Oday ceelbuur

Oday ceelbuur

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Oday ceelbuur, Health/Beauty, .

Photos from Oday ceelbuur's post 08/03/2023

Shirka besha 3&9 insha allah guul kuso dhmado rajeyna

14/01/2023
14/01/2023

Send a message to learn more

12/11/2022

Wabxo Galgaduud Somalia❤👏

Follow Oday ceelbuur

29/10/2022

Deg deg Qarax Xoogan oo ka dhacay wasaarada waxbarashada

Photos from Oday ceelbuur's post 29/10/2022

Aniga iyo Xildhibaan Sanbaloolshe Oo Kusugan Jiida H**e ee dagalka wixii sodaha ayee gusha ku jirta dhamaan sarakisha kle waa diyaar balantenu waa Celbuur oo xur ah.
Follow Oday ceelbuur

28/10/2022

Soomaali heshiisa
Dunidna heshiis la'ah
Oday ceelbuur

28/10/2022

Xildhiban + hogaamiye mayal adag "xil jacfar aya lagu so waramaya inu sugi la yahay qabshada dhul weynaha besha dagto malmaha nasoo adan.

Follow Oday ceelbuur Ceelbuur
Shere

27/10/2022

Waayaha aduunyada
Cashar bey wadaane
Wax ka baro waqdiyada adag.

27/10/2022

Soma jestayasha beelwenta murusade oo guluf koodi ku aadana dabar jarka khawarijta alshabab kawada deganka maxaas .
Guuul iyo baraare

Follow Oday ceelbuur
Muqalka like saar
Sii Shere garey

27/10/2022

SAXIIBYAL HALUGU YACA MAQAYADAN HALA SHIDO
Follow Oday ceelbuur

11/09/2022

Degmada Xaradheere waxa ka so yeerayo oo Eeysan beesha waceeysle ka war heeyn wax sahlan ma ahan sida caadiga ah waxa umada somaliiyeed oo dhami eey ka wada simantahay baa waxeey tahay in si wada jir ah cadowgan Argagixisada ah ee umada somaaliyeed idilkood ku habsaday leeyska dulqaado

Balse marnaba suurtagal maahin in deegaan waceeysle ayaga oo aanan ogeeyn ama wax talo ah aan laga siin in beel ka mid ah beelaha daga galgaduud eey ka dagaalanto deegaan waceeysle sida caadiga ah waxa eey na tusineysaa ama eey muujineysaa in Gobanimadi waceeysle lagu yaqiinay daciiftay

Hadaba si gunimada nagu so food leh looga kaco hada ayaad jaanis u heysataa in aad dadkaada iyo deegaankaagaba aad u ka kacdid Fadlan halganka socda ee leeysaga xureeynayo heeryada kooxda hargardaamo umadadeed Fadlan ka qeeyb qaado

Olalaha halganka dib u xureeynta halka uu ka socdo cidii u baahan in eey ka qeeyb qaadato Fadlan Talephan numberkeeda eey WhatsAppka ku isticmaasho luuqa Massergerka ha inoogu so qorto anaga ayaa ku xeri doono Dhalinyarada Olalaha dib u xureeynta deegaanada waceeysle wada wa bilaahi Towfiiq.

Videos (show all)

Wabxo Galgaduud Somalia❤👏Follow Oday ceelbuur
Soomaali heshiisa Dunidna heshiis la'ah Oday ceelbuur
Soma jestayasha beelwenta murusade oo guluf koodi ku aadana dabar jarka khawarijta alshabab kawada deganka maxaas .Guuul...

Website

Address


Mogadishu