Anas77

Noqo mid naxariis leh lkn aan daciif ahayn💯🤝

01/10/2021
Wax Ka Baro Maxamed Mooge Liibaan Taariikhdiisa 22/01/2021

Wax Ka Baro Maxamed Mooge Liibaan Taariikhdiisa 't forget Like share and Subscribe

24/09/2020

Jaceylka waa Waxa ugu Quruxda badan ee la heysto

06/09/2020

MAXAA IGU KAA SOO SALLIDAY?
Waa qisada cusub oo inoo bilaawa doonto goor dhow ayaanan idiin soo gudbin doonnaa macluumaad ku saabsan qisadan iyo hordhaceedaba insha allaah.

Isku day inaad sii saadaaliso nuxurka qisadan iyo waxa ay inta badan ka hadleyso adigoo ka tusaale qaadanaya magaca qisada.

05/09/2020

Ubax isu Guraa 🌺🌺🌺🌺🌺
wx rabna inan idin Qancino fadlan Follow and share

18/07/2020

♣Sheeko ♣qosol ♣badan ♣funny ♣ah
Gabar guurka ka daahday oo macaatay ayaa aabeheed nin u guuriyay habeenki loo aqal geeyay ninkii subaxdeedi ayaa abeheed wareeystay gabadhii.
Aabo bal iiwaran?
kulahaa aabow shib iska dheh xalay oo dhan qaarka dambe ayaan jano kula jiree😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
●Published by sheekeye
Ha ilaawina inaad Dhahdaan
●Like saar page-ka ●Share dheh postiga ●invite ku dheh asxaabtada ●Motion soo dheh qof guurka ka daahay ●Comment_ka soo dhibo waxa kaga baxay

17/07/2020

●Sheeko ●Qosol ●Badan ●Funny 🤣🤣●ah
Nin baa maalin dhakhtar u tegey isagoo u sheegay dhakhtarka inuu xanuunsanayo. Dhakhtarkii ayaa ninkii baadhitaan ku sameeyey su'aalana weydiiyey si uu u ogaado inuu ninkan cudurka haya iyo noociisa.uu bal helo Dhakhtarkiise wuxuu dareemay in ninkan uu hayo wax la yiraa cuqdad nafsi ee uusan cudur kale hayn. Wuxuuna dhakhtarkii ninkii ku yiri "Waxaan kugula talinayaa inaad iska dhaadhicisid inaadan xanuusanayn markaas ayaad bogsan doontaa".Ninkii ayaa yidhi "Waa hagaag dhakhtaroow", oo inuu tago isku dayey, markaas baa dhakhtarkii yidhi "Waar ninyahow lacagtii baadhitaanka isii". Ninkii baa yidhi "Dhakhtaroow, adiguna iska dhaadhici inaan Kusiiyey:🤣🤣🤣🤣
●LIKE OUR PAGE
●SHARE OUR POST
●INVITE YOUR FRIENDS
●COMMENT ON YOUR MIND
●SHEEKEYE

16/07/2020

●SHEKO ●FUNNY ●QOSOL ●BADAN
Nin Ka yimd gobolada aan Mooska Ka bixin ayaa yimid Muqdisho.wuxuu arkay Islaan Meel Fadhida oo Iibineysa Moos Wuxuu aad ula yaabey Mooska oo Goog goob u yaaley Waa Imisa ayuu waydiiyay Goobtii waa Kun Shilin ayay tiri, Wuu yabey Markaasuu yiri Ku Dhaaro, war ha i dhaarine Mooska iga gado Hadad lacag heysato ayay tiri, Intuu Kunkii si hal haleel ah usoo baxshay ayuu yiri Marqaati ka ahaada Intuu siiyay lacagtii, qaatayna goobtii mooska aheyd ayuu dhaqaaqay , war kaalay bac kugu ridee ayay tiri Islaantii , Raali ahow Ma inaad ka noqotaa rabtaa .Kulaahaa
●LIKE OUR PAGE
●SHARE OUR POST
●INVITE YOUR FRIENDS
●COMMENT ON YOUR MIND
●BY SHEEKEYE

16/07/2020

●●SHEEKO ●●FUNNY
Wiil yar oo musqul ku jiro ayaa waaxuu akhriyey nashiido (DALACAL BAADRU CALEYNA) canugi waxa maqlay aabihiis markii uu so baxay cunugii ayuu gaaracay aabahi wiilki yaraa hooyadi aaka celisay maxa ka rabta cml waxuu dhahay maxuu quraa'ank musqusha ugu dhex aqrinaya hooyadi dhahday war waa nashiido odaygi ooyin u jabsady maxaa u ooynee marke dhahday kulaha 5 saano aan salaad ku tukanayay
By sharmiinho
■Fadlan si aad u sheekoyin kle oo xiiso leh Like Saar Page_
■Invite your friend asxaabtada ugu baaq si ay nogu soo biiran aan ugu farxino
●●Shere si dad badan ay u arkan
●●Comment noogu soo dir wixi fariin iyo rayi ah Mahad Sanid

06/07/2020

Sheekh Mustafa xaji ismaaciil Qiso Qurux Badan

03/07/2020

Sheekh Almis Sheekh Yaxya Oo Muxaadaro Qiimo badan Noo Soo Jeedin Doon Ka Faa'ideysi Wacan
Waa walaalkina qeyrka idinla jecel
●By Sheekeye
●Like ●Share ●Comment ●Motion
Faafi Kheyrka Allah Ha kuu Naxariisto

03/07/2020

My brother hadii aad saaxibtaa aad u dirto 3$ ( sedex dollar ) oo ku hadal ah ayadana kuu soo dirto fadlan isoo wac ( please call me) guurso gabadhaas sababtoo ah waxay taqanaa dhaqalaaha

By Sharmiinho sheekeye

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Mogadishu
Other Film & Television Studios in Mogadishu (show all)
AQ Kheire AQ Kheire
Mogadishu

Saldhigga sahan sugano saxan

Ryaan reys page Ryaan reys page
Mogadishu

Hadaf walbo waala gaari kara hadii aad isku taydo

Abdirahman MK Abdirahman MK
Mogadishu

~Always say Alhamdulilah❤️💯

Business womes colth Business womes colth
Bakaaro
Mogadishu

Ibrahim haaji Ibrahim haaji
Nasiibuunde
Mogadishu, 2526

kusoo dhawoow pagekeyga follow

munasar filmis munasar filmis
Munasar Filmis
Mogadishu, 2222

Kasbo short Films Kasbo short Films
Hodan Street
Mogadishu, SOMALIACTION

Ruwaayado jeceyl ah

Mascuud Carraale Mascuud Carraale
Mogadishu, 0000

So dhawow halkani wa bog ino wada furan, follow dheh

Amjad Amjad
Mogadishu

Amjad shakwa

Salah habashow Salah habashow
Salahomanahmed27@gmail. Com
Mogadishu

Sahruja mxmd Sahruja mxmd
Mogadishu

Anizo JamaaL Anizo JamaaL
Hodan
Mogadishu, 00000

Hadii aan qori lahaa qorma ka sheekey naysa xiisahaaga Qalinka laftirkiisa ilmayn lahaa Suldaankeygii