Everything In Dolow

Everything In Dolow

Waxaan xaqiijin Doonaa inaan macaamiishenu ugu adeegno si hufan, Degdeg ah , kuna saleesan Ixtiraam

17/10/2023

Ma Qiyaasi Kartaa Xanuunka Aabahaan uu dareemaayo. Laba caruur uu dhalay ayaa dhismo ku dumay, wuxuu ka baryaayaa ineey hal mar la hadlaan.

Aan uduceeno walaalaha Falastiin inuu Allah dhibka ka dul qaado.

Under a destroyed building, he looks for his child and says: Answer me dear child?

16/10/2023

. Let their struggles serve as a reminder of our responsibility to uplift and support one another. It is not enough to merely acknowledge their plight; we must act with compassion and empathy, seeking solutions to ensure access to clean water becomes a universal reality.

26/09/2023

Macaamiil Waxaan idiin soo kordhinay in aad passport Somaliga aad ku heli kartid Visaha (Dal ku Gal ka ) Ethiopia Iyo Kenya. Muddo 2 Maalin ah . Adigoo Dolow , Beledxawo Iyo Luuq ku sugan. .
FG: Hadii Aad rabto Visaha Ethiopia Waxaad safarkaaga ka bilaaban kartaa Dolow-Ado. Aadna uga safri karto Passport kaaga Somaliga.

Wixii Faahfaahin ah kala xiriir numberkaan.

Dolow: 0612838000.
Beledxawo: 0614022590
Safaricom No: 0726714373
Xafiiska Beledxawo.

18/09/2023

Macaamiil Waxaan idiin soo kordhinay in aad passport Somaliga aad ku heli kartid Visaha (Dal ku Gal ka ) Ethiopia Iyo Kenya. Muddo 2 Maalin ah . Adigoo Dolow Somali Ku sugan. Aadna Dolow Ethiopia uga safri karto Passport kaaga somaliga ah .

Wixii Faahfaahin ah kala xiriir numberkaan.
0612838000.

17/09/2023

Mahadsanidiin Reer Dolow. Saaka illa iyo 12 dalab ayaan helnay.

Dalbo oo si degdeg ah ku hel adeega aad dooneeso.

Soo dhawoow Macaamiil.
0612838000
Call πŸ“ž iyo whatsup waad naga soo wici kartaa

16/09/2023

Cash On Delivery 🚚

Mobile No. 0612838000
Whatsup No. 0612838000

Macaamiil dalbo oo si degdeg ah ku hel.
Bulshada Dolow Somalia ku nool Waxaan ugu bishaareenenaa inaan idiin soo kordhinay adeeg Delivery ah oo goobta aad joogto laguugu keenaayo dalabkaaga.

Adeega noocyadiisa kala duwan sida Dalabaadka =-
1.Cunnoyinka , Cabitaanada kala duwan.
2. Pharmacy iyo Hospitals
3. Electronics
4. Qudradda, Hilibka Iyo adeega xaafadaha
5. Shopping πŸ›οΈ
6. Bagaashka noocyadiisa kala duwan.
7. Raashinka Sida , Sokorta, Burka , saliida iyo wixii lamid ah .

Lacagtana aad bixin doonto markii laguu keeno dalabkaaga kadib.

Dalabkaaga waa inoo muhiim macaamiil.

Soo dalbo adeeg walbo wixii 7:30 subaxnimo kabilowdo bari Inshalah.

21/05/2022

Maxaa Somalia Xal U Ah

08/03/2022

Marka qofka laga xaarrimo nolosha uu doonayo, jidka keliya ee u furani waa in uu sharciga iyo kala dambaynta la dagaalamo.

Yaa diyaar ah 🚫 Wado kale waan waayay.

19/10/2021

Muqdisho Muuq Bilan. Caasimadeena Allow Barakee

16/09/2021

War bal dadka af Gaaleedka wax ka fahmaayo inoo macneeya. Rooble ma sidaan ayaa udambeesay.

14/09/2021

4.5 Dalkaan illeen waa laga saaray. Dimuqraadiyadu hawaarto.
Lkn Raizulwazare Dhaxdhexaad aheen sidee doorashada dalka loogu aaminaya. Allow Naxaji.

14/09/2021

Saxiibkaa haduu sidaan kugu sameeyo maxaad Oran laheed.

13/09/2021

Heestaan 0-10 ku qiyaas. Numberkee siin laheed.

Aniga 9/10

13/09/2021

Waziirka Nabadiidka Badbaado iyo Waziirka Koowaad Ee Somalia. Damuljadiid oo sawir ah.

13/09/2021

Dhiiga Muslim ka waa kii soo baxa.100 sano bo haqaatee.
Bashiroow waa adigii ku faanay inaad odayga dishay ee Cadaalada is horkeen.
Cadeentii waa tanaa.

https://cite.case.law/f-appx/158/64/

10/09/2021

Khatuma state, Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

09/09/2021

Dawladda Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo waxaa caawa u buuxsantay 4 sanno iyo 8 bilood oo u dhiganta 56 bilood.

Tan iyo Burburkii dawladdii dhexe kaddib waxaa dhammaaday 4 sanno iyo 8 bilood oo noqonaysa mudadii ugu dheerayd uguna horeysay ee aan hal bil oo keliya Gunada iyo Mushaharku ka maqnaan/laga cunin, laga dhicin, lagana Musuqmaasuqin Shaqaalaha Dawladda, Xildhibaanada labada aqal iyo dhammaan Ciidamada kala duwan ee dalka iyo hay’addaha amniga.

Waxa intaasi dheer dhanka Ciidamada, oo kamid ahaa dulmaneyaasha xuquuqdoodu lumi jirtay in mushaharkooda iyo raashinkooda oo ahaa wax ka yar boqol dollar laga dhigay $230.

09/09/2021

Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo hadii aan kuu dardaarmo waxaan ku oran lahaa.

Marka aad go’aan gaadho, ee aad bilowdo fulintiisa, waxa keliya ee kuu muuqdaa ha noqdo in aad natiijo ka gaadho, wax kasta oo taas ka sokeeyana dan ha ka gelin.
Dhamaanteen dalka ayaa inaga weyn.

Irshad Ali Baba

05/09/2021

Abdirahman Abdishakur Warsame, Mahad Salad. Ikraan tahliil miyaad cadaalad uraadineesaan mise Fahad in xilka laga qaado. Hadii ay tahay cadaalad. Waqti sii Nabadsugida ee proof usoo hordhigaan Golaha Amniga qaranka. Balse hadii ay tahay waxa aad raadineesaan in fahad la rido Aan runta idiin sheego. Dhacdo midaan ka Miisaan badan ayaa dhaceeso baryaha soo socdo si middaan looga mashquulo. Waana dabeecadiina laga soo bilaabo shirkii Dhuusamareeb illa iyo hadda cudur fahad ayaad qabtaan ee wadanka haloo turo jaalayaal.

05/09/2021

Cerigavo, Sanaag Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄. Dhulka garaadyada.

Photos from Madasha Nabada Iyo Midnimada Somalia's post 02/09/2021

Diyaarada Nooca Loo Yaqaano Helicopter-Ka Ayaa Lagu Arkay Gobalka Bay gaar Ahaan Deegaanka Diyaaradan Ayaan La Arakay Iyadoo Dajinaysay Xamuul Aan La Ogayn Waxa Uu Ilaa Hada Yahay Deegaankaas

Deegankaan Waxaa Maamula oo Gacanta Ku Haya Kooxda Al-Shabaab Soo Ma Muuqato Markaas In Al-Shabaab Sanadaha Dagaalka Ay Ka Caawiyaan Qaar Ka Mida Dawladaha Caalamka.?

Mowliid Galwaaq

Photos from Madasha Nabada Iyo Midnimada Somalia's post 31/08/2021

Horta jifadeydu xildhibaan golaha shacabka maleedahay. War bal Ninka igu dhaamo ha ii sheego.

Photos from Madasha Nabada Iyo Midnimada Somalia's post 30/08/2021

Halkani waa Meel kamid ah Africa. Waa dhif iyo Naadir in TV yada laguugu tuso. Waa Dolfin Hotel. Mogadishu Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄.

29/08/2021

Ole Gunner tababare spirit leh ma ahan

27/08/2021

Nabad la Tuugtuugay Nabad ma ahan.

Photos from Madasha Nabada Iyo Midnimada Somalia's post 23/08/2021

Qamar Suugaani Iyo Ugbaad aragsan. Sxbyalow dhowra dhagaha dhageestayaasha. Mar baad aheedeen lamaanihii qarniga. Calafku haduu idiin kala geeyay ha u caroonina waqtigee kadaaya ciyaarta baraha bulshada.
Allow Na Xaji.

20/08/2021

Coldoon

Hargeysa International Book Fair on Twitter 20/08/2021

W/Q: Suhaib Ileeye

Xog ku saabsan sida loogu faafiyo diinta kiristaanka somaliland:-
dhamaan xogahani waxay dhaceen bila 7aad iyo 8aad.
1. daraasad ay samaysay Jaamacada oxford oo lagu daabacay website ka "world christian database org" in dadka muslin ka ah ee ku nool somaliland 0.3% ay sanadka 2025 noqon doonan qaar haysta diinta kiristaanka una dhiganta 14,750 qofood.
Halkan ka akhri xogta oo dhamaystiranhttps://worldchristiandatabase.org/.../WCE_Somaliland.pdf
2. shanti bishan sideedad ee 2021 waxa lagu baahiyay qoraal website ka "middle east concern" oo u dhaqdhaqaaqa difaacida xoriyada faafinta diinta kiristaanka qoraal ciwaan kisu u dhigna sida tan "Somaliland waxay sii daysay dad kiristaana" oo ay kusii faahfaahiyen in ay maxkamada hargeysi sii daysay dad loogu tuhunsana inay yihin dadka faafiya diinta kiristaanka.
xogta oo dhamaystiran ka akhri halkan
https://www.meconcern.org/.../somaliland-christians.../
3. isla sanadkan aynu ku jirno bishiisi 7aad waxay kiniisada "The Elevation Church" ay ku sheegtay in baadariyad ama sheekhad lagu magacaabo "Joy Isa" ay uso direen somaliland si ay ugu faafiso diinta kiristaanka Isla maalinka ay so qoreen qoraalkani wa maalinka madaxa looga dhigay jaamacada Barwaaqo ee hargeysa ka furan
Halkan ka eeg cadaynta
https://www.facebook.com/weriye.terra/posts/4546319628767819
4. logo da saaran jaamacada barwaaqo ee hargeysa ka furan waxa laga so qaatay geedka barwaqo sooranka dadka rumaysan baybal ka
Halkan ka eeg sawirka saaran "Logo" jaamacada
https://www.facebook.com/photo/?fbid=204846548315110&set=a.204846514981780
Isla halkan ka eeg sawirka saaran "Logo" baybalka ay kiristaan ku aaminsanyihin
https://images-na.ssl-images-amazon.com/.../91ycD0hfjOL.jpg
5. sanadki 2017 magalada hargeysa waxa laga furay kiniisada kaatoliga ee kiristaanka waxana cadaysay gabadh ka hadashay madal laguso marti qaday jaamacada alpha ee hargeisa laguna magacaabo "maria"
halkan ka eeg muqaalkay kaga hadlaysay
https://twitter.com/i/status/891300907299819523
kadib markay hadal hayn badan dhalisay hadalka maria oo ahayd gabadh faafisa diinta kiristaan ka waxa gaabis ku imid hawlihi shaqo ee ay haysay 3 sano kadib waxay dib ugu guulaysatay in albaabada loo furo kiniisadi ay dib u dhistay
halkan ka daawo muqaalka furista kiniisada hargeysa
https://twitter.com/hargeysaa/status/1296755026061385729
6. Tiroba dhawr jeer waxa xaruunta dhaqanka ee magaalada hargeysa lagu so marti qaday dad kala duwan oo u ololeeya inay dadka isku jinsiga ahi is guursadan
B. 2015 waxa magaalada hargeysa laguso marti qaaday gabadhan la dhaho "jude kelly" ururkeeduna yahay "wow" una olalaysa inay dumarku is waxeeyan
Halkan hoose ka eeg sawirkeda marki laguso marti qaday hargeysa
https://www.facebook.com/CabdimaalikMuuseColdoon/photos/6670968176262567
T. Sanadki 2019 bishi 8aad 28 keedi waxa magalada hargeysa laguso bandhigay xaruunta dhaqan ka filim u diyaariyay "Donald Molosi" oo ah ninka jabiyay xeerki dalka botswana ee isku taga dadka isku jinsiga ah LGBTQ
Halkan ka eeg donald molosi iyo xaruunta dhaqanka
http://www.botswanaguardian.co.bw/.../b19561bfe5acb7716f4...
sido kale halkan ka eeg baahinti xaruunta dhaqanka
https://twitter.com/hibf/status/1147569807539298305
Hadaba maxay tahay ee loo xidhay samafale Coldoon,
1. Coldoon wuxu bayaamiyay oo bulshada tusay kuna baraarujiyay inay jiraan shabakado xidhiidhsan kana so bilaabma abaarso school, Elm school hargeysa, jaamacada barwaaqo, xaruunta dhaqanka taas oo bulshadeena lagu diin dooriyo
2. Coldoon oo aad uga soo horjeesaday faafinta dhaqanka dadka isku jinsiga ah ee lagu fafinayo xaruurnta dhaqanka hargeysa
W/Q: Suhaib Ileeye

Hargeysa International Book Fair on Twitter β€œMeet our guests Hargeysa International Book Fair 20-25 July 2019”

20/08/2021

Allaah u naxariisto Marxuumkaan waxaa laga soo qaaday masjidka shekh Cali suufi hortiisa 11/08/2021

magaciisa : Guule samow daud jimcale 55 jir
walaaldiisa : maxamed samow daud,
cisman samow Daud, Cali samow daud
Hooyadiisa: Haliimo moahmed abdinur Caruurtiisa: waa labo hassan 25 jir, mohamed 26 jir.
Deegaanka: ceel kari gobolka afdheer Ee dowlad deganka soomalidda
Qabiilkiisa: dir gariire samaale maxamed mudalib ..

La tacaalid dheer oo 9 gaal maalmood ah kadib Maanta oo tariikhda 20/08/2021 ayuu ku geeriyooday qeebta ICU da ee isbitaalka martini fadlan hadi aad taqaan eheladisa ku so hagaaji isbitaalka martini

Share gareey waxa laga yaba in qofkisa uu arkee, fadlan SHARE ta haka baqiilin iyo Ducada .

20/08/2021

Waa Gabar ka mid ahayd ardeydii jaamacada Barwaqo oo sheektay shaqada ay heesay Baadiriyada Joy. Allow xaqa na fahansii.

20/08/2021

Ujeedo gaar ah ayaa laga wataa qoraalka uu TV ga soo dhigay. Yaan lugu kaadsoomin. Laba waa mid.
1. In Xukuumada Muse Bixi ay ka cabsi qabto kacdoon shacab. Sidaa darteed ay isdheheen xiisada hala dajiyo.
2. Midda labaad oo noqon karta in Gaaleyda looga yeeray xarumaha ay ku mataleesay Jamacada Barwaaqo maadama ay fashil ku dhamaan rabto shaqooyinkooda. Sidaa daraadeedna xiisada udagto . Mid cusub na loo soo magacaabo si shaqada meshedii looga wado. Labadaas waa mid waan hubaa. Hadalkeyga meel halagu gunto.

18/08/2021

Waa Hooyo Sahro oo ka xanuunsan canugeeda. Fadlan ilaahay dartii ucaawi.
Numberkaan kala xariir. 0654658833

Walaal u share gareey hadii aadan waxbo u awoodin waxaa laga yaaba qof kale ineey wax ka heshee.

17/08/2021

Mogadishu Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

Photos from Madasha Nabada Iyo Midnimada Somalia's post 17/08/2021

Hadaad Share gareeyso waxaan hubaa in wiilkaan iyo Hooyadiis oo hada lacag loo heysto isagoo xanuunsan in xitaa loo helo karo lacag lagu daaweeyo 😒 saQiirkan

Waa 5 jir Somaliyed oo la xanuunsanaya cudurka Kansarka ee Caloosha ku dhaca. Isbitaal kuyaal India Ayaa lacag kuyeeshay iskaba daa in wax loo qabtee 😭

SALAAM BANK : 40242252
Nambarka Hindiya: +919478244791
Nambarka soomaaliya : +252615214104

Walaal sii faafi postigaan hadii uu kusoo gaaro si walaalaha Muxsiniinta u Arkaan una ducey in uu Allah Caafiyo. Aan u gurmano

Idris Alteeso πŸ‘ˆ

Photos from Madasha Nabada Iyo Midnimada Somalia's post 17/08/2021

HABRAACA DOORASHADA 2020/2021 EE XILDHIBAANADA GOLAHA SHACABKA EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA .

Photos from Madasha Nabada Iyo Midnimada Somalia's post 17/08/2021

Dhuusamareeb: Booliiska ayaa awood adeegsanaya si gaadiidleydu u qaadato sumada gawaarida/taargada iyo buugga lahaanshaha, kadib dhawr bilood oo si tartiib ah howshan ku socotay.

Ciidamo badan oo ka tirsan kuwa ilaalada wadooyinka ayaa lagu xoojiyay baraha koontaroolada, iyadoo sidoo kale la amrey Ciidamada ku sugan afaafka Magaalada in ay soo xiraan gaadiidka aan wadan taargada Galmudug ee ka baxaya Caasimada.

Sidee u aragtaa socodsiinta taargada Galmudug oo haatan qaadashadeedu waajib yahay.

23/07/2021

Abdullahi Kulane in 2015

16/07/2021

Markaan arko sawiro noocaan oo kale waxaan umahad celiyaa ilaahigii somali iga dhaliayay.
wadankeygana Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ ka dhigay.

18/06/2021

Caawo laga bilaabo Madasha Nabada Iyo Midnimada Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ waxaan xooga saari doonnaa Midabtakoorka, faquuqa iyo Heybsooca ka dhax jira umadda somaliyeed.
Markaan aragnay dhibaatada ay leedahay in qof somaliyeed uu faquuqo qof kale oo somaliyeed, Markaan aragnay qoysas somaliyeed oo la daala dhacayo hadalada xanafta leh ee uga imaanayo walalahooda somaliyeed. Waxaan garowsanay inaan wacyigalin ku saabsan marxaladaan aan bilowno. Ilaahay waxaan ka rajeenena in uusan nagu ceebeen masuuliyada aan dusha iska saarnay.

Majiro qof qof kale ka karaamo badan, ilaahay waan uwada simanahay.

Faahfaahin dheeraad ah waxaad nagala socotaan bogga aan Facebook ku leenahay ee Madasha Nabada Iyo Midnimada Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

17/06/2021

MD. Mohamed Abdullahi Farmajo
RW. Mohamed Husein Roble
Sawirka maanta.

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Ma Qiyaasi Kartaa Xanuunka Aabahaan uu dareemaayo. Laba caruur uu dhalay ayaa dhismo ku dumay, wuxuu ka baryaayaa ineey ...
. Let their struggles serve as a reminder of our responsibility to uplift and support one another. It is not enough to m...
Heestaan 0-10 ku qiyaas. Numberkee siin laheed. Aniga 9/10
MUFC isbadal ayee rabtaa
Walaal ilaahay dartii u share garee
Kulane
Waa wax yaab leh aduunka meelaha uu kalamarayo. Albaabka dadka sharci daro kuma garaaci kartaan ayuu ninkaasu leeyahay, ...
Midnimo

Category

Telephone

Website

Address

Dolow
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Friday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00