhigay nacasyada kuwaaso ladhalan rogay fikirkooda iyo hab-fekerkooda. Taas oo ah, xadhig ula kac ah oo ku jira suugaanta saddex-geesood dulmiga: siyaasadda - diinta - dhaqaalaha.
Marka ay bulshadu barogaraamiso koox kamid ah bini'adamka ayagoo ku duraya waxbarasho dhan ka raran, taas oo ka bilaabma guriga, ka dibna shaarica iyo qorayaasha, ka dibna dugsiga si loo hawlgeliyo Rabaayadeenta rasmiga ah, waxaan ku milmi doonaa falsafada kooxda duran ama dibadda ayaan u bixi doonnaa kooxdaa borogaraamsan.... Laakin hurdo dheer ka dib darnaanta suuxinta iyo danayn la'aanta.
- كان يؤلمني الكتمان, أما الآن أشعر أن شيئاً دآخلي يبتلع كل شيء دون أن أشعر, وكأن روحي أعتادت على الإحتراق.
" waxa idhibi jiray wax daboolida ( wax qarinta) hadase waxad mooda in wax gudahayga kujiraa liqay wax kasta anoo dareemayn, waxad ba moodaa in naftaydu laqabsatay hoos kagubashada ".
كم هَي مُخيفه تِلك الليالي التي تبيت فيها تحصي خسائرك ، هذه ِعَلاقه مؤلمه ، وهذه صداقه زائفه ، ذاك الصديق مصلحي وهذا القريب اناني ؟ وذاك القريب من القلب امسى بعيد ؟ لا تعلم كم تنهيده يحتاجها قلبك لكي يستوعب هذه الكتله من الحزن ؟
- intee in la eg bay cabsi badantahay habeenadaad kubariday adoo tirinaya qasaarahaagii, maxaa kadhib iyo xanuun badan xariirkan, waxan oo dhan oo saaxiibo been ah, mid danaysta ah mid naftiisa kaliya wax lajecel! Kii ugu dhawaa qalbigaga shalay wuxuu noqday midka ugu fog hada? Magaranaysid siduu qalbigaagu ugu dulqaadan karo waxanoo murug ah?
Qoral ku dhiigle
عندما تتحول فجأة لشخص لا يُعاتب أحدًا ، يتجنب المُناقشات التي لا جدوى منها ، ينظر للراحلين عنه بهدوء ، ويستقبل الصدمات بصمتٍ مريب ، فاعلم أنك بلغت أقصى مراحل النضج.
- نجيب محفوظ 📃
" markad silama filaan ah isku badasho qof cidna canan ujeedin, kafogaada doodaha maladhalayska ah, u fiiriya sidagan dadka kabaxaya noloshiisa, ku qaabila dhacdooyinka aamuus yaab leh, waxad ogaata inad gaadhay heerkii ugu danbeeyey ee koriinka" Najib maxfud.
Qoral ku dhiigle
#." hadaysan jiri lahayn dhacdooyinku, waxan umalayn lahaa dadka oo dhami inay saaxiibaday yihiin".
kudhiigle
Si kastoo aad niyadada uwanagsantahay marna kabaadbadi maysid malaha xun ee dadka.
@ Qoral kudhiigle
"Wey fududahay sida qalbiyada dadka loo dhaawaco.
Laakiinse way adag tahay sida loo dhayo"
" كُنّا بِخَير .. لولا الآخرون "
— هذه الجملة وجدت على حائط مصحة نفسية مهجورة.
" waxan ahaan lahayn kuwa ladan.... .. hadaysan jirin ayagu ".
لا أحد يعلم ما أصابك,لا أحد يعلم كيف هي معركتك الخاصة مع الحياة ,مالذي زعزع إيمانك,وقتل عفويتك,كم كافحت وكم خسرت ,لا أحد يعلم حقًا من أنت !!!
"جبران خليل جبران"
" majidho cid garanaysa wixii ku haleelay!,
qofna ma oga waxay tahay halganka nolosha aad kula jidho, wixii gilgilay rumayntaadi,
cidna ma oga halgankaga iyo intaad qasaartay. Dhab ahaantii qof ku yaqaan majiro"
@ qoraal kudhiigle
Maxa ka xanuun badan inaad dhoola cadaysid adoo qalbigu ku hurayo🥲
#الحقيقة:
ما يحدث حاليا يشبه قصة موسى عليه السلام حين صلوا صلاة الإستسقاء و لم ينزل المطر .
قصة موسى عليه السلام حين صلوا صلاة الإستسقاء و لم ينزل المطر .. فنادى موسى ربه فأجابه: "بينكم رجل يرتكب معاصي منذ 40 سنة و لن ينزل المطر إلا إذا خرج هذا الرجل منكم" ..
فنادى موسى قومه: "يا بني إسرائيل هناك رجل منكم يرتكب المعاصي منذ 40 سنة لن ينزل المطر إلا إذا غادرنا هذا الرجل" ..
و بسرعة تفطن الرجل المعني أنه هو المقصود و شعر بخجل و خوف أنه إذا غادر سيفتضح أمره و إذا بقي سيموتون جميعا عطشا ..
فأعلن توبته سرا بينه و بين الله ..
فنزل المطر فتعجب موسى و سأل ربه: "كيف نزل المطر و لم يخرج أحد من المدينة" ..
فأجابه ربه أن الرجل قد قرر التوبة سرا .. فقال موسى يا رب دلني عليه حتى نفرح به فأجابه ربه: "يا موسى هذا الرجل ارتكب المعاصي 40 سنة و لم أفضحه فكيف أفضحه الآن و قد تاب؟ ... فالحل الوحيد هو التوبة حتى ينفرج حالنا .
(إِنَّ اللّهَ لاَ يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتَّى يُغَيِّرُواْ مَا بِأَنْفُسِهِمْ) 💔🤲
Dadka ugu nasiibdaran waa kuwa runta aan lagaban ee kudhex nool bulshooyinka beentu ay saldhigatay😷
نحنُ نعيش في عصر التفاهة ، حيثُ حفل الزفاف أهم مِن الحُب ومَراسم الدفن أهم من المَيِت واللباس أهم مِن الجسد والمعبد أهم مِن الله.
― إدواردو غاليانو.
Waxan nool nahay xilliga hooseenta, xili xaflada aroosku ay ka muhiim santahay jaceylka, qaban qaabada aaskana ay kamuhiimsantahay meytkii, dharkii laxiranayeyna uu ka muhiim sanyahay jirkii adamaha, meshii cibaadadana ay ka muhiimsantahay illahay!.
@ qoraal kudhiigle.
حين لاتحب المكان إستبدلهُ، حيِن يؤذيك الاشخاص غادرهم، حين تملّ إبتكر فكرة جديدة، حين تُحبط أقرأ بشغف ،المُهم في الحياة ألا تقف مُتفرجاً .
― تشيخوف.
Hadaadan kahelin heerka iska badal, haday dadku kudhibaan iskaga tag, markaad caajistid fikrad cusub abuur, muhiimadu waa inadan nolosha meel iska istaagin adigoo fajacsan.
يُولد الناس , ويؤلم بعضهم بعضاً ,ثم يَموتون.
― مارك توين.
Dadka way dhalanayaan! Qaarkood baa qaarka kale dhibaya, kadib way iska dhimanayaa.!.
في رواية الابله كتب دوستويفسكي بحزن
" أريد أن يكون هناك إنسان على الأقل.. أستطيع أن أكلمه في كل شيء.. كأنني أكلم نفسي"
فرانس كافكا كذلك
" لا أستطيع أبداً أن اكشف للناس عن ما يجول بخاطري من أفكار بشكل كافي، حتي لا يبتعدوا عني هلعاً ورعباً "
وكتب نيتشه الى اخته اليزابيث مرتبكا
"أصبحت صامتاً لأن لا أحد منهم يستطيع فهم حديثي، إنه لأمرٌ رهيب أن تلتزم الصمت بينما لديك الكثير لتقوله".
شوبنهاور كذلك
أكلمُ الناس كما تكلم الطفلة دُميتها هي تعلم انها لن تفهم لكنها تخلق وسيلة للتواصل عن طريق خداع ذاتي ومبهج.
وليم شكسبير مواسيا
من الأفضل أن تموت غير مفهوم ، على أن تقضي حياتك في شرح نفسك. -
#امجدشلال
#سريالي
محادثة خيالية .
« الأرستقراطيات هي ثلاثة أنواع، أرستقراطية الحسب والنسب، وأرستقراطية المال والثروة، وأرستقراطية الفكر. ووحدها هذه الأخيرة تمنح التميز لصاحبها، ويعترف بها الناس لذاتها شرط تمكينها من الوقت الكافي لتبلورها»
___________
◼️ آرثر شوبنهاور
كتاب فن العيش الحكيم
Bal fiiri! Hadii nidaamka dawliga ah iyo dastuurkaba naloo keenay, diintana naloo keenay ! See buu unoolaa somaaligii h**e?
@ qoraal kudhiigle.
Qofkastoo noloshu idin kulmiso waxa jirta ujeedo ka danbaysa:
● Dadka qaar noloshada waxay usoo galeen say kuu tijaabiyan.
● qaar kale say wax kuu baraan.
● kuwa kale say kuu adeegsadaan ( kaga faaidaystaan).
● qaarna say bananka u keenan macdanka ( murtida iyo macnaha iyo wanaga) kugu dhex abuuran.
Juma Karim😘
Saddex walax waqtigaga haku lumin: ⏰🕒🚨
1. Isku dayga Raali galinta dadkoo dhan.
2. Isku murjinta tagtada.
3. Labarbardhiga naftada dadka kale.
من الغباء أن تدافع عن وطن لا تملك فيه بيتاً...ومن الغباء أن تضحي بنفسك ليعيش أطفالك من بعدك مشرّدين...الوطن حيث تتوفر مقومات الحياة لامسببات الموت! والإنتماء كذبة إخترعها الساسة لتموت من أجلهم ..!!
لا أؤمن بالموت من أجل الوطن الوطن لايخسر أبداً.. انتم الخاسرون...عندما يُبتلى الوطن بالحرب ينادون الفقراء ليدافعوا عنه... وعندما تنتهي الحرب ينادون المسؤولين ليتقاسموا الغنائم.🥀✍
🥰🖤💥 waxbarashadu waxay doonaysaa dhiirigalin, Niyad dhisid, lagu kabay khibrad iyo ogaal. Dadka niyad dhisan ( dhiirigashan) kaliyaa awooda badalka noloshooda iyo tan dadka kalaba💝
Sadhguru.
Faa’iidada caafimaad-ka 𝐁𝐚𝐚𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 (okra)
Baamiyaha waxaa ku jiro qaybaha kala duwan ee nafaqada wuxu qani ku yahay fiitamiinada sida: Vitamin K, Vitamin C, Thiamine (B1) Folate (B9)
Sidoo kale waxaa ku jira macdanta sida : Magnesium, Phosphorus Calcium iyo Zinc
1. Wuxuu xoojiyaa lafaha : waxaa ku jiro fitamiin k oo ka qayb qaato samaysanka lafaha isagoo si kiimikaal ah (chemical) u gaabeeyo ama u aktiif (active) gareeyo borotiinada ka qayb qaato dhisida lafaha sida (osteocalcin) sido kale waxa kujiro calcium iyo Phosphorus.
2. wuxu ufiicanyahay dadka qabo xanuunka sonkorowga : war bixino caafimaad aya sheegayo inu yareeyo xawaaraha sonkorta looga soo nuugo dheef-shiidka (low Glycemic Index) taasina ay saacidayso in sonkorta dhiigga aysan aad ukicin .
3. caafimaadka hooyada uurka leh : baamiyaha waxaa ku jiro fitaamiinka Folate (folic acid) oo ka hortago caafimaaddaro ku timaado ilmaha uurka kujiro muhiimna u ah hooyo walboo uur leh inay qaadato fiitaminkan .
4. baabmiyaha waxa u wanaagsan yahay arag oo waxaa ku badan vitamin A.
5. Baamiyaha waxa uu ka hortaga calool fadhiga maxaa yeelay waxaa kujira Fiber lagu magacaabo Mucilaginous.
6. wuxuu kor uqaadaa difaaca jirka : wuxu qani kuyahay vitamin C oo ka qayb in waxyaalaha sunta jirka laga saaro .
7. sidoo kale waxa uu yareyaa Kalestrol-ka ama dufunka dhiiga.
8. Baamiyuhu wuxuu dhowraa caafimaadka Haraga (Maqaarka) iyo
9. faaidooyinka le oo badan
𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲-𝗱𝗵𝗲𝗵 oo gaarsii asxaabtada si ay uga faaideystaan.
1} Marka qof kaa Tuso sawir taleefankiisa, ha u Rogin bidix iyo midig midna oo ha sii baarin.Waa inaanad ogaan waxa ku xiga sawirkaas.
2} Haddii qof saaxiib ahi kuu sheego inuu leeyahay ballan dhakhtar, ha weydiinin sababta uu dhakhtarka u tegayo, kaliya dheh "Waxaan rajaynayaa inaad Cafimaado".Ha dhihin qofkaas Hadal aan raaxo lahayn oo ah inuu kuu sheego xanuunkiisa shaqsiyeed. Hadduu saaxiibkaasi rabo inaad ogaato, wuu kuu sheegi lahaa adigoon weydiin.
3} Ula dhaqan nadiifiyaha si la mid ah sida aad ula dhaqanto maamulaha guud. Qofna lama dhacsana sida edebdarrada ah ee aad ula dhaqanto qof kaa hooseeya laakiin taas bedelkeed dadku way kuu ogaan doonaan haddii aad ula dhaqanto si ixtiraam leh.
4} Haddii qof toos kuula hadlayo,in aad taleefankaaga ku mashquushaa waa edebdarro.
Waxaa macquul ah inuu qofkaasi kuu fahmo
in aadan Hadalkiisa u baahneen
5} Marnaba talo Hbixin illaa lagu weydiisto Talada iyo Tusalaha waxa la Xalinayo
6} Markaad la kulantid qof Adaan waqti dheer is arkin, ha weydiinin mushaharkiisa iyo shaqiidasa illaa isagu kaga Sheegto.
7} Arrimahaaga ku mashquul illaa ay wax si toos ah adiga kuugu lug yeeshaan Inta ka horraysa ha gelin wax aan ku khusayn. Naqo dartiisa yaqaan
8} Iska bixi muraayadaha indhaha haddii Qof kula hadlayso Wadada Waa calaamad ixtiraam. Indho kala socoshadu (Eye contact) waxay muhiim u tahay hadalkaaga.
9} weligaa Hakaga hadlin Hantidaada dadka saboolka ah dhexdooda. Sidoo kale,Waligaa
Hakaga hadlin Carruurtaada dad aan waxba dhalin dhexdooda.
10} Markad akhrido farriin wanaagsan oo qof kusoo diray ama hadal Wanaagsan qof kugu yiri isku day inaad qofkas ku dhehdo Mahadsanid
FG Hadii aad aqrisay Farintan mahadsanid
Ismail Bakaal
# "waxa ugu wanaagsan ee aad qabato maalinkasta waa inad koorjoogtayso horumarka naftada; ma noqotay mid wanaagsan oo faraxsan oo hadana maanfuran".
PHOBIA-FOOBIYA (Baqdin xad-dhaaf ah):
Dhammaan nooluhu waxay ka siman yihiin baqdinta, inay baqdaan waa wax uu ilaahay ku abuuray, si ay uga feejignaadan waxyeelo soo gaadhi lahayd.
Haddaba waxa jirta baqdin taa ka duwan oo xanuun keenta taas oo loo yaqaan (Phobia).
Phobia waa baqdin aan dabiici ahayn oo qofku ka baqanaayo shay/walax, qof, xayawaan, howl ama meel. Waana qayb ka mida xanuunka loo garan ogyahay Anxiety disorder.
Qofka xanuunkan qabaa waxa uu isku dayaa in uu ka dheeraado waxyaabaha ku keenaya baqdintan aan dabiiciga ahayn.
Qofka foobiyada(phobia) qabaa wuxuu leeyahay calaamadahan:
1. In u dareemo baqdin badan oo aanu kaantarooli karin marka uu la kulmo shaygii uu ka baqanaayey.
2. Dareen mar walba ku jira oo ah in uu aad uga fogaado wax kaste oo keensanaaya baqdintan xaddhaafka ah.
3. In uu awood u waayo waxqabadyadii uu lahaa markaste oo uu la kulmo baqdinta.
Muuqaalka jidh/duleed na waxa ka muuqanaya qofka calaamadahan;
• Dhidid badan.
• Neefsasho badan.
• Garaaca wadnaha oo bata.
• Laabta oo xanuunta.
• Afka oo engaga.
• Dawakhaad.
• Madax xanuun.
•Iyo astaamo kale..
Waxa jira waxyaabo badan oo ay dadku ka baqaan oo noocyada foobiyada ka mida, laakiin kuwan soo socda ayaa ugu caansan noocyada foobiyada:-
1:Baqdin bulsho(Social phobia):-
Waa marka uu qofku aad uga cabsado dadka,dhexgalkooda,la hadalkooda iyo la tacaamulkooda.
Baqdinta bulshadu waa nooca ugu badan ee foobiyada.
20kii qofba mid inuu qabo cabsidan ayaa la sheegaa.
2:ka baqashada meelaha bannaan(Agoraphobia):-
waa baqdin khalkhal badan keenta oo ka dhalata in uu qofku galo xaalado ama goobo ay dhici karto in ka bixistoodu adkaato ama caawimaad aan la heli karin haddii ay arrimuhu khaldamaan. Dadka qaar ayaa mooda agoraphobia cabsi laga qabo meelo bannaan uun, laakiin dhab ahaantii waa ay kasii xeeldheertay oo qofka qaba agoraphobia waxaa laga yaabaa inuu ka baqo: ku safrida gaadiidka dadweynaha iyo duulimaadyada diyaaradaha.
3:Ka baqista meelaha dhaadheer(Acrophobia):-
Dadka ay dhibtani haysato ma xamili karaan meel dheer waxa ay ka qaadaan meelaha dhaadheer oo dhan walwal badan oo khatar u keeni kara.
Qofka xanuunkan lihi buur,biriish dheer, wiish ama sallaan ma kori karo,wax kasta oo joogiisu dheeryahayna dhib badan ayuu ku qabaa.
4: ka baqashada meelaha xidhan ama cidhiidhiga ah(Claustrophobia):
Waa cabsi aan caqli gal ahayn oo dadka qaar ka qabaan meelaha cidhiidhiga ah ama xidhan,tusaale ahaan gaadiidka la raaco,guryaha qaar,meelaha dharka lagu badasho marka qofku meherad dhar ka iibsanayo oo kale.
5:ka baqida cayayaanka(Entomophobia).
6:Baqdinta eyda iyo waxii la halmaala (Cynophobia).
7:Baqdinta onkodka iyo hilaaca(Astraphobia).
8:Ka baqida waxyaabaha fiiqfiiqan(Trypanophobia);
Sida irbada iyo waxyaabaha kale ee caarada dhuuban leh.
Waxyaabaha keena foobiyada:
Waa wax aan caadi ahayn in foobiyadu ay bilaabmato ka dib da'da 30jirnimo, inta badan waxa ay bilaabmataa caruurnimada h**e, da'da qaangaadhnimada, ama qaangaadhnimada h**e, taas oo ay sababi karto waayo-aragnimo walaac leh, dhacdo cabsi leh, ama waalidka ama xubin qoyska ka mid ah oo la kulma foobiyada ilmuhuna uu kasii qaado ama ka barto.
Waxa keeni kara sidoo kale kiimikada maskaxda iyo dheellitirnaan la'aanta unugyada iyo hormoonada maskaxda qaar.
Waxa kaloo lug ku yeelan kara hidaha iyo jiiniyada dhaxalsidaha.
Foobiyada waxa sii kicin kara ama ku siyaadin kara qofka qaba:
1. Goonisocodnimada iyo kalinimada.
2. Isticmaalka daroogada.
3:Xanuuno kaloo nafsi ah oo soo raaca sida qulubka(Depression) iyo walwalka.
Khatarka ka dhalan karta foobiyada oo fogaata ama qofka meel daran la gaadha waa in uu is dilo ama halaag kale galo.
Dawo ama dabiib:
Waxa lagula tacaali karaa foobiyada:
1:in qofka si tartiiba ama tallaabo tallaabo ah loogu bandhigo waxa uu foobiyada ka qabo si uu ula qabsado ama caadi ula noqoto marka danbe.
2: foobiyadu marka ay darantahay ama muddo ay qofka soo haysay waxa uu u baahanyay baxnaano nafsi ah ama cilaaj caqli/dhaqan celin ah oo muddo lagu baanto dhibanaha.
3:heerka ugu danbeeya oo lagu dabiibi karo qofka foobiyada qaba waa in dawooyin iyo kiniino loo qoro taas oo dhibanaha ka caawinaysa la tacaalida raadadka ama natiijada ka imanaysa walwalka foobiyada.
bilowga h**e ee aad isku aragto foobiyada ama baqdinta xad-dhaaf ka ah ka hortag inta ayna soo gaadhin heerar ka khatarsan bilowgeeda.
Hada Waa Garoob waana 70 jir Pella waxaa guursaday 29 Nin dhamaantood waa dhinteen 19 Kamida waxaa ku dhagaay neefta,
iyagoo ku jira dagaalka saqda dhexe 8 ka mid ayadaa dishay kadib markii ay Guur sadeen Naago kale .
,Pella waxeey dunida ugu jaceeshahay wiilsha yar yar ee 20 jirada ah iyo guurkooda Sidookale waxeey love ku thy ineey baalka ugu jirto 24 sac Gacaliyaheeda🤣🤣
Hada waa calaf-doon waxayna Baadi goob ugu jirtaa wilkii 28 aad 🤣🤣
Shiikh mustafe maxan wadamada reer galbeedka ka mimguurinaa??
Nin Reer baadiyo ah Ayaa xaaskiisa u yimid wuxuuna ku dhahay waad iga furantahay ilaa in mudo ah ;ﺣﺘﻲ ﺣﻴﻦ
kadib ninkii waa uu ka shalaayay, waxa uuna doonay in uu ka noqdo, hasa ahaatee waxa uu Raadiyay Mudadaas u carabaabay inta ay tahay,
wuxuu soo aaday Rasuulka scw wuxuuna rabay inuu waydiiyo: Goorma ayaan Xaaskeeyga ku noqon karaa? Hasa ahaatee Rasuulka scw wuu soo waayay xaafadiisa ma joogin waqtigaas.
kadib wuxuu soo aaday Abuu bakar Rc wuxuuna waydiiyay isla Su,ashii ahayd " ﺣﺘﻲ ﺍﻟﺤﻴﻦ " Tafsiirkeeda (macnaheeda) Abuu bakar Rc wuxuu ku Macneeyay: xaskaaga kuuma banaano ilaa Aad ka dhimaneeso, Yacnii waligaa kuma noqoneysid, wuu ka soo Tagay.
Hadana wuxu u yimid cumar bin khadaab Rc Hadana isla su,ashii ayuu waydiiyay cumar Rc wuxuu ku jawabay : waxay Xaraam kaatahay ilaa 40sano.
Hadana wuxuu u yimad cuthman bin cafaan Rc isla su'ashii ayuu waydiiyay, cuthmaan wuxuu ku jawaabay: waxay xaaraam kaatahay 1sano oo kaamil ah(12bil).
Hadana wuu ka so Tagay wuxuu u yimid Cali bin abii daalib isla su'ashii ayuu waydiiyay? wuxuuna ugu jawaabay: waxay xaaraam kaatahay 1 habeen.
Saxaabigii jawaabihii Tirada badnaa ayuu ku wareeray, Ra'yigee qadataa Tafsiirka kalmdii ahayd " ﺣﺘﻲ ﺣﻴﻦ "
kolkaaas buu usoo noqday Rasuulka scw Asoo bustihiisa ku hoos jira, waxa uuna u sheegay wixii dhacay iyo jawaabihii u soo helay.
Rasuulka scw wuxuu dhahay Fadhiiso, wuxuu u Yeeray 4tooda,(Abuubakr,cumar,cithman iyo cali)RC Markeey u yimaadeen Rasuulka scw,
Abuubkar ayuu Rasuulka ku dhahay: Abuu bakarow sababtee ayaad Ninkaan xaaskiisa Ugu xarimtay ilaa uu ka dhimanayo "Yacnii inuusan waligiis ku noqon karin?
Abuubakar: Rasuulka allow Ilaahay soo Qur'aanka kuma dhihin ( ﻓﻤﺘﻌﻨﺎﻫﻢ ﺣﺘﻰ ﺣﻴﻦ ) macnaha " ﺣﺘﻲ ﺣﻴﻦ " ee halkaan ku jirtana so maahan ilaa dhimshada"
Rasuulka scw wuu amusay, wuxuuna dhahay adigana cumarow maxad ninkan xaaskisa ooga xarintay 40 sano.?
Cumar asna wuxuu dhahay: Rasuulka allow, Alle soo qur'aanka kuma dhihin bilaawga suuratul INSAAN ( ﻫﻞ ﺃﺗﻰ ﻋﻠﻰ ﺍﻹﻧﺴﺎﻥ ﺣﻴﻦ ﻣﻦ ﺍﻟﺪﻫﺮ ﻟﻢ ﻳﻜﻦ ﺷﺌﺎ ﻣﺬﻛﻮﺭﺍ ) " ﺣﻴﻦ " Halkaan macnaheeda waxaay ku tahay" in Nabi adam CS janada u ku Nagaaday 40sano Inta aanan Dhulka loo soo Dajin.
wuu amusay Rasuulka scw. Hadana wuxuu dhahay adigana Cithmaanow maxaad ugu xarimatay Ninkaas Xaaskiisa mudo sanad ah (12bil).
Cithaman bin cafaan ayaa yiri: Rasuulka allow, miyuusan Alle subxaannahu watacaala Qur'aanka ku dhihin (ﺗﺆﺗﻰ ﺃُﻛﻠﻬﺎ كل حين)" ﻭﺣﻴﻦ " Halkaan waxay la macno tahay geedaha badankood waxay miro dhalaan sanad walba,
wuu amusay Rasuulka scw. Hadana wuxuu dhahay adigana caliyow maxad ugu xarimtay Ninkaas Xaaskiisa mudo Habeen ah?
Cali ayaa yiri: Rasuulka allow miyuusan alle Qur'aanka ku dhihin: ( ﻓﺴﺒﺤﺎﻥ ﺍﻟﻠﻪ ﺣﻴﻦ ﺗﻤﺴﻮﻥ ﻭ ﺣﻴﻦ ﺗﺼﺒﺤون )" ﻭﺣﻴﻦ " Halkaan waxay lamid tahay "Habeenkii"
Rasulka Scw wuu ku farxay Saxaabadiisa. Markaas Ayuu yiri "Saaxabbadayda waa sida xiddigihi oo kale mid kasta ood ku dayataan waad ku hanuuneysaan,"
Rasuulka scw wuxuu u ishaaray inuu qaato Fikirka cali Rc sababtoo ah isagaa kuu fudud ayuu ku yiri.!!
Hadaad ku raaxeysatay Akhrinteda ku sali xabiibka Scw.
X.kobciye
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Makka Almukarrama
Mogadishu
Social activist interested in social issues and human development
Mogadishu, 252
KUSOO DHAWOW BUGA QORAAY.XIKMAD.BADAN HADA NAGU CUSUB WACODSI FOLLOW LIKE SHARE COMMENT���
Jaziira
Mogadishu
welcome brother I'm motivation speaker, helping you to control yourself.
Mogadishu
Hi there We're here to get you laughable videos And if you see us where you can take good time fllow