Dhalinyarada Guricel

Dhalinta Guriceel kala soco xogaha degdega ah

Photos from Dhalinyarada Guricel's post 08/02/2024

Guriel magaalada indhaha u ah galmudug iyo somaaliyada kaleba.

Sawirka 1aad waa soo dhqweyntii koobkii galmudug ku guuleystay. Dhanka sports waa ka shidantah.

Sawirka 2aad waa soo dhaweyntii madaxweynihii h**e ee somalia MD. Farmaajo 2018. Dhanka siyaasada waa ka shidantah.

Galmudug waa 2 gobal iyo Guriel.

13/08/2021

Galmudug aaa yaaabtay🤷‍♂️ shah wah.

10/08/2021

Ra’iisul Wasaaraaha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Kenya .

Ujeedada Socdaalka shaqo ee Ra’isul Wasaare Rooble ayaa waxaa ka warbixiyay Wasiirka Arimaha Dibadda ee DFS Maxamed C/risaaq Abuubakar wax yar ka hor inta aaney ambabixin.

08/08/2021

HOGAAMIYAHA XISBIGA WADAJIR ABDIRAHMAN ABDISHAKUR OO KULAN LA QAATAY RAISULWASAARE ROOBLE, WAXAYNA ISKA WAREYSTEEN ARIMAHA DOORASHOOYINKA IYO GUUD AHAAN XAALADAHA SIYAASADEED EE DALKA👏

08/08/2021

Farmaajo marko arkay Sawirka Rooble iyo A A Warsame.

Photos from Dhalinyarada Guricel's post 08/08/2021

Gaaadiid dagaal oo ee leeyihiin beesha yabardhowrakace ayaa soo galay gudaha dhuusamareeb.
Beesha ayaa diidan in qorqoor oo kursiga beeshaan ee aqalka hoose uu uraro aqalka sare loona xiro xildhibaan cabdi xakiim macalin axmed .
Beeshaan ayaa aad u hubeysan waxeyna heli karaan 25gaari oo dagaaal oo yaala duleedka dhuusamareeb.

Photos from Dhalinyarada Guricel's post 08/08/2021

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Raychelle Omamo oo maanta booqasho ku timid magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya ayaa ka wada hadlay sare u qaadidda iyo xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya ka guddoomay casuumad rasmi ah oo uu ka helay madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta.

Photos from Dhalinyarada Guricel's post 07/08/2021

Kulan qurux badan ayoow ahaa oo shalay ka dhacay caasimada dalkeena ee mogadisho oo eeey soo ababuleen madasha dhalinyarada reer liiban maxamuud kulanka aya madashu waxeey kuso bandhigeysay waxa qabadkii dhalinyarada qabatay sanadki laso dhaafay xaflada aya waxa kaso qeybgalay masuuliyiin kala gadisan ee aan kaxusikaro xilibano safiiro iyo masuliyiin aana meshaan kuso kobikarin guuleysta ayan idin leyahay oo halkas kasiiwada kulumada nuucana.

01/08/2021

Maalin Khamiis ah 1da August 1996 dii Manata oo kale Waxaa Dhintay Allaha Unaxariistee General Maxamed Faarax Caydiid halmagaagii waynaa kuna Caan ahaa Libaaxii Africa waa maalin xasuusleh.

Allaha Unaxariisto Mujaahidka

10/07/2021

Guriceel ma tahay magaalo Dulman?

Wasaarada maaliyada Galmudug
Sida eey canshuuraha oga qaado Guriceel.

Gaariga ka yimaada (kHEYDAR) 300$ ayaa lagu canshuuraa marka uu imaanayo Guriceel, Ogaw hadii uu (Caabudwaaq)ka soo galana waa 200$ taas ayaa keeni karta in gaadiidka badankood xagaa aadaan.

Kan shidaalka wada kana yimaada Ethiopia fuustadii $1.5 tusaale hadii gaarigu wado 80 fuusto 80*1.5=120

Gaariga ka yimaada xamar wadana xamuulka ku dagaaya Guriceel waa 280$
Gaariga ka yimaada Baladweyne ama guriceel laga raro una socda boosaaso 550$

Kan ka yimaada GALKACYO una socda GURICEEL$480.
Waxaa lagu qiyaasa GURICEEL in bishii ku dagto raashin dhan 80 kun oo Kiish ama ka badan.

Ogaw gaariyaasha ka yimaada Boosaaso kuna dagaayo Galkacyo iyaga waa bilaash kaliyah baqaarada ayaa qoondo yar dhiiba.

Qofkii Airport Guriceel ka baxaayo waxaa laga qaada $10 sifada uu rabo ha ku baxo, tusaale aniga hada wxaaan ahay shaqaalo dowlad mana qaato wax mushaar ah hadan baxaayo waxa la iga rabaa $10 oo canshuur ah.

GURICEEL waxaa lagu qiyaasa bishii in ey ka baxdo in ka badan kun qof oo safar ah hadaba ku dhufo $10 waa 10kun dollar.

Canshuurta Galmudug oo aad u badatay darteed waxay Guriceel weysay dhamaan gaariyaashi Baradhada keeni jiray, una wareegay kala-bayrka, dad badan oo xamaalataa, maqaayadaha, iyo carwooyinkana oo ka faa’iidi jiray gaariyaash dagaya ayaa meesha ka baxday.

Hospitalka wayn ee GURICEEL hadii ey noqoto in war bixin la diraayo wasaarada caafimaadka federalka, waxay ku leedahay war bixntaada kusoo gudbi magac isbitaal ku yaaala dhuuso Mareeb, taasina micnaheedu waa in goobihii caafimaad ee GURICEEL ku yaalo ay dulman yihiin.

Waxaan si aad ah u ogsoonahay in Galmudug eysan haysan wax aan ahayn canshuurtaas waana loogu cudur daari karaa lkn waxaa waajib ah in GURICEEL wax usoo laabtaan xitaa ma heyno {Degmo ninadii. }

Meelaha Galmudug qarashka ugu Badan ku bixiso waxa ka mid ah wasaarada amniga.GURICEEL laguma arag Wasirka amniga ilaa in uu madaxweynaha la socdo ma ahane,mana jiraan ciidamo daraawiish Galmudug ah oo ka howl gala Guriceel ciidamo federal ma ahane, waxaan codsanayaa wixi nalaga qaado ugu yaraan in aan badal dadka iyo dagamada wax utara aan helno.

Dhalinyarada sports malahan garoon u gaar ah GURICEELNA waa meelaha ugu dhalinyarada badan galmudug.

Macquul xogtaan in saameyn igu yeelato lkn damiirku ima siinaayo aamusnaan.

07/05/2021

Galgaduud hadaad maqashay wa tanaa ayadoo cadiya!

Guriel janaad

04/05/2021

Nin saleebaana maahid miyad ileedah😂

Photos from Dhalinyarada Guricel's post 04/05/2021

Ra'isulwasaare Rooble oo magacaabay guddi kasoo tala bixiya shaqaaqadii Muqdisho ka dhacday 25kii April.

Photos from Dhalinyarada Guricel's post 04/05/2021

Xili xalay roob lixaad leh uu ka da' ay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud
ayaa maanta maamulka degmada Guriceel waxa ay wadooyinka qaar iyo laamiga ka sameyeen cara buuxin iyagoo furay buundadab oo uu buuxay qashin biyaha u diidayay in ay ku hoobtaan baliga.

Sidoo kale maamulka degmada Guriceel ayaa wadda qorshe la rabo in biyo xireen loogu sameeyo Magaalada oo ay buux dhaafeen balidii ku taalay gudaha Magaalada.

03/05/2021

Guriel janaad maqribkii ilaa hadda waxa ka h**eysa raxmaddii Alle Alxm.

Photos from Dhalinyarada Guricel's post 30/04/2021

Magaalada Muqdisho waxaa ka socdo abaabulka Banaanbax xoogan oo qaar ka tirsan Shacabka magaalada ay caawa dhigi doonaan.

Boorarkan ayaa lasii diyaariyay. Banaanbaxyaasha ayaa kasoo horjeeda Madaxweyne Farmaajo.

27/04/2021

Qoraal ka soo baxay Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku saabsan xaaladda dalka

Bismillaahi

Markii aan tixgaliyay duruufaha Adag ee uu dalku ku jiro iyo baahida loo qabo in xal deg deg ah laga gaaro arrimaha Doorashooyinka ee cakiran.

Markii aan latashi ballaaran la sameeyay qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed.

Waxaan soo saaray War-murtiyeedkaan:
1- Waxaan ku celinayaa markale sida aan uga xumahay xiisadaha colaadeed ee ka jiray Magaalada Muqdisho maalmihii la soo dhaafay iyo natiijada xun ee ka dhalatay, taas oo sababtey barakaca Shacab badan oo danyar ah.

2- Waxaan soo dhawaynayaa Warmurtiyeedka ay soo saareen labada Dowlad-goboleed Hirshabelle iyo Galmudug. Dowlad-Goboleedyada Puntland, Jubaland, Koonfur Galbeed iyo Gobolka Benaadir, waxaan ka codsanayaa in ay qeyb ka qaataan geedi socodka nabada iyo dardar gelinta doorasho xor iyo xalaal ah.

3- Sida ku caddayd barnaamijkii xukuumadayda ee aan Baarlamaanka ka hor-aqriyay waxaan diyaar u ahay in aan dalka ka hirgaliyo doorashadii lagu heshiiyay 17-kii September 2020.

4- Dhammaan daneeyayaasha Doorashooyinka Dalka, waxaan ugu baaqayaa in ay u diyaar garoobaan in uu dalku aado Doorasho isla markaana la joojiyo dhaqdhaqaaq kasta oo wax u dhibaya arrimaha doorashooyinka iyo xasiloonda Dalka.

5- Ciidamada Qalabka sida waxaan farayaa in ay gutaan waajibaadkooda dastuuriga ah isla markaana ay sugaan Amniga, si gaar ah waxaan taliyayaasha ciidamada u farayaa in dib loogu celiyo ciidamada xeryahooda.

6- Siyaasiyiinta Mucaaradka ah waxaan ugu baaqayaa in ay joojiyaan ficilada iyo dhaqdhaqaaqyada abuuraya Colaadda, waana in ay ku ekaadan Guryahooda iyo Goobahooda gaarka ah.
7- Doorka beesha caalamka waa muhiim, waxaan codsanayaa in ay sii wadaan taageerada ay u fidiyaan dadka iyo dowlada Soomaaliyeed.

8- Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan waxaan ka codsanayaa in ay nagu garab istaagaan dedaalada nabadaynta iyo xasilinta Dalka iyo sidii aan si nabad ah doorasho uga hirgalin lahayn Dalka.
Wa Billaahi Towfiiq

27/04/2021

Farmaajo caawa waxa ay utah Dark-night🤸‍♂️

2 beeebe aya so goosatay😂

Photos from Dhalinyarada Guricel's post 27/04/2021

War-Saxaafadeed: Galmudug iyo Hirshabelle oo kasoo horjeestay muddo korarsiga Farmaajo, ayaa ku baaqay in dalka doorasho ka dhacdo miiska wada hadalkana lagu laabto.

Waxa ay sidoo kale ka tacsiyeeyeen oo ay ka garaabeen wax yeeladii ka dhalatay dhacdooyinkii ka dhacay magaaladda Muqdisho.

Photos from Dhalinyarada Guricel's post 27/04/2021

GURIEL io roobkii xaly waa lagu diirsaday

26/04/2021

Inaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun 😭😭😭

Qooys reer guuraa oo ka koobnaa lix qof oo kala ah hooyadii reerka iyo aabihii 2caruur oo ey dhaleen iyo labo wiil oo ehel ahaayeen ayaa lagu dilay deegaanka garasle dadkaan ayaana kasoo jeeday degmada balanballe.

Waa dhacdo naxdin iyo argagax leh oo lagula kacay dad birimageedyo u badan oo muslimiin ah
kooxda dhibkaan geysatay oo qaab aano qabiil ah dadkaas ku laayey ayaa la sheegay iney kasoo jeedaan guriceel

Allaha unaxariito انالله وانااليه راجعون

Photos from Dhalinyarada Guricel's post 26/04/2021

Dibadbax lagaga soo horjeedo madaxweyne Farmaajo oo ka socda Muqdisho

25/04/2021

Sayidka oo Madaxtooyadda u dhow Ciidamo ayaa la wareegay.

Ciidamo aan ku qanacsaneyn muddo kororsiga Farmaajo ayaa la wareegay isgoyska Sayidka ee Muqdisho.



-cadaani

17/04/2021

Muufeysi io malin joog miya siyaasadu?

2 game ayu usaftay!

13/04/2021

Farah Cabdi Moalim
Guddomiyaha degmada Guriel

Photos from Dhalinyarada Guricel's post 11/04/2021

Xaflad lagu sakootinayay in ka badan 100 Arday oo dhameysaay fasalka 4 aad ee dugsisage sare ayaa ka dhacaday xarunta schoolka hoose dhexe iyo saare ee Ablaal lantii degmada Guriceel Ee Gobolka Galagaduud.

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Muufeysi io malin joog miya siyaasadu?2 game ayu usaftay!
Run ahaantii waa arin cusup mudana ku dayasho arinta ay sameeyeen mursal iyo xaaskiisa!Sii faafi wllka qeyrka jecelow
Beeney orod gaabnidaa!
Qarankani beec ma noqon dhulkeyguna boob magalo badeyduna iib ma aha!Si faafi wll hadad tah muwadin somaliyeed.
Qosolkii iyo yaab😂Xil odowaa iyo talie shub maxa kala qabsaday❗
Guurkii waayihii hore iyo waxa lais oran jiray markii guriga la geeyo gabadha Adaa qosli doona daawo😂
Gabar rer Guriel ah oo cod mcn ku qaadeysa heeztii AUN Halima Khalif magol ee aheyd Somaalideenii haddii ay sinaatay.Sii...
Xasan Ali khaire Mataageertaa horta Lawadaag saxibadaa#Like na saar pageka
Allaha ku naxariisto wllkey sxbkey qaaliya  Abdirashid Abdinor . إنا لله وإنا اليه راجعون إن الله ما أخذ وله ما أعطى و ك...
Taariikhdii Gen. Maxamed Nuur GalalIsha Galgaduud TV
Weli makugu dhacday tan okle Mention so dheh qofkas😂
𝗗𝗵𝗮𝗴𝗮𝗷𝘂𝘂𝗻 𝗰𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱 𝗯𝘂𝘂 𝗿𝗮𝗯𝗮𝗮𝗮Allah ha u naxariisto walalkeen G. Abdihakim Dhagajuun

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Other Social Services in Mogadishu (show all)
Mr ifiyaha dhalinta Mr ifiyaha dhalinta
Mogadishu

wax anshax xumo ah looma ogala pagekaan

Liiban Ali Liiban Ali
Mogadishu

ku xirnaw alle si aad noloshaada heer sare ugu gartid

Muno malabo Muno malabo
Mogadishu

Maamuus Nerwork Tv Maamuus Nerwork Tv
Capital Of Soomalia
Mogadishu, 000000000

Pae Mariya Pae Mariya
Mogadishu, 252

ku soo dha waad qalibi furan iyo waji furan markaad farax santihii bay ana ii dhantahay fansd

ASDA Page ASDA Page
Mogadishu

Yoonis Abdirahman mahamuud Iyow Yoonis Abdirahman mahamuud Iyow
Mogadishu, KM4

Information about your business

Somalia Today. Somalia Today.
Mogadishu

Somali issue.

Mr Jiinow Mr Jiinow
Mogadishu

Blogger

Nootaayo haleel Nootaayo haleel
Mogadishu, 252

Liiban Ali Liiban Ali
Mogadishu

H. Zaki Hambo Libaax H. Zaki Hambo Libaax
Wadnaha
Mogadishu

Guushu shil maaha . Waa hawl adag , adkaysi , barasho , waxbarasho , naf hurid iyo waxa ugu bad