UGaas Warsame Barbaar, Mogadishu Videos

Videos by UGaas Warsame Barbaar in Mogadishu. Halkaan kala soco Wararka Siyaasadda, Arimaha Bulshada, faalooyinka, Suugaanta iyo wax soo saarka.

Sheekha aadan suni iyo qoyskiisa cidii afduubata iyo kuwii soo basaasa Ama lug kulahaa afduubkiisa Alaah calaamad haka soo saaro

Other UGaas Warsame Barbaar videos

Sheekha aadan suni iyo qoyskiisa cidii afduubata iyo kuwii soo basaasa Ama lug kulahaa afduubkiisa Alaah calaamad haka soo saaro

Ninki caaya Nabig NNKH Dila yaan la gamban

Jawaasiista al ictisaam hadaad culimo u heysto walle ibliis aa culimo kuu ah(4)

Waxaan arakaye dad sheekh xasaan wax ka sheegaya Oo waxey leeyihiin asagaa fadwooda laynta culimada al ictisaam Al ictisaamna fadwooyinki ay dad badani ku leyse mala is Way diiya Aawa duulaanki u dambeey ee guriceel ka dhaca yaa fadwooda in la d

Dad aan kula joogin muqdisho oo jooga wadamo kale ayaa caadeyst in muqdisho magac xun ka gudbiyaan Waa dad dooneya in ay dadka niyad jabiyaan dooneyana in dib loo noqdo Dadka nuucaa ah Allaah haka baqeen

Diinta isllaamka qofki raba inuu ku dhegnaado oo uu ku dhaqmo Hasoo dhowaado .kaan rabina Ha iska tago diimuhu way badan yihiine Maalintaan tabar yeelano Meelaan marineyno waa naqaanaaye #Sheekh Xasaan Like to share

Gabey cabdi waaxid gama diid Like to share