Dr. Cawaale Cabdulaahi

Dr. Cawaale Cabdulaahi

You may also like

Tkhbd
Tkhbd
Harsh shaah
Harsh shaah

Senior Consultant Surgeon. Senior Lecturer,
Researcher
Gen. Secr. of Surgical Society of Somalia Consultant Surgeon/Senior Lecturer

30/08/2024
30/08/2024
30/08/2024

5ta Galabnimo waxan marti ku ahay SMS Somali TV oo an kaga hadlaayo Jirooyinka ku dhaca Naaska dumar iyo Rag.

30/08/2024

Barnaamijka Caafimaadka ee weydii dhaqtarka SMS Somalia Tv.
Dr Cawaale Cabdulaahi.
Dhakhtar qaliin,Bare Sare ka howlgala isbitaalka dr sumait Hospi/ Simad University
ahna Xoghayaha dhakhaatirta qaliinka soomaaliyeed
Mowduuca :xanuunada ku dhaca naasaha ragga & dumarka

Photos from Dr. Cawaale Cabdulaahi's post 30/08/2024

اللهم إنا ضعفاء فقونا، فقراء فأغننا، حيارى فاهدنا، خائفون فأمنا، قلقون فثبتنا، مشتتون فجمعنا، مغلوبون فانتصر

Photos from Dr. Cawaale Cabdulaahi's post 29/08/2024

Cheers to good times.

27/08/2024

Kalatasho Qaliin iyo daawo Dr. Cawaale Cabdulaahi



Freinds forever
Freinds group

Photos from Dr. Cawaale Cabdulaahi's post 22/08/2024

The Third Annual of the Africa HepatoPancreato Biliary Cancers Consortium in Mombasa.

the Annual Conference was filled with insightful discssions and collaborative ventures. it was aimed the innovative way of prevention and care strategies for HPB cancers in africa and the world.

22/08/2024

and
Endoscopic retrograde cholangiopancreatography and Endosopic ultrasound training

20/08/2024

What is Science ?
Listen the Zimbabwean ecologist.

Daawo

20/08/2024

Africa Hepato Pancreatico Biliary Cancer Consortium
Kenya Society of Haematology and Oncology

10/08/2024

Qof Buko boqol u talisay?

Balqiyaas majira baaritaan natiijadiisu tahay hyper oligozoospermia?

xitaa google weydii ?
jawabta waxan ka sugnaa






malamahan magalada waxa kuso batay isbitaalo magaca ragga ah wata oo daweeyneyna ragga qura.

10/08/2024

Kala tasho Qaliin iyo daawo Dr. Cawaale Cabdulaahi

08/08/2024

Kala tasho Dr. Cawaale Cabdulaahi Qaliimada casriga ah ee

03/08/2024

Kala Tasho Jirooinka ku dhaca Naasaha Dumarka iyo Ragga Dr. Cawaale Cabdulaahi

wacyigalinta cudurka #cagaarshowga #caafimaadnews #caafimaadka 30/07/2024

World Hepatitis Day 2024.

Maalinka Cagaarshowga Adduunka .
Wa Kan ugu badan ee Keena kansarka ku dhaca Beerka.

.

wacyigalinta cudurka #cagaarshowga #caafimaadnews #caafimaadka

Photos from Dr. Cawaale Cabdulaahi's post 23/07/2024

Kamerada caloosha iyo cudurada loo isticmaalo.

21/07/2024

Percutaneous Endoscopic Gastrostomy (PEG)
Tubada Nafaqada iyada oo lagu galinaayo Camera Caloosha

20/07/2024

Neonatal Milia
Magacee loo yaqaana af soomaali ahaan?

sidese loo daaaweeya?

16/07/2024

Bal Qiyaas Sanadka ?
Yad ka xasuusankartaa Ragga iyo Dumarka sawirka ka muuqda?
halkee ayaad u malanaysaa meesha lagu galay sawirka?

11/10/2023
Photos from Dr. Cawaale Cabdulaahi's post 11/10/2023

Daawada iyo Dabka

Waxan marar badan arkaa bukaano xanuun dartii isku gubay oo ay qaar kamid ah dhib kala kulmeen gubniinkaas.

Dhibatada ugu badan haddu qofka is gubo kala kulmi karo waxa kamid ah
-in xanuunki uu ku sii siyaado ,
-fuuq baxa ama dhiig badan ka yimaado jirka qeybta lagubay ,
-infection ,
-ablow daran ku samayso meesha lagubay iyo
-haddi lagubo kala gooysyada sida jilbaha xusulka, siinta in ay isku laabanto oo ay shaqeeyn wayso (contracture).

Bukanadas oo dhan marka an weeydiyo maxa kugu kalifay in ad is gubto? waxa ay ku jawaaban xadiiski ka scw ee ahaa التداوي بالكي.

Hadaba maxa farqi ah oo u dhaxeeya dabkan soomalida is gubto iyo kan waqtigi saw?

Sida hadda sawirka hoose ka muqdo waxa ad aragtaan nabar lagubay malax sameestay Garab kii usan dhaqdhaqaqeenin, xanuun daran ayuu bukanka leeyahay.

Hadaba Waxaan ku talinaya dadka is gubo in ay san ficnayn oo ay ogaadaan in ay dhib kala kulmi karaan gubniinkaas

Bukaan kaan idin muqdo muddo ayuu isbitaalka waxa uu jiifay dhibatadii oo ka qaaday Gubniinkaas.

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

#ercp and #eus #training Endoscopic retrograde cholangiopancreatography and Endosopic ultrasound training
What is Science ?Listen the Zimbabwean ecologist.Daawo
Tahniyada Ciida iyo dhaqanada loo bahanyahay in la sameeyo.#CiidMubaarak #عيدالاضحى2024
Barnaamijka Garaadso Astaan Ubad In lala shekeesto caruurta mustaqbalka  su'aala furanna  ku weydiyaan waxa ay ii eheyd ...
ما شا ء الله القارى د. محمد عبد الرحمن
#omicron

Category

Telephone

Address


Dr Sumait Hospital/SIMAD University, 30th Street, Albaraka, Hodon District, Mogadishu-Somalia
Mogadishu
Other Medical & Health in Mogadishu (show all)
Gubadley Health Center Gubadley Health Center
Gubadley
Mogadishu

Kusoo dhawaaw xaruunta caafimaadka Bisha Cas ee gubadley

Naafic Herbal Naafic Herbal
Kpp
Mogadishu

Ku soo dhawaada xarunta Naafic Waxa aan dadka ku daawena Daawo Dhireed Xaarunta waxa ay kuu taal Mog

Al-MUNAAR  dentel  clinic Al-MUNAAR dentel clinic
Daalo
Mogadishu, 252

Mr. Nor Ali Ga'al Mr. Nor Ali Ga'al
Maka Almukarama Str
Mogadishu

Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya. Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya.
Mogadishu

Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya.

Daawoyin Tayaysan Daawoyin Tayaysan
Howlwadaag/shantageed
Mogadishu

medical

Somalia Hepatitis Initiative Somalia Hepatitis Initiative
Mogadishu

Fighting Hepatitis in Somalia (La-dagaalanka #Cagaarshowga). Led by Abrar University & co-implemented with Somali Liver Center. Join us at https://somhepatitis.so

~CK Mx'ᴜᴜᴅ Aᴍɪɪɴ~~¿ ~CK Mx'ᴜᴜᴅ Aᴍɪɪɴ~~¿
Wadajir District
Mogadishu

افعل شيئًا لتحرك نفسك نحو هدفك الرئيسي كل يوم...�

DR: HAYLE DR: HAYLE
Mogadishu, 00252

00252

Heyle pharmacy Heyle pharmacy
Mogadishu

zalmancade518@)lgmalil.com

Sihaam herbal centre Sihaam herbal centre
0614236182
Mogadishu

Wll hadaa xanuun in muda ah laxanunsaned dawo dhireed tayo wangsan waxd kahelikartaa 0614236182