Everything In Dolow, Mogadishu Videos

Videos by Everything In Dolow in Mogadishu. Waxaan xaqiijin Doonaa inaan macaamiishenu ugu adeegno si hufan, Degdeg ah , kuna saleesan Ixtiraam

Ma Qiyaasi Kartaa Xanuunka Aabahaan uu dareemaayo. Laba caruur uu dhalay ayaa dhismo ku dumay, wuxuu ka baryaayaa ineey hal mar la hadlaan.

Aan uduceeno walaalaha Falastiin inuu Allah dhibka ka dul qaado.

Under a destroyed building, he looks for his child and says: Answer me dear child?

Other Everything In Dolow videos

Ma Qiyaasi Kartaa Xanuunka Aabahaan uu dareemaayo. Laba caruur uu dhalay ayaa dhismo ku dumay, wuxuu ka baryaayaa ineey hal mar la hadlaan. Aan uduceeno walaalaha Falastiin inuu Allah dhibka ka dul qaado. Under a destroyed building, he looks for his child and says: Answer me dear child?

. Let their struggles serve as a reminder of our responsibility to uplift and support one another. It is not enough to merely acknowledge their plight; we must act with compassion and empathy, seeking solutions to ensure access to clean water becomes a
. Let their struggles serve as a reminder of our responsibility to uplift and support one another. It is not enough to merely acknowledge their plight; we must act with compassion and empathy, seeking solutions to ensure access to clean water becomes a universal reality.

Heestaan 0-10 ku qiyaas. Numberkee siin laheed. Aniga 9/10

MUFC isbadal ayee rabtaa
Ole Gunner tababare spirit leh ma ahan

Walaal ilaahay dartii u share garee
Waa Hooyo Sahro oo ka xanuunsan canugeeda. Fadlan ilaahay dartii ucaawi. Numberkaan kala xariir. 0654658833 Walaal u share gareey hadii aadan waxbo u awoodin waxaa laga yaaba qof kale ineey wax ka heshee.

Kulane
Abdullahi Kulane in 2015

Waa wax yaab leh aduunka meelaha uu kalamarayo. Albaabka dadka sharci daro kuma garaaci kartaan ayuu ninkaasu leeyahay, ayagoo waliba leh COVID 19 baan ka fiirineynaa dadka. Anagana wax kahadlaa la’layahay gumaadka gafuura culusta ay ku heyso shacabka reer Gedo.

Midnimo