Col. Abdulkadir Dahir Abdulle Basuke
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Col. Abdulkadir Dahir Abdulle Basuke, Government Official, Mogadishu.
Madaxa Hoggaanka Warshada & Waxsoo saarka C.A.S ahna Taliye Xigeenka Hoggaanka Maaliyadda ahna Xisaabiyaha Guud ee Hoggaanka Maaliyadda Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Nin reer burco ah oo miyiga ka yimi ayaa facebook loo sameeyay ka dib markuu dhawr casho isticmaalayay ayuu maqlay kuwo leh khadka culus' kulahaa aniga garanaya ciladda kuwii ayaa ku yidhi sheeg ciladda.
Ninkii reer burco wuxuu ku jawaabay culeysku waa dadka buur buurane facebooka ha laga saaro inadeerow.
Jimco wanaagsan asxaabta iyo qaraabadda
Gaalkacayo beer maleh been dbeh
Caawa iyo Roob Xamar illahayow mid kheyr qaba
Wixii rag u kaco rabina aqbalo waa rumoobaan,waa gaadhaynaa hadafkeena xornimo u dirirka ah insha allah
Maanta waxay joogtaa,
Meel aan xilal iyo xarago ool oo xabado badan oo rag ku xarbiyay oo xinjiri taal xoolo doonoow xiniyaha waa.
Halganku waa soconayaa inta khawaarij hal ka nool yahay.
Dalkan iyo dadkani waa la hubaa in ay Xoroobayaan ee adigu ha noqon midka Taariikhda Modow gala.
Ninba Habar baa Habeen Dihatoo illeen Ma hubsane waa halyeey tidhi.
Inkastuu Magaaladda galoo laba go' soo qaato shan mayl ayaad ka garan in uu yahay kii geela hayn jiray.
Habeen ayaa laba doqon tuug u soo galay guri ay deganaayeen tuugii ayaa inta uu bastoolad la soo baxay ku yidhi kii dhaq dhaqaaq yar sameeya waan tooganayaa.
Kadibna wixii guriga yaalay intuu qaatay ayuu iska baxay.
Mid ka mid ah labadii doqon ayaa qosol la dhacay.
Kii kale ayaa ku yidhi maxaad ku qosleysaa'
Kulahaa tuugu wuxuu ahaa doqon waayo caawa oo dhan farta ayaan dhaq dhaqaajinayay mana uusan i dareemin.
Jimco wacan asxaabta
Waxaan Bogaadinayaa ,Hambalyaynayaa Taliyaha Ciidanka Birmadka Police-ka Soomaaliyeed ,G/sare Suleymaan Maxmed Axmed ,Horumarka dhismeed iyo Tayaynta baaxadda leh ee uu ku soo kordhiyay Taliska Ciidanka Birmadka Police-ka Soomaaliyeed mudadii koobneyd ee aad Magacaabneyd.
Waxaana leeyahay waad ku mahadsan tahay in aad nagu markhaatiyayso Horumarka iyo Hanaanka wanaagsan ee ku dayashadda Mudan walalkay.
Ha dhihin waligaa ma haysto waqti igu filan ogowna dadka horumarka gaadhay dhamaantood waxay haystaan 24 saac maalintii
Hada ka hor baa ninkii juxa la odhan jiray la yidhi adaa cod macaan lahe kaalay salaad cishaha na tuji,markaasu aqbalay wuuna tujiyay:
Kadib dadkii baa kala dhamaan waayay alla juxow cod macaaniddaa. Markaas buu yidhi:
Waliba ma aanan wayso qabine hadaan wayso qabilahaa waa la yaabi lahaa.
Ila garo'
Iid Wanaagsan Dhamaan umadda Muslimiinta ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ee bah iyo boqor ah.
Waaga samo alle ha nagu gaadhsiiyo adhiyow insha allah
Hambalyo 26 june hadaan nahay Somalilanders
Soomaaliya Gobolkastaba waxaa ka taagan'
( Geediga furaay Xaajidii laysla garan-waaye)
Muuminka mawlihiisa magansada munaafaq ka guuleysan maayo.
Hambalyo Madaxweyne erdogan
Nin Daar ku jiraa Daruur ma arkee illeen Roobku waa da,ay.
Shiribka dhowaan soo bixi doona-
Eebow eedda jooji Ergeyaa tahee.
Aflax iyo Afsax ku soo dhowaadda Ramadan Mubarak Aabbo.
Hambalyo Degmadda Gubadley guusha aad gaadheen 🏆
Hello asxaabta qiimaha badan'
انا لله وانا اليه راجعون
𝖠𝗅𝖺𝗁𝖺 𝗎𝗇𝖺𝗑𝖺𝗋𝗂𝗂𝗌𝗍𝗈 𝐆𝐞𝐧. 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐞 Oo kamid ahaa Sareyaasha 𝑻𝒂𝒍𝒊𝒔𝒌𝒂 𝑪𝒊𝒊𝒅𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑨𝒔𝒍𝒖𝒖𝒃𝒕𝒂 𝑺𝒐𝒐𝒎𝒂𝒂𝒍𝒊𝒚𝒆𝒆𝒅 Oo galabta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
waxaan u tacsiyeenayaa guud ahaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan 𝐓𝐚𝐥𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐬𝐥𝐮𝐮𝐛𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝, eheladii, qaraabadi, asxaabtii uu ka baxay 𝐆𝐞𝐧. 𝐒𝐮𝐮𝐝𝐚𝐚𝐧𝐢.
𝐌𝐚𝐝𝐡𝐢𝐧𝐭𝐞 𝐰𝐚𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐞.
Waxaan xasuustay heestii ahayd,
Doobkii raanliyo awrkii reen weyn raawis waa rabtayoo waa u riyaaqdaa.
Maxay ka garanayaan ciyaal xamar waxaas.
Waxaan u hambalyeenayaa Sareyaasha Sarakiisha, Sarakiil Xigeenada, Alifleyda iyo Dableyda Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Xaasaskooda iyo Curuurtooda Dal iyo Dibad meelkasta oo ay Dunida ka jogaan waxaana ugu hambalyeenayaa Xuska Munaasabadda Sanad guurada 53 aad ee kasoo wareegatay markii la Aas Aasay Ciidanka Asluubta oo ku beegan 22 Feb 1970 kii.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Website
Address
KM4
Mogadishu, 256
Waa bogga rasmiga ah ee Xildhibaan Maxamed Cabdiqaadir Maxamed.
Waberi
Mogadishu, 252
ASC waxan idinka mahad celinaya wacan ad usoo boqotay page-kani waxana kuso gudbin doona oo ad igala socon doontan ONLINE BUSSINES waxana so galin doona product-tiyal kala duwan in...
MOE Building, Afgoi Road
Mogadishu, 252
MP, Formar Minister of Education,Culture & Higher Education, Somalia
Mogadishu, 252
Member of Somalia Federal Parliament | Fmr NISA Chief of Staff & Villa Somalia Dep. Chief of Staff
Soddonka Street
Mogadishu
Member of Finance & International Cooperation Committee, Somalia 11th Federal Parliament.
Mogadishu
University Of Somalia Alumni, Former Manager at Fariid Express, Manchester United Fan.
Mogadishu
Second South West State Parliament member of Somalia and State Minister Of Interior Reconciliation
Mogadishu, 00252
ᴍᴇᴍʙᴇʀ Villa Somalia | Secretary ᴏꜰ ᴛᴏᴜʀɪꜱᴍ ꜱᴇᴄᴛᴏʀ ᴀᴛ ᴍɪɴɪꜱᴛʀʏ ᴏꜰ ɪɴꜰᴏʀᴍᴀᴛɪᴏɴ Federal rebu ᴏꜰ ꜱᴏᴍᴀʟɪᴀ