Jiilka Cusub

Jiilka Cusub

ku soo dhawoow page kayga follow wax wayn maaha waad isgaarsiin kartaan please

18/05/2024

Magaalkaan Yaa saan Dhan u qurxiyay Isheega Muqdisho Waa Indhaha Somalia

26/04/2024
25/04/2024

Ciwaanka ku haboon keena Jiilka Cusub

18/04/2024

Naag ma seertay wax kasto ka filo

Follow like share Jiilka Cusub

11/04/2024

Xigmado_ama_oraahyo_kusaab_san_waxbarashada.... Jiilka Cusub Follow share like

11/04/2024

Jawaabta saxda ah ee ay bixisay weriye Billan Osman waa mid qeexaya xaqiiqada dhabta ah ee warbixinta aan saxda ahayn ee loo adeegsaday qaar ka mid ah warbaahinta baraha bulshada Soomaalida jawaabta qoraalkan oo ay ku daabacday FacebookBilan Osman waxaa waajib ah in ay warbixintan oo aan turjumay qaataan iyaga oo tixgalinaya xaqa is difaaca qofka wax laga sheego.

Warbixinta.

Qaarkiin waad arakteen baan u maleynayaa in ay socoto dhaleeceyn aan raad lahayn oo laga sheegaayo aniga ay ka socoto baraha bulshada. Waxaa dhaleeceyntaas iyo eedeyntaas xun u ololeynaaya mid cunsuriga midigta xagjirka ah, waa isla ninkii abaabulay in la gubo Quraanka Kariimka laba sano ka hor, waxan xiriir la lahaa 2 sano, taas oo aan ahayn sir oo ay ogaayeen inta badan dadka aan isnaqaanay, saaxiibaday iyo familjkeyga iyo weliba dadkii aan wada shaqeyneyney dhamaantood way ogaayeen xiriirkaas.

Wadahadalkeenii ayaa la soo dhigay baraha bulshada, wax aan qariyo meesha ma jiraan.
Waxan idiin sheegayaa ka Wariye ahaan waxaan si joogta dusha uga ilaalinaayey oo baaritaan aan ku hayey qolyaha Cunsuriga xagjirka ah xaaladaha kala duwan ay ku sugan yihiin, sida ay u dhaqmaan taas oo aan ka sameyn jiray qoraalo, marka si aan howshaas adag u fuliyo waxa khasab noqotay in aan la kulmo kuwaas xag jirka ah intooda badan, oo weliba aan tuso in yar oo naxariis, waa tab ( strategi ) aa isticmaalaayey si aysan u didin oo hubka iska dhigaan , waxa ahaa qof doonayey ka wariye ahaan in uu wax badan ka ogaado kooxaha Xag jirka ee Cunsuriga ah ee naceb dadka asalkooda qaxootiga ah. Waxan rabay in aan si fiican u fahmo kooxaha xagjirka iyo weliba siyaasadooda ku wejehan in ay aniga iyo familkeyga iyo waxa aan aaminsanahay ay ka takhalusaan. Howshaas waa mid aad u khatar badan , lakiin aniga oo og waxaas oo khatar ah oo jira ayey u qalantaa howshaas in aa u galo khatartaas.

Wax badan oo waaya aragnimo ah ayaan ka faaiidey intii aa ku dhexjiray howshaas saxaafada oo aad iiga caawin doona shaqadayda ah aan sii wado la dagaalanka cunsuriga xagjirka ah oo aan baa' bi"iyo cunsuriyada.

Dhowr asbuuc ka hor ayaan galay baraha bulshada, kedib waan ka baxay barihii bulshada kedib markii aan xiriirkii u jaray Cunsurigii Xagjirka ahaa. Taas waxa jira kuwo in ay bilaabeen in ay faafiyaan war been ah ( propaganda) oo ay ku doonayaan in ay dadka ay ka dhaadhiciyaan war been ah , taas oo ujeedadoodu tahay in ay shaki geliyaan dadkii i aaminsanaa, isaga oo yiri waxa uu ila lahaa xiriir oo aan waxba ka jirin waa arin ah waxa uu jeclaan uun ayuu sheegay. Arintaas oo aan weligeed dhicin , dadka intooda badan way ogyihii .

Dadka aan isnaqaan way ogyihiin in uu igu waashay, i soo waco , i tusay jacayl. Waxan u noqday qof u naxariista , lakiin k**a jawaabin dareenkiisii ahaa jacaylka. Hadda markii aan gooyey xiriirkiisii aduunkii ayaa ku soo dumay. Kuwa noocaan oo kale waa khatar aan kaa dhamaaneyn. Waa mid dhaawacmay oo qalbijabsan wuxuu sameynaayaa wixii uu doono in uu u abuuro shaki , oo dhibaatada heysata uu dareemo in ay ka dabacdo, wuxuu isku dayayaa sidii in uu ka talaabsado qof mayda oo kale , taas weligiis u suurtoobi meyso, sababta oo ah wa qof niyad jabsan, oo jahwareersan, oo waxba igama tari karo. Waxaan ahay qof fur furan, daacad ah oo bani'aadninimo aaminsan. Warku waa intaas. Wax war qarsoodi ah ma jiro

Xigasho:BBC.com

10/04/2024

Adoo imtixaan qishaa hadii macalimada lagugu diro maxaad samayn lahayd

ilaa dhammaadka Jiilka Cusub follow like share

10/04/2024

Maxaad u guursan wayday "su'aal xumidaaa Jiilka Cusub follow like share

Photos from Jiilka Cusub's post 10/04/2024

All muslims eid Mubaarak

War waa odagii oo is keenay عيدمبارككلعاموانتبخير Jiilka Cusub follow like share

09/04/2024

عيدمباركوكلعاموانتمبخير ramadankaan ramadankiisa kale Allah cafimaad nagu gaarsiiyo Jiilka Cusub follow like share

08/04/2024

Istanbul ma’ahan, ee waa Muqdisho halkaan.

07/04/2024

"Cida lacagta ee Hormuud ayaan ahay ku dhahday Sacuudina waa ka wada xamaashaan"

06/04/2024

Dhamayso daahir alasow iyo faaiso funny🤣 Jiilka Cusub follow like share

30/03/2024

Xidmado xul ah By: Jiilka Cusub follow like share please

29/03/2024

Iska ilaali Tuugada Internet ka 💰

Marka laga hadlayo lacag ka samynta internetka waa meesha ugu badan ee ay tuugada scamers ku ka faa iideystaan.

Youtubers soomali ah oo hawlahan ku shaqaysata baa jira, waa rag subax kasta la soo taagan sideed ku samayn kartaa kun doller maalinkasta.
Yacnii waxay doonayaan anoo Africa jooga inay ii sheegaan qaab aan ku samayn karo kun doller maalin kasta.
Hada Nidaam yada ay marayaan maahan waxa cirka ka soo dhacay kaliya waa xirfadahan caadiga ah ee aan naqaano sida digital marketingka, content creation, blogging, IWM.

▪︎Hadaba Raggan Maxay ka faa'iidayaan Beentaas ay sheegayaan?

Marka koobaad waxay lacagi ka soo gashaa youtube ka oo mawduucyadan ay kahadlayaan waa kuwa ugu lacagta badan yacnii way ka lacag badnaanayaan kuwa entertainment ga soo galiya, Marka laga hadlayo CPM ka ama cost per 1000 impressions ka

Tusaale:
hadaan si fudud u dhigo laba nin oo youtubers ah hadey jiraan oo uu midi soo galiyo pranks iyo wax iska entertainments ah midina soo galiyo video ku saabsan sida lacag online ka looga sameeyo oo labadaba ay daawadaan 1,000 qof midkan online money ga ka hadlaya kun kaa qof waxa uu ka helayaa markey u yartahay 12 doller, halka nin kan kale uu kun kaa qof ka helayo kaliya 2 doller. Markaa ragan hamoodin mawduucan ay ka hadlayaan in ay adiga kuugu danaynayaan ee dantaa ugu jrta.

Mida kale ee labaad waa affiliate marketing yacnii waa dilaal oo kale link website ayay soo qaadayaan website kaas ayay video ka samaynayaan oo ay kuu xayey siinayaan kadibna link ga website ka ayay soo raacinayaan oo link gan isticmaal ayay ku dhahayaan markasta oo link gaas cidi booqato percent lacag ah baa uga soo galaysa.

Qolyahan ciladoodu waa iney malin kasta kuu sheegayaan in uu jiro process cusub oo lacag lagu sameeyo iyagoon hubinin waxan ma runbaa mise waa been sababtoo ah maba hubin karaan oo in la hubiyo wakhti bay u baahan tahay wakhtigaana aslan maba kuu helayaan.

sababtoo ah waxay rabaan maalin kasta iney video soo galiyaan xitaa waxaa macquul ah iney channels kale oo ajaanib ah ku xidhan yihiin oo ay si toos ah u soo turjumaan iyagoon soo hubin waxan ma saxbaa mise waa khalad muhiimadoodu kaliya waa sidey daawasho ku heli lahaayeen.

By: Alas Lb

29/03/2024

Dadka ha aqrinin ee dantaada aqri By Jiilka Cusub follow like share

24/03/2024

Qac daan oo kale h**e uma arage magac u bixiya person attack waye🤣🤣 Jiilka Cusub follow like

23/03/2024

Xaasid ma jirin ayada h**eed 🤣🤣 By Jiilka Cusub follow like

22/03/2024

Gabadhii yareed ee "Shahida" dhamayso sheekadeeda Jiilka Cusub follow like

22/03/2024

Wararka somalida iyo Tv-yada Jiilka Cusub follow like

19/03/2024

Qalbigaygu waa Dahab! Jacaylkani waa hadiyad! Rabitaankii aan ka qabay wayna ii daadisay! ❣️ Jiilka Cusub follow dheh

23/02/2024

Adis Ababa loomo aadin in ubax la beero Jiilka Cusub follow dheh

22/02/2024

Stop Waiting ✋️

21/02/2024

Ediriska ii taabo maxa helay Jiilka Cusub ha iga xasdin

Want your business to be the top-listed Photography Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Magaalkaan Yaa saan Dhan u qurxiyay Isheega Muqdisho Waa Indhaha Somalia
Welcome to somalia @top fans Jiilka Cusub
Badeeno iib maaha mar kale iib maaha🤣
Ku dalxiis dalkaada
Naag ma seertay wax kasto ka filo Follow like share Jiilka Cusub
Xigmado_ama_oraahyo_kusaab_san_waxbarashada.... Jiilka Cusub Follow share like
Reer mudug see cml hee Cadanka waxay dhahan top title and another level  🤣
Adoo imtixaan qishaa hadii macalimada lagugu diro maxaad samayn lahayd ilaa dhammaadka Jiilka Cusub  follow like share
Maxaad u guursan wayday "su'aal xumidaaa Jiilka Cusub follow like share
"Cida lacagta ee Hormuud ayaan ahay ku dhahday Sacuudina waa ka wada xamaashaan"
Dhamayso daahir alasow iyo faaiso funny🤣 Jiilka Cusub follow like share

Telephone

Address


Mogadishu