Somsoft Academy

SOMSOFT ACADEMY ONLINE: WAA SHIRKAD KUULA DIYAAR AH SIDII AAD UGU HORMARIN LAHEED GANCSIGAGA QAAB CA

Photos from Somsoft Academy's post 18/06/2022

Shirkada Somsoft Technology Waxay Idin So Kordhisay Adeegyo Cusub Kuwaas Oo Aad Kaga Cawinaaya Ganacsigaaga Aad Na Ku Kala Ogaan Karto Faa idadaada Iyo Qasaarahaaga

Wixii Faafaahin Ah Nagala So Xiriir

+252611115595
+252611111595
+252621111595
[email protected]

01/04/2022

RAMADAN MUBAARAK MACAMIIL!

22/03/2022

OGEYSIIS!

Waxa la ogeysiinaya dhamaan macamishena ku kala sugan dunida daafaheeda in ay Somsoft Technology, idin diyaarisay Somsoft Wholesale and Retail Management System, oo ah software Ku ogolanaya in ad si fudud ku mareyso ganacsiyada sida: Dukamada, Bakharada, Supermarket yada, iyo Book stores ka meel walba, oo aad dunida ka joogtid.

Hadii aad daneysayso, fadlan wixi fahfaahim ah kala xiriir:

0611111595/ 0621111595 ama booqo,
Website: www.somsoft.net

Mahadsanidiin!

10/02/2022

Somsoft CRM

09/02/2022

SUBAX WANAGSAN MACAMIIL!

08/02/2022

Somsoft Retail Management System.

05/02/2022

Hotel Management System

04/02/2022

JUM'A MUBAARAK MACAMIIL!

21/01/2022
12/01/2022

WARGELIN!

Waxa la ogeysinayaa dhaman ardayda iyo ganacsatada daneyneyso barasha QuickBooks, in Somsoft Academy idin bilaabi doonto cashiro ku saabsan QuickBooks accounting qaab maqal iyo muqaal ah.

Fadlan wixii faahfaahin dheerad kala xariir
Tell: 0611111595/0621111595 ama booqo
Website: www.somsoft.net

Mahadsanidiin!

05/01/2022

OGEYSIIS! MUHIIM AH

Waxa la ogeysiinayaa dhamaan bahweynta jecel waxbarasha in Somsoft Academy idin bilaabi doonto goor dhaw korsada Quickbook. Qaab Online ah lagugu so gudbin doono.

Wixii fahfaahin dheeraad ah fadlan kala xiriir.
Tell:0611111595/0621111595 ama
Booqo website keena https://somsoft.academy

Somsoft Academy 02/01/2022

Macaamiil! si ogaato/ula socoto waxyaabaha ka cusub ama lagu soo kordhiyey Somsoft Academy. Fadlan, nagu soo biir oo like saar barta facebook an ku leynahy lana wadaag asxabtada iyo dadka kugu xiran.

Wixii fahfaahin dheeraad ah booqo :https://somsoft.academy

Mahadsanidiin

Somsoft Academy

Lesson 4 02/01/2022

Hormari Ganacsigaaga adigo joogo goobtaada shaqada
waxaa macaamishena gaar ahaan maqayadaha waxa uso kordhinay cashiro ey kala socon karaan youtubekena taabo halkan oo daawo macamiil.
https://www.youtube.com/watch?v=EoHv-lDBkSk&list=PLcYoO6dAw56kr2Ct_G6mADceHr1q_Nw25&index

Lesson 4 Ka baro Somsoft Academy Online Restaurant Management System:- Maleedahay Maqaayad ama Hotel hadaba Si sahal ah oo fudud isbar sidii aad u kontorooli laheyd s...

27/12/2021

SUBAX WANAGSAN DHAMAN MACAAMISHEENA

24/02/2021

Ogeysiis Ogeysiis
Waxa lagu war gelinaa dadka daneynaayo barshadda Microsoft Office 2007. Waxa aan ku heynaa barshadda Office oo adiga isa baraayo adiga oo gurigaaga joogo ama goobtaadda Shaqo walina aad ugu faaideyneyso reerkaaga iyo asxaabtada.
Wixii faahfaahin dheerad ah kala xiriir Somsoft Office tell:0611111595/0621111595

Booqo wabsite keyna iyo Youtube keyna
https://somsoft.academy/
somsoft academy

27/01/2021

Ogaysiis!

Waxa la ogeysiinayaa dhamaan bahda waxbarshadda jeceyl waxaa aan qaban doonaa Training ku Saabsan Customer Relationship Management (CRM) oo ah System ka fududa Excel oo aad ku istimcaali karto online ahaan iyo offline. Hadaba, cidii daneyneysa ka soo qeeb galka, Muxu u dhicidoonaa qaab online ah (Zoom) waxana soo jeedin doona Professor Issa Mohamed Ali oo ah COE Somsoft Academy.
Meeting ID: 644 154 9761
https://zoom.us/u/acJ1Cb5cHg

ka soo qeeb gala wanaagsan.

Mahadsanidiin!

21/01/2021

https://zoom.us/j/6441549761?pwd=SDRXeTBrZHhJVlc0c25yWWIwWnZkUT09

Join our Cloud HD Video Meeting Zoom is the leader in modern enterprise video communications, with an easy, reliable cloud platform for video and audio conferencing, chat, and webinars across mobile, desktop, and room systems. Zoom Rooms is the original software-based conference room solution used around the world in board, confer...

21/01/2021

Ogeysiis!
Waxa la ogeysiinayaa ardayda iyo cida daneyneyso Waxbarashada. Waxan qaban doona TRAINING ku saabsan Retail Management System Kuna bixi doono qaab online ah (ZOOM). Traininga waxa ugu talo galayney dhamaan bahweynta jeceyl waxbarashada in aan ugu faaideyno oo ay kaga heli karan fursado shaqo ah sida Supermarkets, Groceries, Convenience stores, Boutiques, Gift shops, Book stores, Hardware stores, Pharmacy, Hospital iwm.
Join Zoom Meeting
https://zoom.us/j/6441549761...
Meeting ID: 644 154 9761
Passcode: 8iZXRw

Isbar Maamulka Hotelada iyo Maqaayadda 24/10/2020

Isbar Maamulka Hotelada iyo Maqaayadda Ka baro Somsoft Academy Online Hotel Management System:- Madooneysa in aad barato sida loo maamulo hotelada iyo maqaayadaha iyo in aad ogaato in hotelkaagii ...

14/10/2020

OGEYSIIS OGEYSIIS!
Waxa la ogeysiinaa dhamaan bahda waxbarasha iyo kuwa daneynaya in xirfadooda dhanka ganacsiga iyo xisabaadka ay kor u qaadan in ay ku diyaarisey SOMSOFT ACADEMY isbar maqal iyo muuqal ah Quick Books Enterprise hadii aad daneyso self study fadlan lasoo xiriir Somsoft Academy tell ku xusan sawirka

F.G hanaga iloobin share ta iyo like Mahadsanidin.

Photos from Somsoft Academy's post 04/10/2020

بسم الله الرحمن الرحيم
Somsoft Academy waxa ay ogeysiineysaa macaamiisheeda sharafta badan in ay heyso adeeg yada isbar maqal iyo muuqaal ah.

1. Quick Books

# Quick Book Enterprise
# Quick Book Online

2. English Language
3. Basic Computer
# Ms Windows
# Ms Word
# Ms Excel
# Ms Access
# Ms Power point
F.Q casharada dhamaan waxa aan ku la wadaagi donaa qaab maqal iyo mulqaal ah adigoo gurigaga jooga.
d ku qaadaneysaa afsoomaali waxa aadan u qadaneysaa gurigaa jooga.

Fadlan, Macamil wixii fahfaahim dheerad ah kala xirir:

Tell: 0611111595/0621111595

Web: www.somsoft.academy

08/04/2020

Somsoft Technologies & Academy Waxeey ku diyaarisay qalabkii iyo baraamijadii iyagoo qiimo jaban Ku howl gal, ku shaqeyso, kuna maaree meelkasto aad joogto iyo waqtigaad doonto.

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Makkah Almukarama Str
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00
Other Software Companies in Mogadishu (show all)
Odoosom Odoosom
Howlwadaag, Bakaro Market
Mogadishu

Odoo Implementation, Consultation & Training Partner In Somalia & East Africa.

Towrat ICT Towrat ICT
Bakaraha , Abu Hureyra
Mogadishu, 252

Towrat ICT Solution

Zoya Shopping Zoya Shopping
Dixjano
Mogadishu, 252

Ka dalbo waxwalba aad buhato Milgo online Shopping

Asal Services Asal Services
Howlwadaag
Mogadishu, 252

keep your property safe and secure

Itaal Tech - ITECH Itaal Tech - ITECH
Bakaaro Near Masjid Xareed
Mogadishu

• Customer satisfaction • Goal-oriented services • Respect to laws

Xalkoob Xalkoob
Maka Almukarama, Hawlwadag
Mogadishu

Xalkoob waa shirkad ku takhasustey iney xaliiso baahiyaha technology ee macaamiisheeda

Sache Software Solution Sache Software Solution
Location: Boorama, Amal Bank Floor 3
Mogadishu, 252

Sache software solution is a software development company that creates custom solution for business

FABTEK FABTEK
Wadada Masjidka Abu Hureyra, Bakaro, Howlwadag
Mogadishu, 252

FABTEK Solutions is company that focuses to improve Somali business sector by offering high scale so

Tusmo Codes Tusmo Codes
Mogadishu, 2526

Aqabka Ict solutions Aqabka Ict solutions
Grand Tower
Mogadishu, 010000

Hal-Abuur Technologies Hal-Abuur Technologies
Bakaro
Mogadishu

The ultimate technology solution for small & large business in Somalia.

Somunix ICT Solution Somunix ICT Solution
Difeer Road And Kalkaal Street
Mogadishu, 1412

SOMUNIXICT solution, we will provide quickly and high-quality of any Software development, mobile apps ,web development and any creative design. our purpose is to provide the best...