Dhalinyarada Guricel, Mogadishu Videos

Videos by Dhalinyarada Guricel in Mogadishu. Dhalinta Guriceel

Muufeysi io malin joog miya siyaasadu?

2 game ayu usaftay!

Other Dhalinyarada Guricel videos

Muufeysi io malin joog miya siyaasadu? 2 game ayu usaftay!

Run ahaantii waa arin cusup mudana ku dayasho arinta ay sameeyeen mursal iyo xaaskiisa! Sii faafi wllka qeyrka jecelow

Beeney orod gaabnidaa!

Qarankani beec ma noqon dhulkeyguna boob magalo badeyduna iib ma aha! Si faafi wll hadad tah muwadin somaliyeed.

Qosolkii iyo yaab๐Ÿ˜‚ Xil odowaa iyo talie shub maxa kala qabsadayโ—

Guurkii waayihii hore iyo waxa lais oran jiray markii guriga la geeyo gabadha Adaa qosli doona daawo๐Ÿ˜‚

Gabar rer Guriel ah oo cod mcn ku qaadeysa heeztii AUN Halima Khalif magol ee aheyd Somaalideenii haddii ay sinaatay. Sii share gareey wllyal

Xasan Ali khaire Mataageertaa horta Lawadaag saxibadaa #Like na saar pageka

Allaha ku naxariisto wllkey sxbkey qaaliya Abdirashid Abdinor . ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุฅู† ุงู„ู„ู‡ ู…ุง ุฃุฎุฐ ูˆู„ู‡ ู…ุง ุฃุนุทู‰ ูˆ ูƒู„ ุดูŠุก ุนู†ุฏู‡ ุจุฃุฌู„ ู…ุณู…ู‰. ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฑุถ ุนู†ู‡ ูˆุงุบูุฑ ู„ู‡ ูˆุฃุนู ุนู†ู‡ ูˆุงุฑุญู…ู‡ ูˆ ุฃูƒุฑู… ู†ุฒู„ู‡ ูˆูˆุณุน ู…ุฏุฎู„ู‡ ูˆุงุฌุนู„ ู‚ุจุฑู‡ ุฑูˆุถุฉ ู…ู† ุฑูŠุงุถ ุงู„ุฌู†ุฉ. ุงู„ู„ู‡ู… ุงู…ูŠู† . Waxaad guraneysaa miraha Janadda waad shahiiday ee ilaah ha kuu aqbalo Walal.

Taariikhdii Gen. Maxamed Nuur Galal Isha Galgaduud TV

Weli makugu dhacday tan okle Mention so dheh qofkas๐Ÿ˜‚

๐——๐—ต๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ท๐˜‚๐˜‚๐—ป ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฎ Allah ha u naxariisto walalkeen G. Abdihakim Dhagajuun

Dalamr Wa mid ka mid ah dhalinyaradi baroordiqda ugu dhigtay Guriel AUN Abdihakim Kuna baqay in cadaalad aw helo wllkeen FG vedioyada dhalintii kale filo.

Musharax xildhbn Golaha shacabka Jfs md Abdulaziz Ashkir ayaa dhagax dhigay dugsiga sare ay yeelaneyso deeganka Gelijir ee gobolka Hiraan. Ashkir ayaa carabka ku adkeeyay ahmiyada ay leedah waxbarashada iyo in lala dagaalamo jahliga. Dhanka kale ayow ugu baaqay dadka degankaan kaso jeeda in sidisa okle ugu daydaan sidow asaguba ugu day dad wax taray deeganka.

Lii caato iyo kaftan lala yaabay!๐Ÿ˜‚ Bal daawo

Gudoomiyaha Dhuusamareeb ayaa deeq lacag ah gaarsiiyay Mujaahid shaafici Cabdi Warsame oo ku naafoobey dagaalkii ugu horeeyay ee Alshabaab looga saarey Dhuusamareeb 2008. Share gareey wll

Adinka dad geesiyaala dhala dad fulayaal ah ha dhalinina Haddi adna intaas yeeleyn diid waxaaga๐Ÿ˜‚ Tliye shub Share

Weerar waaye meshoidi laisku heystaahe Soosoco sosoco goal Tliyaha guriel mr huudey

Dheeshii haddey bilaabatay gaay rer benaadir ah ba boga laga laadey ๐Ÿ˜‚ War rer mudugu inaba caadi mahan! Gronka habartey maragtay ba ka dhici doonta?

Biladaha galmudug siiya siya Biladaha galmudug siiya siya Kaca rer galmudugw laha ga dremo vediogan!