Daadir Jooloqo

kusoodhawaada page keeyga

Photos from Daadir Jooloqo's post 05/02/2024

ARAG Muqaalka Dilaagii Xaaskiisa Gubay oo Sida xun loobahdillaayo Markii lagu qabtay Beer Canbuulo ku dhax cunayaya iyo dib u xasuuso hadalkii Mahdi..

Muqaalkan lawadaag saaxibadada hadaad ku faraxsan tahay sooqabashada Ninkan.

28/01/2024

Xifaaltan aan xanaf lahayn sports ku waa nabad...?

28/01/2024

Berri, ciyaarta isku karis waaye.

JAAW.

28/01/2024

Booqashada Goobtii uu ka Dhacay Dagaalkii Uxud iyo Xaaladdu sidey ahayd | Sheekh Maxamuud Xalliike...?

04/01/2024

DEG DEG Boorka Muuse iyo Abiy oo la fiiqday... 😂

13/09/2023

Nuxurka War-murtiyeedka Shirka musharaxiinta iyo siyaasiyiinta Koofurgalbeed ee Nairobi..,

11/09/2023

Madaxweyne Axmed Madoobe"Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tuute xiran oo furimaha taagan, Dowladnimada aan garab istaagno oo aan dagaalka Khawaarijta galno.?

11/09/2023

Taliyaha Ciidanka Asluubta General Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay In talisku diyaarinayo goobihii lagu xiri lahaa Maleeshiyaadka Khawaarijta ee dagaalada lagu soo qabanayo..?

29/08/2023

Madaxweyne Xasan Sheekh "Kuwa ka shaqeenaya in Ciidanka niyad jebiyaan waa AS, Ciidanka Qaranka ceeb iyo canaan ma lahan..?

19/08/2023

Biskooladii Jeneraal Sheegow !

Sheegow waxa uu horey u sheegay dowladda la sheego in ay yihiin Abgaal, Habargidir iyo waxii jileec ah.

Biskoolad uu lahaa ayuu sidoo kale ninkan magaciisa ku qoray si jareer u raadsadaan haddii uu dhinto.

Follow mee

13/08/2023

Qareen dudaaye iyo barashada dooda sida aad ugu guuleysan lahayd Q.1aad..?

13/08/2023

Abuukaate Dudaaye abtirsigiisa diimeed Iska Barta

Abuukaate dudaaye waa caalim da'yar oo Ahlusuna ah oo Ashaacira ah

Allow suufinimada Nagu Dil cidkasta iskama hesho suufinimadee

Waa hubaa Cid aan xernimo Soo Marin
inuusan abuukaate ama xeer ilaaliye noqon Karin.?

07/08/2023

1XBET IYO MAXKAMADAYNTA SARKAAL KU TURUFEEYAY QORYA CIIDAN IYO HANTI SHACAB..?

03/08/2023

Wasiirka Ciyaaraha Somalia Gabadha Nasro waxa dirtay habaryarteed oo ah Guddoomiyaha Ciyaaraha fudud@.?VOA.?

02/08/2023

Galka Baarista: Xogta weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad - Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf..?

01/08/2023

Qaaqlayaasha Farmaajo iyo Khawaarijta maxaa isku af ka dhigay......?

01/08/2023

Agaasimihii Shaqada iyo shaqaalaha waa la xeray isagoo Maxkamad la saarin ayaa xilkiisa qofkale loo magacaabay miyey taasi boos kariixasho eheyn?

Su’aasha Siyaasi Siidow iyo Jawaabta Wasiirka Cadaalada....?

27/07/2023

Xildhibaan Fiyoore"Weerarkii xerada ka dhacay wuxuu ahaa qorshe shirqool ah oo loo diyaariyay dadka ciidankaas ay kasoo jeedaan, Sarkaal kuma lahan ciidamada xoogga...?

27/07/2023

Xildhibaan Maareeye"ciidamada halkaas la keenay ciidan taba-baran ayey ahaayeen sababta jidkaas dheer loosoo marsiiyay ee loo dayacay waxbaa ku jira...?

27/07/2023

Xildhibaan Xidig"Xerada wax ka dhaceen iminka haddii inteena qaar ka mid ah aadaan ma gali-karaan...?

25/07/2023

Barnaamijka xiisaha leh ee Awooda 5-aad waxaa marti ku ah todobaadkan Jeneraal Zakia Hussein Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska oo ka sheekeyn doonto dhibaatooyin ka qabsaday ciidamada bilowgii ku biirideeda Booliska sida ay deg-deg Jeneraal ugu dalacday iyo waayaheedii Caruurnimada ee qurbaha ,shaqooyinka kala duwan ee ay soo qabatay iyo mustaqbalkeeda ciidamada

La soco habeen dambe oo Arbaco ah ah 9:30 PM

24/07/2023

Masaajid ku yaal dalka Jabuuti oo qof tukanaya uu qaad la galay hortiisa dhigtay...?

23/07/2023

Wasiirka Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha XFS oo su'aalo adag laga weydiiyay, shaqada Wasaaradda,..?

22/07/2023

QUUS * Gabdhi Tiktok ugu caansaneed Ayuu qabri u galay Markii la isku dagaalay Madaxdeeda Sheeko Jaceyl oo ka bilaabatay TikTok aya sababtay Geeri Mala socotaan Warbiixntan inta badan laga qariyay bulshada?

Sharmaarke iyo Saaxibkiisa ayaa Ayaa isku dilay Hal Gabar oo midkasta uu rabay in isaga oo Hanto..

21/07/2023

FADEEXAD:-Arin halis ah oo lagu arkay Baasaboorka Soomaaliya. 🎤 Sheekh Umal.

21/07/2023

FADEEXAD:-Arin halis ah oo lagu arkay Baasaboorka Soomaaliya. 🎤 Sheekh Umal.

19/07/2023

Maxaa kala qabsaday Wasiirkii Caafimaadka iyo xubno matalayay Guddiga Arimaha Bulshada ee Baarlamaanka..?

18/07/2023

Arinta Khaliil Bashiir sawir qaadihii Shiikh Shariif ee lagu been abuurtay! Xaqiiqda dhabta ah waatan...?

18/07/2023

Khaliil Bashiir Wuxuu beeniyay in Gabadhi waashay-

"Soomaaliyeey Aniga nin ay naagi waali karto ma ihi..?

Photos from Daadir Jooloqo's post 11/07/2023

Degdeg Diyaarad rakaab ah ayaa hadda ku dhacday garoonka diyaaradaha Muqdisho .

Muuqalo isoo gaaray ayaa muujinaya dad dhaawac ah oo lala cararayo...?

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Booqashada Goobtii uu ka Dhacay Dagaalkii Uxud iyo Xaaladdu sidey ahayd | Sheekh Maxamuud Xalliike...?
Nuxurka War-murtiyeedka Shirka musharaxiinta iyo siyaasiyiinta Koofurgalbeed ee Nairobi..,
Madaxweyne Axmed Madoobe"Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tuute xiran oo furimaha taagan, Dowladnimada aan garab istaagno...
Taliyaha Ciidanka Asluubta General Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay In talisku diyaarinayo goobihii lagu xiri lahaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh "Kuwa ka shaqeenaya in Ciidanka niyad jebiyaan waa AS, Ciidanka Qaranka ceeb iyo canaan ma lahan...
Biskooladii Jeneraal Sheegow !Sheegow waxa uu horey u sheegay dowladda la sheego in ay yihiin Abgaal, Habargidir iyo wax...
Qareen dudaaye iyo barashada dooda sida aad ugu guuleysan lahayd Q.1aad..?
Abuukaate Dudaaye abtirsigiisa diimeed Iska Barta Abuukaate dudaaye waa caalim da'yar oo Ahlusuna ah oo Ashaacira ahAllo...
1XBET IYO MAXKAMADAYNTA SARKAAL KU TURUFEEYAY QORYA CIIDAN IYO HANTI SHACAB..?
Wasiirka Ciyaaraha Somalia Gabadha Nasro waxa dirtay habaryarteed oo ah Guddoomiyaha Ciyaaraha fudud@.?VOA.?
Galka Baarista: Xogta weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad - Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf..?
Qaaqlayaasha Farmaajo iyo Khawaarijta maxaa isku af ka dhigay......?

Category

Website

Address

Mogadishu
Other Video Creators in Mogadishu (show all)
Abdullahi yussuf Abdullahi yussuf
Mogadishu

welcome,follow the page and get assisted in whatever you want thanks�

Abdulaziz Abdulaziz
Mogadishu

ï·½

GOR GOR 2 GOR GOR 2
Maka Almukarama
Mogadishu

intertaminty

Hawiye TV Hawiye TV
Mogadishu

xalane tv waa goob lugu soo gubiyo horlayaasha baraha bulshadda maalintaas kii hor leh iyada oo la gelinayo muqaalo iskugu jira siyaasad maad iyo sawiro sidoo kale,waxaan ka marney...

Radeel united Radeel united
Mogadishu, 252

Radeel

slihimustefa slihimustefa
Mogadishu

waa mustafa

Tube mall Tube mall
Mogadishu

I want videos graphy

Man united somali fans Man united somali fans
Mogadishu

FOLLOW DHEH WLL

Farxaan xidig Farxaan xidig
Mogadishu

welcome to my page

AMIIR Online market AMIIR Online market
Mogadishu

Free delivery

Horaan Media Horaan Media
Km4 Mogadishu
Mogadishu, 00252

Home of Knowledge and History You can find it in any history of this world Every week we post a new

Faafi kheerka Faafi kheerka
Mogadishu

Faafinta kheerka culuumta islaamiga ,maxadaroyin,qisooyin