Cabaas Xuubey
KU SOO DHAWAADA SAAXIIBAYAAL PAGEKAN WAXAAD KA HELI DOONTAAN MUUQAALO IDIN XIISA GALIYA FADLAN LIKE II SAAR MAHADSANID!�
Jaahilku mahan Kan aan aqoon sida wax loo qoro ee waa kan yaqan qiblada ee aan Tukan🥹
Khasaaraha dhabta ahi waa,
nin masjidka galay halmar oo ah markuu dhintay ee lagu tukanayay.
lyo gabadh aan jidh keeda asturin waligeed Ikn ay ugu horaysay markii ay dhimatay ee la karfanay.
Eid mubarak family and friends sanadkan kiisa xiga caafimaad, nabad, iyo barwaaqo allaha nagu gaarsiyo acmaashii soonkana allaha naga aqbalo🤲🤲
Marka u qofku dhasho dadku way ku farxaan iyago aan garanen waxa u noqon dono,
Marka u dhintana way u murugodan iyaga 00 garanaya inuu ahaa qof xun iyo inuu ahaa gof fican
Dadku dhimashadaada ka dib, afka ayay kaa amaani doonaan balse quluubtooda waxay ku haysan doonaan wixii aad ahayd.
Noqo qof aan afka laga amaanin ee uurka qof walba ka jecel yahay. Laga yaabee inta aad nooshahay in aad aragto kuwa badan oo ku neceb balse marka aad dhimato ka dib xitaa kii ku necbaa ayaa wanaagaga qiraya hadii aad wanaagsanayd.
Sidoo kale kii ku jeclaa ayaa urka isaga sheegi doona inaad ahayd gof xun hadi aad xumayd.
Qofna ha u wanaagsanaan, u wanaagsanow shakhsiyadaada iyo wajiga Alle dartiisa.
Kuwa badan oo naga mid ah ayaa sameeya falal Rabbi ka caroodo si qof ay uga farxiyaan, balse waxay hilmaameen marka rabbi caroodo adiga yo qofkaba iskuma si faraxsanaan doontaan
Waxaa isbarbar dhig lagu sameyay keydka shidaal ee wadamada dunida. Waxaa layaab ugu noqday in somalia kaalinta 6aad kaga jirto kala sareynta, somalia ayaa haysata keyd shidaal oo dhan 111 billion oo fuusto oo hadii la gado nogoneysa. 8,3 trillion. BAL KA WARAMA NIMCADAAN AAN HEYSANO 0O AAN NOO MUUQAN. 😳
Congrats 🎉 Galmudug ✌️
Inaad hurdo kasoo kacday adoo caafimaad qaba
micnaheedu waa inuu Alle ku siiyay jaanis aad ku toobad keento ee maaha jaanis laguu siiyay inaad dhameystirto sameynta macsi aad ka habsaantay shalay. ALLOW NA HANUUNI🤲🤲
Dhib malah sida ay dadka kale kuu arkaan.
Sida aad isku aragto means everything!!
Macallinkaaga ugu fiican waa qaladkaaga ugu dambeeya.👌
Xamar❤️
I have reached 4K followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉
Germany iyo wales calaamada labalabuuf nimada markii laga reebi waay ayakana ilaah garabkooda waa ka baxay👌 Germany 1:2 japan.
Wales 0:2 iiran
Cuquubadii ninkii laylkase ayaa ku dhacday gridhi🤣🤣
Reer arsenal isha kor u haaya🤣🤣
Nacas iyo nin liitaa jiroo dumarka naafeeya.
By abwanad Nastexo Galgalay Salaad❤️
Allaha ku caafiyo sxb🤲
Reer muqdisho hadaa tahay sheeg wadadaan?
🤣🤣
Bal sheekadaan ka warama🤣
Abu bakar R.C🥰
😭😭
Manchester united oo isku dayaysa inay gasho kaalinta 4aad🤣🤣
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the establishment
Telephone
Address
Maka Almukarama
Mogadishu
Mogadishu
page waxaa looga talagaley sida sherkooyin iyo sirta nolosha iyo wixii la mid ah
Geed Jeceyl Mogadisho
Mogadishu, 12345678
You must take life the way it comes at you and make the best of it
Maka Al Mukarama
Mogadishu
Fadlan Si Aad Kaga Mid Noqoto Saaxiibadda Rashka Drama "Like Inoo Saar Page-ka Sidoo Kalena Follow D