Mascuud Carraale

So dhawow halkani wa bog ino wada furan, follow dheh

11/10/2022

Waxaa aad heysatid ayaa ku ah gargarka dagdaga ahi

Maskaxdu markey shaqeso wa sano kale😂😂

05/10/2022

Cibada jacaylka halkaan ayey kaso bilabataa ubadka halagu tarbiyeyo.

Allaha barakeeyo awlada

24/09/2022

Muuqaalkan arxan darada ah ayaa la isoo diray fadlan sii share gareeya.

Haweeneydan waxa ay sidan ugu dul fadhiso una ciqaabeyso waa gabar yar oo la sheegay in iyadu dhalin balse heesato.

Gabadhan yar ayaana la sheegay in si joogto ah u ciqaabto haweeneydan, waxaana muuqaalkan si qarsoodi ah uga duubay dad dariskeeda ah.

Haweeneydan gabadha yar ciqaabeysa ayaa la ii sheegay in ay degan tahay xaafada Daadsaney ee degmada Dayniile , waxaana falkan aad uga naxay dadka dariska la ah .

Fadlab sii share garey si gabadhan yar caddaalad u hesho

Xigasho : Gacal Ayman

19/09/2022

Kano kale mel walbow jooga.

Hadad balwadan le dahay kubada kaliya yesan ku maqan ee qofkad la dhelesidna ku maqnaw isna

18/09/2022

Khasaarihii GODEY

================✓=============

GODEY khasaaro weyn ayaa ka soo wada gaartay labada dhinac,
xaga Soomaaliya waxaa ku shahiiday ilaa 300 Askari oo ciidanka
Boolisku qeyb weyn ku lahaa(7)
Xaga Itoobiya waa la tirtiray ciidanka difaacaye Godey, wax la
sheegi karo k**a fakan, kaliya waxaa nolol lagu arkay 470 Askari
(20%) oo ka mid ah maleeshiyadii xoojinta oo aheyd 2350 qof, halka
Gut-5aad iyana wax ka harin.

Kitaabka Dagaaladii soomaaliya & Itoobiya (1964 - 1977) uu qoray ADM.GAS.PROF FARAH AHMED UMAR (F.QARE)

Fadlan follow & Like.

W/Q Mascuud Carraale

17/09/2022

Soomalay awal su'alo ayey jogtay oo aha ma gursatay ma shaqesa caruru male dahay

Hadana qofki inad malkisa la mamushin mad kenten hada wa kan wadad kan
Inu guri gato wa diday wuxu le yhay
Caqli ma lihide ijaar dag warya inta guri gadan lahayd ijar dag waryaa

16/09/2022

Ka sokow Isbarbar dhiga 2da Ciidan ee Somaaliya & Itoobiya.

Waxaa jira 3-Marxaladood oo aad muhiim u ah laba dalna ee ku kala suknaayeen intuu dagaalkii socday

1. july - Sept 1997 (marxaladdii gacansarreynta Soomaaliya)

2. Oct - Dec 1977 (marxaladdii isu dheelitirka labada ciidan)

3. Jen - March (Marxaladdii gacansarreynta Itoobiya + Ruushka + Kuuba).

Waxaa laga yaabaa inaad isweydiineeso marxaladda 1aad anaga gacansarreynaye maxaa hoos no dhigay?

Sababta ugu weyn ee Taariikh yahanadu warinaya waa: "Dhacdadii 13/11/1977 oo Ruushka lagu eryey"

Dowladda Soomaaliya waxa ay go’aansatay in ay:-

1. Tirtirto heshiiskii saaxiibtinimada iyo iskaashiga ee kala
dhexeeyey dowladda M.Soofiyeet.
2. Khubarrada milatariga iyo rayidkaba ay isaga baxaan dalka
Soomaaliya muddo todobaad ah (waa 6000) khabiir.
3. Xiriirkii diblomaasiyadda loo jaray D.Kuuba, dalkana ay
degdeg uga baxaan dadkeedu (48 saac).
4. In aad loo dhimo shaqaalaha labada safaaradood ee kala
fadhiya Muqdisho iyo Mosko.

W/Q Mascuud Carraale

16/09/2022

Ducada attaxiyaad ka danbe ku xigta.

Sh.Dirir iyo musalsalki kitabka xisnul muslim

15/09/2022

DAGAALKII GODEY (13-25/7/77)

=============✓================

Godey waxa ay aheyd magaalo ciidan culus fadhiyey lehna bakhaaro keyd SAAD, sida HUBKA, SAANADDA, RAASHIINKA … IWM. Waxaana ku yiil AIRBORT CIIDAN, oo muhiim ugu ahaa Itoobiya xag ganacsi iyo Military, halisna ku ahaa koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Sidaas awgeed ayaa dagaalka loogu billaaway ka hor DOLOW oo xaduudda saarneyd, sida ii muuqata.

Cududda C.Q.S. ee Goday weeraray.

1. GUTO 12 (3 URUR Ciidamada Lugta. iyo Gaadiidka Gaashaaman)
2. URUR Madaafiicda Goobta ah
3. 2 URUR Bolis ah
4. URUR Jabhad ah
5. Horin Madaafiicda Lidka Diyaaradaha

Ciidankaan waxaa taliye u ahaa Gaashaanle Dhexe : AXMAD TERSO, Geesigii Godey.

Cududda Ciidamadii Itoobiya oo Difaacayey GODEY

1. Guutada 5aad oo xoogeysan
2. Guutada 79 ee maliishiya Kuubaanku tababarey
3. Iyo cutubyo kale oo leh howlo kala duwan.

C.Q.S ee Soomaaliya waxa ay weerarka ku billaabeen magaalada GODEY waabirkii 13/7/77 ayagoo ka duqeynaayey Dhulka iyo Cirkaba, dabadeedna waxaa dhaqaaqay C.Dhulka hase yeeshee C.Itoobiya si daran ayuu isu difaacay, wuxuuna u
gegsaday culeyska ku socday, dhowr jeerna dib ayuu u soo celiyey C.Q.S. ee Soomaaliya, asagoo ka faa'ideysanayey Difaacyo adag oo h**e loo diyaariyey. Laakin C.Soomaaliya ma siin NEFSASHO Ciidanka Itoobiya oo haben iyo maalin dagaal ayuu ku waday, waana la isku riiqday. Subixii AXADDA ee 24/7/77 ayadoo Soomaalidu weerar wado, Taliye AXMAD TEERSO iyo AB/LE XANDULLE oo ku gesinimo gelinaayaan Ciidanka in maanta la qabto GODEY ayaa labadiba waxaa haleelay RASAAS, halkaasna ay ku shahiideen.

Hase yeeshee Dagaalkii ma joogsan, ilaa Duhurtii oo Gurmad cusub, UR. Madaafic ah uu hogaaminayo 2X/LE Liibaan Aftooge soo gaaray, isla markiina Dagaalka ayuu galay ayadoo
lagu shubaayey magaaladii oo dhan iyo kuwii difaacayey DAB xoog badan oo maalin ka dhigay magaaladii, kuna socday habeenkii oo dhan, taasoo suurtagelisay in la shibiyo HUBKII
C.Itoobiya. Salaadda subax dabadeed waa 06:00 ee 25/7/77 GODEY waxay soo gashay GACANTA SOOMAALIYA,
taasoo guul iyo garsiinba u ahayd labadii taliye oo shalay waqtigaan shahiiday ka dib 11 (kow iyo toban) maalmood oy wadeen weerar aan kala go’laheyn.

Taariikhda Dagaalkaan oo dhamestiran waxaan uga boganeysaa KITAABKAAN kan Uu qoray
ADM.GAS PROF FARAH AHMED OMAR (F.QARE).

W/Q Mascuud Carraale

12/09/2022

Hadii an qof xanto inan cafis weydisto miya qofkaas mase Allah ayan cafis weydisanaya?

Jawabta: shiikh Shibli

10/09/2022

Cilmigu wuxuu kaa dhigi karaa tuug xariif ah!

Hadii adan noqon qof u adegsado sidi logu tala galay🤏

Shiikh mustafa xaji ismacil

07/09/2022

Abwaan sharlawe & Abwanad ismahan

Wa leysla tirsaday lamaba kala xishon

04/09/2022

Midabka waa loo dhashaaye
Ha dhilin diirkiyo maqaarka

Marwaa dhaban lagu xushaaye
U daa wajigaada dheeha

Abwaan khadar jinni

02/09/2022

Khayaanoyinka hirgalay ee an mahadin

Waxa cajib ah inan umada badan ka siman nahay khayanada nucan ahi🤏

30/08/2022

Muxuu ka yiri inanti uu jecladay ee marki lagu yiri muse aya lagu siyay geeriyooty?😭

Abwaan Muuse Cali Faruur.

Maroora dilac yey u geeriyotay bu le yahay abwaanka🙆

24/08/2022

----------------------اذكار الصباح-------------------------

23/08/2022

Marki dalkaada ad ka weysid Nabad galyo, Shaqo, Cadalad, & Adeeg bulsho oo dhamestir hadaba GUN aya tahay

Wa maxa Gunnimo?

Waxa ino sharaxayo Abwaanki Weyna AUN

22/08/2022

Abwaan Cabdi Waaxid Gamadiid oo shegay inuu buxun doono booski Hadraawi ka baxay

18/08/2022

Rabbaw ifka nooga door
Dadaalkana noo rumee

Rabbaw danbe noo ogow
Wixii tagay duudsi yeel.

Abwaan: Hadrawo allaha u naxaristo sugan wuxu ino tagay Dardaaran, Guubaabo, Hanuunin & Hoga Tusaalenba nogu filan

17/08/2022

Tahribayal u badan somali oo dul sabeynayo badaha Greece ka

Gurmadna ka sugayo marakib giirugu le yahay

16/08/2022

Jiir / Dooli qoladaanle ka rayeen beer bariis ah ayu ka galay.

Ayagiina sidii malay bad ku jira cml ayey shabaq u daadsadeen

15/08/2022

Horaadada iyo intaan qaawiyo
Qoorta iyo laabta.

Qabkii walalkey lahaa
Quus ka dhigi maayo.

14/08/2022

Hambalyo GALMUDUG-ta manta;

Sanad walba dabal dagale ayadon la isweydin
Maxaa noo siyaasday sanadkan?

13/08/2022

30sano oo meehnaw ah ayey galisay iyo waali wada jira.

Dhacdoyinka nucan ahi marka aragtid haku jesjesin ee Allah ka magan gal
--------iimaankana adkeyso--
Qofki iman lahi malma koban ayu uga so kabtaa

12/08/2022

Waa maxay waxtarka Talaalka?

Mala socata jirkada in madaficda gobta iyo tangiyo ey jirkadu ku diyarsan yihin🤺

10/08/2022

Wali ma maqashay Run Naarta lagu galo & Been Janada lagu galo?

08/08/2022

14jir fariid ah kana karti badan rag badano rer magalnima shegta

Erayada dhaxal galka ah Ee Ab ka Ab ka so jirenka ah sida mawlidka zakada uu xasusan yahay xawlaha u ilalinayo in laga rabo

07/08/2022

Kursiga isaar maxaa u dooneysaa?

Waa idin soo boobayaa!!

05/08/2022

Waayihii ay jiri jireen Shir dhaqameedkii lagu qaban jiray Degmada Dayniile ayaa waxaa laysugu yimid Halka loo yaqaano "GALKA DAYNIILE", Caada waxaa ahayd in Jufo kasta ay goonideeda ushirto, waxaa goobta lagu soo bandhigi jiray Ciyaaro aad uxiisa badan, waxaa Caado ahayd inuu qofka Afmaalka ah Fiijiyo ama Fooriyo marka uu kudhawaaqayo erayadii lagu Shiri lahaa.

Oday Cumar wuxuu ahaa oday aad uxikmad badan waxaa garabkiisa taagnaa saxibkii xuubay wuxuuna dhagta ugu sheegay inuu u fiijiyo ama ufooriyo si uu utiriyo erayadii lagu Shiri lahaa, maadaama uusan Foorida kufiicnayn, Xuubay waa Fiijiyay, waa lawada aamusay, waxaana lasoo wada fiiriyay Xuubay si loo dhagaysto erayada uu tirin doono, Xuubayna Oday Cumar ayuu fiiriyay isagoo leh hadal hee aniga waa kuu fiijiyee, Oday Cumar oo ahaa nin dhib badan kuye:
NINYAHAW DADKA ADAA ISKU SOO JEEDIYEE ISKA SII JEEDIHEE!!!!

DAD WAA DADKII H**E!!!

Xigasho Qoraa sare Burhaan muxuyidin

04/08/2022

Aabaha tuug wayn ma yahay

Shiikh shanfay shiqa ma yahay😂😂

03/08/2022

Gabadha soomaliyed dhibka lagu qabahi wa safiir kula dagan?

Shiikh shibile

02/08/2022

Oday an sxba nahay misna dadki hora ah aya igu yiri waligey xaskeyga cuno ey ikentay ma didin warna k**a kenin

Ila dhoor xaas ayan so gursaday ayu igu yiri

01/08/2022

Haku oran wareey ka hakatoo huriya laabteeda!!

01/08/2022

Hadaan gari lee yahay habluhu ima gumeeyeen

31/07/2022

Dandaawi iyo qasiido Nabi amaan ah

31/07/2022

Roobabka Mahiigaan ka ah ee laga yaaban yahay xajmigooda ee ka da'ayo imaaraadka carabta muuqaal kaan daawo

30/07/2022

XOG Hoose Maku siiyaa ? !!!

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Waxaa aad heysatid ayaa ku ah gargarka dagdaga ahiMaskaxdu markey shaqeso wa sano kale😂😂
Muuqaalkan arxan darada ah ayaa la isoo diray fadlan sii share gareeya.Haweeneydan waxa ay sidan ugu dul fadhiso una ciq...
👂👂👂
👉 shabis shabis🤏
Gamadiid nin mayal adag
Haaf (half) Cilmi bodhari  odaygani
Shiikh Mustafa Xaaji
Tuuganimadaa amaan ah"
Wiilka wuxu nasib uyeshay aabihis cashadi o la casheyay in duruus badan u ka bartay

Telephone

Website

Address

Mogadishu
0000
Other Mogadishu media companies (show all)
AQ Kheire AQ Kheire
Mogadishu

Saldhigga sahan sugano saxan

Ryaan reys page Ryaan reys page
Mogadishu

Hadaf walbo waala gaari kara hadii aad isku taydo

Faruq bookshop Faruq bookshop
Km4, Mogadishu , Banadir
Mogadishu, 252

Page Kaan waxaad ka heli kartaa buug kasto of pdf ah

Dhab-Kahadal Dhab-Kahadal
Mogadishu-Somalia
Mogadishu, 252

"Dhab-Kahadal "

Abdirahman MK Abdirahman MK
Mogadishu

~Always say Alhamdulilah❤️💯

RAAGE FLIMS RAAGE FLIMS
Maka Al Mukarama Street
Mogadishu

II DOORO DADKA YARE EED JECESHAHY INAA FOLLOW GREESO

Shuceyb reall state Shuceyb reall state
Waberi
Mogadishu

nagu soo biir si aad u hesho Warark iyo marnaamijyo tayo leh

Deeq ahad jimcaale Deeq ahad jimcaale
Mogadishu

HornFirst News HornFirst News
Jidka Warshaddaha
Mogadishu

HornFirst News is an independent online news platform that brings you comprehensive news coverage and updates primarily on the Horn of Africa and the African continent at large.

Gaadh-haye Gaadh-haye
Mogadishu

GAADH-HAYE waa madal aad ka heli doontid wararka, iyo ablo-ableynta dhacdooyinka Geeska Africa

Business womes colth Business womes colth
Bakaaro
Mogadishu