Videos by Abdalla Calin in Mogadishu. Kani bogeyga qaaska ah ee an ku soo gudbiyo Sheekoyinka ku saabsan degaan waynaha BAN-BAN.
Marshaale "Wixi ay maqlaan iyo wixi ad u sheegto walaxay ku dar-darayan magaladay ku faafiyaan, fuundi iyo faryaamo waa lo sheega.
Allah ha u naxariisto waa hadal xikmadaysan.
Marshaale "Wixi ay maqlaan iyo wixi ad u sheegto walaxay ku dar-darayan magaladay ku faafiyaan, fuundi iyo faryaamo waa lo sheega. Allah ha u naxariisto waa hadal xikmadaysan.
Wuxu yiri "hadii wax la idin waydiyo ma arag ma maqal ma urin " waa oraahdii Aw Ibtile iyo Riwaaydii Reer aw Fatiir iyo reer Aw-bakayle. Si share gareey.
QANSAX-DHERE: 21-arday oo ay 10-kmaid ay yihin gabdho aya u fadhiistay imtixaanka DFS ay qaado. # QANSAX-DHERE
QANSAX-DHERE: ciyaar dhaqmeedka laga ciyaaro degaan waynaha BAN-BAN. #qansaxdhere #BanBan sii share gareey......
QANSAX-DHERE: Maamulka guud ee Macahadka Al-HUDA COLLEGE aya maanta waxa uu tartan u qabtay ardayda wax-ka baratay Schoolka. Al.huda college balanteena wax-barasho waa halkaas.
QANSAX-DHERE: Maamulka Degmada Qansax-dhere aya Furaha Hospitalka Guud ee Degmada ku wareejieyey Wakiil ka socday Ha'ada caalamiga ah SOS waxana sido Munasabada goob joog ka aha isku duwaha Wasarada Caafimaadka Degmada Qansax-dhere. #SOS #MOH.
I recorded a small clip in Qansadhere district. muqaalka meel dheer hala gaarsiyo ,share like. #qansaxdhere#BanBan
Qeeb kamid ah xirfadaha nolosha, iyo sida loo sameeyo CV-yada iyo ardayda doonaysa in ku biraan Jamacadaha. So jeedinta: Ustaad Omar Yarani Hassan
QANSAX-DHERE: Maalinti 3-aad ee Ciidul-fidriga Degmada Qansax-dhere, wali waxa socda damashaad iyo is marxabeyn.
QANSAX-DHERE: xili ay Hey'ada SODMA ka digayso fatahada roobabka gu'ga hadaba waxa loo baahanyahay beeralayda Degmada Qansax-dhere waa in ay ka tiktoonadan fatahada. Muqaalkan waa kii sanadkii hore ee beeralayda uu sameyey roobka.