Sakiina Wellness Spa

Sakiina Wellness Spa

Sakiina wellness spa waa meel aad heli kartaan adeegyada Qurxinta dumarka sida Spa iyo salon dhammay

13/09/2024

𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧

06/09/2024

𝐉𝐈𝐌𝐂𝐎 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍

29/08/2024

𝐉𝐈𝐌𝐂𝐎 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍!
𝐌𝐚 𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐭𝐢𝐣𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐨 𝐡𝐞𝐧𝐧𝐚 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛?
𝐌𝐢𝐝𝐤𝐞𝐞 𝐭𝐢𝐣𝐚𝐚𝐛𝐢𝐧 𝐥𝐚𝐡𝐞𝐞𝐝?
--
Jawabtada noogu reeb qeybta faalada

15/08/2024

𝐉𝐈𝐌𝐂𝐎 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍!
Maxaa kuu ah muhiimada ugu weyn marka aad dooranayso
adeegyada salon ama spa
--
Jawabtada noogu reeb qeybta faalada

08/08/2024

Jimca Wanagsan

27/07/2024

HOME SERVICE
balan qabso, sakiina waxa ay diyaar u tahay in gurigaaga ay kuugu qabato adeegyada dhamaan.

nagala so xiriir 0610700500

25/07/2024

𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧
--
Kaalay oo ku guuleyso mid ka mid ah adeegyada Sakiina Wellness Spa. Kaliya, magaca Sakiina kasoo dhax saar Godadka hoose.
--
𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚
- Follow nasoo dheh
- Like dheh postiga
- share gareey

22/07/2024

Exploring makeup is like discovering a new side of yourself. 💄✨ We're makeup lovers, and we're great at it. Our talented artists are here to make you look fabulous. Ready to begin your beauty journey?

Book now at 0610700500 and let's create beauty together. 💅✨

15/07/2024

War farxad leh macaamiisheenna sharafta leh!

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno in dib-u-habayntii Sakiina hadda dhammaatay oo aan si rasmi ah mar kale idiin furayno! Intii aan idinka maqnayn, waxaan ku mashquulsanayn diyaarinta soo dhaweyn diiran iyo abuurista meel idin siinaysa qurux iyo raaxo aan h**e loo arag. Waxaan diyaar u nahay inaan idin kaga adeegno si ka sii qurux badan sidii h**e. Ku soo dhawaada, oo nala wadaaga bilowga cusub ee Sakiina oo aad u qurxoon!

05/07/2024

Jimco Mubaarak! Maalintan barakeysan kheyr iyo nabad Alle ha inagu siiyo.

30/06/2024

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝟏-𝐝𝐚 𝐋𝐮𝐮𝐥𝐲𝐨 𝟏𝟗𝟔𝟎!

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed waxaan idin soo gudbineynaa hambalyo ku aaddan maalinta xornimada. Maalintan qiimaha badan waxay astaan u tahay midnimo, gobannimo, iyo horumar.

22/06/2024

Ogeysiis

Sakiina Waxay idinka raali gelinaysaa in dib-u-habeyn lagu sameynayo, waxaana dib loo furi doonaa 26 June 2024. Inta lagu guda jiro, waxaan bixineynaa adeegga guryaha (home service). Nagala soo xiriir 0610700500.

22/05/2024

Sakiina Wellness SPA waxaa farxad weyn u ah in ay taabo galisay Misssomalia 2024.

13/05/2024

Qiimo dhimis balaaran ayaan idin kugu sameynay dhammaan adeegyada Sakiina ay bixiso.

Qiimo dhimista waxay ku egtahay 20-ka May 2024.

#

Tell:0610700500

12/05/2024

HAPPY MOTHER’S DAY
Sakiina waxay Qiimo Dhimis balaaran idin kugu sameysay dhammaan adeegyada nuuc kasta 25%.

qiima dhimista waxay ku egtahay 20-ka May 2024.

#

Tell:0610700500

09/04/2024

CIID WANAAGSAN
Dhamaan muslimiinta waxaan idinkugu hambalyaynena munasabada CIIDUL-FIDRIGA farxad ku ciida meelkasta oo aad joogtan.
Mahadsanidin.


Tell:0610700500

Photos from Sakiina Wellness Spa's post 07/04/2024

UGU IMAW SAKIINA TIMAHA AYU DESIGNS OO LAGUGU DABAAYO.
NAGALA SOO XIRIIR 0610700500

06/04/2024

KU SOO DHAWAADA ADEEGYADA CIIDA TEAM SAKIINA OO DIYAAR IDIN AH.
YAA LAGA HORMARIN BALANTA ,QABSO 0610700500.

Photos from Sakiina Wellness Spa's post 05/04/2024

WALI MA WAXAA KA FAKAROOSAA GABADHAADA CIIDA MESHA AAD TIMAHA UGU SOO DABI LEHEYD HADABA SAKIINA KU DIYAARISAY UBAD PACKAGE SOO GAAR. BALAN QABSO 0610700500.

Photos from Sakiina Wellness Spa's post 04/04/2024

Ciida sakiina waxee ku diyaarisay ubad package oo ka kooban nafaqada caruurta timaha,timaha style walbo iyo henna.

04/04/2024

CIID TEAM SAKIINA AA IDIN DIYAARIYAY UBAD PACKAGE WAA DIYAAR.
BALAN QABSO 0610700500

Photos from Sakiina Wellness Spa's post 03/04/2024

Ciida sakiina waxee ku diyaarisay ubad package oo ka kooban nafaqada caruurta timaha,timaha style walbo iyo henna. ❤

02/04/2024

Ciid wanagsan
Macaamiisheena sharafta leh ka
faaidaysta discount ayaa idin sameynay munasabada ciida owgeed hadi aad tihin qoys 5qof ama kabadan
Wixii dheerad waxaad nagala soo xirirtan 0610700500

02/04/2024

Horay ma u maqashay Ubad package oo ka kooban Nafaqada caruurta timaha,timo dhabis iyo henna,sakiina ayaa ku diyaarisay ee yaan lagaga hormarin.

Balan qabso yaan lagaa buuxin 0610700500

Photos from Sakiina Wellness Spa's post 02/04/2024

Sakiina waxee ku diyaarisay Ubad package oo ka kooban Nafaqada caruurta timaha,timo dhabis iyo henna.

Balan qabso yaan lagaa buuxin 0610700500

30/03/2024

Haddii aad raadineyso goob ku habboon oo aad caruurtaada ugu sameyn karto timo dabis, nafaqeyn, iyo henna inta lagu guda jiro dabaaldega Ciidda, Sakina Wellness Spa ayaa ah meeshaada. Waxaan kuu diyaarinay package gaar ah oo isku jira adeegyadan saddexda ah, waxaana ku siineynaa qiimo dhimis 10%. Tani waa fursad aad u wanaagsan oo aad ku daryeeli karto oo aad farxad ugu abuuri karto caruurtaada munaasabadda Ciidda.

Balan qabso yaan lagaa buuxin 0610700500

21/03/2024

Farxaddu Waxay Timaada markaa naftaada dar yeesho.
Nagala Soo Xariir 0610700500

18/03/2024

Kawar Qabka Jirkaga Waa Jiritaanka Naftada
Nagala Soo Xariir 0610700500

11/03/2024

Macamisheena Sharafta leh waxaa Mesha ku qoran Ramadan ka saacada aan shaqaynayno waan furanahay SOO dhawada Waa inaa Balan sameysato Inta aadan SOO aadin Mesha.Mahadsanidiin

Videos (show all)

HAPPY MOTHER’S DAYSakiina waxay Qiimo Dhimis balaaran idin kugu sameysay dhammaan adeegyada nuuc kasta 25%.qiima dhimist...
Ciid wanagsanMacaamiisheena sharafta leh kafaaidaysta discount ayaa idin sameynay munasabada ciida owgeed hadi aad tihin...
Horay ma u maqashay Ubad package oo ka kooban Nafaqada caruurta timaha,timo dhabis iyo henna,sakiina ayaa ku diyaarisay ...
Haddii aad raadineyso goob ku habboon oo aad caruurtaada ugu sameyn karto timo dabis, nafaqeyn, iyo henna inta lagu guda...
Farxaddu Waxay Timaada markaa naftaada dar yeesho.Nagala Soo Xariir 0610700500#salon #wellness #spa #makeup #henna#pedic...
Kawar Qabka Jirkaga Waa Jiritaanka NaftadaNagala Soo Xariir 0610700500#salon #wellness #spa #makeup #henna#pedicure #man...
Make up
Macmiisheena Sharafta Leh Waxa La Idin Sameeyay Qiimo Dhimis Socon Doonta Mudo 15 Beri Ah Kafaaideysta
Macamiishena Sharafta LehKusoo Dhawada Nafaqeyta Timaha Caruur iyo Dad Waa Weyn BaWixii fafahfahin deeraad halkan kala s...
Kawar Qabka Jirkaga Waa Jiritaanka NaftadaNagala Soo Xariir 0610700500#salon #wellness #spa #makeup #henna#pedicure #man...
Cidiyo Jaris iyo Luga Dhaqis Waa idin HaynaaNagala So Xiriir 0610700500#salon #wellness #spa #makeup #henna#pedicure #ma...
Waa maxay sakiina?,bal muqaalkaan ka dheheeyo.Wixii fahfahin intaas dheer waxa naga soo xarirtaan.  0610700500#salun #we...

Telephone

Website

Address


W. Waabari
Mogadishu