Abwaan Dabdamiye
Nearby public figures
Kisenyi
252
Km4
Janaral Daud Roud
Bakaaro Street
Wadanaha Street
You may also like
Abwaan soomaaliyeed
اذيب صومالى
Somali poet
Himiliyo ujeed iyo hannaan
Hiigsi lagu gaadho
Hab dhaqan qoraaliyo dadkii
Aan heshiis dhiganin
Iyo duul hoggaan aan lahayn
Guul ma haybsado e
Dabdamiye
Dad Soomaali ah oo shirkadda Facebook u shaqeeya ayaa lay soo maray sida ay shirkadda qudheedu ii sheegtay oo waxaa eedeymo layga gudbiyey shirkadda
Weerar culus ayaa igu socda aniguna si adag ayaan isu difaacayaa
Waxaan rajeynayaa inaan ka rayn doono Insha Allaah
Abwaan Dabdamiye
Waa sannadkii 2aad oo xarunta dhaqanka ee aw Jaamac cumar ciise Muqdisho ku qabaneyso bandhig dhaqameed heerkiisu sarreeyo
Dhaqanku sidaan wada ognahay wuxuu la burburay burburkii Soomaaliya oo runtii ah hooyada soomaal weynta geeska
Dadaallo badan kalana geddisan oo lagu hormarinayo dhaqanka soomaalida ayaa bahda dhaqanku soo wadeen saddexdii tobnaad ee tagtay, iyadoo xarunta dhaqanka ee aw Jaamac Awjama Cultural Centre
Ay bixisay dardar runtii bogaadin dheeraad ah mudan taas oo ay ku soo bandhigtay agab dhaqamedyo kala duwan Isla markaana ay marti gelisay kulan wadareedyo ay isagu keentay bahda dhaqanka iyo daneeyeyaasha dhaqanka, laguna soo bandhigay; ciyaar dhaqameecyo, cunto dhaqameed, agab dhaqameed & dood dhaqameed ay wadaageen mataleyaasha dawliga ah & iyo kuwa aan dawliga ahayn ee dhaqan soomaaliga
Bandhig dhaqameedka labaad ee Muqdisho oo laba maalmood ka socday xarunta Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA ayaa ahaa Kan sannadka 2aad ay soo bandhigtay
Kaas oo halku dhiggiisu ahaa
Hoos ka eeg muuqyada bandhigga si aad wax badan uga ogaato hana hilmaamin inaad sii wadaagto si ay dadweynahu u haleelaan xogtan
Abwaan Dabdamiye
Liibaanow sir baan kuu hayaa, sadar qarsoonaaye
Abwaan Maxamed Cali Kaariye
Dood iyo falanqeyn aan ka sameynay qodobadii ka soo baxay shir madaxeedkii dalalka jiidda h**e - geeska Afrika ee Soomaaliya la wadaaga soohdimaha - diirradda amniga & khawaarijta
Daawo
Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed
Abwaan Jaamac Xasan Shirwac
Abwaan Jaamac Dayuurad
Abwaan aad u suugaan cuslaa caanna ka ahaa
Doollo & Ceelcad
Mudug &
Galgaduud
Abwaanku wuxuu noolaa qarniyadii18aad & 19aad isagoo soo gaadhay badhtamihii qarniga 19aad, wuxuuna ka tagey suugaan aad u culus gabayona u badan
ayaa ka mid ahaa
Ma anaa cirkaan di'i lahaa
Curashadaw diiday
Dhulka cawska ma anaa ka jaray
Coodka lagu foofsho
Caato adhiga ma anaa ka dhigay
Caano laga waayey
Kaga bogo muuqaalkan hoose
Dhaqankeena wacan
Aan ku dhaadannoo
Dhinac yaan la dhigin
Dhulka soomaaliyeed
Aan ku dhaadannoo
Dhinac yaan la dhigin
Dhiigga noo dhexda ah
Aan ku dhaadannoo
Dhinac yaan la dhigin
Abwaan Dabdamiye
Shisheeyaa na nacsiiyee
Shaqo waa sharafteena
Shaxaad yaan laga dooran
Waxaa laga dagaallamayaa wax soo saarka dalkeena iyo dadkeenna
: maxaan ku baddalanay?
: maxaan ku baddalanay?
: maxaan ku baddalanay?
: maxaan ku baddelanay?
: maxaan ku baddalabay?
Soomaaliyey xirfadahaani waa kuwii wax soo saarka dadkeenna, inaan ka faanno dadkii wax ku soo saaray, waxay soo saareenna ku faanno see idinla tahay?
Abwaan Dabdamiye
Gurigaa ba' oo meel daran ka dhac
Waxaas baa diin sheeganaya oo jihaad baan ku jirnaa iyo shuhadaan nahay lahaa
Muuqaal xiise gaar ah xanbaarsan: fadlan daawo muuqaalkan hana ka daalin ka dib soo qor aragtidaada lana wadaag bulshada
Waxaan caawa 14-01-2023 marti ku ahaa si qoto dheerna uga hadlay barnaamijka ee Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed oo aan ku falanqeynay hawlgallada dawledda ee ka dhanka ah khawaarijta & budhcad diineedda
Si gaar ah waxaan u taabanay:
1. Garanwaaga oo ah erey bixin cusub oo . Hassan Sheikh Mohamud
U sameeyey khawaarijta si dhakhsaba loogu soo afjaro
2. Kacdoonka dadweynaha Muqdisho & Gobolka Benaadir ee ay kula dagaallamayaan khawaarijta (budhcad diineedda) & dawled diidka &
3. Guud ahaanba hababka ugu habboon ee lagu soo afjari karo khawaarijta dalka oo idil
Wareysiga qeybihiisa danbe waxaa ku jira Gabayo sidaa darteed waxaa habboon inaad wada daawato Muuqaalka
Waxaan u mahad celinayaa guud ahaan Wasaaradda warfaafinta dawledda federaalka ah & Bahda SNTV SOMALIA gaar ahaan Sugaal macallin Maxamuud oo isagu ahaa fududeeyaha iyo wareysi qaadaha barnaamijka
Abwaan Dabdamiye
. Hassan Sheikh Mohamud
Hormuud iyo waxaad tahay
Hoggaan loo hanweynyahay
Halyey qaranku leeyahay
Halgamaa ma daale ah
Hankii aad lahayd iyo
Hiigsigaagii gaartoo
Hawlgalkaad bilawdaa
Haatan sii dhammaadee
Khawaarij habsawdoo
Halal baa ka haray iyo
Hanbo fara ku tirisee
Ha ka daalin hawshoo
Hareeree haraadiga
Eebbe ha u naxariisto dadka wax ku noqday laascaanood:
Inta dhimatay ha u naxariisto, inta dhaawaca ahna ha u booga dhayo, sida maslaxadooda iyo dantoodu ku jirtana ha waafajiyo
Aamiin, aamiin, aamiin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Maka Al-Mukarama Street
Mogadishu
Mogadishu
wax kasta oo # diinteena ogoshahay # gaar ahaan wacyi galinta # umada iyo # baraarujinta
Balcad Street
Mogadishu
It's my fast day To make a page so please don't forget a like