Mukhtaar Xaaji

Mukhtaar Xaaji

Manchester City fansow Fallow isoo dhaha page-ka saxibiyaal please ๐Ÿ™

31/07/2023

Maka midtahay asxaabta ku jirta groupkaan

Manchester City Somali fans โฌ…๏ธ

Photos from Mukhtaar Xaaji's post 23/07/2023

Waxaan ku gulaysanay koobkenii ugu horeyey xili ciyaaredka cusub xili ciyaaredkaan soo socda waxaan ku gulaysan donaa ugu yaraan 6 koob โœ…๏ธ

City ๐Ÿ’™๐Ÿค Awooda yurub ๐Ÿ’ช๐Ÿปโœ…๏ธ

Photos from Mukhtaar Xaaji's post 20/07/2023

Xidigaha Manchester City oo ka dagay dalka Japan ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ต

20/07/2023

๐Ÿ“ธ Kyle Walker ayaa ku wargaliyey pep Guardiola iyo qaar kamida asxaabtiisa kooxda Manchester City inuu ku biraayo FC Bayern munich โœ๏ธ

Fallow Mukhtaar Xaaji ๐Ÿ‘ˆ

12/07/2023

Saxibiyaal ugu dambeyn waxaan garnay 1k fallow Alle ayaa mahad iskale idinkana waad mahadsantihiin dhamaantina inta halkaan igula saxiibka ah waxaan idin leyahay lacantiina 1k fallow magari lahayn saxibiyaal hambalyo

Page-ka Mukhtaar Xaaji ๐Ÿ‘ˆFallow saara

03/07/2023

Gvardiol man City hadii si Rasmi ah ugu biiro wuxuu nogon donaa difac ugu qalisanaa premier league Abid โœ๏ธ

Fallow Mukhtaar Xaaji ๐Ÿ‘ˆ

01/07/2023

Man City xagaaga dambe Markale wahay doneysaa sidii xagaagii lasoo dhafay ay sameysay oo kale in Awood ugu faanto kooxaha Eplka xitaa Kuwa yurub Manchester City waa Awood Aduunka ๐Ÿ’ช๐Ÿป๐Ÿ’™๐Ÿคโœ…๏ธ

Saxibiyaal malmahaan wan ka maqnaa qadka hada soo dhacay igu qaata ๐Ÿ˜‚

Page-ka Mukhtaar Xaaji Fallow isoo dhaha๐Ÿ‘ˆ

22/06/2023

Deg deg Manchester City ayaa xiisaynaysa xidiga reer England ee khadka dhahe ugu ciyaara kooxda West-ham Declan Rice.

Hayee Arsenal ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Man City fansow Fallow saara Mukhtaar Xaaji ๐Ÿ‘ˆ

22/06/2023

Rodrigo Hernandez ayaa manta 27 jirsaday macalin Rodri Dhalasha wacanโค๏ธ๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰โœ…๏ธ

Fallow saar Mukhtaar Xaaji ๐Ÿ‘ˆ

21/06/2023

Kabtan ilkay Gundogan wan kuu xiisi donaa in badan Kuma ilaawi doono waqti kasta waan ku xasuusan donaaa.

Waxaa tahay kabtanka ugu horeyey Manchester City sedexlay koob kula gulaysta โœ…๏ธ

Ilkay Gundogan ๐Ÿ๐Ÿ‘๐Ÿ’™๐Ÿคโœ…๏ธ

Fallow saar Mukhtaar Xaaji ๐Ÿ‘ˆ

21/06/2023

Kovacic ayan kula soo wareeqnay 30m. Waa xidig garanaaya ka ciyaarista premier league โœ…๏ธ

Waxaa taas usii dheer wuxuu garanayaa sida loo ciqaabo Liverpool ๐Ÿ˜‚

Fallow saar Mukhtaar Xaaji ๐Ÿ‘ˆ

Photos from Mukhtaar Xaaji's post 19/06/2023

Phil Foden iyo Jack Grealish waa Laba xidiq. Oo xili ciyaaredkaan ku soo gulaystay sedexlay koob. Makala jacela in keyd lagaliyo ama laciyaarsiya.

kuwa ku fikiraya keydka waa kuwa xili ciyaaredkaan midna jalmed ku gulaystay midna aan waxaba ku gulaysan xili ciyaaredka oo ziiro koob bahay โœ๏ธ

Foden iyo Grealish lugaha ka dhunkada dheh si ay xili ciyaaredka dambe ugu gulaysaan koobab.

19/06/2023

DEG DEG Manchester City iyo Gvardiol ayaaa wada gaaray Heshiis buuxa oo garaaya ilaa 2028

Gvardiol walagu kala bahay keliya waxaa harsan in Lacaqta kooxdiisa lasiiyo

Mukhtaar Xaaji Fallow

19/06/2023

Waxqabadka labada xidig ee isku haaya tartanka Ballon d'or ka๐Ÿ‘‡

Yaa uqalma

1= Lionel Messi ugu codee ๐Ÿ‘
2=Earling Haaland ugu code โค๏ธ

Man City fansow page-ka Fallow isoo dhaha saxibiyaal please ๐Ÿ™Mukhtaar Xaaji ๐Ÿ‘ˆ

19/06/2023

Rodri xalay wuxuu ku Gulaysatay koobkiisii Afaraad xili ciyaaredkaan walina waxaa usii dhiman kobab kale oo sedex ah

Rodri Burburiyaha ugu fican Aduunka wagti hadirkaan shaki lacan ๐Ÿโœ…๏ธ

Citizens Fallow isoo dhaha๐Ÿ‘‰ Mukhtaar Xaaji

17/06/2023

๐Ÿ“ธ Ilkay GรผndoฤŸan Dhamaan Statskiisa Kooxda Manchester City โœ…๏ธ

๐ŸŸ 304 Kulan.
โšฝ๏ธ 60 Gool.
๐ŸŽฏ 40 Caawin.
๐Ÿค 100 Gool Ku Lug Lahaansho.
๐Ÿ†5x Premier league .
๐Ÿ†2x FA Cup.
๐Ÿ†4x Carabao Cup .
๐Ÿ†2x Community Shield .
๐Ÿ†1 Champions league .

Ikay Gundogan 7 Sano kadib Ugu Dambeyn Manchester City Waka tageyaa ๐Ÿโœ…๏ธ

Legend Aan La ilaabi Doonin Abid๐Ÿ‘.

Citizens Fadlan page-ka fallow isoo dhaha Mukhtaar Xaaji ๐Ÿ‘ˆ

14/06/2023

Manchester City xagaan wahay Amaah ku fasixi dontaa ciyaaryankeda lagu magcabo Cole Palmer โœ…๏ธ

14/06/2023

๐Ÿ“ธ Ku gulaystiyaasha Treble. Oo ku soo Labtay Xulka England ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง Marka laga maarmi waayey ๐Ÿ’™โœ…๏ธ

Citizens Fadlan fallow saar๐Ÿ‘‰ Mukhtaar Xaaji

14/06/2023

Waxaan Qariyo mahaayo Aniga ๐Ÿ˜‚

12/06/2023

Xili ciyaaredkaan waa Xili ciyaareedkii ugu ficanaa manchester city SoMara

Premier League ๐Ÿ†โœ…๏ธ

FA Cup ๐Ÿ†โœ…๏ธ

Champion league โœ…๏ธ

2023 sanad aan la ilaawi doonin ๐Ÿ’™โœ…๏ธ

๐Ÿ‘‰ Mukhtaar Xaaji

12/06/2023

3 sedexlayda koob xili ciyaaredkaan Manchester City Tariikh ayey qoreysaa ๐Ÿ’™โœ…๏ธ

12/06/2023

Dabaal dega Manchester City ee ku guleysiga sedexlayda koob oo lagu wareejinaayo magaalada Manchester ๐Ÿ†๐Ÿ†๐Ÿ†โœ…๏ธ

Manchester waa buluug ๐Ÿ’™๐Ÿ’™โœ…๏ธ

Photos from Mukhtaar Xaaji's post 11/06/2023

Manchester City Champion yurub oo ku soo wajahan England ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง iyagoo wata horyaalka yurub

Mukhtaar Xaaji โ†™๏ธ

11/06/2023

Julian Alvarez oo ka qalan jabiyey kubada Ca**ta โœ…๏ธ

๐Ÿ†โœ… World Cup ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท
๐Ÿ†โœ… Finalissima ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท
๐Ÿ†โœ… Copa America ๐ŸŒŽ
๐Ÿ†โœ… Champions League
๐Ÿ†โœ… Liberators Cup ๐ŸŒŽ
๐Ÿ†โœ… Premier League ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ
๐Ÿ†โœ… FA Cup ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ
๐Ÿ†โœ… First Division ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท
๐Ÿ†โœ… Argentina Cup ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท
๐Ÿ†โœ… Argentina Super Cup ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท

Julian Alvarez ๐ŸคŸ Argentina ugu nasiibka badnaa somara premier league Tariikhda ๐Ÿ‘

Fallow Mukhtaar Xaaji

11/06/2023

Champion league waxaan u maamuli donaa sida premier league aan u maamulno okale

man City waa Boqorada yurub wagti hadirkaan Mar dhow wahay nogon dontaa boqorada Aduunka โœ…๏ธโค๏ธ

Fallow isaar page-ka ๐Ÿ‘‰Mukhtaar Xaaji

Photos from Mukhtaar Xaaji's post 14/05/2023

Ilkay Gundogan khadka dhahe ugu fican Aduunka marka laga reebo Kevin De Bruyne waa Kan labaad ugu wanaagsanaa Gundogan๐Ÿ โค๏ธ๐Ÿ”ฅโœ…๏ธ

Photos from Mukhtaar Xaaji's post 03/05/2023

Manchester City hambalyo Guusha way uqalantay
Hongaanka premier league way lawaregeen
Manchester City waxaa Goalasha ukala dhaliyey
Ake Hal Gaol
Haaland Hal Goal
Foden Hal Goal
Manchester City pep Guardiola intuu Tababare uahaa wahay dhaliyeen1000, Tartamada oo dhan

Erling Haaland ayaa Nogday ciyaryahankii ugu horeyey Hal xili ciyaareed premier league ka dhaliya Goalasha ugu badan 35 Goal โœ…๏ธ

Markale Hambalyo man City fansow love โค๏ธ saar bostiga 100 love โค๏ธ deg deg ah saara ismujiya saxibiyaal dhiga biya maaha

01/05/2023

Nathan Ake misaanka culus wuu soo Laabtay โœ…๏ธ

Photos from Mukhtaar Xaaji's post 30/04/2023

Manchester City ayaa hongaanka kala waregtay kooxadii kusimaha ahayen ee Arsenal

Erling Haaland ayaa dhaliyey 50 Goal Tartamada oo dhan sidokale Erling Haaland 34 Gaol premier league ka dhaliyey xili ciyaaredkaan waa rikodh kale oo Erling Haaland gaaray

Julian Alvarez ayaa galabta dhaliyey Goal aan waxaba laga qaban qarin waxaan udoran lahaa Goalka bisha

Hogamiyaasha premier league Manchester Cityโœ…๏ธ hambalyo ๐Ÿ’™๐Ÿคโœ…๏ธ

Hadii aad tahay tager Manchester City bostigaan hadii uu ku soo gaaro love โค๏ธ saar Citizens ๐Ÿ’™๐Ÿค ismujiya saxibiyaal dhiga biya maaha

Mukhtaar Haajiโœ๏ธ

26/04/2023

Hambalyo Manchester City wahay Arsenal ku garacday Afar Goal iyo Goal horyaalka Premier league hogankiisa mardhow waxaa qaban doonta Manchester City โœ…๏ธhada waxaa baaqi uah 2 kulan oo nadiif markay Arsenal garaceen

26/04/2023

๐ŸŽ–MANCHESTER CITY VS ARSENAL

๐Ÿ†TARTANKA PREMIER LEAGUE

โฐ๏ธSACADA 10:00 HABENIMO

๐ŸŸGARONKA ETIHAD STADIUM

Mukhtaar Xaaji โ†™๏ธ

26/04/2023

Nathan Ake ayaa ka maqnaan doona Manchester City kulanka caawa ay. La ciyaari donaan Arsenal

Share gareey saxibiyaal Mukhtaar Xaaji โ†™๏ธ

25/04/2023

Manchester City waa kooxdii ugu horeysay finalka FA Cup garta iyadoon hataa hal Goal laga dhalinโœ…๏ธ

Manchester City ๐Ÿ’™ Awooda England ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง ๐Ÿ™Œ ๐Ÿ‘Œ

23/04/2023

Finalka Waxaan la ciyaari doonaa Meydkii Manchester United ahaa ๐Ÿ˜‚

Kobkaan qasnadeena ayuu ku jiraa wan hubaa inaan garaaci doono meyd man united

22/04/2023

Arsenal hoganka premier league wahay ku haysaa keliya 5 dhibcood marka ciyaartay kulamo 32 ah City ayaa ciyaartay 30 kulan oo keliya waxaa baqi uah 2 kulan oo Nadiif ah man City Labadaas kulan haday badiso hogamiyaasha premier league ayey nogon dontaa.

Arsenal wixii intaas ka dambeya wahay ahaan donaan hoos ๐Ÿ‘‡๐Ÿ˜‚

Ku soo biir page-ka Mukhtaar Xaaji ๐Ÿ‘ˆ

21/04/2023

Man City fans Habeen Wanaagsan saxibiyaal ๐Ÿ’™๐Ÿ‘

21/04/2023

Waxaan ahay Difaaca ugu Wanaagsan premier league iyo Kooxda Manchester city.

Hadaba kumaan ahay โ“๏ธ

15/04/2023

Kumaan Ahay โ“๏ธ

14/04/2023

๐ŸŽ–Rasmi John Stones ayaa loo magcaabay ciyaaryahanka ugu wanagsanaa isbucaan Champions League ๐Ÿฅ‡๐Ÿ’™๐Ÿ‘

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu
Other Spa, Beauty & Personal Care in Mogadishu (show all)
Qisadeyda Qisadeyda
Mogadishu Howlwadaag Bakaaro
Mogadishu

waxan nahay Shirkad iibiso Alabaha naturalka ah soo dhawada

Hayaan Skin Care Hayaan Skin Care
Mogadishu, BN6001

waxaan idiin haynaa alaab skin care oo aad u taya badan, Whatsapp ama toos ayaad noo soo wici kartaa

Xasan jayne Xasan jayne
Mogadishu

Fatush Cosmetics Fatush Cosmetics
Mogadishu

Hoyga Carafta iyo Qurxinta

Amiira hair house treatment Amiira hair house treatment
Mogadisho Jidka Maka Mukarama Kaso Horjeedka Hotel Weheliye
Mogadishu

Dayax Online Market Dayax Online Market
Bakaaro Howlwadaag
Mogadishu, 00000

Farxadaada ayaa muhiim noo ah.

Sadia Secret Beauty Shop Sadia Secret Beauty Shop
Mogadishu

Sadia Secret Beauty Shop ugu imow qurxin & caafimaad isla socda aalab tayo leh oo laga Keenay dalka Germany, sida qurxinta maqaarka ,timaha ,cidiyaha iyo wajiga . caafimaadka laf...

AL-Fatxi Herbal AL-Fatxi Herbal
Bakaaro Market
Mogadishu

Waa shirkad ka shaqeyso Herbal Products

Riyo Portrait Riyo Portrait
Mogadishu Benadir
Mogadishu, 252

Waa Boga Rasmiga Ah ee Dowlad Goboleedka Banadir State of Somalia