Kasmo Online Branch2

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kasmo Online Branch2, Electronics Company, Howlwadaag Bakaaro Market, Mogadishu.

Photos from Kasmo Online Branch2's post 15/11/2023

Cctv Camera Casri ah
Qiimo jaban ayaana lagugu Xirayaa
Iyadoo Shirkadu AY ku sameyneyso
Tababaris iyo weliba Qiimo Dhimis
Sidoo kale Dayactirisna Mesha K**a Miira
Costomer Care 24 saac ah iyo Kor Joogteyn
Wixii Fah Fahin ah Fadlan Kala xiriir
61 6100622 /+252617226459

11/11/2023

Shirkada Kasmo Online Market
Waxey idiin Heysaa Makinadaha Saliid
Kuwaas oo ah kuwa Orginal ah islamarkana
Leh damaanad Mudo hal sano ah
Waxad Ka heli Kartaan Dhaman Xarumaha
Shirkada Kasmo Ama ku soo Qalbo Qab online ah
Wixi Fah Fahin ah kala Xidhiidh
Lambarada Shada Ku Qoran Mahadsanid
F.G Shirkada Kasmo Online
Waxey Xarumo ku Kala leedahay Magaaloyinka kala ah
Muqdisho +252617226459
Hargeysa +252634599058
Kismaayo +252619731111
Growe +252907695544

01/11/2023

Madoneysaa In aad Sameysato
Shaqo Abuur Cusub kaas oo leh
Macaash Badan ooku Kaafin Kara
Hadaba hadii ay Jawabtadu Haa Tahay
Kasmo Kaalay Soo arag Shirkada
Waxey Xarumo ku Kala ledahay
Muqdisho +252617226459
Hargeysa +252634599058
Kismaayo +252619731111
Growe +252907695544

01/11/2023

Madoneysaa In aad Sameysato
Shaqo Abuur Cusub kaas oo leh
Macaash Badan ooku Kafin Kara
Hadaba hadii ay Jawabtadu Haa Tahay
Kasmo Kaalay Soo arag Shirkada
Waxey Xarumo ku Kala ledahay
Muqdisho +25261 6100622
Hargeysa +252634599058
Kismaayo +252619731111
Growe +252907695544

01/11/2023

Cctv Camera Casri ah
Qiimo jaban ayaana lagugu Xirayaa
Iyadoo Shirkadu AY ku sameyneyso
Tababaris iyo weliba Qiimo Dhimis
Sidoo kale Dayactirisna Mesha K**a Miira
Costomer Care 24 saac ah iyo Kor Joogteyn
Wixii Fah Fahin ah Fadlan Kala xiriir
61 6100622 /+252617226459

12/10/2023
06/10/2023

Waxan Dadweynaha Somaliyeed ugu Bishareyneynaa In aan Qiimo Dhimis
Cusub Ku sameynay Dhaman Kamiroyinka
Ku shaqeeya Aalada Wifi Network
Kuwaas oo aan Macamiisheena qimaha
Aad uga Jebinay Jumlada iyo Tafarikhdaba
Wixii Fah Fahin ah Whats Appka 61 6100622
Muqaalka Noo share Gareeya
Oo Gaarsiiya Meel dheer
Mahadsanidiin

22/09/2023

Kaamirada Qarsoon oo Tayo leh
Ayeey idiin Heysaa Shirkada Kasmo
Oo weliba aad u Qiimo Jaban
Wixii H**e Quboo Qalabkeena Qaado
61 6100622 Whats App waa online 24/h
Plz Share

07/09/2023

Shirkada Kasmo Qiimo Jaban ayeey Kugu Xireysaa CC Camera Casri ah weliba
Nuucyadii ugu dambeeyay ee caalamka
Laga isticmaalo waqtigaan 61 6100622

07/09/2023

Qiimo Dhimis Ayaanu ku Sameynay
Dhamaan CcTv Camera Wifi Ku qaado
Jumlo iyo Tafarikh intaba Waana Free Delevery oo meel kasta ayaa lagug kenayaa
61 6100622 WixiFah fahin ah Whats appa

04/09/2023

Aduunyadu waa Hayaan
Hadba meeley Harsataa
Maxaa Haatan Soo Kordhay
Camera cc Casri ah ayaa
Soo Baxday Taasoo ah Isticmaal Fudud
Waa Camera 4G Network Meel kasta
Ayaadna ku xiran Kartaa Adiga oo
Gashanaya Sim Card kaaga caadiga ah
Wixi Fah Fahin intaasi dheeri ah
61 6100622 Whats Appka Nagal hel
Sii Share Gareeya Gareeya Muqaalka

01/09/2023

Oil Press Machine Waa Makiinad Soo Saarta dhaman Saliidaha Nucyadooda kala Du duwan
Taas oo ah Makiinad Wax Soo Saar leh
Oo aad ku Ganacsan karto Si Fudud
Macaash badana aad ka samen karto
Wixii Fah Fahin intaa dheeri ah
Nagala soo xiriir 61 6100622 Whats App
Noo share Gareeya Asxaabey #

24/08/2023

Waxan idin Heynaa Camera CC Wifi ah
Isla markaana aad ku xiran Karto
Mobile kaaga Gacanta iyo Computerkaga
Qiimo Dhimis ayaan ku sameynay
Nuucan oo ah 5MP Digree 380 PTZ 3.6mm
Wixii Fah fahin ah Kala xiriir 61 6100622

22/08/2023

Shirkada Kasmo Online Market
Waxey idiin Heysaa Makinadaha Saliida
Weliba Nuucyo kala Du duwan oo aad ufara Badan Gaar kuwa Yar Yar ee Loogu Tala Galay
Xaafadaha waxadna ka heleysaan Dhaman
xarumaha Kasmo wixii Fah fahin ah Nagala soo xiriir 61 7226459 /616100622 Whats App

18/08/2023

Isticmaalka Mashiinkan Waxa lagaa Siinayaa
Tababar Free ah Waxana Lagu Bari Donaa
Sida aad ugu Shaqeysan Laheed Mashiinka
Sidoo kale wuxuu leeyahay 1sano oo Damaanad Qaad ah Wuxuu Kuu wataa Sperparts Free ah oo kuula Socdo isaga
Wixii Fah Fahin intaa dheer Naga soo wac
61 6100622 Whats app Plz Share

Visit TikTok to discover videos! 18/08/2023

Visit TikTok to discover videos! Watch, follow, and discover more trending content.

18/08/2023

Cctv Camera Nuucyadii ugu Dambeeyay ee Caalamka Horumaray Laga is Ticmaalo
Ayeey kuu keentay Shirkada Kasmo online
Waxadna Naga heli Kartaa Qalabyadii
Ugu Dambeeyay ee lasoo Saaray 2023
61 6100622 Sii Share Gareeya Walala Yaal

Photos from Kasmo Online Branch2's post 18/08/2023

Cctv Camera Nuucyadii ugu Dambeeyay ee Caalamka Horumaray Laga is Ticmaalo
Ayeey kuu keentay Shirkada Kasmo online
Waxadna Naga heli Kartaa Qalabyadii
Ugu Dambeeyay ee lasoo Saaray 2023
61 6100622 Sii Share Gareeya Walala Yaal

Photos from Kasmo Online Branch2's post 14/08/2023

Waa Diyaar Mill Flour Machine
Qiimo Dhimis ayeeynuna ku sameynay
Ugu Hagaag dhaman Xarumaha Kasmo
61 6100622 Whats App ka

07/08/2023

Bulb Camera oo orginal ah ayaa Diyaar ah
Soo dhowaada Macamiisheena Sharafta leh
Qiimo Dhimis ayaan ku sameynay
Yaan lagaa dhameysanin Macmiil
Wixii Fah fahin ah 61 6100622
Sii share Gareeya Oo meel dheer

04/08/2023

Waa Diyaar Kaamirooyinkii 4G ahaa
Waxeeyna diyaar kugu yihiin Xarumaha Kasmo Online Market Meel kasta oo ay Ku Taalo Waxadna naga soo wixi Kartaa
Whats Appkeena 61 6100622
Muqaalka Noo share Gareeya Asxaabey
Pagekana Follow iyo Like ta ku Bobsiiya

02/08/2023

Waa CCTV 4G oo ah Nuuc cusub
Taas oo Leh Wax Tar badan
Waxaa Qaatay oo Soo Amaanay
Macaamiil Badan oo ku Xirtay
Goobahooda Ganacsi
Wixi Fah Fahin ah Whats appka
61 6100622 Nagala Soco Macmiil
PLZ share dheh

02/08/2023

Makinadaha Saliida sameeyo iyo
Kuwa Raashinka Qalalan Lagu shiito
Iyo kuwa kale oo badan ayaan idin heynaa
Waa Qalab Damaanad leh dhamantood
Whats Appka Nagala soco 61 6100622

01/08/2023

Wehelkaaga ka dhigo Kasmo Online
Oo ku soo dhowow xarumaheena
Waxan idin heynaa Alaabo Tayo leh
Oo aad looga Taxadaray Tayadooda
Iyi weliba Qiimo Ku raali Geliya
0617226459 Muqdisho
0634599058 Hargeysa
0907695544 Growe

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Shirkada Kasmo Online MarketWaxey idiin Heysaa Makinadaha SaliidKuwaas oo ah kuwa Orginal ah islamarkanaLeh damaanad Mud...
Madoneysaa In aad SameysatoShaqo Abuur Cusub kaas oo lehMacaash Badan ooku Kaafin KaraHadaba hadii ay Jawabtadu Haa Taha...
Madoneysaa In aad SameysatoShaqo Abuur Cusub kaas oo lehMacaash Badan ooku Kafin KaraHadaba hadii ay Jawabtadu Haa Tahay...
Cctv Camera Casri ahQiimo jaban ayaana lagugu XirayaaIyadoo Shirkadu AY ku sameyneysoTababaris iyo weliba Qiimo DhimisSi...
Waxan Dadweynaha Somaliyeed ugu Bishareyneynaa In aan Qiimo DhimisCusub Ku sameynay Dhaman KamiroyinkaKu shaqeeya Aalada...
Shirkada Kasmo Qiimo Jaban ayeey Kugu Xireysaa CC Camera Casri ah welibaNuucyadii ugu dambeeyay ee caalamkaLaga isticmaa...
Qiimo Dhimis Ayaanu ku Sameynay  Dhamaan CcTv  Camera Wifi Ku qaadoJumlo iyo Tafarikh intaba Waana Free Delevery oo meel...
Aduunyadu waa HayaanHadba meeley HarsataaMaxaa Haatan Soo KordhayCamera cc Casri ah ayaa Soo Baxday Taasoo ah Isticmaal ...
Oil Press Machine Waa Makiinad Soo Saarta dhaman Saliidaha Nucyadooda kala Du duwanTaas oo ah Makiinad Wax Soo Saar lehO...

Telephone

Website

Address

Howlwadaag Bakaaro Market
Mogadishu
Other Electronics Companies in Mogadishu (show all)
Sumsung Somalia Service Center Sumsung Somalia Service Center
Maka Al Mukaramah
Mogadishu

Walal Kusoo Dhowow SUMSUNG SOMALia waxii Fahfahin Kawac 0614448137

TRUST Digital Technology TRUST Digital Technology
CelQalow-Bulahubey Village-Wadajir District-Mogadishu-Somalia
Mogadishu

Trust Digital Technology is Provided retails all Technologies and Electronics Location Physical Addr

KAALIN GENERAL TRADING COMPANY KAALIN GENERAL TRADING COMPANY
KM4
Mogadishu, 252

Kaalinonline.com waa Shirkad aad si online ah wax uga iibsan karto meel walba iyo goob kasta.

Samsung Somalia Samsung Somalia
Mogadishu

Welcome to the Official Samsung Somalia page where you can “like” us to engage with other Samsung fans and get the latest info on products, promotions, special events and more.

Najax electronic Najax electronic
Holwadag Street
Mogadishu, 252

Real Electronics Co. Real Electronics Co.
Bakaro H-wadaag District
Mogadishu, 252

Computer & Technology Center

Qanciye Electronics Ltd Qanciye Electronics Ltd
Via-roma
Mogadishu, 2526

waxad naga heli kartaa agabka electronicska nuucyadii ugu danbeye.

Kasmomarket Kasmomarket
Howlwadaag Bakaro Market
Mogadishu, 252

KasmoMarket waa Horyaalka Shirkadaha Online Marketing ku Shaqeeyo Amaano iyo Adeeg Hufan

Xarago Online Market Xarago Online Market
Bakaaro, Salam Bank
Mogadishu, JIDKASHIRKADAHA

kuso dhawow xarago online market. waxaad ka heli donta qalab Electronics with free delivery.

Kasmo Technology Center Kasmo Technology Center
7Street
Mogadishu

SHIRKADA TECHNOLOGYADA IYO PRORAGAMINTA AALADAHA CASIGA AH EE KASMO TECHNOLOGY CENTER

Al-Hikma Electronics Al-Hikma Electronics
Bakaaro Mogadishu
Mogadishu, BAKAAROMOGADISHUSOMALIA

AL-HIKMA Electonis Company