Abdiweli shekeye

Abdiweli shekeye

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdiweli shekeye, Sports Promoter, Wadada Sodonka, Warta Nabada, Mogadishu.

25/10/2023

Xushmad weyn ayeey iga mudantahay had iyo Jeer Raadsan S.C. πŸ‘€ πŸ‘€πŸ’˜πŸ’˜

Abdiweli shekeye

14/10/2023

Guul i.aπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

fariin ureeb Ocean star #

13/10/2023

Juma kariim dhamaan asxaabteyda qaaliga ah

Abdiweli shekeye

11/10/2023

Ugu horeyn waxaa u mahadcelinaa allah marka xigta waxaan u mahacelinaa maamulka macaliinta iyo ciyaartoydka kooxda Dekedda Sports Club waqtigii koobna aan lasoo wada qaatay waxaan halkaan ka cadeenaa inaan isaga tagay kooxda waxaan unrajeena hormar intaas ka wanaagsan anigane inta ii dhiman oo hormar waxaan umahacelinaa marwalpa taagerahayga qaaska ah oo I dhiirigaliyo adinakaa marwapla wax idinku ahay hanku waa sareeyaa howshusa madhawa

Abdiweli shekeye

Photos from Abdiweli shekeye's post 12/09/2023

Bilaabashada Guulahayga Alxamdulilahi hanku waa sareeyaa hiigsigu ma dhawa mahadsanidiin dhamaan waalid walal asxaab iyo taagerayaasheyda qaaska ii taageero sidaad iigu soo hambalyeeseen qeeb ayaad ka tihiin guusha aan gaaray ee bilaawga ah Alxamdulilahi had iyo Jeer

Dekedda Sports Club

Abdiweli shekeye

01/09/2023

Hambalyo bro waxaan kuu rajeenaa hormar wngsn walal mcn Insha Allah Juma kariim

Martida Maanta Abdikariin Qubaaye

Abdiweli shekeye

26/08/2023

heeerka aan maanta joogo ugu horeyn waxaan uga mahadcelinayaa Allah oo ii suurta galiyay marka xigta qof walpa oo ka qeeb qaatay hormarkayga sida waalid, Walal,Saaxiib, Macalin. Waxaan si qaas ugu mahadcelinaa taageriyasheyda sida goonida ah ii dhiirigaliyaan marwalpa ma idin hilmaamsani la,aantiin heerkaan marna maan gaareyn waxaan kusoo gaaray waa dhiiri galintiina mahadsanidiin marwalpa

Hanku waa sareeyaa howshusa ma dhawa πŸƒπŸΎπŸƒπŸΎπŸƒπŸΎ
Guul Insha Allah inta ii dhiman

Dekedda Sports Club
Abdiweli shekeye

Photos from Abdiweli shekeye's post 27/07/2023

Inaad ku qanacsantahy heerka aad joogto iyo noloshaadaba waa kaalinta ugu sareeso uusan ruux kula imaan karin Alxamdulilaahi Juma Mubarak

Abdiweli shekeye

Photos from Premier Bank's post 18/07/2023

Farxad ayeey iitahay taaba galinta kooxdeyda Raadsan S.C. Had iyo jeer qalbigayga kuweentahy xaqiiqdii

Abdiweli shekeye

Photos from Abdiweli shekeye's post 17/07/2023

Hambalyo walalkey cilmigaa baratay allah kugu anfaco inbdn farxaada waa teyda guuleyso waligaa bro Suheyb

Abdiweli shekeye

Photos from Abdiweli shekeye's post 16/07/2023

Hamigu waa sareeyaa Allah ii hirgaliyo guusha mahadsanidiin dhamaan cidkasta oo jecel hormarkayga

Abdiweli shekeye

15/07/2023

Allah unaxariisto walalkey qaaliga ah ibrahim Mascuud Ali Waxaan marqaati ka ahay inaad aheed shaqsi afgaaban oo aad u ixtiraam bdn Allah kuu naxariisto sxb qaali ah aan u duceeno walalkeen 😒πŸ₯²πŸ₯²πŸ₯²πŸ₯²

Abdiweli shekeye

Photos from Abdiweli shekeye's post 06/07/2023

Alxamdulilahi guushii galabta Dekedda Sports Club shaqo waa wali hanka ha sareeyo inbadan dhamaan asxaabtayda

Abdiweli shekeye

Photos from Abdiweli shekeye's post 05/07/2023

Isku diyaarinta kulanka bari guul insha allah Dekedda Sports Club mahadsanidiin dhamaan asxaabteyd ku xiran pagekayga marwalpa πŸ™πŸ™

Abdiweli shekeye

Photos from Abdiweli shekeye's post 29/06/2023

Maalmihii farxada ciidda wali socoto asxaabteyda qaaliga mahadsanidiin dhamaantiin marwalpa sidaad ii dhiirigalisaan ayaan Anne xushmad idinkaga hayaa xili Walpa xurmaa iga mudantihiin πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™

Abdiweli shekeye

Photos from Abdiweli shekeye's post 28/06/2023

Eid Mubarak dhamaan umadda Muslimiinta meel walba aad jogtaan waa ciidii iigu farxada badneed maadaama aan la ciiday hooyo macaan iyo aabe macaan xaqiiqdii lama qiyaasi karo farxadeyda maanta

Abdiweli shekeye

19/06/2023

Acmaasha ugu fadliga badan ee tobonka maalin bisha dil xijja aan ka faaideeesano intaad ka awoodaan dhamaantiin walalyaal mahadsanidiin

Xasuusinta diiniga ah waa muhiim mahadsanidiin

Abdiweli shekeye

17/06/2023

Xushmad oo idil adey kuu sugnaatay captan Abaas Amiin Mohamed sharafey iitahay inaan waqtigaaga kusoo gaaro kooxda sxb xushmad badan baa tahay xaqiiqdii allah ku sharfo inbdn

Abdiweli shekeye

15/06/2023

Allah uga mahadcelinaa wax walpa aan ahay iyo heerka maanta joogo marka xiga dhamaan taagerayaasheyda leeyahay mahadsanidiin marwalpa

Dekedda Sports Club

Abdiweli shekeye

07/06/2023

Hanku waa sareeyaa ⚽️⚽️ Dekedda Sports Club

Abdiweli shekeye

Photos from Abdiweli shekeye's post 03/06/2023

Waxaan marna hilmaami karin waqtigii qurxoona aan kusoo qaatay kooxdayda Raadsan S.C. Waxaan u mahadcelinaa maamul macailimiin taagerayaal ciyaartooy waxaa qeeb ka tihiin hormarka aan maanta gaaray mahadsanidiin marwalpa qalbigayga kuweentihiin πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™

Abdiweli shekeye

02/06/2023

Juma Mubarak dhamaan asxaabteyda qaaliga ah ee ku xiran pagekayga adinkaan wax idinku ahay marwalpa k**a daalayo inaan idiin mahadceliyo had iyo jeer xushmad idiin hayaa dhamaantiin πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™

Abdiweli shekeye

01/06/2023

Wareysi gaar ah Ciyaar Bile mahadsanid sxb Hassan Hero

Abdiweli shekeye

31/05/2023

Mahadsanidiin dhamaantiin taageerayaasheyda iyo cidkasta oo iisoo hambalyeesay waxaan ka cudur daarnaa cidkasta oo fariin ii reebtay aan u jawaabin dhamaantiin halkaan idinkaga mahadcelinaa πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™

Abdiweli shekeye

30/05/2023

Dekedda Sports Club βœ… βœ… βœ… Done Deal mahadsanidiin dhamaan maamul macalimiin iyo ciyaartoydaba sida wanaagsan aad isoo dhaweeseen

Abdiweli shekeye

07/05/2023

Waad u qalantaan inaad matashaan qarankeena somalia waan idinkaga mahadcelinaa qiirada aad muujiseen iyo jacaylka aad u qabtaan wadankiina taariikhdaa idin xusi doonta dhamaantiin

Abdiweli shekeye

06/05/2023

Hambalyo xulkayga qaranka Somalia Waxaa mudantihii in taalo la idiin dhiso dhamaantiin

Abdiweli shekeye

24/04/2023

Damqashada walalnimo waa dareen gooni ah xaqiiqdii marwalpa wadajir iyo walalnimo wada rajeneenaa dhamaantiin Farxaan Maxamed Xiddig

Abdiweli shekeye

21/04/2023

Eid Mubarak dhaman Ummada muslimiinta ah
Abdiweli shekeye

03/04/2023

Walaalkay Mascuud Ozil Gurey Oo Dhaawiciisa Cuslaa Kana Mid Ahaa Walaalihii Musiibadii Caawa Oo Kale Ee Ku Dhacday Ayaa Sawirkaan Ka Muuqdo Iyo Saadaq Maxamuud Oo Isna Xiligaas Dhaawac Fudud So Gaaray Kana So Kabsaday

Ilaahay Ha Unaxariisto Walaaaheen Sido Kale Allaha Caafimaadkiisa Ha Usii Siyaadiyo Walal Mascuud Oo Isna Laba Sano Kadib Nala Joogo

Nolosha Waa Sii Soconee Markasta Inta Nool πŸ™

25/03/2023

Shaam Football Academy guuleysta dhamaantiin
Ramadaan kariim dhiiri gali dhalinyarada mustaqbalka

Abdiweli shekeye

19/03/2023

Waqtiga tagayoow Salaama ⏰️⏰️⚽️⚽️🀚🀚

Abdiweli shekeye

09/03/2023

Kii I badali lahaa laacipkayga YOONIS HUSSEIN CHAMAC walalkey iga yar
Caawa asigaa ii casuuman asxabta juma kariim

Abdiweli shekeye

16/02/2023

Inaa Lilaaahi Waa Inaa Ileehi Raajicuun Geeri Xanuun Badan Allaha Unaxariisto Adeerkay Cadaawe Jaamac Siyaad Oo Goor Dhow Geeriyooday Waxaa Utacsiyeenaa Walaalahay Cabdifitaax Galmudug Fuaad Moha Jama Cuuke Cadaawe Jaamac Cali Cadaawe Jamac Jama Gafdiid Iyo Dhamaan Qooskeena Iyo Walaalahee Kale 😭😭😭😭

30/01/2023

Isbadalka Nolosha had iyo jeer waa inaad heegan u tahay

Abdiweli shekeye

15/01/2023

Waxaa tahay qofkaan dunida ugu jclahay hooyo mcn allah ayaan kaaga baryaa cimri dheer iyo cibaado suuban jannadii fardowza kuugu duceeyay hooyo mcn naartana allah kaa xoreeyo

Abdiweli shekeye

08/01/2023

Sxb waa ii farxad inaa xoriyadaadii Dib u heshay Alxamdulilahi Sacad afjar

Abdiweli shekeye

07/01/2023

Waan uxiisay tawbarkii kooxdeyda Raadsan S.C.

Abdiweli shekeye

06/01/2023

Sawir aan soo dhigo kii ugu qiimaha badnaa Abid xaqiiqdii dareen gooni ah ayuu xambaarsanyahy

Abdiweli shekeye

03/01/2023

Sanad qurux badan inuu inoqdaan rajeenaa insha allah riyooyinkayga allah ii rumeeyo salaama boqortooyo dhamaantiin asxaabta aan jecelahay

Abdiweli shekeye

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Wareysi gaar ah Ciyaar Bile mahadsanid sxb Hassan HeroAbdiweli shekeye
Mahadsanidiin dhamaantiin taageerayaasheyda iyo cidkasta oo iisoo hambalyeesay waxaan ka cudur daarnaa cidkasta oo farii...
Waad u qalantaan inaad matashaan qarankeena somalia waan idinkaga mahadcelinaa qiirada aad muujiseen iyo jacaylka aad u ...
Waan uxiisay tawbarkii kooxdeyda Raadsan S.C. Abdiweli shekeye
Hambalyo Soodaahday xulkeyga qaranka soomalia waan ka xumahay inaan qeeb ka aheen soo dhaweyntiina balse halkaan idinkag...
Waxaan kuu rajeenaa guul iyo inaad soo gudato waajibaaadka qaran ee laguu doortay mahadsanid Abdirahiim Zantos matalaada...
Badanaa walaal aanay hooyadaa dhalinSubax kheered oo wanaagsan dhamaan asxaabtaAbdiweli shekeye
Hanku ha sareeyo marwalpa tawbarkii Raadsan S.C. Habeen qurux bdn dhamaan asxaabteyda aan jecelahyAbdiweli shekeye
Tawbarkii maanta isku diyaarinta horiyaalka Somali Premier League insha allah guul rajeeneenaa Raadsan S.C.Abdiweli shek...
Kuraaxeyso dhulkaaga hooyo markale iyo damaashaadka jimcaha maanta iyo xeebta quruxda badan ee Jaziira BeachSalaan shara...

Category

Telephone

Website

Address


Wadada Sodonka, Warta Nabada
Mogadishu
252