Nova Diagnostics & Research
Nova is one of the leading Diagnostic & Research laboratories in East Africa, providing vital diagnostic, Research and Academic Services.
Nova works in the private healthcare environment and offers advance laboratory services, providing extensive range diagnostic services from hematology, pathology and microbiology tests to advanced clinical Immunology, cytogenetic and molecular biology investigations. In addition, our Nova Research Institute which is part of Nova Center is involved in medical research and professional trainings for
Waxaan u mahadcelinaynaa qabanqaabiyayaasha barnaamijka ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก ๐๐ฐ๐๐ซ๐๐ฌ iyo bulshada Soomaaliyeed oo sanadkaan noo aqoonsaday xarunta ugu Wanaagsan ee dhanka baaritaanada caafimaadka (๐๐๐ฌ๐ญ ๐๐ข๐๐ ๐ง๐จ๐ฌ๐ญ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ญ๐๐ซ).
Waxaan had iyo jeer u taagan nahay in aan daboolno baahida shaybaar ee ka jirto dalka oo aan mar walbo ku soo kordhino qaybo cusub, ayada oo aan xil weyn iska saarno sare u qaadista tayada adeegyada aan bixino.
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
Bishaan aanu ku jirno ee October 2024 waxay fursad gaar ah u tahay ka wacyigalinta bulshada Kansarka Naasaha, sida looga hortagi karo, calaamadaha lagu garan karo, baaritaanada ku haboon iwm.
Filo dhawaan video wacyigalin ah oo aan ugu talaganay arinkaasi
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
Baaritaanada caafimaad ee laga heli karo xarunta Nova waa kuwo aad u balaaran. si had iyo jeer loo daboolo baahida caafimaad ee ka jirto dalkeena
Qaybtaan waxaan idinkula wadaageenaa baaritnaanada la xiriira xanuunada lagu kala qaado galmada.
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
Join us for the rescheduled third session of the SOHC Youth One Health Talks on Wednesday, October 02, 2024! This session will feature top experts and professionals sharing their insights on key One Health issues. It's a valuable opportunity to learn, connect, and contribute to vital health discussions.
Location: Nova Diagnostics & Research Hall, Mogadishu, Somalia
Date: October 02, 2024
Time: 3:30 PM
Don't miss this chance to engage in an important conversation about the future of health!
Ha sugin inta ay ka imaanayaan calaamadaha muujinaaya dhib weyn oo ka dhacay jirka.
La soco xaaladaada caafimaad, Gaar ahaan marka aad tahay bukaan la nool mid ka mid ah xanuunada raaga.
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
๐ข Program Postponed
Due to unforeseen circumstances, todayโs session has been postponed. We will announce a new date soon.
Thank you for your understanding and patience. Stay tuned for further updates!
Ma tahay qof ku dadaala caafimaadkiisa?
La soco xaaladaada oo ka faa'ideyso xirmooyinka Checkup-ka xarunta baaritaanada iyo cilmibaarista ee Nova.
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
Waxaa waqti lagu daray ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐๐ข๐ข ๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐จ๐ซ๐๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ ๐ข๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐ฉ๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฆ ku qaadata machadka tababarada caafimaadka (Nova institute for Training and Research) oo qayb ka ah xarunta baaritaanada iyo cilmibaarista ee Nova.
Waxay diiwaangalinta ku egtahay 28 September 2024
Si aad isaga diiwaangalisid fadlan raac Link-gaan https://chat.whatsapp.com/JgujBK8oMiQHr8Wm8thZU4
๐๐ข๐ซ๐๐๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ฅ๐ ๐ช๐๐๐๐๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐จ ๐ฐ๐๐ ๐๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ oo kaliya
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
Waxaa maanta ๐ฌ๐ข ๐ซ๐๐ฌ๐ฆ๐ข ๐๐ก ๐ฎ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ๐๐๐ฒ ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐๐ข๐ข ๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐จ๐ซ๐๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ ๐ข๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐ฉ๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฆ ku qaadata machadka tababarada caafimaadka (Nova institute for Training and Research) oo qayb ka ah xarunta baaritaanada iyo cilmibaarista ee Nova.
๐๐๐๐๐๐๐ซ๐ค๐๐๐ง ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐๐๐๐ข ๐๐ก ๐ฎ ๐๐๐๐จ๐จ๐ฅ๐ฅ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐จ ๐ ๐ช๐๐ฒ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐ฌ๐ก๐๐ฒ๐๐๐๐ซ๐ค๐ ayey ardayda fursad u heli doonaan in ay wax ka bartaan aqoonyahano khibrad drugsan u leh majaalka, waxay sidoo kale heli doonaan baraatiko u sahli doonto in gacantoodu la qabsato shaqada!
Si aad isaga diiwaangalisid fadlan raac Link-gaan oo buuxi macluumaadka lagaaga baahan yahay!
https://student.nova.com.so
๐๐ข๐ซ๐๐๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ฅ๐ ๐ช๐๐๐๐๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐จ ๐ฐ๐๐ ๐๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ oo kaliya ... Marka ay tiradu buuxsanto Link-ga wuu is-xiri doonaa si automatic ah ee ka gaar inta aysan kaa buuxsamin tirada.
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
: ๐๐๐ ๐ค๐๐ง๐ฌ๐๐ซ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐๐๐ ๐ช๐๐ฒ๐๐ญ๐ ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ ๐ฆ๐ข๐ง๐๐ก๐ข๐๐ข๐ซ๐๐๐ ๐ฐ๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง, waxaa calaamadahiisa ka mid ah: ๐๐ก๐ข๐ข๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ซ๐๐๐๐ ๐ฌ๐๐ฑ๐๐ซ๐๐๐, ๐๐๐ฅ๐จ๐จ๐ฅ ๐๐๐๐ก๐ข ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ญ๐จ ๐๐ก,
miisaanka oo si xoogan u dhaca iyo daal badan.
In xilli h**e la ogaado kansarkaani waxay kor u qaadaysaa fursada lagu daaweyn karo.
la soco xaaladaada caafimaad oo kala tasho dhakhtarkaaga baaritaanada kuugu haboon.
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
Join us for the second session of the ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฎ๐ญ๐ก ๐๐ง๐ ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก ๐๐๐ฅ๐ค๐ฌ ๐จ๐ง ๐๐๐๐ง๐๐ฌ๐๐๐ฒ, ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐๐, ๐๐๐๐!
Hear from top experts and professionals who will share their knowledge and experiences on important One Health topics. This is a great chance to learn, connect, and make a difference in health.
Location: Nova Diagnostics & Research Hall, Mogadishu, Somalia
Date: August 28, 2024
Time: 03:30 PM
Donโt miss out on this opportunity to be part of an important discussion.
Nagala soo xiriir: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
Waxaa si qurxoon ku soo gabagaboobay tababarka Dufcadii 4-aad ee (๐ข๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฆ ) oo muda 3 bilood ah ka socday xarunta Nova Diagnostics and Research.
Halkaan ka daawo ardayda ka faaideystay fursadaan oo erayo kooban ku muujiyey wixii u hergalay mudada uu socday tababarka.
Nagala soo xiriir: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
๐๐๐๐ฒ๐ข๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ ( ๐๐๐๐ ๐๐ข๐ฌ๐๐๐ฌ๐ ๐๐ฐ๐๐ซ๐๐ง๐๐ฌ๐ฌ )
Ururka Dhakhaatiirta Soomaliyeed waxa ay so qabanqabiyen wacyigelin diirada lagu saaray ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ ( ๐๐๐๐ ๐๐ข๐ฌ๐๐๐ฌ๐ ๐๐ฐ๐๐ซ๐๐ง๐๐ฌ๐ฌ ).
Fayraskaan ayaa Hayโada Caafimaadka Aduunka โWHOโ iclaamisay inu yahay Xaalad caafimaad dadweyne oo deg deg ah โPublic Health Emergency of International Concern (PHEIC).
waxaana soo jeediyey mawducan
๐๐ซ. ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐ฎ๐ ๐
๐ฎ๐ฃ๐
Executive Director
Somali Society of Tropical Medicine & Hygiene
๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐๐๐๐
๐ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐ฒ
โ ๐๐:๐๐ ๐ฃ๐ - ๐๐:๐๐ ๐๐
๐๐๐จ๐ฏ๐ ๐๐ข๐๐ ๐ง๐จ๐ฌ๐ญ๐ข๐ & ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ก ๐๐๐ฅ๐ฅ,๐๐๐ง๐๐๐ข๐ซ ๐๐ญ๐ซ๐๐๐ญ, ๐๐จ๐๐๐ง ๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐๐ญ, ๐๐จ๐ ๐๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ-๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐.
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข ๐ฆ๐๐๐ข๐๐๐ฅ ๐๐ฌ๐ฌ๐จ๐๐ข๐๐ญ๐ข๐จ๐ง & ๐๐ฌ๐ฌ๐จ๐๐ข๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐จ๐ ๐ฌ๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข ๐ฉ๐๐ญ๐ก๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ข๐ฌ๐ญ ayaa si wada jir ah u qabanaya ๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐
si aad barnaamijkan oga qaybqaadato waxaa lagugu casuumaya zoom meeting 22-ka August 2024 7:00pm-8:30pm.
Join Zoom Meeting
https://us06web.zoom.us/j/81833217143?pwd=vWHoQWIR2VblmarqRviz2mXwXi4juK.1
Meeting ID: 818 3321 7143
Passcode: 450170
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
Barnaamij looga hadlayo ๐๐๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ ๐๐๐ง๐ฌ๐๐ซ๐ค๐ waxa uu yahay, waxyaabaha sababi kara, sida looga hortagi karo, qaabka loola tacaalo iyo qodobo kale ayaan habeenka sabtiga (23-08-2024) 09:00 PM ku bixin doonaa habka foogaan araga - Online - waxaana soo jeedinayo ๐๐ซ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ ๐๐๐ฃ๐ข oo ah Dr ku takhusaysa xanuunkan sidoo kale ah bare jaamacadeed iyo la taliye arimaha la xidhiidha xanuunkan.
xanuunka kansarka wuxuu ka mid yahay xanuunada dilaaga ah ee dunida naafeeyay.
Waa xanuun sababa dhimasho, oo ay aad u dhib badan tahay la tacaalidiisa
Mudooyinkii ugu danbeeyay ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฑ๐๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐๐ง๐ข ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐๐๐๐ง๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐๐, ayadoo aanay jirin xarumo si wanaagsan ugu diyaarsan la tacaalida xanuunkan oo kuyaala deegaanada.
Si aad barnaamijkan habeenkaas u dhegaysato suaalaha aad qabtana Dr ka u waydiiso ku biir linkgan
https://chat.whatsapp.com/DpXHYy9VEUTDsYpHpAPwLb
๐๐ ๐ฅ๐ ๐ฌ๐จ๐๐จ๐ญ๐๐ ๐ฑ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐๐ ๐ค๐ข๐ฅ๐ฒ๐๐ก๐๐๐ ๐?
Ma ogtahay in bukaanada la nool xanuunada raaga ๐ฌ๐ข๐๐ ๐ฌ๐จ๐ค๐จ๐ซ๐ญ๐, ๐๐ก๐ข๐ข๐ -๐ค๐๐ซ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐ฅ๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก ay si joogta ah ugu baahan yihiin in ay la socdaan xaalada caafimaad ee kilyaha.
Sidoo kale baaritaanada kilyahu waxay qayb muhiim ah ka yihiin baaritaanka ๐๐ก๐๐๐ค๐ฎ๐ฉ ee aad ka heli kartaan xarunta Nova.
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
Waxaa meel gabo gabo ah maraya tababarka Dufcadii 4aad oo internship ku qaadata xarunta baaritaanada iyo cilmibaarista ee Nova.
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
"Today's the day! Join us for the official launch of the SOHC Youth One Health Talks at Nova Hall, Mogadishu. We'll kick off with opening remarks from our distinguished guests, setting the stage for an insightful presentation and panel discussion on critical One Health topics. Don't miss out on this opportunity to learn, engage, and make a difference in our community. See you there!
Be part of the change! Register now to secure your spot: https://abrar.edu.so/sohc/sohc-onehealth-series-talk-2024/
"
Join us for the inaugural session of the ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฎ๐ญ๐ก ๐๐ง๐ ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก ๐๐๐ฅ๐ค๐ฌ ๐จ๐ง ๐๐๐๐ง๐๐ฌ๐๐๐ฒ, ๐๐ฎ๐ฅ๐ฒ ๐๐, ๐๐๐๐! Engage in an insightful presentation and panel discussion with top-notch experts and professionals sharing their knowledge and experiences on crucial One Health topics.
Donโt miss this opportunity to learn, connect, and make a difference.
๐๐จ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง: Nova Diagnostics & Research Hall, Mogadishu, Somalia
๐๐๐ญ๐: ๐๐ฎ๐ฅ๐ฒ ๐๐, ๐๐๐๐
Be part of the change! Register now to secure your spot: https://abrar.edu.so/sohc/sohc-onehealth-series-talk-2024/
๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ - ๐๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐๐๐ฉ๐๐ญ๐ข๐ญ๐ข๐ฌ ๐๐๐ฒ.
Maanta oo ku beegan 28-ka bisha July 2024 waxaa dunida oo idil looga faaideystaa in bulshada laga wacyigaliyo xanuunka cagaarshowga.
Nova waxay idiin haysaa baaritaanada Hepatitis heerarkooda kale duwan.( ๐๐ซ๐จ๐ฆ ๐ฌ๐ข๐ฆ๐ฉ๐ฅ๐ ๐ฌ๐๐ซ๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐ญ๐จ ๐ฆ๐จ๐ฅ๐๐๐ฎ๐ฅ๐๐ซ ๐ฅ๐๐ฏ๐๐ฅ)
Waxaad nagala soo xiriiri kartaan: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
๐๐๐๐ซ๐ข๐ญ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ฆ๐๐ฅ๐๐๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐ oo lagu kalsoonaan karo ayaa ka mid ah Baaritaanada aad ka heli kartaan xarunta Nova.
Waxaad nagala soo xiriiri kartaan: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
Aqoon isweydaarsi loo qabtay xirfadlayaasha caafimaadka oo ku saabsanaa ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ญ๐๐ ๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ ๐ค๐ ๐ฒ๐๐ซ ๐-๐ญ๐ ๐ฌ๐๐ง๐จ ๐๐ ๐๐๐ง ๐ช๐๐๐๐๐ง๐ข๐ง ๐ญ๐๐ฅ๐๐๐ฅ๐ค๐ ama aan dhamaystiranin intii loogu talagalay (๐๐๐ซ๐จ ๐๐จ๐ฌ๐-๐๐ข๐ ๐๐๐ญ๐๐ก-๐๐ฉ ๐๐๐ฏ๐จ๐๐๐๐ฒ ๐๐ฏ๐๐ง๐ญ ๐๐จ๐ซ ๐ก๐๐๐ฅ๐ญ๐ก ๐ฉ๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ๐ฌ) ayaa Maalinkii Khamiista 18-July-2024 lagu qabtay halka shirarka ee xarunta baaritaanada iyo cilmibaarista ee Nova.
Waxaa aqoon isweydaarsigaani si wada jir ah u soo qabanqaabiyey Ururka Dhakhaatiirta Soomaliyeed, Ururka Dakhaatiirta Caruurta Soomaaliyeed (Somali Pediatric Association) , iyo BRA Directorate of Health and Human Services
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
๐๐ข๐ซ๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐๐ซ๐ข๐ญ๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐๐๐ซ๐ค๐!
Beerku wuxuu ka mid yahay xubnaha dowr muhiim ah ka qaata habsami u shaqaynta jirkeena!
Si loo hubiyo badqabkiisa waxaan idiin haynaa baaritaanada beerka oo ka kooban ilaa 8 baaritaan oo lagu ogaanayo ciladaha ka jiri kara hab shaqaynta beerka.
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
๐๐๐๐๐๐๐ซ ๐ฆ๐ฎ๐๐จ ๐ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐๐ก ๐ฌ๐จ๐๐จ๐๐๐ฒ ayaa dhawaan u soo gabagaboobay qaar ka mid Aradyda ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐๐ข๐ซ oo Xaruunta baaritaanada iyo cilmibaarista ee Nova ku qaadanayey internaship.
Waxaan ardayda u rajaynaynaa in cilmiga ay barteen uu Rabi uga dhigo mid ay naftooda iyo bulshadooda ku anfacaan.
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
Waxaan idiin haynaa baaritaanka bakteeriyada sababta gaas-ka oo tayadiisa la hubo.(๐๐๐ฅ๐ข๐๐จ๐๐๐๐ญ๐๐ซ ๐๐ฒ๐ฅ๐จ๐ซ๐ข ๐๐๐ฌ๐ญ)
Bakteeriyada sababta gaas-ka ๐๐๐ฅ๐ข๐๐จ๐๐๐๐ญ๐๐ซ ๐๐ฒ๐ฅ๐จ๐ซ๐ข (๐-๐๐ฒ๐ฅ๐จ๐ซ๐ข๐) waxay ka mid tahay cudur-sidayaasha saamaynta xoogan ku yeesha nolosha bukaano badan, xanuuno halis ahne sababi kara.
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the practice
Telephone
Website
Address
Benadir Street
Mogadishu
00000
Isgoyska Digfeer
Mogadishu, 252
Xarunta Baaritaanka Burooyinka iyo Dheecaanada Jirka
Next Beerta Banadir, Hodon
Mogadishu
Advanced Diagnostic Facility in Mogadishu, Staffed by Experts and Equipped With Modern Technology.
Banadir, Next To The Dahab Tower Mogadishu, Somalia +252610830872 Or +252 61 5333350 Innovaimaging1@gmail. Com
Mogadishu, 00000
Innova 'Canon Medical Systems Somalia kadoono CT, MRI, PET CT, Angiography,US, X- rays, leh 10 sano warranty ah oo ay bixineeyso Canon Medical Japan. Waxaan kale oo sinaa Cusbitaa...
KPP-Hodan Mogadishu
Mogadishu
Kamil Diagnostic Center is the only complete, reliable medical imaging center in Mogadishu.It was es
Kasoo Horjeedka Somali Airlines, Ceelqalow, Wadajir District
Mogadishu, 123
Ultrasound Training center are designed to provide you with knowledge you will need to excel in the
Duceysane Street
Mogadishu, SO
Dr. Duceysane Polyclinic waa rug caafimaad oo ay ka howl galaan dhakhaatiir soomaaliyeed oo leh waay