Mahad-Alle Page

Mahad-Alle Page

My Real page Welcome every person open heart and open hand 🇸🇴💯

page waxaa iskaleh Aniga waxaan ugahadli donaa arimaha bulshada khuseeya waa na page saxda ah please like and Share your Feirands/[email protected]

03/02/2024
23/01/2024
18/01/2024
24/12/2023
25/11/2023
06/11/2023
02/11/2023
05/10/2023
02/10/2023
29/09/2023
21/09/2023
21/09/2023
12/09/2023
09/09/2023

Weli ma lagu dhahay difaac ayaa leedahy uma baahnid talaalka cagaarshowga B??

Dad badan ayaa igu yimid inay ogaadaan sababta aysan talaalka u qaadan karin oo lo dhahy waxaa leedihin difaac.

Hadaba hadii lagu dhaho difaac aad leedahay macnaheedu waa in xanuunka h**e uu kugu dhacay laakiin aad awood u yeelaty in uu difaacada ka awood badiyo feyruska isla markaana dhiigada laga heloo dheecaanka difaaca cagaarshowga b (Hb s antibody) taas oo la macno ah inaad haysato talaal dabiici ah oo jirkaada sameystay.

Mararka qaar waa suurtagal inaad u baahato talaalka wa hadii dheecaanka difaaca uu aad yaryahy isla markaana aad ku nooshahay wadamada uu xanuunka aad ugu badanyahay.

Cagaarshowga wuxuu boqol mar kagudbi badanyahy xanuunka HIV Sidaa darteed waa muhim mar waliba inaad hubiso inaad ka badbaaday oo aad is talaasho ama aad leedahay difaaca dabiiciga.

05/09/2023
05/09/2023

Allaha kuu naxariisto walalkeen Mahad Maxmed Salaad, dhibkii iyo xanuunkii aad martay dambi dhaaf allaha kaaga dhigo😭🤲🤲

22/08/2023
Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Sheeko Abwaan Dhiirane iyo Abahaa
Culusow

Telephone

Address


Mugdisho Dhuusamreeb Somaalia
Mogadishu