Mohamed Abdulaahi Sayid
Yaranka❤️ Siyaaasada❤️ Madaxwey Naha ❤️Mustaqbalka ❤️🇸🇴🇸🇴
Caawa iyo jawiga Muqdisho waa sidaan. Allow Barakeey XamarXamar & Cwa Oo Nabad Ku Damashadeysa ❤️✊✅.
Hambalyo Hambalyo Taliye Abshir Guutale Ciid Oo Loo Magacaabay
Taliyaha Ururka 3-Aad Guutada 25-Aad Ee Cumar Binu Qadaab
Xilkan iyo mid Ka Sareeya Ayaan ku rajeynaa
Waxaan kuugu Duceynayaa Inuu Alle Kula Garab Galo
Shaqada Culus Ee Qaranku Kuu Igmadey
Abshir Guutale
Mohamed Abdulaahi Sayid
Waxaan Hambalyo Lee yahay🫂 Madaxdeyda/Sxb Ahmed Said Omar oo loo magacaabay G-K-Amniga D-Hodan Allah kugu Amaan Guuleyo Howsha qaran ee laguu idmay I.a
Mohamed Abdulaahi Sayid
Madaxda Dooxa ayay Ku kulmeen
MD Mohamed Abdullahi Farmaajo ❤️🇸🇴
Waxaan halkan Hambalyo iyo bugaadin u marinayaa walalkey Abdirahman Ahmed Fara miliq oo loo magacabay Aggasimaha guud ee cafimaad Ka gobolka Banadir
Waxaan u rajeynayaa in aw Ka soo iftiimo xilka culus ee aw u haayo gobolka iyada ay jirto baahiyo badan oo cafimaad xilitadan adag ee lagu jiro
Waxaa madax lagaaga dhigay gobolka ugu dadka badan kasoo kabanaayo dagaalo iyo dhibatooyin ba’an waan rajeynaa in aad dhexda u xiratid sidii lagugu bartay xiliyadii adkaa
Adiga oo maamulku kugu Arkay firfircooni, dadaal aqoon aad u leedahay shaqada cafimaadka ee lagu doortay in aad mamulkeeda iyo mareynteeda taqaanid tahay qof Ka jawabi karo baahida bulshada deegaan Gobolka Benaadir
Waagii Baryaba Guul ku Waabariiso
Ceeldheer✅
Never let any body🤔
Sayid Maxamed Cabdulle
Nin cadaan ah oo afkaada hooyo iyo dhaqan kaada bartay kufaan😂
Waxa aan Hambalyo udirayaa,Farxadana Laqaybsanaya Maamulaha Dugsiga Al-Anwaar Mudane Said Fagaas oo Maanta Xafladiisii Khalin Badalashada Ka qabsoontay Magaaladda Muqdisho asiga oo Qaatay Shahaadada Heerka Labaad Master Degree In Educational Management.
Waxa kale uu ku guulestay ardayga u fiican Fasalkiisa ee Jaamacadda.
Waxaa aan leeyahay Dadaalkaagii Mirahiisa 1aad Maanta ayaad Goobjoog u tahay.
Guul maamule
Said fagaase🤔🙏❤️
Sayid Maxamed Cabdulle
Maamo Khadiiyo waxba lagama qaban karo.🙉
Qadiijo Dior our🤔😅😅
Caadi iska dhig oo caadi ah.
Rag waa kuwii kaftama.
MD Mohamed Abdulaahi Farmajo 🙏❤️🇸🇴
Akhriso magacyada Wasiirada iyo Qabiiladoda
By Galwaaq
1- Saalax Axmed Jaamac, Ra’iisul Wasaare ku-xigeen - Isaaq , Garxajis , Habar Yoonis
2- Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur, Wasiirka Awqaafta iyo Diinta - Raxanweyn , Leeysan
3- Xasan Macallin, Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka - Murursade , Abakar
4- Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Gudaha - Habargidir , Sacad , Cabdalle
5- Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, Wasiirka Maaliyadda - Samaroon , Makahil
6- Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), Wasiirka Gaashaandhigga - Raxanweyn , Jiroon
7- Abshir Cumar Huruuse, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga , Majerteen , Ciise Maxamuud , Maxamed Ugaar
8- Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare - Reer Aw Xasan , Reer Aw Mahdi
9- Maxamuud Cabdiraxmaan Beena Beene, Wasiirka Qorsheynta iyo Maalgashiga - Gugundhabe , Baadicadde
10 -Jaamac ilka Jiir, Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka - Warsangeli , Cumar
11 -Fardowsa Cismaan Dhoore, Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka - Leelkase , Rer Maxamed Xasan
12- Jaamac Xasan Khaliif, Wasiirka Boosatada iyo Isgaarsiinta - Dhulbahante , Faarax Garaad
13- Xasan Xuseen Eelaay, Wasiirka Xananaada Xoolaha - Raxanweyn , Yantaar
14- Jibriil Cabdirashiid, Wasiirka Ganacsiga Warshadaha - Digil , Garre
15- Ismaaciil Sheekh Bashiir, Wasiirka Howlaha Guud iyo Gureyenta - Isaaq , Habar Jeclo
16 -Khadiija Maxamed Diiriye, Wasiirka Haweenka - Yaxar
17- Dr. Crisaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta - Xawadle , Ibrahim Ciise
18- Dr Maxamed Doodishe, Wasiirka Amniga Gudaha - Mareexan , Cali Dhere , Rer Sheikh
19- Axmed Madoobe Nuunoow, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka - Digil , Dabarre
20 – Cali Xaaji Aadan, Wasiirka Caafimaadka - Gaaljecel , Dirisame
21- Axmed Xasan Aadan, Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyeaadka Badda
22- Daa’uud Aweys Wasiirka Warfaafinta - Jareerweyne
23 – Biixi Iimaan Cige. Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha - Isaaq , Garxajis , Ciidagale
24 – Jaamac Taqal, Wasiirka Korontada iyo Biyaha - Gaadsan Direed
25- Maxamed Barre Maxamuud, Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaraaha - Ajuuraan
26- Khadiija Al-Makhzuumi, Wasiirka Bay’adda iyo isbddelka Cimiladda - Banadiri , Rer Shiikh.
Haa - 14 Kun oo Kaliya ayaa Ka dhiman In uu Noqdo Siyaasiyiinta Somalida Midka ugu Followerska Badan Dhinaca Facebook.
Adiga Ma Follow Garaysay M-Farmaajo .?
MD Mohamed Abdullahi Farmaajo🇸🇴🙏❤️❤️
DABAALDAGGA XUSKA SANAD GUURADA 62-aad EE 1-DA LUULYO 2022🇸🇴🇸🇴❤️
Caawa waxaa aad loo tabay Qabkii iyo Qarannimadeenii
.🇸🇴🇸🇴❤️❤️
Like follow & share🙏🙏🙏
𝙒𝘼𝙍 𝘿𝙀𝙂 𝘿𝙀𝙂 𝘼𝙃:
𝘽𝙖𝙖𝙧𝙡𝙖𝙢𝙖𝙖𝙣𝙠𝙖 𝙎𝙤𝙤𝙢𝙖𝙖𝙡𝙞𝙮𝙖 𝙖𝙮𝙖𝙖 𝙖𝙣𝙨𝙞𝙭𝙞𝙮𝙖𝙮 𝙍𝙖'𝙞𝙞𝙨𝙪𝙡 𝙒𝙖𝙨𝙖𝙖𝙧𝙖 𝙘𝙪𝙨𝙪𝙗, 𝙓𝙖𝙢𝙨𝙚 𝘾𝙖𝙗𝙙𝙞 𝘽𝙖𝙧𝙧𝙚, 220 𝙭𝙞𝙡𝙙𝙝𝙞𝙗𝙖𝙖𝙣 𝙖𝙮𝙖𝙖 𝙛𝙖𝙙𝙝𝙞𝙮𝙖𝙮 𝙙𝙝𝙖𝙢𝙢𝙖𝙖𝙣𝙩𝙤𝙤𝙙 𝙬𝙖𝙖 𝙖𝙮 𝙪 𝙘𝙤𝙙𝙚𝙚𝙮𝙚𝙚𝙣, 𝙢𝙖 𝙟𝙞𝙧𝙧𝙞𝙣 𝙦𝙤𝙛 𝙙𝙞𝙞𝙙𝙖𝙮 𝙞𝙮𝙤 𝙦𝙤𝙛 𝙠𝙖 𝙖𝙖𝙢𝙪𝙨𝙖𝙮𝙗𝙖. 𝙍𝙖'𝙞𝙞𝙨𝙪𝙡 𝙒𝙖𝙨𝙖𝙖𝙧𝙚 𝙓𝙖𝙢𝙨𝙚 𝙖𝙮𝙖𝙖 𝙝𝙖𝙙𝙙𝙖 𝙡𝙖𝙜𝙖 𝙨𝙪𝙜𝙖𝙮𝙖𝙖 𝙞𝙣𝙪𝙪 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙙𝙝𝙞𝙨𝙤 𝙜𝙤𝙡𝙖𝙝𝙖 𝙭𝙪𝙠𝙪𝙪𝙢𝙖𝙙𝙙𝙞𝙞𝙨𝙖 30 𝙢𝙖𝙖𝙡𝙢𝙤𝙤𝙙 𝙚𝙚 𝙨𝙤𝙤 𝙨𝙤𝙘𝙙𝙖.❤️🙏
Maal maha xuriyada 26ka jun🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
Bal kawaran maanta Hawiye & Daarood-ba iyadaa madaxweyne u ah.
5-nimo ayaa lagu liidi jirey, waxaa la dhihi jirey Madaxweyne ma noqon kartid maanta waa kusime Madaxweyne iyadoo hogaaminaysa qabiilada waaweyn ee Soomaaliyeed.
Ama laandheere ahaaw ama “others” iska noqo iyadaa ku hogaaminaysa maanta.🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
Nashaad oo ah Gabar Ku noool Muqdisho ayaa Tiri
'7 sanno ka hor ayuu garka iisoo baxay, waxaan ahay Garoob gar leh oo aan ilmo dhalin.
Waxayna kaloo Tiri Nashaad Garka waa heybad alle i siiyay waana ku faanaa"
Waxaan hambalyo udirayaa Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, oo uu madaxweynaha JFS u magacaabay in uu hogaamiyo xukumadda cusub ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya.
Waxaan Eebbe uga rajeenayaa in uu RW cusub u fududeeyo xilka culus ee loo igmaday, horayna u dhaqaajiyo howlaha culus ee hor yaalla xukuumadda uu soo dhisi doono Insha’allah.🇸🇴🇸🇴❤️
Mahad Karate oo madaxda Alshabaab ka tirsan ayaa u waramay Weriye Jamaal Cismaan. Waraysigaasi caawa ayuu Telefishenka Channel 4 ka bixi doonaa.
SOCDAAL WAJI YAANYUUR OO HEES KUSO KARBASHAY FAHAD YASIN IYO QUEEN QAAWAN😂😂😅
Follow like &shera🙏
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Mogadisho
Mogadishu, 252
Waa xisbi loogu talagay samata bixintta shabeelaha hoose kaaso kashaqayn doonta awoodsiinta dhalinyar
Makka Al-mukaram Street
Mogadishu, 252
Hiil center for peace and democracy is a research center that aims to achieve leadership in research on peace and to have a clear imprint in promoting peace and democracy in Somali
Mogadishu
Halkaan waxaad kala socon karataan dhaq-dhaqaaqa iyo xogaha Ganacsade /Siyaasi Xaaji dool
Mogadishu
Kusoo dhowaaw bogga rasmiga ah ee Taageerayaasha Dr. Gen. Hassan Mohamed Hussein (Muungaab), Guddoom
Mogadishu
Youths supporting Hassan Ali Khaire to be the next President of #Somalia. #HiigsiIyoHorumar #Youths4
Mogadishu
Soo bandhigista wax kasta oo dani ugu jirto ummada Soomaaliyeed