Ceelow

Ceelow

You may also like

Um Alosh
Um Alosh
Maham shah
Maham shah

قيل للقعقاع الأوسي:
قُلْ لنا شيئًا عن الجنة يشوّقنا إليها.
قال: فيها رسول الله ﷺ ���

27/12/2023

Qof aan qur'aanka saan kusoo baran
Qur'aan barakadiis ma arag
Waa waqtiga kaliya ee aan jeclaan lahaa inaan ulaabto
اللهم إجعل القرآن ربيع قلوبنا

24/12/2023

_Miyaad maqashay wuxu yidhi?!

Ninkii guuldaradiisu badatay, miyaad maqashay wuxu yidhi?

Waxa uu yidhi: Markaan helo furaha guushaba, qof baa bedela qufulka.

Nin aan abidkii alif dhigan, wacdi wadaadna aan nasiib uyeelan, ayaa maalin looga warramay nolosha aakhiro.
Miyaad maqashay waxa uu yidhi?

Kuye:Ilama aha aakhiro dad baa ku nool

Ninkii lagu yidhi: hooyadaa iyo aabahaa midkee la cadaabaa?
Miyaad maqashay wuxu yidhi?

Kuye: afkaan ka kala hayaa.

Dacawadii reerka ka cuntay xarigga yeesha ah, miyaad maqashay waxay tiri?

Waxay tidhi: wallee, reer aan ogahay ma guuro.

Ninkii naagtiisa lagu xantay cirweynida iyo inay subagga haanta uga baxaba murdis ku dhammayso, miyaad maqashay wuxu yiri?

Isagoo og in warkaasi beenyoo, xaaskiisuna caanaba lulan ayaa uu yiri:

maxay leeftaa maba lulatee.

Inantii wadaadku kusoo guday ee uu faro-xumeyn gaadhay; subaxnimadii miyaad maqashay waxay tiri?

Waxay tidhi: wadaad waa nin.

Xilli abaara oo xooluhu ka wada gudheen, ninkii arkay dameerta irmaan; miyaad maqashay wuxu yidhi?

Kuye: caanow waan idin jeclaaye, markaad candho dameeraad gasheen baan idin nacay.

Ninkii soo iibsaday kabaha caagga ah ee lagu yidhi: waa caage maxaad ku fashay qodax ma celiyaane?

Miyaad maqashay wuxu yidhi?

Kuye: waa caage ma isweydiideen waxa lagaga caagay?!

Islaantii ay beenaleydu u warrameysay, markay yaabtay waxay tiri:Ilaahow kala garan maynee ma gu' baa mise waa jiilaal?

Geeljirihii looga warramay xaalada iilka iyo qabriga ku sugaysa qofwalba,

waxa uu yidhi: Xabaalba geeri baa ii badday.

Ooryaha haddaad doorataan, jooga aqalkooda,
Madaxweynihii baa umulay sow la odhan maayo.
Abwaan somaliyeed.

Nin murqaansan baa yidhi: Haddii aad ka cabsato inaad cidlo ku dhimato, waxa darawal laga noqdaa bas.
Marka la rabo in si dhakhso ah lagu barto foodhida, waxa la kabadaa biyo kulul.

13/02/2023

Valentine's day 🚫🚫🚫🚫

04/02/2023

سورة المسد سبب في اسلام عالم (الدكتور ملير )

بعد إسلامه يقول :
من القصص التي أبهرتنى وأعتبرها من المعجزات هي قصة النبي صلَّ الله عليه واله وسلم مع أبي لهب.

"هذا الرجل أبو لهب كان يكره الإسلام كرهًا شديدًا، لدرجة أنه كان يتبع محمدًا صلى الله عليه واله وسلم أينما ذهب؛ ليقلل من قيمة ما يقوله الرسول صلَّ الله عليه واله وسلم.. إذا رأى الرسول يتكلم لناس غرباء، فإنه ينتظر حتى ينتهي الرسول من كلامه،

ليذهب إليهم ثم يسألهم: ماذا قال لكم محمد؟

لو قال لكم أبيض فهو أسود، ولو قال لكم ليلاً فهو نهار.

المقصد أنه يخالف أي شيء يقوله الرسول الكريم صل الله عليه واله وسلم، ويشكك الناس فيه..

قبل 10 سنوات من وفاة أبي لهب نزلت سورة في القرآن أسمها سورة المسد تقول :

{تَبَّتْ يَدَا أَبِي لَهَبٍ وَتَبَّ * مَا أَغْنَى عَنْهُ مَالُهُ وَمَا كَسَبَ * سَيَصْلَى نَارًا ذَاتَ لَهَبٍ * وَامْرَأَتُهُ حَمَّالَةَ الْحَطَبِ * فِي جِيدِهَا حَبْلٌ مِن مَسَدٍ}

هذه السورة تقرر أن أبا لهب سوف يذهب إلى النار، أي بعبارة أخرى أن أبا لهب لن يدخل الإسلام.

خلال عشر سنوات كل ما كان على أبي لهب أن يفعله هو أن يأتي أمام الناس ويقول: (محمد يقول إني لن أسلم وسوف أدخل النار، ولكني أعلن الآن أني أريد أن أدخل في الإسلام وأصبح مسلمًا!!

الآن ما رأيكم هل محمد صادق فيما يقول أم لا؟

هل الوحي الذي يأتيه وحي إلهي؟)..

لكن "أبو لهب" لم يفعل ذلك تمامًا رغم أن كل أفعاله كانت هي مخالفة الرسول صل الله عليه واله وسلم، لكنه لم يخالفه في هذا الأمر؛ يعني القصة كأنها تقول: إن النبي صل الله عليه واله وسلم يقول لأبي لهب أنت تكرهني وتريد أن تُنهيني، حسنًا لديك الفرصة أن تنقض كلامي!

لكنه لم يفعل خلال عشر سنوات!! لم يسلم ولم يتظاهر حتى بالإسلام!!

عشر سنوات كانت لديه الفرصة أن يهدم الإسلام بدقيقة واحدة!

ولكن لأن الكلام هذا ليس كلام محمد صل الله عليه واله وسلم، ولكنه وحي ممن يعلم الغيب، ويعلم أن أبا لهب لن يسلم.

كيف لمحمد صل الله عليه واله وسلم أن يعلم أن أبا لهب سوف يثبت ما في السورة إن لم يكن هذا وحيًا من الله؟!

كيف يكون واثقًا خلال عشر سنوات أن ما لديه حق لو لم يكن يعلم أنه وحي من الله؟!

لكي يضع شخص هذا التحدي الخطير ليس له إلا أمر واحد،
أنَّ كلامه هذا وحي من الله

02/02/2023

Warning ⚠️ ⚠️
1XBET 🚫🚫🚫

13/01/2023

Waa midaanan duunyiyo kurabin daaro fooqyaahe

27/09/2022

u xifdin kartaa wax waliba muddo gaaban gudaheed?
Ka bogo halkaan .

18/09/2022

oo ku badbaadin waayay waa alle kaa goo
sheeko xiiso badan

01/08/2022

Hooyaduu ineey qaali tahy hubanti weeyaane

01/08/2022

#حكمة

13/01/2021

7 qodob ay muhiim tahay hogaamiye walba in uu ka barto gorgorka:

1-Gorgorka wuu kali duula oo lama duulo shimbiraha yaryar, waxa uu duulaa duulimaad aad u sareeyo ilaa uu gaaro meel ay shimbiraha kale gaari Karin.
Casharka kujira; inaan ka fogaano dadka aragtida gaaban caqliyadooda wasaqeysan ay dhaawici karto hadafkeena, waa halka laga yirahdo, qofkaad fahmiweydo saxiibkii baa la bartaa, dadku waxa ay kugu qiimeyn doonaan dadka aad la saxiibtahay, mar walba la jaar ahaaw kuwa guuleystay, sababtoo ah gorgorkuba waxa uu la duula gorgorada kale.

2- Gorgorku wuu aragti fogyahay, waxa uu wax ka arkaa meel fogaan arageedu yahay ilaa 5km marka uu hawada duulayo, waxa uu leeyahay beegsi xadidan, diirada ayuuna saara waxa uu ugaarsanayo.
Casharka kujiro; mar walba inaan nolosha ka lahaano beegsi cad iyo hami aan u howlgalno, nolosha caqabadaheeduna aysan horjoogsan howshaa.

3- Gorgorku waxa uu quuta ugaar cusub maalin kasta ee timaado. Casharka kujira; iska iloow wixii tagtadaada ah sababtoo ah waxba k**a badali kartid, hana ku tiirsanan guulihii kusoo maray, mar waliba waji cusub u yeel hilinka aad qaadeyso si aad hamigaaga u gaarto.

4- Gorgorku waa uu jecelyahay duufaanta, daruruhuna wey farax galiyaan, dabeysha duufaantu waxa ay usii qaada meel sare kadibne wuu dhex heehaaba dabeysha duufaanta iyadoo ay garbihiisu nasanayaa.

Casharka ku jira; Raac astaamaha/tusiyayaasha horay kuu qaadayo kuna geeynayo beegsigaaga, caqabadaha ku gudbane wajah adiga oo aaminsan in ay caqabaduhu kaa dhigayaan qof adadag, u isticmaal duufaanada nolosha in ay ku gaarsiiyaan guulo waaweyn, guuleysta yaasho k**a baqaan caqabadaha.

5- Haasawaha gorgorka, marka gorgorka dhadig uu doonayo in uu la haasaawo gorgorka labka ah, waxa ay dhulka ka qaada jabad yar waxa ayna ula duusha cirka kadibne waa ay soo deysaa jabadkii yaraa, gorgorka labka ahi waa uu kasoo daba duulaa jabadkii laso dayay wuuna qabtaa intuusan dhuka gaarin. Arintaa waxa ay sameysaa dhowr jeer ilaa ay ku qanacdo ka gonaashiyaha haasaawihiisa.
Casharka ku jira: intaan noolnahay waa inaan tijaabinaa go’aanka iyo ka go’naashaha dadka aan isku hareereyneyno.

6- Gorgorka waa la diyariyaa oo tababar yuu maraa, balasha wey ka saran buulkane wey ka daaq doontaan, si dhalankooda yari u dareemo raaxo la,aan, kadibne iskugu dayo in uu duulo, sidane waa habka uu duulista ku barto gorgorku.
Casharka ku jira; ka dhex bax nolosha is dhibid la,aanta ah, wali lama sheegin qof ku jira nolosha is dhibid la,aanta ah oo sameyn yeshay iyo horumar sameyay( xaglo laaban xolo kuma yimaadaan).

7-Gorgorku marka uu duqoobo baalashiisu wey cuslaadaan, gafuurkii dheerane wuu soo qaloocdaa, cidiyahane xoogi ay lahaan jireena ma sii lahaadaan, gorgorku waxa uu sameyaa go’aan adag waxa uu fuula fiida kore ee buurta, gafuurka dhagax buu la dhacaa ilaa uu jabo, baalasha wuu iska tifaa, cidiyahane waa uu iska saaraa, kadib waxa uu sugaa seddexdaba in ay koraan si uu markale u bilaabo duulistiisii ama ugaarsigaba.

Casharka ku jia; intaan nool nahay waa in aan go’aamo adag qaadana si aan u guuleysano, go’aamada waxa la arkaa in ay xanuun badanyihiin balse waa kuwa ina caawinaya mustaqbalka fog, nolosha waa in aad ka eegna dhanka balaaran.Haddii qaaqlaha aan ka baranay asturida meydka, gorgorkane waan ka baran karnaa hogaaminta.!

Sabaaxal qeyr..👋

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Qof aan qur'aanka saan kusoo baran Qur'aan barakadiis ma arag Waa waqtiga kaliya ee aan jeclaan lahaa inaan ulaabtoاللهم...
Valentine's day 🚫🚫🚫🚫
Warning ⚠️ ⚠️ 1XBET 🚫🚫🚫
Waa midaanan duunyiyo kurabin daaro fooqyaahe
#sidee u xifdin kartaa wax waliba muddo gaaban gudaheed?Ka bogo halkaan .
#Afkaaga oo ku badbaadin waayay waa alle kaa goo sheeko xiiso badan
#Ninkii hooyadii nooshahoow hadal xunha uquurin

Category

Telephone

Address

Mogadishu
Other Education in Mogadishu (show all)
Ahlusunnah wal-jamaca Ahlusunnah wal-jamaca
Ahlusunnah Wal-jamaca
Mogadishu

Ahlusunnah wal-jamacah. www.ahlusunnah.ning.com http://www.ahlukheyr.com/ Booqo fadlan Group-kena

Hamar International Academy Hamar International Academy
Banadir Road
Mogadishu

Hamar International Academy is Hight quality and Professional Academy in Mogadishu-Somalia

Eng jubo Eng jubo
Mogadishu, 6241

welcome our page please like , follow and then invite your friends to get more benefits thanks

HIU Faculty Of Health Science HIU Faculty Of Health Science
Abdikasim
Mogadishu, KM4

To be learning center Excellence For Health Science in Somalia

Hello Teacher & Hello Student Hello Teacher & Hello Student
(Waberi District) Via Moscow Street
Mogadishu, 252

Let me edit your English Grammar!

Salaam Academy Salaam Academy
Mogadishu/
Mogadishu

(( #Learn Today to Succeed Tomorrow# ))

Buruburu  primary And secondary school Buruburu primary And secondary school
Mogadishu, BURUBURU144

Dugsiga diyaarinta ardayda ee Iqra Dugsiga diyaarinta ardayda ee Iqra
Carafaad
Mogadishu

Iqra school

Jubba primary and secondary school-Bardhere Jubba primary and secondary school-Bardhere
Bardhere
Mogadishu

Learn today lead tomorrow

Bashir Mohamed Abdukadir Bashir Mohamed Abdukadir
Mogadishu

إِنَّ مَعِيَ رَبِّي سَيَهْدِينِ