Xog ogaal degmada Qoryoley
Nearby photography services
Sirsa
Shan State
Patuakhali
Manikganj
Saharanpur
You may also like
ibraahim sayid qoryooley
TAAJIR AH IYO DAD FAQIIR AH
AYAA ISKU NOOL REER SH,/HOSE
DALKA SOMALIYA IDINKA UGA DAL
TAAJIRSAN HADANA UGA DAD FAQIIRSAN
MA IS WEYDIINEY SABABTA
Kabtan Saciid Fanax " Khawaarijta waxaa ay dhallinyarada deegaanka ku qasbeen in aysan guursan karrin, gabar gaayaankooda ah, halka rag meel ay ka yimaadaan la aqoon lagu qasbo gabdhaheena, waa in aan iska dulqaadna Khawaarijta "
Taliye Cali Ganey HOGAAMIYIHII
RRA ALLA YARXAMA
Qoryooley maamul goboledka ay katirsan tahy yaa noo sheegi karo
Gudoomiyaha Degmada Marka Xarunta Gobalka Shabellaha Hoose Ahna Duqa Magaalada Dr Osman Muse Mohamed ayaa Maanta kormeer ku tagay Tuuladda Buufow-bacaad oo ay daganyihiin Barkacayaasha ugu badan Ee Degmada marka.
Kormeerka Gudoomiyaha Ayaa ahaa ukuurgalid xaalada Nololeed Ee Barkacayaasha,Dhanka kale Gudoomiyaha Ayaa Kormeeray Iskuulka Hoose dhexe Ee Loogu Talagalay Tuulada Buufow oo dhismahiisa maraayo Heer Gabo Gabo ah, Iyo Sidoo kale Ceelsha Biyaha Ee uu Maamulka ka hirgalayay Qeybo Kamid ah Tuulada Cusmaan Quule oo Loogu Talagay Barkacayaasha.
Ugu danbayntii Gudoomiyaha Ayaa Kormeeray Goob Maamulka Degmada uu qorsheeyay in dib u dajin Loogu sameeyo qoysaskii ugu danbeeyay Ee ka Soo Barakacay Tuulooyin hoos yimaada Degmada Marka.
Xafiiska Warfaafinta Iyo Xiriirka Warbaahinta Maamulka Magaalada Marka
Wasaaradda iyo Tacliinta Sare ee dowladda Kgs. Wasiir maxamed Cabdiraxiim nuur , ayaa maanta ka qaybgalaya shirwaynaha dib u eegista waxbarashada Puntland oo asbuucan furmaya.
Waxaa xarunta Puntland ee magaalada Garowe si rasmi ah uga furmi doona shirwaynihii 6aad ee waxbarashada Puntland oo labadii sanaba mar la qabto.
Shirkaa ayaa looga hadlayaa faa'iidada waxbarashadu dalka u leedahay iyo waliba sidii hal meel looga soo wada jeedsan lahaa la dagaallanka jahliga, islamarkaana looga midho dhalin lahaa qorshayaasha waxbarsho ee u yaalla guud ahaan dalka.
Marqaan From Qoryooley
# ogaal dagmada Qoryooley
feysal Abdinuur xilibaanka
Casimada Mandera ee ismamulka
M🎤
Mudane iyo dhalinta xamar xureystey
Ibraahim Haji IYO Ismaaciil Ilkacase
Mr Sharma Rag Miizaan leh Nolosha idin ma ciisho I.a
Reer Garre Gob Gobonimo
GARRE TAKUMA JAWESA
MAHADSINIDIIN LAKE AND SHARE
Sida loo kala d**o Gobolka shabeellaha hoose koonfur galbeed Somaliya Dadka la weydiiyo ciyaar dhaqamed xamasadeda
Wadata cajiip Like and SHARE Mahadsinidiin
#
KUWA BOGA KA BUKEE
KU BIDHAANSO LIBAXYADA
GOBOLKA SH,/HOSE
Dhiig Leh Kacaa
Ciidanka xureynta Gobolka
Sh,/hose Gaar ahaan halgamayasha Dagmada Qoryooley
Reer Qoryooley midnimada
Idin Deeqdo wax Tar ku dara
انا لله وانا اليه راجعون 😰😭😭😭
Ax ax ax waxaa isoo gaartey geerida ku timid Allah unaxriisee adeer
Waxaan murugada laqeyb sanayaa sxbkey
Wll Japra 😰io Zeynab Jabra
Dhamaan rer maxamed nuur
Allah janada haka waraabiyo 😰😭
Caweys wcn
Wll yaal
GADOMIYE NAJAX GOBOLKA SH,/HOSE Maa
Ka duwan gobolada kale Somaliyed mise. Asigaa
Ka duwan Gadomiyaha gobolada somalia
Fulow guuSha wey dhawdahee ha rajo Beelin
Wasiirka wasaaradda waxbarashada DFS oo sheegay in wax qarash ah laga qaadi doonin Shahaadada ardayda Dugsiga sare.
Guleyso mudane wasiir
Awys oky maraan dagmada Qoryooley
Ku cazuumey ayuu ahaa sawirkan wxana
U Qaley Neef waraabe ah saad u jeediin
Sawirka waxa nagu wehliyaa waa madaxii
Dhuur waayga oo isku heysano uga dambentii
Sufiga ayaan ku sharfey
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the business
Website
Address
#@
Mogadishu
#@
Mogadishu
KUSO DHAWAAW BARTEENA ABUKAR_GESSOD WAXAAN KUU SAMEN DONA DUBISTA MUQALO 4K AH SIDA XAFLADAHA AROOSYADA,KUWA DHALASHADA,IYO QALIN JABINTA ARDAYDA
Zoobe
Mogadishu
FALLOW ISOO DHAHA SI AAD WAX BADAN �� U OGAATID MAHADSANID WLL ���
Mogadishu, TALEEX
Team (1) Liverpool❤️ Team (2) Barcelona 💜 Fav Player: TAA💥🪄 GOAT: Leo Messi💫🤴