Nadaal Home Sport

Sports posts only We talking sports

07/12/2023

Pep wuu ka adkaan la yahay sanadkaan Sxbadiisa Big Six ka odayga waa yaqaan marka xaalkisu isku tosnayn wuuna sii afaaftay marhore

05/12/2023

Anfeild Anfeild Bilaa Calaykum Cida ka leexda

Photos from Nadaal Home Sport's post 03/12/2023

Pep oo Madaxa dhulka loo suray iyo go aankii aadka u foolxumaa ee garsorku ku dhaawacay City

03/12/2023

Breaking news FA Cup . Arsenal vs Liverpool ayaa isku wajihi doona Wareega 3aad ee FA Cup ka

02/12/2023

United wali k**a Aysan adkaan 8da koox ee ugu saraysa EPL ka kulan Away ah tan iyo 2021 kii

06/02/2023

Follow dhaha page ka sxbyal thanks

04/02/2023
08/12/2022

Waxaan Qosol waa dhaafay 😁😁😁😁 Legends waaye ragaan

Asxaabeey Page ka

04/12/2022

Fanaanka Cusub Saciid Argooste Shah Wah aya tilaabo usoo qaaday dhanka Fanka

Asxaabeey

04/12/2022

Abwaan Idiska Itaabta ayaa utanaasulay sxbkiis Wasiir Shabalaaza wuxuna balan qaaday inuu Fanaan lahubo ka dhigi doono Wasiir Shabalaaza
Asxaabeey

02/12/2022

Kabtan Baara tii ku dhacdayaa Dad mala dheelin kulahaa Jini ayaa balansaday

Asxaabeey

01/12/2022

Walee Catoosh go aan ayuu qaatay Gym ayuu iska xaadiriyay kadib markuu Xabadii uu ku xoolo Beeley fasaxay maanta
Dha Asxaabeey

01/12/2022

Catoosh matanaasulayna ? Ilama ahan ee Xariifka Cusub ayaa hawsha soo afjaray Asna lugtay ufuraysaa qoftaan waa bodaysa maran dheereyn Meel iga qora
Asxaabeey

01/12/2022

Alfanaan Idiska Itaabta oo Arooskisii ugu horeeyay la so dalbaday
Saaxiibayaal thanks

30/11/2022

Maslaxo oo Catoosh laamiga ku jiiday

. Sxbyaal

29/11/2022

Catoosh Yare oo Tijaabo kale ku jira xidigaan wuu nawalaaqayaa Maalmahaan

Saaxiibayaal thanks

29/11/2022

Idiska itaabta Oohinta Ceshan wayay kadib Heestisii oo lagu qabsaday

Saaxiibayaal thanks

28/11/2022

Inleen isbaaro cadaankaa laga soo gaaray

Asxaabeey

27/11/2022

Idiska Itaabo ayaa ku jira tijaaboyinkisii ugu dambeyay Fanaanka banaankiisa ku dhacay

soo tuura Asxaabeey

27/11/2022

SIUUUUUU Xidigaan ayaa Somalia usoo baxay waana CR7 ka Cusub

Saaxiibayaal thanks

26/11/2022

Deg Deg.Hordhaca Heesta Cusub Ee Idiska Itaabo

26/11/2022

Ninkaan waa legend waaba Qosolkii oo qof ah 😁

Asxaabeey Page ka

25/11/2022

Hordhaca Heesta Cusub ee Catoosh Yare

24/11/2022

Funanada Kooxda Qaranka Brazil πŸ‡§πŸ‡· ayay dalbatay lkn Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ ayay ka iibiyeen waa Qaldeen ..
Asxaabeey Page

24/11/2022

Haaji Danacasar oo ku dhagan Gudoomiyaha Cusub Deg.Boondheere Mahamed Deeyoow

23/11/2022

Herve Renard Macalinka Layliya Saudi Arabia Β£130,000 ayuu bishii mushaar uqaataa .
Waa malinkii ugu horeeyay ee AFCON kula guuleysta 2 xul oo kala duwan Taariikhda
Morocco Ayuu ku hogaamiyay World Cup 20 Sano kadib 2018 kii .Shalayna wuxuu dhulka ku jiiday Messi iyo Saaxibadii Argentina.

Photos from Nadaal Home Sport's post 21/11/2022

Shaxdee isleedahay England πŸ‡¬πŸ‡§ way ku Ciyaari doonan kulankooda kowaad?
Saaxiibayaal page πŸ™

21/11/2022

Hadii Captain ka England πŸ‡¬πŸ‡§ uu So xirto Calamada Captain nimada ee mujinaysa Dhaqanka xun wuu qaadan doona Yellow Card inta aysan bilaban Ciyarta
Saaxiibayaal thanks

21/11/2022

Qatar iyo Somalida Wiilkodii .Congress ka Fifa markale ma u codayn doona Dal Muslim β˜ͺ️ ah qabashada Dhacdada Aduunka ? War bixin ayaa kasoo baxday
Saaxiibayaal Page ka πŸ™

Photos from Nadaal Home Sport's post 20/11/2022

Lineup ka Qatar πŸ‡ΆπŸ‡¦ vs Ecuador πŸ‡ͺπŸ‡¨ kulanka koowaad ee furitaanka Dhacdada Aduunka ee Qatar πŸ‡ΆπŸ‡¦
Saaxiibayaal page

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Waxaan Qosol waa dhaafay 😁😁😁😁 Legends waaye ragaan #flow  #like Asxaabeey Page ka
Fanaanka Cusub Saciid Argooste Shah Wah aya tilaabo usoo qaaday dhanka Fanka #like  #flow  Asxaabeey
Abwaan Idiska Itaabta ayaa utanaasulay sxbkiis Wasiir Shabalaaza wuxuna balan qaaday inuu Fanaan lahubo ka dhigi doono W...
Kabtan Baara tii ku dhacdayaa Dad mala dheelin kulahaa Jini ayaa balansaday #flow  Asxaabeey
Walee Catoosh go aan ayuu qaatay Gym ayuu iska xaadiriyay kadib markuu Xabadii uu ku xoolo Beeley fasaxay maanta #flow  ...
Catoosh matanaasulayna ? Ilama ahan ee Xariifka Cusub ayaa hawsha soo afjaray Asna lugtay ufuraysaa qoftaan waa bodaysa ...
Alfanaan Idiska Itaabta oo Arooskisii ugu horeeyay la so dalbaday #like  #flow Saaxiibayaal thanks
Maslaxo oo Catoosh laamiga ku jiiday #flow. #like  Sxbyaal
Catoosh Yare oo Tijaabo kale ku jira xidigaan wuu nawalaaqayaa Maalmahaan #like  #flow Saaxiibayaal thanks
Idiska itaabta Oohinta Ceshan wayay kadib Heestisii oo lagu qabsaday #flow #like Saaxiibayaal thanks
Inleen isbaaro cadaankaa laga soo gaaray #flow  #like Asxaabeey
Idiska Itaabo ayaa ku jira tijaaboyinkisii ugu dambeyay Fanaanka banaankiisa ku dhacay #flow #like  soo tuura Asxaabeey

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
Other Sports in Mogadishu (show all)
c/naasir c/naasir
Mogadishu, 123

Viva Blues Viva Blues
Mogadishu

Welcome to Viva Blues page

Iprahimzeymarofficial Iprahimzeymarofficial
MOGADISHU
Mogadishu, MOGADISHU

Tyga Bella Tyga Bella
Benadir Street
Mogadishu

sports funny

allsportstv24 allsportstv24
Mogadishu, 202122

Hoyga ciyaaraha

Real madrid somali fanz Real madrid somali fanz
Cawaalesaleban13@gmail. Com
Mogadishu

CUMAR CADE CUMAR CADE
0613625632
Mogadishu, 5632

οΏ½HORSEDKA GUSHU WAA HURMARKA FANSKADA WLLοΏ½

Al-Nasser Somali Fans Al-Nasser Somali Fans
Banaadir Road
Mogadishu

Welcome Al-Nasser Fans

FARAX FARAX
Mogadishu

KU SOO DHAWOOW

news page4e news page4e
Hodan
Mogadishu, 252

writer οΏ½

Abdifitah Taban Abdifitah Taban
Mogadishu

Waba So Gashe FollowGa Ha igala TaginοΏ½