UGaas Warsame Barbaar

UGaas Warsame Barbaar

You may also like

Ikram Rohee
Ikram Rohee

Halkaan kala soco Wararka Siyaasadda, Arimaha Bulshada, faalooyinka, Suugaanta iyo wax soo saarka.

24/01/2023

KIro ayay ka cabaneysa markaasaa guri loo dhisay konton kun oo doolar oo caddaan ahna waa la siiyay

Allaah ah gargaaro Muslimiinti soo waaciyay iyo ninka lacagtaas u soo aruurshay ee Cbadi Maalik Muuse Coldoon.

20/01/2023

DHEGEYSO Afhayeenka Alshabaab oo ka hadlay weerarkii Galcad ka dhacay

Photos from UGaas Warsame Barbaar's post 16/01/2023

MAXAA KEENAY IN TOBAN SANO KADIB LA DUQEEY CIIDANKA ITOOBIYA EE MAXAAS JOOGA?
reer baadiyaha degan hareeraha Maxaas sida dhinacyada waqooyiga, barig aiyo koofur bari ee Magaalada Maxaas ayaa mudda dheer waxay sahan iyo ilaalo iyo ciidan difaaco u ahaayeen amxaarada maxaas gumeysata.
Alshabaab ayaa Maxaas waxay soo saartay Deegaanada miyiga ah ee magaalada ay deriska yihiin waxaana qaxay dhamaanba dadkii amxaarada ilaalada u ahaa oo qof waliba naftiisa iyo maalkiisa la cararay.
markii ay magaalada ka mareen koofur galbeed iyo galbeed oo caradi cidlo noqotay ayay fududaatay in amxaarada la xalay la duqeeyo.'
tani waxay caddeynee in reer baadiyaha iminka la qaxshay ka dhignaayeen ciidan axmaaro ah laakiin muuqaalka iyo medebka ah soomaali ,
waxaa muuqata in Alshabaab iminka dardar gelisay weeraradeeda dhanka gobalka Hiiraan ah waxayna xalay duqeysa amxaarada Maxaas degan iyo Ciidanka Soomaalida ah ee garabka siiya iyadoo geesta kalena qarax khasaare dhaliyay ka fulisay halgan kaasoo taliye sare oo la oran jiray Jamaal Axmed jaamac dadka ku dhintay ka mid yahay.
waxaa kale oo jiray qaraxy dorraad ka dhacay Buulo barde, kuwo dhawana maxaas ka dhacay iyo kuwo ka horeeyay oo horay beledweyne uga dhacay kuwaa oo dhamaantood khasaarooyin naf iyo maalba leh geystay.

16/01/2023

DHEGEYSO QARAX SAAKA KA DHACAY DEGMADA HALGAN OO KHASAARE SABABAY.
Xigashada codka waa Idaacadda Afka shabaab ku hadasha ee Al-andalus

14/01/2023

WAR CUSUB
Madaxxweynaha Dowladda federaalka ayaa Safiirada Midowga Yurub u sheegay in kuu sii xoojiyay dagaalkiisa shareeco la daririka ah ee Islaa markaana uu dimuquraadiyad ka hir geliyay deegaanadii ciidankiisu qabsadeen
Kulan muqdisho ka dhacay ayay safiiradu aad ugu soo dhaweeyeen in Deegaano Diinta islaamka lagu maamulo jiray iminka la geeyayay xeerarkii gaalada ee Allaah uusan raali ka ahayn.
Xasan sheekh ayaa safiirada u muujiay sid ayuu ugu jajaban yahay hir gelinta wax kasta oo shisheeyuhu ka rabo keliyana uu baahan yahay in shaqada loo diray lagu garabsiiyo dhaqaalena ka siiyo intuu nool yahayna diyaar u yahay in uu howsha sii hayo.

14/01/2023

MATAAN MOOYEE MAGAALOOYINKA HIIRAAN OO BADANAA QARAXYO MATAANO AH DHALAY.
Intii Bariga Hiiraan dagaaladu ka socdeen magaalooyinka waaweyn ee gobalka ayaa mid waliba foolatay oo kadibna qaraxyo dhashay.

Beledweyne ayaa foolatay oo sadax qarax ayay umushay, waxaase isla markiibi iayduna fooaltay qalalalacsi oo dhashay qaraxiii gudoomiyhii degmada dabaashe ku dhintay.

Buulo barde ayaa ku xigsatay oo dhashay qaraxii Buundada lagu jaray.
Maxaas ayaa geesteeda kale anigu laba mataano ah ayaan sidaa maadaama beledweyne oo iyaga weynu sadax dhashay waxaana laga soo xudunshay laba qarax oo khasaare badan dhalshay.

jalalaqsi ayaa maanta tiri anigu maxaas k**a liito oo waa foolaahaa in aan mataano dhalana waa u maleyhaa isla markiibana waxay dhashay laba qarax oo khasaare dhalshay.

Buulo barde ayaa fool deg deg ah ku soo booday markaasay hal qarax oo culus dhashay.

13/01/2023

shacabnimo dadkaa lagu qafilay ee la qamandhuura,
oo jihaadka qoonsana hayee qowlalada buura,
qasad loo abuuriyo ma garan qaanta ay geliye,
in qayaama uu suga hayiyo qalin xisaabeedba,
qorshahooda waanay ka darin una qandiireyne,
shareecada ma qooraansadaan qaabka ay fariye,
qarawbay ku laystaan waqtigii loo qoroo idile,
yowmul qoofka qoomkaasi guud waa qarracanyaaye,
qoomamaa sugee iyo in ay wada qalaadaane,
qaymihii qoladaa lunshee qiira laga waayay,
rayadnimana qaaliga la tahay goortaan lays qalayo,
halka ay qandoodaanu waa qar iyo booraane,

qoor iyo ninkii xera lahow qaada taladeyda,
qashinkaa adoo dahab qumana inaad dhex qoomaarto,
waxaan kuu qalmeyn iyo waa howl qasaara ahe,
adoo qaaya weynoo ka dhigan qaafo iyo guurti,
qambaruurka meel xumi wuxuu qubi wanagaaye,
iyadoon qarsoodiyo ku jirin maad qun uga luuddo?
qalcadiyo ma waad qaada karin qalab kaloo ciidan?
miyaadaan qorshey karin inaad qar iyo buur fuusho,
qanrar xabagsataa iyo fullaay qalaw ku yaalaaba,
qaloon dubataayaa iyo burduug qul ku shubataaba,
carmo iyo quwaax iyo qamboob quud ka dhigataaba,
wax uun qaaja kaa dila markaad qalamsatoo ruugto,
gumeysiga na soo qoomay maad qaashka kala daasho?
qamta iyo qacda iyo qucdiyo qaraxa oon joogsan,
qamcin iyo kuleyl buu ku tegi qiic ku ololaaye,
qooq iyo naxlaa keenayee waa qabjabayaaye,
qasnadaha wixii kuugu jiray maad qalkuu geliso?
qaaxadiyo qadaadada iyo qoorta jirideeda,
iyo qanaanta qaybteeda kore maad ka qabadsiiso?

XIGasho gobanimo

11/01/2023

DHEGEYSO BOQOL MAALMOOD IYO BOQOL SARKAAL OO LA DILAY
Idaacada Alshabaab ee al andalus ayaa duubtay warbixintaan

11/01/2023

XILDHIBAAN CABDI QAYBDIID OO SHEEGAY IN AANAY BEESHA CAALAMKU SOOMAALIYA DOWLADNIMO U RABIN

10/01/2023

TOLKEYGI ANSAARTA IMISAA HALKAAN KA JOOGTA FARTA TAAG!

10/01/2023

Askeri ayaa lacag aan goyn 2 koob oo shaah ah muqdisho ugu dilay nin ganacsade ah

10/01/2023

ASC MAR KALE SOO DHAWAADA

10/01/2023

ASCWWTH

10/01/2023

ASCWWTH
KII KALE WAA LA IGA XIREE WALAALAHA HA LOO SHEEGO HALKAAN AAN ISKALA SOCONO KU KALENA WAA SAMEYSA DOONAA INSHA ALLAAH

28/11/2022

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday fariisin ciidamada Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Konton ee hoostaga degmada Qorof-Xaraar ee gobalka Wajeer.

28/11/2022

WAR CUSUB: Dagaalyahan ka tirsan AS oo kamid ah ragga difaaca kaga jira dhismaha Villa Rose ee madaxtooyada ayaa hada la hadlay warbaahinta Islaamiga ah. Wuxuu sheegay inay weli gacanta ku hayaan dhismaha. Wuxuu fariin adag u diray Xassan Gurguurte. "Waxaad weerartay wilaayaatka Islaamiga ah, anaguna gurigaaga ayaan hada weerar ku haynaa. Si walba ood wadooyinka Muqdisho dadka masaakiinta ah uga xiratana, nagama hor istaagi kartid inaan hooygaaga kuugu nimaado" Sidaas ayuu yiri. Ha biqlayso.

xigasho macow mudey

28/11/2022

WELI ALSHABaAB AYAA KA DAGAALAMEE MADAXTOOYADA

28/11/2022

ASC KII KALE WAA XANIBAN YAHEE WALAALUHU HA OGAADEENU IN AAN HALKAAN SOO DEGAY

19/11/2022

xasan gur guurte maxaas kadib hadana baxdo ayuu ka degay si uu maleeshiyada tacbaanka ah niyadda ugu dhiso

19/11/2022

ASC. ACOUNKII PROFILEKA AHAA WAA LA IGA XIRAY EE KAN HA LAGU SOO DARSADO

27/10/2022

Qowsaaro cadaw ku qaraabto miayya khayr noo wadaan???

24/10/2022

UGaaska Murusade Cabdulaahi Daahir Axmed iyo Beesha uu hogaansho ayaa u diyaar garoobay in ay soo afjaraan insha Allaah haddii Mooryaanta Beeshooda ka soo jeeda iyo wixii wehlinayaa soo weeraraan wabxo ilaa Ceelbuur.
Mooryaanta oo aad u walaacsan ayaa iminka ku sugan Magaalada Maxaas oo ay wabxo deris yihiin.

23/10/2022

YAA ALLAAH MUSLIMIINTA GUULEEY

08/05/2022

Askerta Federaalku marka ay dhaawacmaan oo ays aaxiibkood gar gaar ka rabaan maxay ku yiraahdaan???

daawo nacalada afkooda ka soo burqanee.

08/05/2022

Fadlan igu soo darsoo lik iyo follow dheh insha Allaah

08/05/2022

ASC. HALKAAN WAXAA DEGAN UGAAS WARSAME BARBAAR
FADLAN KUSOO BIIR LIKE IYO FOLLOW DHEH

03/05/2022

DADKA SHABEELAHA DHEXE OO GURANAYA HANTDIDII CIIDAMADA BURUNDI.
waxay tilaabadaas qaadeen Markii Alshabaab meesha la wareegtay dishayna ugu yaraan 173 askeri oo burundeys ah.

03/05/2022

NIMAN SOO GEEL GASHAY BAA BURUNDIGA WEERARAY.
Qabaa ilada dega Gobalka shabeelaha dhexe ayaa dhawaan 34 Neef oo Geel ah ku wareejiayay Ciidanka Alshabaab ee Gobalka ku sugan.
Geelaas ayaa la filayaa qayb ka mid ah in ay soo qasheen ragga saaka cagta mariyay Burundigii joogay Deegaanka Ceelbaraf ee Gobalkaas shabeelaha dhexe.
war ka soo baxay Alshabab waxay kus heegen in ay dagaalkii saaka ku dileen 173 askeri oo burdneys ah hubna ay ku furteen.

03/05/2022

173 Askeri oo Burundi ah ayaa lagu dilay dagaal shabeelaha dhexe ka dhacay.
Alshabaab ayaa la wareegtay hubkii Burundigu lahaayeen, waxayna eryadeen haraadiga Burundiga sida dadka deegaanku ay sheegayaan

03/05/2022

GABAYGA XAGGARA NIJAAS OO SULDAAN QORANE IYO WXIII LA MID AH KU SOCDA.
Waxaa tiriyay Cabdullaahi soomaali

03/05/2022

Dadka muslimiinta ah oo sujuudu shukri u wada daa'ta,Ka dib bishaa'radii ka soo yeerta ceel'baraf, oo lagu xasuuqa gaalada burundi oo dulaanka ku jooga somaaliya

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Sheekha aadan suni   iyo qoyskiisa cidii afduubata  iyo kuwii soo basaasa Ama lug kulahaa afduubkiisa  Alaah calaamad  h...
Ninki caaya Nabig NNKH Dila yaan la gamban
Jawaasiista al ictisaam hadaad culimo u heysto walle ibliis aa culimo kuu ah(4)
Waxaan arakaye dad sheekh xasaan wax ka sheegaya  Oo waxey leeyihiin asagaa fadwooda  laynta  culimada al ictisaam  Al i...
Dad aan kula joogin muqdisho  oo jooga wadamo kale  ayaa caadeyst in muqdisho magac xun ka gudbiyaan  Waa dad dooneya in...
Diinta isllaamka qofki raba inuu ku dhegnaado oo uu ku dhaqmo  Hasoo dhowaado  .kaan rabina Ha iska tago  diimuhu way ba...
Gabey cabdi waaxid gama diid              Like to share

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Other News Personalities in Mogadishu (show all)
Faafinta Wanaaga Faafinta Wanaaga
Sodonka
Mogadishu, 252

Boggan Waxaa Lagu Faafiyaa Diinta iyo Waxyaabaha Wanaaga U Badan waxaa ka mamnuuc ah wax yaabaha Maal

Nolasha manta Nolasha manta
Mogadishu

Xogta Media Xogta Media
Maka Almukarma
Mogadishu

Xogta Wararka Iyo Warbixinada

Ali Dahir Farah Ali Dahir Farah
Mogadishu

Xulka Tv Xulka Tv
Mogadishu

Zaki Engineerka Zaki Engineerka
Mogadishu

kuso dhawaada pageka asxpta warar sugan iyo wixii adunka kuso kordha kala soco halkan

najma salah najma salah
Mogadishu

welcome asxabteyda

LAKI MAN LAKI MAN
Mogadishu

waxaat kaheli cutubyo aad ku qanacdit

logo designer,promotion logo designer,promotion
Meel Walba
Mogadishu, 12345678

610796044

Cali coomow Cali coomow
Mogadishu

this page is designed to keep up__to date on current events

Yusuf Abdirisak Hassan page Yusuf Abdirisak Hassan page
Mogadishu, 123449

welcome to the page

Mr koriye Mr koriye
Baar Ubax
Mogadishu, 252