Mascuud Carraale, Mogadishu Videos

Videos by Mascuud Carraale in Mogadishu. So dhawow halkani wa bog ino wada furan, follow dheh

Waxaa aad heysatid ayaa ku ah gargarka dagdaga ahi

Maskaxdu markey shaqeso wa sano kale๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Click to enable sound Next

Other Mascuud Carraale videos

Waxaa aad heysatid ayaa ku ah gargarka dagdaga ahi Maskaxdu markey shaqeso wa sano kale๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Muuqaalkan arxan darada ah ayaa la isoo diray fadlan sii share gareeya. Haweeneydan waxa ay sidan ugu dul fadhiso una ciqaabeyso waa gabar yar oo la sheegay in iyadu dhalin balse heesato. Gabadhan yar ayaana la sheegay in si joogto ah u ciqaabto haweeneydan, waxaana muuqaalkan si qarsoodi ah uga duubay dad dariskeeda ah. Haweeneydan gabadha yar ciqaabeysa ayaa la ii sheegay in ay degan tahay xaafada Daadsaney ee degmada Dayniile , waxaana falkan aad uga naxay dadka dariska la ah . Fadlab sii share garey si gabadhan yar caddaalad u hesho Xigasho : Gacal Ayman

๐Ÿ‘‚๐Ÿ‘‚๐Ÿ‘‚
Cilmigu wuxuu kaa dhigi karaa tuug xariif ah! Hadii adan noqon qof u adegsado sidi logu tala galay๐Ÿค Shiikh mustafa xaji ismacil

๐Ÿ‘‰ shabis shabis๐Ÿค
Abwaan sharlawe & Abwanad ismahan Wa leysla tirsaday lamaba kala xishon

Gamadiid nin mayal adag
Abwaan Cabdi Waaxid Gamadiid oo shegay inuu buxun doono booski Hadraawi ka baxay

Haaf (half) Cilmi bodhari odaygani
30sano oo meehnaw ah ayey galisay iyo waali wada jira. Dhacdoyinka nucan ahi marka aragtid haku jesjesin ee Allah ka magan gal --------iimaankana adkeyso-- Qofki iman lahi malma koban ayu uga so kabtaa

Shiikh Mustafa Xaaji
Waa maxay waxtarka Talaalka? Mala socata jirkada in madaficda gobta iyo tangiyo ey jirkadu ku diyarsan yihin๐Ÿคบ

Tuuganimadaa amaan ah"
Kursiga isaar maxaa u dooneysaa? Waa idin soo boobayaa!!

Wiilka wuxu nasib uyeshay aabihis cashadi o la casheyay in duruus badan u ka bartay
Oday an sxba nahay misna dadki hora ah aya igu yiri waligey xaskeyga cuno ey ikentay ma didin warna kama kenin Ila dhoor xaas ayan so gursaday ayu igu yiri