MOHA YARE Drow

Boliska somalia kala soco xokihii u danbeyay io dhaq dhaqayada socda mahad sanid

03/10/2022
30/08/2022
09/08/2022

Libaxyada Africa waa cidankena wllhi waa gesiyaal wax walbo dusha ayey u dhigtaan dhaxan kuleel intaba wey u tagan yihiin waxa u dheer in wadankina ka jirto xalad adag oo arkakixisadu u weyntahay durufaha cidankena ku shaqeeyo ma ahan mid la dhayal san karo Waxan Alla uga baryena inuu u fududeyo somaliye ha lo duceyo cidankena bejkan ha lakala kiciyo asxbey

26/06/2021

Hanbalyo Hanbalyo dhaman umada somalia meel walbo oo Aad jogtan waxan idinkugu hanbalyenaya malinta xuriyada umada somaliyed ee 26 jun 1960 Hanblyo Hanbalyo sanad wacan gul io gobonimo asxbta family member

Photos from MOHA YARE Drow's post 30/05/2021

Ciidanka xoogga dalka oo gobolka shabeelaha dhexe kawada howlgal lagu ciribtirayo kooxda nabadiidka ah Al-shabaab howlgaladaasi oo uu hoggaaminayo taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa argagixisada waxaa lagu gaarsiiyay jabxoogan iyadoo looga dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad.
sidookale waxaa looga sifeeyay degaano ay kamidyihiin Gal-labashiir, War dhagax, war ciise, Gaal leef, Qoor dheere, Jilable iyo Cali Fooldheere, Galka Xarareey oo katirsha shabeelaha dhexe.
Maleeshiyaadka qawaarijta Al-shabaab waxaa laga dilay kudhawaad 100 maleeshiyaad iyo horjoogayaal isugu jira iyadoo dhaawacu intaas kabadanyahay sidookale waxaa looga furtay hub iyo gaadiid maleeshiyaadkalana nolosha ayaa lagu qabtay.
Howlgalada ayaa weli kasocda gobolka shabeelaha dhexe wararka laxiriira howlgaladaasi kala socoto

08/05/2021

MOHA YARE Drow

02/05/2021

01/05/2021

Halyey qaran ma hun goowo

Want your business to be the top-listed Realtor/realty Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Hanbalyo Hanbalyo dhaman umada somalia meel walbo oo Aad jogtan waxan idinkugu hanbalyenaya malinta xuriyada umada somal...
#ciidanka duufaan #lika #fallow me #sharee
#DALLKEYGA #HOOYO DAWO#FALLOW #LIKA #SHARE

Website

Address

Mogadishu
Other Real Estate Companies in Mogadishu (show all)
Dhul Beeciye Dhul Beeciye
Mogadishu

Hoygu waa Hanti ma Guurto ah

Dhulmap Real Estate company Dhulmap Real Estate company
Mogadishu

shirkada dhulmap waa shirkad ka shaqeysa iibka iyo iibgeynta dhulalaka iyo guriyeynta, waxeyna ledahay website aad ku iibgeysankarto dhulkaga ama gurigaga si fudud.waxan ka cawine...

Rayaan Real State Rayaan Real State
Airport Road, Ka Soo Horjeed Scadnavian Hotel
Mogadishu, 00000

Rayaan rental cars

Himmah Village Himmah Village
Mogadishu

Bulsho-Bile Real State Bulsho-Bile Real State
Mogadisho
Mogadishu

kireynta iyo iibinta dhulalka.

Dalaal dhul Dalaal dhul
Mogadishu

iibinta iyo iska sii gadida Dhulalka iyo Guryaha

Barrow Exchange Barrow Exchange
Jalle Siyaad Road
Mogadishu, 0000

EDalaal EDalaal
Mogadishu

Kuso dhawaada Edalaal, waxey idiin qaban doonta, Iibinta, gadasha iyo kireynta, guryaha iyo dhulka b

Dalxiis Real Estate Dalxiis Real Estate
Mogadishu-Somalia
Mogadishu, 00252

dhismahayaasha guryaha iyo kireeynta guryaha iibinta guryaha iyo dhulalka banaan soo dhawaaw macaamil

Gurisan Properties Ltd Gurisan Properties Ltd
Km4 Road
Mogadishu

MACMIIL KU SOO DHAWAW ADEEG IIBIN IYO KIRO OO SI FUDUD KU HEL.

Guuradin Invest Guuradin Invest
Suuqa Barkaaraha
Mogadishu

Guuradin Invest buys, sells, develops and operates real estate

Kirosheeg Real Estate Kirosheeg Real Estate
Waberi
Mogadishu, 127

Kirosheeg Real Estate Waa Company Private Ah Oo Fadhigiisu Yahay Mogadishu Somalia