Samiir Shekh Saciid

RAJO UNOQO WALALAHAA Sama Real Estate Agent

20/11/2023

Asxaabta Waxaa Sinaxariisle Lidiinkaga Codsanaa inaa Nala Raadisaan Gabadhaan Yar oo Saaka cid ugu wardanbeysay Naga soowac 0615147775 Ama 0613502332 Plz Noo Share Garee

05/11/2023

Allh Unaxariisto Abti C/majiid Samir iyo iimaan Allah Naga Siiyo 😭😭😭

18/10/2023

Aan Uduceeyno Walaleheen reer falastiin ee hal mar 500 oo qof looga dilay isbitaal 😭😭😭😭

23/09/2023

انالله واناالیه راجعون
Allah unaxariisto Walalkeen Cabdi Wahaab
Janadii Allah Kawarabiyo

03/09/2023

BAAFIN : Waxaa sinaxariis leh idinkala codsanaa Shacabka Reer Muqdisho Bashqadan Ayaan Naga luntay Inta udhaxeeyso Shekh cali suufi Ilaa Sahal Fadlan qofkii Arko hanagala soo xiriiro Labarada Kala Ah 0615213978 Ama 0613195813 Ama 0614925055 Sii Faafi Plz plz

31/08/2023

Dadbadan ayaa igu soodhacay
Soomali iyo hadal badni 🤣🤣

10/08/2023

Hal mar aan uwada duceeyno inuu allah Qabriga Unuuriyo janadii kawarabiyo shekh maxamad c/qaadir Allah unaxariisto😭😭 caawa waa jimcee

09/08/2023

Ninkaan aad u jeediin waa dhaqtar u dhashay dalka Mareekanka wuxu ka mid yahay dhaqaatiirta ugu sareeysa dalkaas ! Hase ahaate arinta cajiibka ah ayaa ah inuu sharaxaad iyo cilmi baaris uu ku sameeyay habka ugu dhaqsiyaha badan ee neefta ogsijiinta ah wadnaha lo gaarsiiyo ,isagoo tilmaamay marka uu qofka madaxa Dhulka dhigo inuu wadnihiisa xasilo uuna helaayo neef iyo hawo qurux badan cuduro badan neh ay daawo u tahay in madaxa Dhulka la dhigo sida sujuuda oo kale cajiiiiiiiiib .

Bal kawaran sujuuda aan maalin kasno sujuudno hadayba gaaladi ay Lee yihiin cafimaad ayaa laga helaa wadna xanuunkaana daawo ayay u tahay So mahad Ilaah ma aha oo inaan ku shukrino diinteena suuban .

Balse inago arintaas la yaab uma arki doonno waayo allah ayaa qur'ankiisa waxa uu ku sheegay isago nabigiisa oo muragysan la hadlaya , وَلَقَدْ نَعْلَمُ أَنَّكَ " يَضِيقُ صَدْرُكَ " بِمَا يَقُولُونَ فَسَبِّحْ بِحَمْدِ رَبِّكَ وَكُن مِّنَ " السَّاجِدِينَ " ..! Alle wuxuu yiri waan ognahay nabiyow inay laabtaadu inay ciriiri dareemayso sababtuna waa hadaladda ay gaaladu kugu oranayaan ! Warkooda Iska daa ,tasbiixso , rabigaana u mahad celi , kana mid noqo kuwa sujuudsan. Aayadan ayaaba noo sheegtay anaka hadaan muslimiin nahay Alxamxdulilaah.

Halkaas waxaa ka cad salaada inay daawo tahay , sujuuda in la dheerayana ay wanaagsan tahay .

Alxamxdulilaah dheh hadaad qoraalkayga dhameeysatay 😁 siina share garee oo la wadaag saaxibadaada .

W/Q Zakaria ibrahim Warsame.

20/07/2023

Aan ku salino Xabiibkeena Muxamad Scw

19/07/2023

SANAD GUURO WACAN

08/07/2023

Waxan murugada ladareemayna Musiibada ku habsatay wlalahen reer Jigjiga Allaha uyasiro
اللهم اجرهم في مصيبتهم😥😥😥😥😥

27/06/2023

Ciid Mubaarag F & F

Samiir Shekh Saciid Sama Real Estate Agent

20/06/2023

Garowe 🔥
Baraawe 🔥
Balad ween 🔥
Laascaanood 🔥
🤲😭🤲

18/06/2023

Haben wanagsan

18/06/2023

SUAASHAAN KASOO JAWAABA

17/06/2023

Meshaan Dad Nool Miyaa Saxiibo Kunahay Misa Dad Dhintay inta Nool Gacanta Soo Taaga inta Dhimatay Allah Unaxariisto

14/06/2023

I've just reached 11K followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each and every one of you. 🙏🤗🎉
Mahadsanidiin Asxaabteyda

09/06/2023

Jimca Mubaarag Asxaabta

08/06/2023

JIMCA MUBAARAG AXBAABII

04/06/2023

Asc Asxaabta Duco Ayaan idiinka Codsanaa Ii Soo Duceeya

03/06/2023

DHUL BANAAN OO BEEC AH KUNA YAALO XAFADA WAXAR CADE GAAR AHAAN MASAAJIDKA TABLIIQA AL HIDAAYA

02/06/2023

GURI IIB AH KUNA YAALO DEEGAANKA CEELASHA BIYAHA SODHAWAADA
NAGALA SOO XIRIIR 61 4925055

02/06/2023

JIMCA MUBAARAG AXBAABII ❤️❤️❤️❤️

01/06/2023

GURI IIH AH IYO QIIMO MACQUUL KUNA YAALO DAGMADA WAR DHIIGLEEY KAFAAIDEEYSI WACAN NAGALA SOO XIRIIR 61 4925055

31/05/2023

GURI BANAAN OO BEEC AH KUNA YAALO XAFADA DAARUSALAAM NAGALA SOO XIRIIR 61 4925055

29/05/2023

DHUL II AH KUNA YAALO DEEGAANKA CEELASHA BIYAHA FIIRO GAAR AH OGEEYSIIS MUUQAALKA DHAMEEYSO BALAN QAAD AYAA LASOCDO KAFAA IDEEYSI WACAN CABIRKA DHULKA 30×20

28/05/2023

HANBALYO GAALADII WEEY JABEEN ALLAH AYAA MAHAD OO DHAN USUGNAATAY ❣️❣️

28/05/2023

GURI KIRO AH KUNA YAALO XAFADA BUULAXUUBEEY WAA GURI APARTMENT AH HADAAD UBAHANATAHAY NAGALA SOO XIRIIR LABARKA : 61 4925055 SOODHAWOW

27/05/2023

GURI IIB AH OO KUYAALO DAGMADA KAARAAN
XAFADA WAJEER QIIMAHA WAA 135,000$
Waxad Nagala Labarka. 61 4925055

26/05/2023

WAA GURI KIRO AH OO APARTMENT KUNA
YAALO SIINAAY FADLAN NAGALASOO XIRIIR
NABARKA 61 4925055 MACMIIL

26/05/2023

Jumca Mubaarag Ku Sali Xabiibkeena Muxamad (SCW❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️

25/05/2023

WAA 4 BOOS OO BEEC AH OO KUYAALO DAGMADA KAARAAN GAR AHAAN XAFADA WAJEER QIIMAHA WAA 140,00$ OO ISRAAC AH
Sher 👍 comments nagala soo xiriir 61 4925055

24/05/2023

WAA GURI KIRO AH OO AAD UQURUXBADAN KUHABOON DEEGAAN KUNA YALO SIINAAY
NAGALA SOO XIRIIR. 61 4925055

23/05/2023

Raali galin Asxaabta🙏🙏🙏🙏

Waxan idka Rali Galeynaa Asxaabta Ku Xeran
Page Ka inaan Shaqadii H**e Kabadalnay Barnamijkii Walaalahaa Woo Sii Socon Donaa lkn Page Kale Ayan Usameen Doona insha Allah❣️❣️❣️❣️❣️❣️

23/05/2023

Wargalin Muhiim Ah
Page Manta Wixi Kadanbeyo Magacii iyo Shaqadi oo Horay Uqaban Jiray Waa Labadalay Sida Magaca 👆 Aad Ka Aragtan Waa Walakiin Samiir 🫶🫶

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Safar Salaama Mogadisho tu  HargeisaSoduceeya      F & F
إنالله وإناإليه راجعون اللهم أجرنا في مصيبتنا هذا واخلفنا خيرا منهاInti dhimatay allh unaxariisto Inta dhawaca ahna allh...
كن أملا لإخوانك# RAJO UNOQO WALALAHAAMahad oo Dhan Allh Ayey Usugnatay Waxaan Kaloo Umahad Celineynaa Maamoyinkii Soodhi...
كن أملا لإخوانك                       Rajo Unoqo WalaalahaaWaa Barnamijkeenii Kafarxi Malin Walbo Hal Qof
حفلة ختم للقران الكريم لمدرسة حياة الدين   (للدفعة الأولى)Hambalyo Ubixii Wadanka Ayaa tihiin Allh Idiinka Dhigo Kuwo Di...
أتمنى لك المزيد من النجاح والازدهار والتقدم في حياتك ودراستك ياغالي وألف ألف مبروك بمناسبة تخرج صديقي  وأخي ليبان معلم ع...
Qiso Cajiib Ah oo KaturjumeeysoAkhlaaqda wanaagsan                Prt2وخالق الناس بخلق حسن
الأصول أصول آبائنا كانو أشقاء لاجل الدعوة إلى الله ماجمعتهم الأموال والا التجارة ونحن تحابينا في الله وترارعنا مع بعض تج...
WAA BARNAMIJKEENII KORDHI AQOONTADA MANATA WAXAA NOO DAADIHINAAYO WALALKEN      (MAXAMAD SHEEKH CIISE) WIXI FIKIR IYO TU...
Waa Barnamijkeni Kafarxi Malin Walbo Hal Qof Plz Aan Uduceyno ilamaha Yar ee Kaxanuunsan
Waa Barnamijkeni Kafarxi maalin Walbo Hal qof Plz Hal Mar Aan Uwada Duceeyno Maamadaan
احبك في الله يا شخنا MACAL CULAMAAA

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Other Public Figures in Mogadishu (show all)
Somalia Somalia
Mogadishu

Everybody who love their homeland more than anything, this is the place you can share you views with

Hon. Ibrahim S. Ahmed Hon. Ibrahim S. Ahmed
Mogadishu, 252

Goodwill Ambassador for Mogadishu and Somalia promoting the United Nations SDGs through Globcal International.

SVO (Steadfast Voluntary Organization) SVO (Steadfast Voluntary Organization)
Near Safari Hotel
Mogadishu, 252

Steadfast Voluntary Organization better know as SVO is a non-profit, non-political, non- governmenta

Somaliboy Somaliboy
Taleex Street Mogadishu
Mogadishu

🛑 Somali YouTuber

Prof zaki Ahmed Prof zaki Ahmed
Mogadishu

Degelsame Properties Degelsame Properties
Number 4
Mogadishu

gacmo furan ku so dhawaada sxbyaal

Abdallah Yousuf Abdallah Yousuf
Dhuusamareeb
Mogadishu

U dhaqdhaqaaqaha bulshada

Eng saalax Eng saalax
Mogadishu, 252

WAXA KAHELAYSA INSHA ALLAAH MUQALO KURALI GELIYA FOLLOW HAKA BAQIILIN MAHADSANID

Xaafid Januzaj Xaafid Januzaj
Mogadishu

Welcome to my page Xaafid Januzaj halkan aan ka wada socono my fans walalaha Soomaliyeed 👍🇸🇴🇸🇴

Caliciid Caliciid
Mogadishu, 252

qanciye

Dalmar Wadani Dalmar Wadani
Mogadishu

┏━━━━━°�•°�°•━━━━━┓ 🕋 ☆ NABI MOHAMED ☆ 🕋 ┗━━━━━°�•°�°•━━━━━┛