Ali Updullhi Haaji

Sociologist Ali Abdullhi Keerow

22/11/2023

"Dunidu waa Nus iyo Maalme Nasab iyo Nacabba wanaajji"



My page

14/08/2023

Asc
Azxptyda qliga ah wxaan si sharaf iyo ixtiraam leh idinkaga codsanayaa inaad I share gareysaan PAGE KEYGA si aan flowers badan uyeesho

MAHADSANIDIIN🥰❣🙏

Photos from Ali Updullhi Haaji's post 14/08/2023

Xuska maalinta dhalinyarada Aduunka 12/8/2023.

Wxaan ka qeyb galey xaflad si qurux badan ay usoo agaasintey wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha DKGS

Oo ay uga horeeyaa wasiirka wazaarada iyo Agaasimaha guud ee wazaarada iyo dhamaan inta kaalin ka geysatey

. 12/8/2023

06/08/2023

Congratulations

waxaan u hambalyaynayaa dhamaan ardayda ku guulaysatay natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad iyo 12aad ee Dugsiga Sare 2022/2023.

Wxaan bogaadinayaa Ardayda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo tirada ugu badan ka helay kaalimaha ugu horeeya natiijada Imtixaanka Qaranka.

Wxaan Kula dardaamayaa dhmaan ardeyda inaysan ka niyadjabin waxbarashadooda horeyna uwataan ilaa inta ay kagaaraan heer sarre.
Qeybna ay ka noqdaan Lashaqeynta Dowladnimada, Dal dhiska iyo Difaaca Dadkooda.

Wxaan u mahadcelinayaa Waalidiinta iyo Macalimiinta usoo dhabar adeegay inay caruurtooda heerkaan soo gaarsiiyaan.
Waxaana urajaynayaa guul iyo Mustaqbal Wanaagsan.

Photos from Ali Updullhi Haaji's post 06/08/2023

Wxaan halkan hampalyo hawada uga marinayaa wllo + Azxpty Mohamed Adam Ali Gaaboon Mohamed Abdirahman Elay Idiris Aadam Mahamed iyo dhamaan inta kle ka gudbey Imtixaanka qaranka .

Wxaan leeyahy guuleysta wllha qliga ah Hampalyo Kun io kow jeer guuleysta

Photos from Ali Updullhi Haaji's post 30/07/2023

NIDAAMKA FALSAFADA CASRIGAAH

AUGUSTE COMTE wuxuu ahaa falsafad France ah iyo cilmi Bulsho yaqaan ku dhashay Montpellier, France Laga soo bilaabo 1832 ilaa 1842, Comte wuxuu ahaa macallin.

HERBERT SPENCER wuxuu ahaa falsafad Ingiriisi ah iyo cilmi-nafsi yaqaana kaas oo wacyi-galin ahaan jiray intii lagu jiray xilligii Fiktooriya.

EMAIL DURKHEIM, oo ka mid ah fekerada asaasiga ah ee cilmiga bulshada, wuxuu ku dhashay Faransiiska bishii Abriil 15, 1858. Sanadka 2017 wuxuu calaamad u yahay 159-guuradii dhalashadiisa.

MARX WEBER,

KARL MARX, iyo KUWO KLE

Wxay ahaayeen Dad ukala dhashey dalal kala duwan wxay isku darsadeen Fikiro lasoo aruuriyey sidaasi darteed wxay ubixiyeen

"NIDAAMKA FALSAFADA CASRIGA AH" AMA CILMIGA BULSHADA(Sociology)

Laga bilaapo caawa oo isniin ah 31/7/2023 wxaan ahey Sociologist udhashey somalia
Wxaan Page keyga si bilassh (Free) ah ugu faa,ideyn Doona inta danayneyso Barashada Culuumta Sociolog ga Ama Cilmiga Bulshada

Soo follow gareeya share tana hala Badiyo Mahadsanidiin W/Q🙏

30/07/2023

Bilicda magaalada Baidoa

Galap mar aan maraayey Buudada Abshir Kaah

Galap fayli🥰

30/07/2023

Dunida aan joogno waa laga mamnuucay in qof la adoonsado, dhamaan sharciyada wadanada caalamku midaasi ayay ka siman yihiin.
Laakiin waxaa jira nooc kale oo lagu dhaqmo maanta.
Waloow uu yahay qeyb ka mid ah adoonsiga;

Tusaale:- hadii qof lagu khasbo inuu shaqeeyo asagoon ka bixi karin heshiiska ama aan wax ka bedeli karin ayaa lagu magacaabaa Adoonsiga Casriga ah.

-Waxaa iyadna ka mid ah adoonsiga casriga ah: Hadii qofka fikirkiisa laga diido oo Lagu qasbo inuu Aamino fikir qof kle ama Koox kle kasoo baxay taasi wxay Kamid thy Adoonsiga casriga ah, guurka khasabka ah iyo noocyo kale oo badan oo wadanada dunida sadexaad ku dhaqmaan intooda badan.

Sida Aan Aaminsanhy W/Q

27/06/2023

CIID WANAAGSAN

Waxaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa Aniga iyo Aabahey
( )
munaasabadda Ciidul Adxaa oo ah maalin kuwayn dadka Soomaaliyeed iyo Muslimiintaba ahna Munaasabad farxadeed cibaado.

Munaasabadda Ciidda Carafo awgeed waxaan walaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan xusuusinaynaa in la taakuleeyo oo laga farxiyo qoysaska Soomaaliyeed ee aan waxba haysan, si caruurteenna iyo kuwoodaba ay farxadda maalmaha ciidda uga qayb qaataan.

27/06/2023

لو كانت الدنيا تدوم لأهلها لكان رسول الله حيا وباقيا
ولكنها تفنى ويفنى نعيمها وتبقى المعاصي والذذنوب كما هيا.

Geeridu waa xaq balse waay kala xanuun thy waa geeri naxdin leh Allh Ha unaxriisto janatul fardowso alle haka waraapiyo kitaabkiisana gacanta midigta Alle hakasiiyo.
Sdkle wxaan Tacsiyada tiiriyaanyada leh la qeyb Sanayaaa zxpadey.
,

Dhamaanteena Ehel iyo Asxaapa samir iyo Imaan Alle hanaga wada siiyo

08/06/2023

Kusoo dhowaada Page ka rasmiga ah Ee Ali Abdullahi Ali Abdullhi keerow-Lahelow follow Like and share thank you All.

29/11/2022

"In la guursado nin taajir ah waa riyada naag kasta oo laysi ah"- Madaxwaynaha Tanzania Saamiya Saalax ayaa sidaasi tiri.

Argtidaada........

22/11/2022

Asc
Hbn wanaagsan Axbaabi

07/10/2022

Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
الخالق ❤💙💙
Follow-na iso dheh walal mahadsanid ‎ in badan{ ﷺ }

Caawa waa Jimcihii ugu horeeyey ee uu mootanyahay Walaalkeen Taliye Farxaan Maxamuud aadan (Qaroole).

Fadlan u ducee.

03/07/2022

Asc
Azxpta page ka

Photos from Ali Updullhi Haaji's post 03/07/2022

Rag iswaysanaa muddo gaaban Aniga io zxpky mohamed Mln Abdirahman ahna gadoomiyaha dhalinyarada H/wadaag
Ayaa maanta ku kulany Beerta Dalxiiska ee City Park.
Kulan muhiim ah ayuu inoo ahaa wakhtina fcna aan ku qadaney Aniga io zxpky
Kulan dambe oo xiise leh Asxpta follow io like da waa xgiina.............W/Q........By:Ali Updullhi...............see more

06/06/2022

Wxaan maanta oo ay taariikhdu aheyd 06/06/2022
Maalin Isniin ah wxaan ka qeyb galey xaflada sanad guuradii 23aad ee RRA taasoo utaagan Reewing Resistance Army
Inta aanan garaneynin RRA waa jabhadii ama dowladii keentay magaca federal
Ama Aas aaska federal wxaa laga arkey RRA
RRA guul wali madhanin way nooshahey RRA Guul io Gobonimo ayaad ku taagantihiin ku taagnaada waligiin.

Asxaapta share io follow iidhaha page ka waa kiine...

08/05/2022

Wxaa hubaal ah in somali musuqmasuq badan thy
Shaley office aan booqdey iridka askari aya fadhiya oo dadka baara
Markaas bu idhahy wx yar sug wa lagu jiraaye office ka
Cabaaro markan fadhiyy wx yimid dad ay qaraapo yihin waana ladaayey su,Al sababtu mxy thy?
Ileen horey wxa loo yiri
"Wll kala horey mooye kala dambeys maleh"

22/04/2022

Habeenka Laylatul qadrigu wuxuu ka ajar badan yahy 1000 shahar / bilood
Wuxuu ku jiraa bisha barakaysan ee Ramadaan, gaar ahaan tobanka danbe. Waxa kale oo nabigu (scw) ina faray inaynu aad ugusii dadaalno habeenada witriga ah ee tiradu tahay kinsi sida habeenka 21 aad, 23 aad, 25 aad, 27 iyo habeenka 29 aad.

07/03/2022
03/12/2021
03/12/2021
03/12/2021
03/12/2021
03/12/2021
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Category

Telephone

Address


Wadajir
Mogadishu
MASHAALLAH
Other Fashion Models in Mogadishu (show all)
Wariye Gaashuu Wariye Gaashuu
Mogadishu, 252

Dr Saadaq Al-Cazaam Dr Saadaq Al-Cazaam
Wadada Wadnaha
Mogadishu, 252

Caawinta ardayda iyo Bulshadeyna

Niyad food cooking Niyad food cooking
Xageemaraa@mgai. Com
Mogadishu, 252

Mss Njyad

cudbi collection cudbi collection
Mogadishu

fashion

Samawade Samawade
Mogadishu

mogadisho

Siman sida hoyaded Siman sida hoyaded
Mogadishu

Ok Mahadsanid

Waayaha 22 Waayaha 22
Bosaso 346
Mogadishu, 778800

Waxaan ugu talagalay sxpdyda waad soo dhigikartaa vedioyawyo follow soo Sara shere iyo like

Carwo dalmar fashion Carwo dalmar fashion
Mogadishu, 19300

carwo dalmar fashion center

Ilhaam collection Ilhaam collection
Taleex
Mogadishu, 252

MARWO MARWO
Somali
Mogadishu

Caaqil yare Caaqil yare
Mogadishu

The rigth Man has The rigth position

FAHAD FAHAD
Fahad Online
Mogadishu, NUUR10

saadam