Abdalla Calin
Kani bogeyga qaaska ah ee an ku soo gudbiyo Sheekoyinka ku saabsan degaan waynaha BAN-BAN.
Arooski ugu shidna baa ka dhacay Qansax-dhere, waxana ka muuqatay agaasin heerkiisa sareeyo Hambalyo walalka wayn Jamac Ibrahim Yusuf iyo xaaskiisa cusub gurigiina Allah ka dhigo mid kher qaba oo lagu nagaado.❤️👑
Marshaale "Wixi ay maqlaan iyo wixi ad u sheegto walaxay ku dar-darayan magaladay ku faafiyaan, fuundi iyo faryaamo waa lo sheega.
Allah ha u naxariisto waa hadal xikmadaysan.
QANSAX-DHERE: ardayda Fasalka 8-daad aya maanta u fadhiistay imtixaanka sanadlaha ah ee ay oga gudbayaan fasalada Dugsiga dhexe, waa qaar kamid ah sawirada Schoolka MIDNIMO QANSAX-DHERE.
Waxan u rajeynaya guul iyo cilmi anfaca.
Wuxu yiri "hadii wax la idin waydiyo ma arag ma maqal ma urin " waa oraahdii Aw Ibtile iyo Riwaaydii Reer aw Fatiir iyo reer Aw-bakayle.
Si share gareey.
Labada qof ee jaceylka loogu daydo Qeys iyo Leyla ❤️, dad baa waxay dhihi doonan ma aha
Gabdhan Sida ay ula keentay baa iga daran jah❣️🎤👌
QANSAX-DHERE: Hambalyo 10-gabdhood maanta u diyaar u ah in ay kamid noqdaan aqoon-yahanada degaanka, waxan aminsahy in ay gabdhuhu door muhiim ah ka ciyaari karaan isbadalka buslshada.
Milion Congratulation Hablaheena📖✅️📚
QANSAX-DHERE: 21-arday oo ay 10-kmaid ay yihin gabdho aya u fadhiistay imtixaanka DFS ay qaado.
# QANSAX-DHERE
QANSAX-DHERE: saaka imtaxaanka ay qaado Wasarada Wax-barashada DFS iyo tan Konfurgalbeed Qansax-dhere waxa u fadhisatay 21-arday, wiilal 11- arday halka gabdhuhu ay yihiin 10- arday.
Sanadki h**e waxa degmada imtixanka dowlada u galay 14 arday wana is badal iyo hormar cusub, waxa goob joog ka aha furista munasabadan Maamulka degmada iyo wafdi ka socday Wasarada Waxbarashada DFS iyo K.galbeed.
Waxan mood ahynba waa la moodaa!
QANSAX-DHERE: ciyaar dhaqmeedka laga ciyaaro degaan waynaha BAN-BAN.
sii share gareey......
Shiniyey Qansax-dhere ayan kugu sugeyna tani hees waa ay dhaaftay!🎤,
intan qabiil qabiil iska dhaafno Qoomiyada Geridle ma noqona oo Qansaxdhere ma degnaa?
📷Caalin
Ciid wanagsan umada muslimka ah, gaar ahaan reer Qansax-dhere.
QANSAX-DHERE Ma waxa la gaaray qaboobihi baraf lamoodka CANADA iyo AUSTRALIA?
Dhaxantan Busto xita ma celiso!
Qosol baa iga dhamaday muuqalkan markan daawaday 🤣
Jaakole iyo Tarash
Dhibatada aduunyadu qofna lama dhalan, midad walalkaa ku dhigeyso adna kaama dheera.✅️
Shoory Meery maxa laga wadaa?
Xidigta Wadaniga Ah and Joog Dheer Ahmed 🙈
QANSAX-DHERE: Maamulka guud ee Macahadka Al-HUDA COLLEGE aya maanta waxa uu tartan u qabtay ardayda wax-ka baratay Schoolka.
Al.huda college balanteena wax-barasho waa halkaas.
QANSAX-DHERE: dalaga beeraha Qansax-dhere gaar ahaan masagada oo meel fiican maraya, rajadu ma xuma sanadkan.
2024
Goorma aya la dhisay Masjidka Jaamac ⛪️ee Degmada Qansax-dhere hadii ad xasuusato ama lagu sheegay tariikh ahaan ?
Jumco wanagsan.🕘📿✅️
Hambalyo aroos wacan Nimco Hassan Gabow gurigaga mid lagu nagado Allah ha idin ka dhigo adiga iyo seygaga, kala hela ubad baari ah, jaceylkii guuleystay
Inta KM ay isu jiraan Qansax-dhere iyo Low-foorar oo sax ah ma sheegi kartaa?
Qansax-dhere xafade ka degantahay?
so qor
Sawiradan waa 4-sano ka hor waxana ka qaaday bulshada degaanka oo salada Ciidul Fidriga ku wada dukanayey duleedka Degmada Qansax-dhere, inta dhimatay Allah ya raxma kuwa nool-na cimriga iyo caadimaadka Allah ha u siyaadsho.
. sii share gareey.
Ustaad Ali Hussen Kuluc samafale baad tahay saxiib🫡
QANSAX-DHERE: Ali Husein Mohamed oo ku magac dheer (Dr. Kuluc) wad ku mahadsntahay sxb dhiiro galinta ad u sameyso mar walba dadka danyarta ah.
QANSAX-DHERE: Maamulka Degmada Qansax-dhere aya Furaha Hospitalka Guud ee Degmada ku wareejieyey Wakiil ka socday Ha'ada caalamiga ah SOS waxana sido Munasabada goob joog ka aha isku duwaha Wasarada Caafimaadka Degmada Qansax-dhere.
.
Waxan farxdada la wadagay saxiibkeyga Mohamed Abdirahman Dhere oo manta maherkiisu ka dhacay Magalada Baydhabo.
Saxiib adiga iyo dumaashi isku waara, ubad baari ahna kala hela insha Allah.
I recorded a small clip in Qansadhere district.
muqaalka meel dheer hala gaarsiyo ,share like.
waliga ha aminin qof kaga sheekeyey qof kale sheekadiisa ama xantiisa, waayo bari adna sidaas ayuu kaga sheekayn doona!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the public figure
Telephone
Address
KM4
Mogadishu