Dalaal dhul

iibinta iyo iska sii gadida Dhulalka iyo Guryaha

27/12/2021

Guri 🏝 iib ah

Waxaa laguu haayaa Guri iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Kaaraan.

Waxaa ka dhisan 3 qol Dhagax ah, Musqul iyo Jiko.

Cabirkiisa: 20×15
Document: Saxan. (Maxamed Siyaad)
Degmada: Kaaraan
Xaafada: Jamhuuriyo
Waddadisa waa 30 Mitir (Waana bari u jeed)

Qiimaha: 80,000$ iyo Heshiis.

Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252615851042, +252610482060(WhatsApp), +256753772629

F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya.

15/10/2021
21/09/2021

Hello

21/02/2021

Bishaaro...Bishaaro...Bishaaro... Waxaa laguu haayaa Guri iib ah, ku yaalo Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Degmada Yaaqshiid, Xaafada Xanaanada, Agagaarka suuq bacaad.

Degmada: Yaaqshiid
Waxaa Ka dhisan: 2 qol jiingad ah
Qiimaha: 15,000$ iyo heshiis.

Waxii Farah faahin ah kala xiriir:
+252615030207, +256790286262, +256797336960 WhatsApp, .

F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw.

19/02/2021

Bishaaro...Bishaaro...Bishaaro... Waxaa laguu haayaa dhul iib ah ku yaalo muqdisho, Degmada Shibis, Wadada Xaaji faarax.

Cabirkiisa: 12*12
Document: Saxan oo dhameestiran.
Degmada: Shibis
Qiima 150,000$ iyo heshiis.

Waxii Farah faahin ah kala xiriir: +252615851042, +256790286262.

F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw.

Photos from Dalaal dhul's post 10/02/2021

Bishaaro...Bishaaro...Bishaaro... Waxaa laguu haayaa dhul iib ah ku yaalo muqdisho,

Cabirkiisa: 20×15
Document: Saxan oo dhameestiran.
Deegaanka: Ceelasha biyaha- Markazka
Qiima 4000$ iyo heshiis.

Waxii Farah faahin ah kala xiriir: +252 61 2505552, +252 61 5005860 +252 61 5030207, +256790286262, +256797336960.

F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw.

08/02/2021

Dalka dagaal sukeey diyaar uma ahan.

Bulshada Gobalka banaadir yeesan ogolaan in nabad la carqaladeeyo.

Dowlada iyo mucaaradka yeesan dalka dagaal sukeey u horseedin. Ciidamada difaaca dalka gudaha iyo dibada iyo Amaan sugid haku ekaadaan.

Dagaal Maya. Dagaal Maya. Dagaal maya.

Photos from Dalaal dhul's post 07/02/2021

Ka faa'iideyso. Waa fursad qaali ah.

Photos from Dalaal dhul's post 26/01/2021
25/01/2021

www.whatsapp.com

25/01/2021

Dalaal Muqdisho iyo Agagaarkeeda.

Abuukaate Abukar Hassan Shegow 22/09/2020

Fadlan Subscribe dheh, Gambaleelkana daaro.

Abuukaate Abukar Hassan Shegow Waa bog shaqsi ah.

Want your business to be the top-listed Realtor/realty Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Other Mogadishu realtors & realty services (show all)
Dhul Beeciye Dhul Beeciye
Mogadishu

Hoygu waa Hanti ma Guurto ah

Dhulmap Real Estate company Dhulmap Real Estate company
Mogadishu

shirkada dhulmap waa shirkad ka shaqeysa iibka iyo iibgeynta dhulalaka iyo guriyeynta, waxeyna ledahay website aad ku iibgeysankarto dhulkaga ama gurigaga si fudud.waxan ka cawine...

Rayaan Real State Rayaan Real State
Airport Road, Ka Soo Horjeed Scadnavian Hotel
Mogadishu, 00000

Rayaan rental cars

Himmah Village Himmah Village
Mogadishu

Bulsho-Bile Real State Bulsho-Bile Real State
Mogadisho
Mogadishu

kireynta iyo iibinta dhulalka.

Barrow Exchange Barrow Exchange
Jalle Siyaad Road
Mogadishu, 0000

MOHA YARE Drow MOHA YARE Drow
Mogadishu

Boliska somalia kala soco xokihii u danbeyay io dhaq dhaqayada socda mahad sanid

Raasimaal Real Estate Raasimaal Real Estate
12 April Building, Maka Al-Mukarama Street
Mogadishu

Waxaan iibinaa dhulal raqiis ah oo uu qof kasta awoodi karo si uu Hoy uyeesho.

EDalaal EDalaal
Mogadishu

Kuso dhawaada Edalaal, waxey idiin qaban doonta, Iibinta, gadasha iyo kireynta, guryaha iyo dhulka b

Dalxiis Real Estate Dalxiis Real Estate
Mogadishu-Somalia
Mogadishu, 00252

dhismahayaasha guryaha iyo kireeynta guryaha iibinta guryaha iyo dhulalka banaan soo dhawaaw macaamil

Gurisan Properties Ltd Gurisan Properties Ltd
Km4 Road
Mogadishu

MACMIIL KU SOO DHAWAW ADEEG IIBIN IYO KIRO OO SI FUDUD KU HEL.

Guuradin Invest Guuradin Invest
Suuqa Barkaaraha
Mogadishu

Guuradin Invest buys, sells, develops and operates real estate