Bakaal Notary
Nearby government services
You may also like
Bakaal Notary Public
Notarial Services in 24/7 โ๏ธ โ ๐ฏ
Notary, Avv. Abdulkadir Abdi Ahmed iyo Notary, Avv. Dr. Abdikadir Shaik Abdiwahab, oo maanta ka qeyb galay tababar ku saabsan Nidaamka Casriga ah ee ay ku shaqeynayaan Nootaayooyinka Dalka, oo ay noo qabatay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS.
, nidaamkan casriga ah oo wax badan inoo fududeyn doono, sida xiriirka nootaayooyinka dalka, iyo hay'adaha kale ee xiriirka la leh nootaayooyinka.
Bakaal Notary
Bakaal Notaryโ๏ธ
Nootaayo, Abdulkadir Abdi Ahmed waa sarkaal dadweyne oo uu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arr. Dastuurka ee JFS, Mudane, Xasan Macallin Maxamuud Sh. Cali, sida ku cad dikreetada sum. tahay WC&AD/XW/377/05/2023, ku tr. 20 May, 2023.
Nootaayo, Abdulkadir waxa uu markhaati ka noqdaa saxiixidda dukumentiyada muhiimka ah ee lagu saxiixayo hortiisa, isla markaana waxa uu xaqiijiyaa aqoonsiga saxiixayaasha, sidoo kale waxa uu hubiyaa in saxiixayaasha ay rabitaankooda ku saxiixaan dukumentiyada, iyo hubinta dukumentiga ama macaamilka Isaga oo waafajinayo shuruucda.
Dukumentiyada ama Macaamilka hortiisa lagu saxiixo waxaa ka mid ah: Hantida Maguurtada, Kala-Wareejinta, Wakaaladaha, Caddeymaha, Heshiisyada iyo Kuwo kale oo faro badan.โ๏ธ
Notarial Services in 24/7
Bakaal Notary,
Notary, Avv. Abdulkadir Abdi Ahmed, +252 61 8513580
Avv Abdulkadir Kanaale oo h**e u haystay Ruqsad Nootaayo oo Heer Dowlad Goboleed ah ayaa maanta Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS u magacaabay ah.
Waa ay mahadsanyihiin Wasiir Xasan Macallin Maxamuud iyo Howl wadeennada wasaaradda.
Hambalyo ๐๐
Bakaal Law Firm
Lido Spiaggia๐๐ค
Bounanotte ๐ด
Arrivederci โ
23-Ugaas Axmed(2) Ugaas Sayid Cali Xuseen (Ugaaska hadda haayo xilka Ugaasnimada Beesha Biimaal)
22-Ugaas Sayid Cali Xuseen.(Ugaaskii ka qayb galay shirkii Carta, iyo qaybtii h**e ee shirkii Embagaati ee lagu soo dhisayay dowlad nimada Soomaaliya)
21-Ugaas Nuur Maxaad Abuukar.(Ugaaskii ugu horreeyay oo isagoo nool iska wareejiray xilka Ugaasnimada)
20-Ugaas Cige Abuukar Maxaad Ugaas Axmed.
19-Ugaas Caddaan Ugaas Ibraahin Ugaas Axmed.
18-Ugaas Ibraahin Ugaas Axmed Ugaas Maxaad.
17-Ugaas Cumar Cali Ugaas Maxaad.
(Waa Ugaaskii labaad oo ay beeshu ka xayuubisay xilka sababo xilligaasi jiray awgood)
16-Ugaas Cusmaan Ugaas Axmed Ugaas Maxaad. (Ugaaskii lagu koofaaray , oo ducadiisa darteed uu ilaah deegaannada Biimaal kaga hareer mariyay Ayaxii xilligaasi ku habsaday Soomaaliya).
15-Ugaas Axmed(1) Ugaas Maxaad Ugaas Abroone.(Ugaaskii hormuudka kaโahaa Jabhaddii Biimaal ee dagaalka kula jirtay gumeystihii Talyaaniga)
14-Ugaas Maxaad(5) Ugaas Abroone Ugaas Maxaad
13-Ugaas Abroone(2) Ugaas Maxaad Ugaas Cali.
12-Ugaas Maxaad(4) Ugaas Cali Ugaas Maxaad.
11-Ugaas Cali Ugaas Maxaad Ugaas Abroone.
10-Ugaas Maxaad(3) Ugaas Abroone Ugaas Maxaad.
9-Ugaas Abroone(1)Ugaas Maxaad Ugaas Cabdi.
8-Ugaas Maxaad(2) Ugaas Cabdi Ugaas Yabar.
7-Ugaas Cabdi Ugaas Yabar Ugaas Cabdalla (Ugaaska ay ku Abtirsato Jifada ).
6-Ugaas Diinle Ugaas Yabar Ugaas Cabdalla. (Ugaaskii ku dhashay duubka ugaasnimada, isla markaana isagoo xilka haayo looga wareejiyay dagaal joogto ah oo ay beesha ka bixi weysay dartii, waana Ugaaska ay ku Abtirsato Jifada ( ).
5-Ugaas Yabar Ugaas Cabdalla Ugaas Maxaad.(Waa Ugaaska Awowga uwada ah oo ay kukulmaan Jifada Reer Ugaas iyo Jifada
Abroone Diinlle(Gacal Adeer).
4-Ugaas Cabdalla Ugaas Maxaad Ugaas Abow.(Ugaaskii Beesha soo dejiyay Banaadir iyo shabeellooyinka).
3-Ugaas Maxaad(1)Ugaas Abow Ugaas Kutubaale
2-Ugaas Abow Ugaas Kutubaale Maxaad (Ugaaskii Beesha kasoo raray Soomaali galbeed soona gudbiyay fartii Adari).
1-Ugaas Kutubaale Maxaad Abow Sacad Iramagge
(Ugaaskii ugu horreeyay oo ay beesha ku caano shubatay, waxa uu ahaa Ugaas Karaamo leh oo cimrigiisa kundhammaystay quraan aqris.)
W/Q: Gacal Rasdaay
Safar Salaama ๐ซโ๏ธ๐ฌ
Walaakey Gacal Rasdaay Nabad Allaha kuugu geeyo ruunka aad u socoto.
Maamul Goboleedka Udubland State of Somalia, waxaa looga fadhiyaa in xasaradaha siyaasadeed iyo amni iyo doorashooyinka dalka uu ka soo saaro bayaan cad.
University Life
16 Sep 2017: 1th Semester ๐
29 Aug 2021: Last Semester ๐
Tashiwanaag Abtirsiinta Beesha Biyo-maal Biyo-maal, waa Ibraahim Ugaadh Aadan Maxamed Abokor (Aadan-madoobe). Biyo-maal, waa Habar Jecle, oo waa Isaaq, oo waa Dir. Biyo-maal waxa la dhashey: Gaadsan, oo waa ilma Siciid Ibraahim Ugaadh. Ibraahim waxa uu dhaley:
If the laws is clear why do lawyers argue??
Allah, maxay Soomaali: Gumaysi, Gaalayn & Ganacsi (Khayraadkii dalka la gurtay) soo martay!? Rabbi ayaa ka badbaadiyay ka sokowna, halgamayaal mujaahidiin ahaa, Allaha u wada naxariisto.
Abdulkadir Kanaale
โIntegrity has no need of rulesโ
๐ธ Muscab Cabdiraxman Timoos
Waa maxay Nootaayo.???
Nootaayo waa Xafiis u xilsaaran qabashada adeegyada Sharciga ah. Waxaa furitaankiisa u xilsaaran Wasaarada Cadaalada, Arimaha Diinta iyo dhaqancelinta ayada oo raacaysa Xeerka Nootaayada LR 1 ee soo baxay 2014. Waa xafiis u madax banana gudashada awoodaha xeerka nootaayada uu siiyay laakin Sarkaalka haya nootaayada waxa uu matalaa wasaaradda Cadaaladda.
Maxay yihiin adeegyada sharci ee ay qabato nootaayada?
1. kala wareejinta Hantida Guurtada ah iyo Maguurtada
2. Sharciyeynta Wakaaladaha
3. Samaynta iyo sugidda cadaymaha sharciga ah.
4. Samaynta iyo sugidda heshiisyada sharciga waafaqsan.
5. Samaynta iyo sugidda dardaaranadda.
6. Samaynta iyo sugidda lahaanshaha,isla lahaanshaha iyo dhammaan hawlaha kale ee xeerku baneeyay
Maxaa ka reeban sarkaalka nootaayada
Waxaa ka reeban Sarkaalka Nootaayaha:-
1. Sarkaalka Nootaayaha waxaa ka reeban in uu bixiyo Sir la xidhiidha qoraalada (Documenti) lagu aaminay in uu xafido.
2. Sarkaalka Nootaayuhu ma kala wareejin karo Hanti aan waddan caddaynta Lahaanshaha ku qeexan sida Xeerarka Dalka ku tilmaaman.
3. Sarkaalka Nootaayuhu ma samayn karo caddayn lahaansho ee Maxkamaduhu u xil saaran yihiin.
4. Sarkaalka Nootaayuhu ma diiwan galin karo qoraalo aanay u dhamayn dhinacyada ay khusayso.
5. Sarkaalka Nootaayadu ma diiwan galin karo qoraalada khuseeya Naftiisa, Aabihii, Caruurtiisa, Walaaladiisa iyo Xaaskiisa (Ooridiisa) xataa hadday is fureen
6. Sarkaalka Nootaayuhu kuma furan karo ruqsada Nootaayada laba Xafiis.
7. Sarkaalka Nootaayuhu uma banaana in uu Xafiiska Nootaayaha la wadaajiyo cid kale sida Meherad Ganacsi, Xafiis Qareen, NGO, IWM.
8. Sarkaalka Nootaayada waxaa ka reeban Hibaynta Hantida Guurtada iyo Ma Guurtada ah
9. Sarkaalka Nootaayada waxa ka reeban in uu ka been sheego ama Qariyo qiimaha hantida uu kala wareejinayo.
10. Sarkaalka Nootaayada waxaa ka reeban inuu noqdo shaqaale Dowladeed.
Mahadsanidiin.
11. Sarkaalka Nootaayada waxaa ka reeban inuu noqdo Ganacsade.
WAAYIDDA RUKHSADDA NOOTAAYAHA
Nootaayaha wuxuu ku weyn karaa Rukhsaddiisa.
1- haddii uu geeriyoodo.
2- Hadii uu gudan waayo shaqadiisa Nootaayanimo caafimaad darro xagga maanka iyo jirka ah;
3- Hadii uu ka tanaasulo mihnaddiisa Nootaayanimo
4- Hadii uu qabto xil kale hayโadaha Dawladda ama hayโadaha gaarka loo leeyahay.
5- Hadii uu gaaro daโda hawl-gabka 70 sano.
6- Hadii lagala noqdo Rukhsadda Nootaayada Anshax xumo baahsan awgeed.
7- Haddii daciifnimada xagga maskaxda kaliya ay noqoto waqti kooban, Nootaayaha wuxuu ahaan karaa mid hawlihiisa ka fadhiista waqti xaddidan oo aan ka badneyn hal sano haddii ay hal sano ka badnaato daciifnimada xagga maskaxda waa laga joojinayaa shaqada.
8- Haddii uu ka joogsado sabab laโaan shaqada Nootaayada 2 (labo) bilood wax ka badan goobtiisa.
W/Q : Avv. Yasin Ahmed Osman.
Qof ku necebi xantaa og, Qof ku jeclina xogtaa og.
๐น๐ฏ๐๐ฅ
Marka ay maqaayaddu tahay mid yar, balse milkiilaha uu yahay mufakar.
Abdulkadir A. Kanaale
.
waa ay ku mahadsanyihiin dib u heshiisiinta beelihii dhawaan dirirtu ay ku dhex martay gobolka Sh/hoose.
Bulshadeena waxaa ku yaal nabar la yiraahdo qabiil haddii uu taabto nimaan dhaqtar aheyn wuxuu qaadaa caabuqa loo yaqaano qabyaalad.
F.G: Tixsiga (duqsiga) nabarka ka dhowr si aan caabuqa uga wada badbaadno.
XGSH: Ustaad
Xaqiiqda ka jirta Dhulka Falastiin.
Mullaax iyo Galool Muraa tahay!!
HAMBALYO CIID WANAAGSAN ๐๐๐ฏ๐
Waxa aan hambalyada iyo farxadda ciidul fitriga hawada u marinayaa dhammaan ummadda islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Sidoo kale, waxa aan u hambalyaynayaa dhammaan qaraabada, ehelka iyo asaxaabtaydaba.
Waxa aan dhammaantiin idin leeyahay Ciid Mubaarak, kullu caam wa antum bikhayr. Waxa aan inoo rajaynayaa in ilaahay inaga aqbalo camaladii Ramadaanka๐คฒ๐ป๐ค๐ป.
Ciiddaan ciiddeedana inagu gaarsiiyo caafimaad, nabadgelyo, iyo horumar.
HAMBALYO CIID MUBAARAK
Abdulkadir A. Kanaale
Tacsi
Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun, Allaha u Naxariisto Prof. Danjire, Xil. C/laahi Sheekh Ismaaciil.
Qabrigiisa Allaha u waasiciyo, Naxariistii janno Allaha siiyo. Ehelkii, Qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeedba Allaha naga wada siiyo sabar iyo iimaan.
Amiin yaa amiin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
Monday | 08:00 - 17:00 |
Tuesday | 08:00 - 17:00 |
Wednesday | 08:00 - 17:00 |
Thursday | 08:00 - 17:00 |
Saturday | 08:00 - 17:00 |
Sunday | 08:00 - 17:00 |
Boondheere
Mogadishu, 252
Nootaayada Irmaan waxay idinku soo dhaweyneysaa gacmo furan, wax qabad dhab ah, howl karnimo, hufnaa
Celasha Biyaha/Afgooye
Mogadishu, 252
Welcome Notayo Madobe "waxadna ka heli karta Arimaha Sharciga ah ee ku sabsan Dhulalka&suq-geyntoda.
Via Roma
Mogadishu, 9612
Nootaayada Al-Aamin Al-Aamin Public Notary ู ูุชุจ ูุงุชุจ ุงูุนุฏู ุงูุขู ู
Siinaay Wadada General Daโud, Deg. Bondhere
Mogadishu
Nootaayada Rodal waxa aad ka heli doonta adeeg sharciyeed oo waafaqsan shareecada Islaam-ka iyo Qawa
Taangiga Dheer
Mogadishu, 252
Ku Soo Dhawoow Shirkada SOO HEL Oo kuu fududaynaysa inaad Hesho Guri kiro ah,Dhul Iib Ah Iyo Heshiis
Bakaro, Near Sheikh Ali Restaurant, Hotel Kismanyo 1, Howlwadaag
Mogadishu
"๐๐จ๐๐ก๐๐๐ก ๐๐ฌ๐ข ๐๐ ๐๐๐ก๐ข"
Hodan District, Taleh Injection, Grand Tower, Flor1/120
Mogadishu
Welcome to Tagsan public Notary office.
Wadada H/wadaag Suuqa Bakaaraha
Mogadishu
Kusoo dhawaada Nootayada Al-taqwa, Waxaa naga heli kartaan Adeegyada soo socda:- 1. Kala wareejinta hantida guurtada iyo maguurtada sida Guryaha, Dhulalka, Beeraha, Baabuurta iyo ...
We Are Located At Grand Tower, FL1, R111, Talex Junction, Hodon District, Mogadishu-Somalia
Mogadishu, 274149
The main tasks of a Qaran Notary is to witness and authenticate signatures, administer oaths!